-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Raveena Aulakh Staff reporter Monday, April 04, 2011 One of the two Somali-Canadian women believed to have been lured from Toronto by the Al Shabaab is the niece of the prime minister of Somalia, sources say, and efforts are being made at the highest level in that country to get her out of the “clutches” of the outlawed terrorist group. “I can’t talk about a specific case,” Mohamed Abdullahi Mohamed, the prime minister of Somalia told the Star in an interview from Mogadishu on Sunday. “There are lots of children who are here from either Canada or United States . . . Shabaab is recruiting kids from everywhere,” he said. “Some are as young as 13.” Two young Somali-Canadian women disappeared from Toronto in early January and travelled to Somalia where they are believed to have joined Shabaab. One of them, a 19-year-old student at the University of Toronto, is the niece of Zeinab Moallim, Mohamed’s wife, sources told the Star. The teenager left Toronto in early January with her best friend and has since emailed her family to tell them that she is in Somalia. Mohamed, an American citizen with family in Buffalo, N.Y., has been the prime minister of the war-torn country since October 2010 and he and his wife have family in Toronto. While this is the first known case of women being recruited by the Shabaab in North America, it’s not clear if Mohamed’s niece was specifically targeted by the terror group because of her family links. “It’s classic Shabaab arrogance,” said Omar Jamal, who works with the United Nations’ Somali mission in New York, adding that the ramifications are enormous. “The prime minister is committed to defeating those terrorists and they are brainwashing his family members.” The Somali diaspora is in shock and everyone is talking about the incident, Jamal said. “It’s terrifying because it shows that no one is safe from the long hand of the Shabaab.” Sources in Toronto said the families are trying to “rescue” the two women from the terrorist group. Mohamed politely declined to comment about what he, or his government, are doing about it. Governments in the West cannot “wait until these crazy people here recruit youngsters,” he said. “Shabaab uses the Internet and goes into people’s home. Something has to be done to stop them.” It’s very tough to get out of Shabaab’s stranglehold, said Jamal. “Once these young people get there, it is quite difficult. Even if they change their mind, Shabaab kills them because they don’t want anyone to leave.” In Toronto, a family member of the missing 19-year-old who did not want to be identified said “the Shabaab is doing this to embarrass the prime minister.” The two women lived in the city’s west-end and their families have said they had no idea how they were radicalized. Since leaving, they have emailed their families a few times, a friend of the family said. The Shabaab, an Al Qaeda-inspired movement, has a savvy online presence, which has been blamed as a possible reason for the disappearance of more than two dozen Somali-American men from Minneapolis, Minn., and six young Canadians in 2009. The group has been deemed a terrorist organization by the U.S. and Canada. Mohamed Hersi, a 25-year-old Somali-Canadian man was arrested on Tuesday night at Pearson airport. Police allege he was planning to make his way to Somalia to join the Shabaab. The Scarborough man is facing terror-related charges. These recent incidents involving Toronto residents have rattled the Somali diaspora and community leaders fear other young people will be targeted as long as they feel alienated in North America. Meanwhile, Mohamed, the prime minister of Somalia, said his government has captured some areas that Shabaab controlled, including parts of Mogadishu and south-western Somalia. “The Shabaab is on run,” he said. “We are giving them a real fight.”
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Awdal Oo Ka Hadlay Sababta Keentay In Xabsiga Loo Taxaabay Laba Weriye Oo Ka Tirsan Weriyeyaasha Ka Hawlgala Shabakedaha Gobolkaas. http://oodweynenews.com/news/61579-taliyaha-ciidanka-booliska-gobolka-awdal-oo-ka-hadlay-sababta-keentay-in-xabsiga-loo-taxaabay-laba-weriye-oo-tirsan-weriyeyaasha-ka-hawlgala-shabakedaha-gobolkaas.html
-
Malika;708665 wrote: Nassir -Why continue to give the attention seeker a platform? wax baa haa weydiinin this dude,= . First Duke and now? all i can say is ha ii baran aniga. Nassir is from Sanaag so am i. I don't see the problem if he asks things concerning that region. The only attention seeker i see is you. Meddling between two men asking a question about their native region.
-
Nassir. You do know the governor of the region and the mayor of erigavo?. If you do. Then there is nothing else much to add. 1 thing we can agree though is the people of Erigavo are civilised and are not trouble makers.
