Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,382
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. "Waxan Leenahay Ninka U Dhashay Somaliland Ee Xidhan Sirdoonka Soomaaliya Hala Siidaayo" Odayaal
  2. marku so nasto. Kolay haada politician bu noqday.
  3. He didn't surrender he got paid to stop killing secessionists. Not a bad exchange.
  4. Jilayaal reer Burco ah oo midnimo Soomaaliyeed u heesaya. While in Garowe.
  5. Turkey. He purchased couple of properties there as well.
  6. He looks like a politician now. Putting 150 secessionists in their graves paid off for the old man.
  7. Guulwade makes some valid points about the fact no country in the world will sit down and allow rebel groups to violate the country's sovereignty & unity. Nevertheless the shelling of civilian areas in Hargeisa was wrong. "Dad ayaa diyaarad lagu garaacay run weeye, dad ayaa la laayay run weeye, laakiin dal kasta oo adduunka hal ma ogolaan karo, madax banaanidiisa iyo midnimadiisa in lagu ciyaaro dowlad adduunka ogol ma jirto, ciidan jabhad oo iyagoo hubeysan oo dalka inay kala gooyaan diyaar u ah ayay magaalada soo galeen, dowladdii markaas jirtay ma waxaa kula talin laheyd inay soo kala cararaan, dowlad kasta adduunka joogta waxay mas'uul ka tahay madax banaanida iyo midnimada, cidii midnimadaas halis ku ah waxay xaq u leedahay wax kasta awood ah inay isticmaasho" ayuu yiri Jen. Guulwade Wareysi uu siiyay Barnaamijka Garnaqsi ee soo saaraha ka yahay Wariyaha rug-cadaaga ah Yuusuf Xasan oo ka baxa Shabelle TV.
  8. Waxas bay governor ku sheegtan, imagine being 80 year old and insulting mothers. Wa yaab.
  9. Xuseen maxamed saalax Salwiye ALLA HA U NAXRIISTE WAXAA MAGAALADA CERIGABO LAGU AASAY AMAANDUULIHII CIIDANKA CARMALE