Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Neither Faroole or Ilkojir nor Piratelands pirate ministers can visit the capital of Sanaag like that. So keep it moving. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=9jieXcCxO04" frameborder="0" allowfullscreen>
  2. How so? Siilaanyo has already visited many eastern districts and far western in his campaigns. What makes you think he can't again?. Did faroole visit Sanaag & Sool in election campaigns? i doubt so. oh i forgot there was never elections in Puntland lol but rather small room ballots elected by clan elders.
  3. Thankful i know it hurts a man from Awdal is more welcome in Sanaag than a pirate next door. Riyaale welcomed in Ceelafweyn.
  4. Riyaale was welcomed with open hands in Erigavo & Sanaag & much of the Eastern areas. Can't say the same about the pirate loser faroole that is even scared of visiting galckayo lol.
  5. Thankful;714003 wrote: He's not in control until he visits those places you listed! . Whatever helps you sleep better at night time lol. Any place Somaliland flag flies and it's adminstration exists is controlled by Siilaanyo's adminstration. Get with the program.
  6. There is no rush for Siilaanyo to visit all those place quickly, he will visit it when he is planned on his schedule. Siilaanyo's adminstration is in control of Awdal, Maroodijeex, Togdheer, Sanaag, Sool. While your pirate leader is confined to Parts of Bari(excluding ras casayr), Nugaal and Northern Mudug.
  7. Thankful. Dr gaboose has visited more regions than the pirate leader Faroole. So i don't see your point.
  8. XX wa ruunta. http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3876:ssc-iyo-somaliland-waa-inay-midoobaancali-khaliif-galeyr-oo-ka-careysiiyay-aqoonyahanadda-ssc-ee-london-shirka-ooka-furmay&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3
  9. This is funny. Faroole can't visit many parts of Sool & Sanaag, Mudug. And now he is banned from parts of Bari lol.
  10. SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan:Cali Khaliif Galeyr Oo Ka Careysiiyay Aqoonyahanadda SSC Ee London Shirka Ooga Furmay Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha *********** ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami-weysay ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foori ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeyr ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland Aqoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka carooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeyr,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland. Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaaray waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen. Wixii ku soo kordho Shirkan madaxa la isla galay isha-ku-haay Warbaahinta Caalamiga ee Shacabkamedia
  11. Nothing new here! Typical somalis obsessing over other people's personal lifes.
  12. Ceerigaabo,(Qarannews)-Munaasibaddan oo maanta lagu qabtay Hotel Sanag ee magaalada Ceerigaabo ayna kasoo qayb galeen Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre Maayorka degmada Ceerigaabo Md-smaaciil Xaaji Nuur Madaxda kale ee laamaha dawladda heer-gobol iyo degmo Madax-dhaqameedyo Shirkadaha Laydhka ee hore u degganaa Ceerigaabo Ganacsatada Culimaa’u-diinka Aqoonyahanno iyo marti-sharaf kale oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshadu ka kooban tahay ayaa nuxurkeedu ahaa soo bandhigidda markii ugu horraysey furitaanka shirkadda Laydhka ee magaceedu yahay Erigavo Electricity Power Company (EEPCO) oo ah shirkad hore looga soo furay kana hawl gasha intooda badan gobollada Somaliland waqtiganna ay nasiib u yeesheen bulshada ku dhaqan gobolka Sanaag gaar ahaan Ceerigaabo islamarkaasna ay leeyihiin hantiilayaal qurba-joogta u badan oo kasoo kala