-
Xaaji Xunjuf;708623 wrote: Ceerigaabo can not be compared to galkacyo this city is run by the Somaliland Administration not by two different administrations other then that the big beard Community are the absolute Majority in the city but there are also other inhabitants in the city From Maakhir and the Garaads from Fiqifuliye and sarmaanyo to be precisely Indeed True say. Longlive Erigavo & Sanaag home of the brave. Both are from the big beard community. Mayor of Erigavo - Somaliland Muj.Ismail Haji Nuur Governor of Sanaag - Somaliland Mudane Ali Abdi Hurre
-
Naxar Nugaaleed;708597 wrote: ^ stop making up facts, lol@ theres an 80% group in ceerigaabo. which one is it east burco, west burco, maakhiris or ssc? . Don't lose sleep over that 80%. What matters is the city is part of Somaliland adminstration.
-
Learn how to read - "April 03" Sun, 03 Apr 2011 "Galkacyo, April 03 - Laba qof oo ay midi ahayd haweenay ayaa xalay dhintay kadib markii koox hubaysan ay goor fiidkii ah tacshiirad ku fureen waddo halbawle ah oo dhex-marta magaalada Galkacyo." http://www.radiodaljir.com/zview.php?id=1205
-
This happened in Today. Gaalkacyo: Askari iyo haweeneey ku dhintay rasaas lagu furay goob dadku ku badan yahay Galkacyo, April 03 - Laba qof oo ay midi ahayd haweenay ayaa xalay dhintay kadib markii koox hubaysan ay goor fiidkii ah tacshiirad ku fureen waddo halbawle ah oo dhex-marta magaalada Galkacyo. Qofka kale ayaa ahaa askari ka tirsan ciidamada ammaanka ee Puntland iyada oo dadka wax laayay ay rasaasta ka fureen afaafka hore ee xerada warshadda Galleyda ee Galkacyo. Qofka dumarka ah ayaa iyadu ka mid ahayd dad halkaa marayay. Si rasmiya loogama oga jihada weerarka gaysatay. Hayeeshee, sarkaal ka tirsan ciidamada bilayska oo aan doonayn in magaciisa la sheego ayaa Radio Daljir u sheegay in ay ahaayeen rag ka soo tallaabay dhinaca xaafadda Wadajir ee koonfurta magaalada Galkacyo markii danbana ay u baxsadeen. Nooma suura-galin in aan warkaas ka xaqiijinno ilaha ammaanka ee maamul-goboleedka Galmudug. Laba todobaad ka hor ayay ahayd markii sidaan oo kale rag hubsani meherado lagu caweynayey ay rasaas oodda uga qaadeen taas oo iyana sababtay dhimashada labo nin oo dhallinyaro ah iyo dhaawac tiro intaas ka badan. Falka xalay dhacay ayaa la tilmaamay in uu ahaa mid lala bartilmaameedsanayey askariga ka tirsan ciidamada amniga ee Puntland waxana jira warar haddiiba la isla dhexmarayo oo dhacdadan la xiriirinaya hawl-gallo ciidamada nabad-galyadu shalay ay ka sameeyeen waddo u baxda dhinaca waqooyi ee magalada Galkacyo gaar ahaan agagaarka tuulada Beyra oo koox jid-gooyo ah oo kana soo jeedda koonfurta gobolka Mudug ay jid-gooyin dhigteen, kuna baarteen gaadiid iyo dad waddadaasi ku safrayey. Hawl-galkaasi oo dhacay shalay galinkii danbe, waxaa lagu soo qabtay saddex nin oo ka mid ahaa raggii falalkaasi baarshada ah ka sameeyey jidka aada Beyra iyo Bursaalax, kuwaasi oo midkood uu ahaa dhawac xilligii ciidanku gacanta ku dhigeen, haatanna lagu daweynayo isbitaalka guud ee magaalada Galkacyo. Falalka hadda soo cusboonaaday ee baarashada gaadiidka iyo galidda waddooyinka iskugu jira ayaa ah kuwo horay dhaw jeer uga dhacay waddooyin badan oo ah kuwa magaalada Gaalkacyo ka soo gala dhinaca waqooyiga, waxaana laga nastay arrimahaan kaddib markii dhawaan ay ka dhaceen isku dhacyo hubaysan oo dhiig badan ku daatay, sababna u noqday yaraansha is-dhaxgala iyo wada daaqista dadyawga gobolka deggan. Tallaabooyinkan ayaa noqonaya imtixaankii ugu horeeyay ee soo food-saara heshiis dhinacayo badan oo amnigu ku jiro, kaasoo ay dhawaan kala saxiixdeen maamullada Galmudug iyo Puntland. Diiwaanka wararka Daljir.
