-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Taleexi;714452 wrote: SNM die-hard secessionists need help. Erigavo is a city of four subclans. I think SSC folks need help. at the end of the day it has 1 adminstration, 1 flag flying and that is Somaliland. We don't care if you claim there is over hundreds of sub clans. What matters is the reality on the ground. Ka naxa ama nafta waya.
-
Xaaji Xunjuf;714420 wrote: That is not true my friend ceerigaabo has one admin one police chief one , one governor one mayor one intelligence officer one deputy mayor and one Military commander (Ciidanka qaranka Qeybta Lixaad). Well said. However don't expect delusional minded SSC folks to understand that.. They thinks it's Gaclkayo lol.
-
There is one adminstration and one flag in the capital of Sanaag - Erigavo. Like it or not.
-
sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayal ku sugan gudaha Hoolka uu ka socdo shirka Aqoonyahanda Beesha Sool ee Khaatumo. Goob joogayashan oo ka cudur dartay inan ku xusin magacooda halkan xusin ayaa noo xaqiijiyey in shirka xoogaa buuq ah dhex galay kadin markii Siyaasiga Cali Khaliif Galedhr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha *********** ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami -weyday ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foodhi ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeydh ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland. qoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka cadhooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeydh,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland. Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaadhay waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen isku soo wada duuduuboo shirka Khaatumo ayaa si habsami leh uga soconaya London waloo ay jiraan guuxyo badan oo ay kala watan Aqoonyahanada Beesha *********** waxadse moodaa inuu mesha ka baxayo shakigii aha in shirku u af duuban yahay kooxo dana gaara kaleh Siyaasadad Gobolada SSC wixii kasoo kordha kala soco Xigasho..www.buhodlepost.com Wixii ku soo kordho Shirkan madaxa la isla galay isha-ku-haay Warbaahinta Buhodlepost.com
-
A_Khadar;714240 wrote: This project is over. Indeed SSC project is about to become over...
-
A_Khadar why don't you just say you have no idea about Sanaag? and we will leave it at there. It's something to discuss about a region you have knowledge about however it's another to discuss about a region you are clueless about. Xaaji Xunjuf;714366 wrote: Salaaax you are right there is no side side in Ceerigaabo when the SNM hosted the peace conference in ceerigaabo in 1993 to talk about the future of sanaag and Somaliland why didn't their elders speak up why did they not talk about their side or even brought it on the table because they know there is no side. Excuses iyo Indho adayg bii meesha raban ini la yimaadan. In all honesty i think they should worry about Las Canood instead of cities they are under less than 3% minority.
-
AUN to those civilians that died.
-
A_Khadar you don't have a side sxb don't confuse yourself with other bigger groups in the region. Your praticically less than 3% minority in the city. Which is why the city has been under Somaliland control since 1991.
-
Xaaji Xunjuf;714324 wrote: Salaax do you know in 1991 burco was the first place the Somaliland flag was raised ceerigabo was the second way before berbera and hargeysa
-