jeeda gobollada dalka Somaliland. Waxana halkaas xubnihii shirkadda ka socdey kusoo ban dhigeen tayada iyo awoodda farsamo ahaan shirkaddani u shaqaynayso oo ah mid ka tayo iyo awood badan adeegyada laydhka ee shirkadaha xilligan Somaliland ka hawlgalaa ay bixiyaan kana qiime jaban. Engineerka guud ee shirkaddan EEPCO Cali Cabdi Barkhad oo ah khabiir aqoon dheer u leh arrimaha korontada oo faahfaahin dheer ka bixiyey shirkaddan iyo waxqabadkeeda ayaa waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Iguma cusba Ceerigaabo iyo shaqada korontadu tusaalena waxan usoo qaadanayaa sannadihii 1979—1981 waxan isuduwe ka ahaa shirkaddii korontada ee gobollada Bari/Somalia. 1983 anigoo wada saddex nin oo Denmark Parliamentarian ah oo qiimayn ku samaynaya hirgelinta mashruucii DANIDA anigoo wada ayaan halkan imid kaddibna iyadoo qorshahayaga hore ahaa laba saacadood in aannu joogayno ayaannu Daallo ayaannu tagnay markii ay quruxda iyo hawada wanaagsan kala kulmeen ayaannu hal habeen halkaas (Daalo) u hoyanney waxayna mashruucii Ceerigaabo ugu dareen afar baabuurta iyo booyadaga qashinka qaadda iyo wersheddii looxa oo ay hagaajiyaan kaddibna 1986ilaa dagaalkii sokeeye waxan ahaa mashruucaas DANIDA Project Manager waxyaabahaas waxad ka arki kartaan khibrad iyo waayo aragnimadayda dhinaca korontada ah ". Isagoo shirkaddan maanta hawsheeda ka hadlayana wuxu yidhi "Waa nasiib wanaag maanta oo dhawr iyo labaatan sano kaddib anigoo wada isla mashruucii oo muwaaddiniin reer Somaliland iyo Sanaag ahi leeyihiin oo ka tayo iyo maalgelin wanaagsan in aan halkan idiinku imid idinkana waxan idinka filayaa soo dhowayntii xilliyadaas hore aannu idinkala kulantay ee wanaagsanayd mid kasii weyn". "Mashruucani waa mid (Transmission line with transformers) tayo ahaan iyo awood ahaanba kaga wanaagsan laydhka ay bixiyaan shirkadaha xilligan dalka jooga qiime ahaanna ka jaban sidii la doonona loo isticmaali karo gaadhina kara meel kastoo Ceerigaabo ah 24-ka saacadoodna joogto ah". "Tiirarka shubka ah ee uu ku taagan yahay darteedna xataa haddii roob yimaaddo danab ama waxyeello aan lahayn waxana ka faa’iidaysan doona meelaha adeegyada bulshada sida wakaaladaha biyaha iyo cusbitaallada iyo meelaha kaleba oo haddii ay nagasoo dalbadaan annagana qorshaha noogu jira in aannu gaadhsiinno sidoo kalena shaaracyada waannu iftiimin doonnaa (Street lights) ayaannu ku samayn doonnaa". Sheikh-Maxamed Cali Biixi oo isaguna hadal kooban oo wacdi ah halkaas ka jeediyey ayaa shirkaddan ku boorriyey in ay bulshada u jajabnaadaan ribadana ay iska ilaaliyaan oo aanay noqon (Il rimic arkaysaa rixin ma daydo) sidoo kalena masaajiddada iyo dugsiyada quraankana ay laydhka ugu deeqaan. Maayorka degmadaCeerigaabo Md-Ismaaciil Xaaji Nuur oo isaguna hadal kooban halkaas ka jeediyey ayaa isagoo sheegay in maammul ahaan ay soo dhowaynayaan shirkaddan EEPCO ugana mahad celiyey halkaas milkiilayaasha shirkaddan iska leh oo uu sheegay in ay horumar la taaban karo oo muuqda waddanka usoo kordhiyeen. Waxa hadalladiisii kale ka mid ahaa "Anigoo ku hadlaya magaca degmada Ceerigaabo shirkaddan iyo cid kastoo maal gashanaysaba waannu soo dhowaynaynaa lana shaqayn doonnaa ganacsiguna waa tartan oo hadba sidii adeegga bulshada loogu kala wanaagsan yahay ayaa look ala dheeraynayaa". Isagoo hadalkiisa sii watana Maayorku wuxu yidhi "Waxan xasuustaa shirkadda Golis xilligii ay halkan soo degtey ayay yidhaahdeen magaaladu hoostay ka shidan tahaye dushaannu ka shidaynaa laakiin nasiib darro weli kama shidmin oo street-yadii waa madow yihiin waxanse filayaa idinkay idin sugaysee waa in aad ka shiddaan ".Waxan kaloo waraystay qolyaha Burco oo yidhi kharashkii saddex-meelood oo laba ayaa naga dhacay qolyaha hantiilayaasha shirkaddanna waan arkay markaa mawduuca biyaha ee shirkaddu sheegtay halkan ceelasha biyaha