-
Qarax ka dhacay Gaalkacyo Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu maanta halkaasi ka dhacay qarax lala eegtay xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland, kaasoo ay ku dhaawacmeen 4 qof. Qaraxa oo loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay ayaa ka dhacay agagaarka dhismaha warshaddii galleyda oo ku taalla bartamaha magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah, waxaana dadka dhaawacmay 3 ka mid ah ay ahaayeen ilaaladii la socotay xeer ilaaliyaha. Gaarigii xeer ilaaliyaha uu la socday ayaa lagu soo warramayaa inuu ku burburay qaraxa, hase yeeshee isaga waxba ma aanay gaarin. Ma jirto cid loo qabtay qaraxaasi, mana jirto cid sheegatay mas’uuliyaddiisa ------------------------------------------------------------------------------------------ Saddex Ruux oo Lagu Dilay Gaalkacyo iyo Deegaanno Hoos Yimaada iyo Xaaladda Magaalada Kacsan Maanta. Posted by Lee Heelo on November 19, 2010 in Warar | Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa maanta lagu dilay nin ganacsade kaasi oo uga sii daray xaaladda Magaalada Gaalkacyo oo maal mahan laga dareemaayey xiisad colaadeed taasi oo u dhexaysa beelo wada dega Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Dilka Ganacsadaha ayaa ka dambeeyey dil habeenkii xalay labo ruux loogu gaystay meesha lagu magcaabo Godad oo dhinaca Bari kaga aadan Magaalada Gaalkacyo, ragga lagu dilay Godad ayaa kasoo jeeda dhinaca maamulka Galmdug halka ninka ganacsadaha uu kasoo jeedo dhinaca Puntland. Falalkan dilka ah ayaa la xiriira dagaal beeleed maalintii Arbacada ka dhacay Deegaanka Cinjir Jariidda oo dhinaca Airpor-ka Magaalada Gaalkacyo uga aadan 14-km, sidoo kale dagaalkaasi ayaa waxaa ka dambeeyey dilal maalintii shalay ka dhacay gudaha Magaalada Gaalkacyo iyo dhulka miyiga ah kuwaasi oo dhexmaray dhinacyada uu u dhexeeyey dagaalkii hore. Xaaladda Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kacsan waxaana ka taagan xiisad ka dhalatay dilka loo gaystay ninka ganacsadaha ah ee maanta lagu toogtay bartamaha suuqa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Guud ahaanba Suuqa ganacsiga ayaa albaabadu loo laabay waxaana Magaalada laga dareemay jawi dagaal iyadoo laga cabsi qabo isku dhac gudaha Magaalada ku dhexmara kooxaha ku dagaalamay dhulka miyiga kuwaasi oo aan xilligan dagaalkoodii usoo weeciyey gudaha Magaalada Gaalkacyo. Qaar kamid ah waxgaradka labada dhinac ee Magaalada Gaalkacyo loo kala deggan yahay oo ka hadlay dilalka ka dhacaaya gudaha Magaalada ayaa siweyn u cambaareeyey waxayna sheegeen in ay siweyn uga xun yihiin dagaalka Miyiga in Magaalada lasoo geliyo iyaga oo ku baaqay in la joojiyo dhamaan xiisadaha ka jira Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Magaalada ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka waxaa ka jiray dadaallo nabadeed oo ay wadeen maamulada labada dhinac iyo waxgaradka ka kala socda labada dhinac iyada oo ay dadaalaasi socdaan ayaa hadana waxaa ka bar bar socda dilalka loo gaysanaayo dadka kasoo kala jeeda labada dhinac taasi ayaa hal bacaad lagu lisay ka dhigtay dadaaladda nabadeed ee ay wadaan waxgaradka iyo masuuliyiinta maamulada. Sikastaba xaaladda Magaalada Gaalkacyo ayaa xilligan qasan lamana oga meesha ay ku dambayn doonto walow ay jiraan dadaallo ay wadaan waxgarad raba in ay ka hor tagaan xiisadda dagaal cabsida ugu wayn ee Magaalada hadda ka jir ah ayaa in uu dhaco iska hor imaad dhexmara labada dhinac.