Military commanders among more than 500 Taliban fighters broken out of prison via a 320-metre long tunnel. Some 540 members of the Taliban including military commanders have escaped from Kandahar prison via a 320 metre-long tunnel, Afghan government officials have confirmed to Al Jazeera. A Taliban official on Monday also confirmed the overnight escape, boasting that the prison break had been "very well-planned" and that it was five months in the making, Al Jazeera's Qais Azimy, reporting from Kabul, said. According to a Taliban statement, the tunnel was not dug by the inmates but by fighters outside the prison. "Mujahideen started digging a 320 metre-long to the prison from the south side, which was completed after a five-month period, bypassing check posts and the Kandahar-Herat main highway, leading directly to the political prison," the statement read. "The tunnel reached its target last night, from where the prisoner Mujahideen were led away through the escape route by three previously informed inmates in a period of four-and-a-half hours, starting from 11pm last night and ending at 3:30am this morning. Mujahideen later on sent vehicles to the inmates who were led away to secure destinations." "They all have made it safe to our centres and there was no fighting," Yousuf Ahmadi, a Taliban spokesman, said. Ahmadi said that 106 were Taliban commanders while the rest were foot soldiers. Kandahar police said they had re-captured eight commanders so far. The Taliban said prison guards did not notice the escape until four hours after the operation was completed. The prison in southern Afghanistan typically holds drug dealers as well as Taliban fighters captured by NATO forces, our correspondent said. The break constitutes a "big success" for the Taliban and would "have a dramatic effect on the fight against the Taliban in the region," said Azimy. Previous escapes There have been previous escapes from this prison. In June 2008, Taliban fighters attacked the facility, blasting through its entrance and engaging in a gun battle with police. Nearly all of the estimated 1,150 prisoners, including some 400 Taliban, escaped, according to Afghan officials. A Taliban spokesperson said that two suicide bombers blew themselves up near the entrance of the gate to the prison before 30 Taliban fighters attacked and killed 16 policemen. Kandahar prison was also the scene of a mass hunger strike by hundreds of inmates in May 2008 during which 47 inmates sewed their lips shut after complaining they had been tortured and denied fair trials. Kandahar city and the surrounding province, considered the birthplace of the Taliban movement, has been the scene of some of the worst fighting in Afghanistan. Source: Al Jazeera http://english.aljazeera.net/news/asia/2011/04/201142525410649746.html
-
AfricaOwn;714251 wrote: My beloved Erigavo wont be touched , by who exactly? ssc? They can't even hold LA down. but that's beside the point. Well said my felllow Sanaagian.
-
Qalab Caafimaad oo lagu baadhi doono Nadaafada Caanaha oo lagu wareejiyay Jaamacada Burco. SUNDAY, 24 APRIL 2011 Burco(Togdhnews)- Hay,add Jarmal ah oo la yidhaado VSF,ayaa qalab caafimaad oo lagu baadhidoo nadaafada iyo tayada caanaha xoolaha ku wareejisay jaamacada magaalada Burco. Munaasibadan loo sameeyay wareejintii qalabkaasi ayaa waxa ka soo qaybgalay,Wasiirka X/xoolaha iyo degaanka,madaxda Hay,adaasi,maamulka jaamacada iyo masuuliyiinta Gobolka Togdheer. Gudoomiyaha Jaamacada Burco Mr.C/raxmaan Jaamac Ducaale,oo halkaasi ka hadlay, ayaa u mahadceliyay Hay,adda Jarmalka ee ugu deeqday qalabkan shaybaadhka caanaha Xoolaha,kaasoo sheegay inuu ahaa mid ay jaamacadu u baahan tahay,oo ay ka faaiidaysan doonaan ardayda kuliyada X/xooluhu,islamrkaana lagu samayndoono daraasdo cilmi baadhis ah. Waxa gudoomiyaha Jaamacadu ka codsaday Wasiirka X/xoolaha iyo degaanka,Dr Cabdi aw daahir,inuu gacan ka siiyo waxkasta oo lagu hormarinayo Kuliiyada X/xoolaha ee jaamacada ,madaama ay tahay ta kaliya ee ka jirta wadan ka,waxa kale oo uu mahadceliyay Badhsaabka iyo maayirka Burco,kuwaasoo uu sheegay inay markasta ku dadaalan wax u qabshada Jaamacada .Gudoomiyaha ayaa xusay in jaamacad Burco hada marayso Heerkii ugu wanaagsanaa. Madax Hay,adda Jarmalka ee VSF, ayaa isaguna sheegay in muhiimada ay u keeneen qalabkani yhay ,sidii ay bulshadu u heli lahayd saxo wanaagsan,oo ay kaga badbaadaan nadaafada darada. Waxa uu intaasi raaciyay sarkaalani,in shaybaadhkani yahay mid casri ah,tayadiisuna sareyso,kaasoo suurta galinaya inay Somaliland ka mid ahaato dalalka