ee ka jira hantida kasoo baxda intooda badani waxay ku baxdaa shidaalka iyo saliidaha maalin kasta kor usii kacaya waxannuna rajaynaynaa taas in aannu kaga nasan doonno". Ugu danbayn Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre oo isaguan munaasibaddan hadal kooban oo u badan duco in abaarta eebbe innaka saaro ka jeediyey ayaa dhinacisa isaguna sheegay maammul ahaan shirkaddan in ay soo dhowaynayaan adeegyada iyo hantida horumarineed cid gaar ahiba ha lahaatee ay yihiin wax ummadda ka dhexeeya u baahan in la wada ilaashado sidoo kalena shirkadda wuxu ku boorriyey hantidooda sakada in ay ka bixiyaan. Waxana ugu danbayn Badhasaabku bulshada goblka sanaag gaar ahaan Ceerigaabo ugu baaqay in la sameeyo saddex maalmood oo soon ah iyo roob-doon la tukado oo Eebbe lagaga baryayo raxmaddiisa waxana Sheekh-Maxamed Cali Biixi oo loo igmadey uu cayimay soonkaasi in uu ka bilaabmayo Axdaad berriyo ah. Waxa iyaguna xubnihii kale ee munaasibaddan ka hadlay ka mid ahaa C/raxmaan Maxamuud Jaamac oo hantiilayaasha shirkadda ka mid ah Xidhiidhiye-Maxamuud Cali (Baadiye) Suldaan-Ismaaciil Nuur Wacays Ganacsade-Axmed Shire Ismaaciil Aqoonyahan Yaasiin Cismaan Jaamac iyo xubno kale oo ka mid ahaa kasoo qayb galayaashii munaasibaddan. Sikastaba ha ahaatee shirkaddan ayaa u muuqata mid kusoo beegantay baahida bulshada Ceerigaabo u qabaan korontada joogtada ah islamarkaasna farsamadeedu sarrayso qiimeheeduna jaban yahay ee shirkaddani ugu adeegi doonto dhowaan.
  13. Qudhac;713916 wrote: this speaks volumes while some anarchist are planning to kill, uproot, and destroy their people and towns, somaliland is laying the foundation for the next generation. with this university and boarding school just few of the many protects under way. Well said Qudhac.
  14. Aaliyyah;713829 wrote: ^^loool @ idinka..!! cuqdad baa qabtaa..the man is dead! get over it! Jumca Mubarak
  15. Xaaji Xunjuf;713796 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> Excellent.
  16. Some people are dreaming of the USP days lol. Ya uu sheega no match for SNM. Adinko Siad bare iyo balaayo wata ba waxbana naga qaadi weydeen.
  17. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaraadka Carabta, Jawaab Kululna Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Khaarajiga Dawladda Shiikh Shariif. (Hadhwanaagnews) Friday, April 22, 2011 London-HNW) Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Dr. Maxamed Aabdillahi Cumar, ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda ee dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheikh Abdullah Bin Zayed al Nahyan. Kulankan oo ka dhacay magaalada Dubai ee dalka UAE waxay (London-HNW) Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Dr. Maxamed Aabdillahi Cumar, ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda ee dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheikh Abdullah Bin Zayed al Nahyan. Kulankan oo ka dhacay magaalada Dubai ee dalka UAE waxay labada dhinaca kawada hadleen xaaladda mandaqaada geeska Afrika, dhibaatada budhcad badeedku ku hayso gobolka iyo cilaaqaadka ay Somaliland doonayso inay la yeelato dalka Imaaraadka Carabta. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo aan kula xidhiidhay khadka telefoonka isagoo ku sugan waddanka Imaraadka Carabta ayaan waydiiyay qodobada ugu muhiimsan ee ay ka wada hadleen Wasiir Kharajiga Imaraadka Sheikh Abdullah Binu Zayed, Wuxuuna ii sheegay Dr. Maxamed Abdillaahi Cumar inay ugu waa weynayeen qodobada ay ka wada hadleen, guulaha ay Somaliland ka soo hoysay la dagaalanka budhcad badeedda, wuxuuna tusaale u soo qaatay maxaabis lagu xukumay fal-denbiyeed ay ku galeen badaha jamhuuriyadda Somaliland oo hadda ku jira jeelasha Somaliland ka dib markii ay maxkamadda Somaliland xukuntay. Wuxuuna dawladda Imaraadka Carabta iyo wadamada kale ee