-
Gaalkacyo: Askari iyo haweeneey ku dhintay rasaas lagu furay goob dadku ku badan yahay Galkacyo, April 03 - Laba qof oo ay midi ahayd haweenay ayaa xalay dhintay kadib markii koox hubaysan ay goor fiidkii ah tacshiirad ku fureen waddo halbawle ah oo dhex-marta magaalada Galkacyo. Qofka kale ayaa ahaa askari ka tirsan ciidamada ammaanka ee Puntland iyada oo dadka wax laayay ay rasaasta ka fureen afaafka hore ee xerada warshadda Galleyda ee Galkacyo. Qofka dumarka ah ayaa iyadu ka mid ahayd dad halkaa marayay. Si rasmiya loogama oga jihada weerarka gaysatay. Hayeeshee, sarkaal ka tirsan ciidamada bilayska oo aan doonayn in magaciisa la sheego ayaa Radio Daljir u sheegay in ay ahaayeen rag ka soo tallaabay dhinaca xaafadda Wadajir ee koonfurta magaalada Galkacyo markii danbana ay u baxsadeen. Nooma suura-galin in aan warkaas ka xaqiijinno ilaha ammaanka ee maamul-goboleedka Galmudug. Laba todobaad ka hor ayay ahayd markii sidaan oo kale rag hubsani meherado lagu caweynayey ay rasaas oodda uga qaadeen taas oo iyana sababtay dhimashada labo nin oo dhallinyaro ah iyo dhaawac tiro intaas ka badan. Falka xalay dhacay ayaa la tilmaamay in uu ahaa mid lala bartilmaameedsanayey askariga ka tirsan ciidamada amniga ee Puntland waxana jira warar haddiiba la isla dhexmarayo oo dhacdadan la xiriirinaya hawl-gallo ciidamada nabad-galyadu shalay ay ka sameeyeen waddo u baxda dhinaca waqooyi ee magalada Galkacyo gaar ahaan agagaarka tuulada Beyra oo koox jid-gooyo ah oo kana soo jeedda koonfurta gobolka Mudug ay jid-gooyin dhigteen, kuna baarteen gaadiid iyo dad waddadaasi ku safrayey. Hawl-galkaasi oo dhacay shalay galinkii danbe, waxaa lagu soo qabtay saddex nin oo ka mid ahaa raggii falalkaasi baarshada ah ka sameeyey jidka aada Beyra iyo Bursaalax, kuwaasi oo midkood uu ahaa dhawac xilligii ciidanku gacanta ku dhigeen, haatanna lagu daweynayo isbitaalka guud ee magaalada Galkacyo. Falalka hadda soo cusboonaaday ee baarashada gaadiidka iyo galidda waddooyinka iskugu jira ayaa ah kuwo horay dhaw jeer uga dhacay waddooyin badan oo ah kuwa magaalada Gaalkacyo ka soo gala dhinaca waqooyiga, waxaana laga nastay arrimahaan kaddib markii dhawaan ay ka dhaceen isku dhacyo hubaysan oo dhiig badan ku daatay, sababna u noqday yaraansha is-dhaxgala iyo wada daaqista dadyawga gobolka deggan. Tallaabooyinkan ayaa noqonaya imtixaankii ugu horeeyay ee soo food-saara heshiis dhinacayo badan oo amnigu ku jiro, kaasoo ay dhawaan kala saxiixdeen maamullada Galmudug iyo Puntland. Diiwaanka wararka Daljir.
-
Oh yh so much for a "Peaceful Island" that even clan militia's fight there once in every 8 months or so. wrote: Dagaal Beeleed ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. Dagaal Qaraar ayaa maanta waxa uu ka qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug halkaasi oo ay ku dagaalameen beelo deegaanka wada ah. Inta la ogyahay labo qof ayaa ku nafweysay in ka badan 3-kalana waxaa ay ku dhaawacantay Dagaalkaasi oo socday muddo saacado ah, waxaana weli lagu soo waramayaa in dagaalladu ay yihiin kuwa sii soconaya. Dagaalka ayaa waxaa la isku weydaarsanayaa rasaasta fud fudud taasoo keentay in ay hakad galaan ganacsiga iyo isku socodka halka lagu dagaalamayo,waxaana jirin ilaa iyo hadda cid kala dhex gashay Beelahaasi. Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ayaa lagu soo waramayaa in ay ciidamo fara badan geeyeen deegaanka dagaalka uu ka dhacay waxaana weli aysan u gelin gudaha iyaga oo lasheegay xiriiro in ay la sameynayaan beelaha dagaalamaya haddii dagaalka istaagi waayona ay si toos ah ciidamo u kala dhex dhigi doonaan.