iska baadhi kara saxada Caanaha iyo Cuntada,ka dibna waxaanu mustabalka gaadhsiindoonaa gobolada bariga . Wasiirka X/xoolaha iyo degaanka Somaliland Dr.Cabdi Aw daahir ,ayaa isuguna soo dhaweeyay qalabkan shaybaadhka ,kuna tilmaaamay in wax weyn ka tari doona nadaafada iyo fayo dharka caanaha,islamrkaana ay tababar ku qaadandoonan ardayada kuliyada xooluha ee jaamacadu. Waxa Dr.Cabdi Aw daahir u mahad celiyay Hay,adda jarmalka eek u deeqday qalabkan,waxaanu kula dardaarmay masuuliyiinta jaamacada inay ilaashadaan qalabkaas,si haboona ugu faa iidaysataa. Sidoo kale,waxa munaasibadaasi ka hadlay,Dr.Cali Axmed Cilmi,oo ah madax Kuliyada X/xoolaha ee jaamacad Burco,Bdhasaabka G/Togdheer,Yaasiin muxumed Cabdi,Dr.Shibiin Baashe Cabdi,oo ka mid madaxda hay,adda Qalabka ku deeqday,Dr Ciise Nuur Liiban,kuwaas oo dhamaatood,sheegay faaiidad iyo waxtarka qalabkan u leeyahay jaamacada,loona baahan in si wanaagsan looga faaiidayso,lana daryeelo. Qalabkan shaybaadhka caafimaadka Xoolaha ,ayaa ah mid lagu baadho doono tayada iyo caafimaadka Caanaha,laguna kala ogaandoono caana nadiifta ah iyo kuwa aan nadiifta ahayn ee uu ku jiro Jeermiska xanuunka dhaliya,Islamrkaana soo saari doona xataa,hadii neefka caanaha laga lisay uu yahay mid xanuusanaya. Togdheernews.com Burco/Office
-
According to some website i was reading Puntland Vice President said al shabab are behind it.
-
AfricaOwn;714151 wrote: Ps. Libaan.: I have the right to claim Sanaag before you ever will. Trust that. That's where our Sheik is buried as well SSC movement is non-existence in Sanaag. So no worries bro.
-
Inaalilahi wa inalilahi rajicuuun Cismaan geele Arab dies in Djibouti.
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
AUN. -
Xaaji Xunjuf oo haada ma sawiirka saado ali baad ka heesha lol.
-
XX. Shirweynihii khaatumo oo isagu sida rasmiga ah u bilaabmay 20/04/2011 waxaa la soo geba gabaynayaa galabta, waxaana halkaasi lagu soo bandhigi doonaa go’aamadii ay gaadheen aqoonyahanadii halkaasi jilbaha isu aasatay. Daawo sawiradii khatumo. https://picasaweb.google.com/117362718659589153535/Khatumo?authkey=Gv1sRgCLuHs6KCk6HfpgE#slideshow/5598929686004912322
-
XX. She came there to sing, jam, and have some coffee.
-
Taleexi it all depends on unity and 1 goal though. If the different political groups of SSC can't unite there won't be any much change whether it is those who support SSC , Somaliland, Puntland etc.
-
B_A_L_L_E_R_Z;714085 wrote: :D
-
Xaaji Xunjuf;714081 wrote: SSC iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan:Cali Khaliif Galeydh oo ka cadhaysiiyay Aqoonyahanadda SSC ee London shirka uga socday sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayal ku sugan gudaha Hoolka uu ka socdo shirka Aqoonyahanda Beesha Dhulbahnate ee Khaatumo. Goob joogayashan oo ka cudur dartay inan ku xusin magacooda halkan xusin ayaa noo xaqiijiyey in shirka xoogaa buuq ah dhex galay kadin markii Siyaasiga Cali Khaliif Galedhr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha ssc ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami -weyday ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foodhi ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeydh ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland. qoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka cadhooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeydh,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland. Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaadhay waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen isku soo wada duuduuboo shirka Khaatumo ayaa si habsami leh uga soconaya London waloo ay jiraan guuxyo badan oo ay kala watan Aqoonyahanada Beesha ssc waxadse moodaa inuu mesha ka baxayo shakigii aha in shirku u af duuban yahay kooxo dana gaara kaleh Siyaasadad Gobolada SSC wixii kasoo kordha kala soco Source radiolaascanood So RadioLaascanood also posted it. Interesting.
-
What Somalidiid propagenda? SHACABKAMEDIA is a somalia owned website.
-
Popular Contributors