Khaliijka ka codsaday inay ganac ka siiyaan xukuuamdda Somaliland hawlaha ladagaalanka budhcad badeed. Wuxuu kaloo wasiirku ka hadlay baahida Somaliland iyo qorshayasheeda dhaqaale, siyaasadad iyo nabadgalyo, wuxuuna ka codsadat dawladda Imaraadka Carabtu inay iskaashi iyo wada shaqayn la yeelato Somaliland. Wasiirka arrimaha dibadda ee Imaraadka Carabta, Sheikh Abdallah Bin Zayed al Nahyan, ayaa isna ka waramay khataraha cusub ee ay budhcad badeeddu ka wadaan badaha waawayn ee ay maraan maraakiibta ganacasiga adduunku oo keentay inay saamayn ku samayso nabadgalyada iyo isku socodka maraakiibta. Wuxuu Sheikh Abdallah ku amaanay Somaliland dadaalka ay ka muujiyeen waxqabashada arrintan, wuxuuna balan qaaday inay dawladiisu la shaqayn doonto Somaliland iyo bulshada caalamkaba sidii arrintan wax loo qaban lahaa. Dhinaca kale, wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland oo ay Shabakadda Caalimaga ee HADHWANAAGNEWS, wax ka waydiisay hadal dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka Khaarijiga ee maamulka TFG da oo sheegay inay iyaga iyo Somaliland iyo maamul goboleedyo kale isku wada raaceen inay qorsho midaysan ka wada yeesheen arrimaha budhacad badeeda, waxaa ka jira heshiiskaas iyo wuxuu nooga sheegi karo wuxuu ku jawaabay Dr. Maxamed Abdillaahi sidan. " Waxay Somaliland ka qaybqaadatay "Kampala Process iyo ICG Working Group 2"oo ah kulammo farasamo oo ay ka qaybgalaan dhawr dal oo ku yaalla geeska iyo bariga Afrika, kulamdan oo qaarna ay guddoomiso dawladda Ingiriisku, qaarna Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa guddoomiso, ujeedadooyinkoodu waa sidii afkaaro iyo waayo aragnimo la isku dhaafsaan lahaa la xidhiidha la dagaalanka budhcad badeeda, wuxii dhaqaale ama taakulayn ah ee dunida ku bixinayso arrintanna looga wada qabygali lahaa. Wax heshiis ah ama wadashaqyn ah oo ka dhaxaysa ama hadda dhexmartay Somaliland iyo TFG ma jirto." Wasiirka oo hadalkiisa sii wata wuxuu raaciyay intaas "Wasiirka khaarijiga ee TFG da waxaan waxba laga waydiin Kismaayo iyo Baydhaba, iska daa Somaliland´e. Wuu riyoonayaa, haddii uu aaminsan yahay in isaga wax laga waydiinayo Somaliland. Dunidu way ka dharagsan tahay qaddiyadda iyo xaqiiqda ka jirta Somaliland. Wuxuu indhihiisa ku arkaayay meqaamka ay dawldaa Imaraadku u soo dhawaysay Madaxweynaha Somaliland, Mud; Axmed Maxamed Silaanyo, oo ahaa mid qaab caalami ah, wuxuu ogyahay wadahalada iyo heshiisyada u socda Somaliland iyo dawladda Imaraadka, markaa TFG, runtii way riyoonayaan meelay masuul ka yihiin ayaan jirin, iska daa Somaliland oo ah dal madaxbanaan oo qadiyadiisa adduunku maanta ka dharagsanyahay. Mar aan wasiirka waydiinay ilaa hadda halkay marayaan kulamadii Madaxweynaha iyo dawladda Imaraadku wuxuu ku jawaabay. " Madaxweynuhu kulamo badan ayuu galay oo dhammaantod khuseeya danaha Somaliland, haday tahay maal gashi iyo caawinimadaba, meel wacana way marayaan markay u dhammaadana war dhamaystiran ayaa laga soo saraya."
  18. Xaaji Xunjuf;713669 wrote: probably not galkacyo is not a safe city for Ministers
  19. The Zack;713469 wrote: Good stuff. Saalax, Does Gaboose have a Mudug accent (and not Somaliland one) or is it just me? . lol it's not just you. He has a mudug accent since he was born there and lived there some of his lifetime but his ethnic Somalilander.
  20. http://www.togdheernews.com//index.php?option=com_content&task=view&id=7981&Itemid=1
  21. Xaaji Xunjuf;713452 wrote: Welcome home dr gaboose nice welcome Indeed. I wonder what excuse will thankful come with.
  22. Che-Guevara stick to the kiswaahili & af may may. Original standard somali originated from Somaliland & the central regions.
  23. This is town/district has alot of different spellings and saying for it's name , badhan/buraan/baran. Anyhows well done to the natives of this area.