-
Poor Thankful is upset just because i told the truth about Galckayo instead of sugar coating and going with the flow. Do you remember this? wrote: Five Pakistani clerics killed in Galkayo town Mogadishu – Five foreigners from Pakistan, were shot dead by unknown gunmen on Wednesday in Galkayo town in Puntland region, north eastern Somalia, witnesses said. Galkayo residents said the gunmen came at a mosque in the town and opened fire indiscriminately to the clerics including Somalis. Five Pakistani clerics died instantly on the spot and two Somali Sheiks have also been injured in the incident. “The Pakistanis were ten from Pakistan recently but three of them managed to escape death because they were in bathrooms in the Mosque at the time of the attack,” said a clan elder in the town. Witnesses in the town said security forces reached at the area and took the dead bodies. No group has claimed the responsibility of the attack so far and it is not known the reason behind their killing. The killings might have been motivated by suspicions that the Pakistanis had links to al Qaeda. Pakistani missioners from Asia often come to Somalia to preach the people. It is the first attack against religious foreign missioners in the country. Puntland's information minister was killed in the same area last week. Soomaalidamaanta
-
Laamaha Amaanka Gobolka Mudug Oo Kawaray Maleeshiyaad Weerar ku Soo Qaaday Ciidamada Bilayska. Posted by Ali on April 3rd, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Laamaha amaanka Gobolka Mudug ayaa xaqiijiyay in maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday ciidamo katirsan Dawlada Puntland laga soo abaabulay koonfurta magaalada Galkacyo. Warka ayaa intaa ku daraya in maleeshiyaadkan isku dhawyihiin shaqsiyaad ciidamada Policka ka soo qabteen degmada Bayre ee Gobolka Mudug kuwaa oo dadka jidgooyo u dhigtay shacabkana ku soo wargaliyeen ciidamada amaanka deetana gacanta lagu soo dhigay dhamaantood. Weerarka xalay waxaa ku geeriyooday askari katirsan ciidamada Policka waxaana gacanta looga dhigay gaarigii ay weerarka ku soo qaadeen halka wararka qaarsheegayaan in qaarkood xabsiga ladhigay. Laamaha amaanka Gobolka Mudug ayaa sheegay in baaritaano dheeriya samaynayaan kuna dadaalayaan sidii ay gacanta ugu soo dhigilahaayeen maleeshiyaadka duulamada ka soo qaada koonfurta Galkacyo.
-
I give credit where it is due but i will not be blinded by sugar coating. However let's face the truth Galckayo is very far from being a "Peaceful Island" If you said Garowe, or elsewhere it would make sense. However it doesn't make sense calling a city which daily assassinations of elders, officials, robbery, attacking of police stations, rapes in IDP camps around the city occurs. This was just yesterday. Gaalkacyo(Puntlandi.com) Maleeshiyaad kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo ayaa caawa makhribadii soo weerarey Ciidamada Booliska Puntland ee ku sugnaa Aaga Warshad Galey Magaalada Gaalkacyo, Hal Askari oo bileyska ka tirsan ayaa dhintey. Dhinaca MAleeshiyaadka khasaaraha gaarey lama cadeyn balse halgaari ayaa gacanta looga dhigey. Malaashiyaadkaan ayaa si gaadmo ah ku soo weerarey Bileyska Gaalkacyo goob ay kusugnaayeen, Waxeyna Maleeshiyaadkaan kasoo duuleen Koonfurta Gaalkacyo.
-
It doesn't matter if it's shared or not that is not a excuse. Look at Erigavo even though 1 group is the majority 80% and there other groups. However it's peaceful due to the inhabitants being civilised people who respect peace & order and their elders.
-
Gaalkacyo(Puntlandi.com) Maleeshiyaad kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo ayaa caawa makhribadii soo weerarey Ciidamada Booliska Puntland ee ku sugnaa Aaga Warshad Galey Magaalada Gaalkacyo, Hal Askari oo bileyska ka tirsan ayaa dhintey. Dhinaca MAleeshiyaadka khasaaraha gaarey lama cadeyn balse halgaari ayaa gacanta looga dhigey. Malaashiyaadkaan ayaa si gaadmo ah ku soo weerarey Bileyska Gaalkacyo goob ay kusugnaayeen, Waxeyna Maleeshiyaadkaan kasoo duuleen Koonfurta Gaalkacyo.
-
Popular Contributors