-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
I think this is more of a presdential. lol. Siilaanyo & The Emir of Kuwait. -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
Hate it or Love it. Dude got the red carpet & presidential treatment in Kuwait. :cool: Somaliland’s Silanyo touches down in kuwait with red-carpet. http://somalilandpress.com/somalilands-silanyo-touches-down-in-kuwait-with-red-carpet-21981 -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin indeed there is a political understanding. The folks in Eastern Sanaag have realised what they are missing when they isolate themselfs with Faroole and the pirate state in the far east with no much development or progress coming from the Pland government and their controlled NGO's. Nor has Faroole ever set foot in Sanaag. While Much of the other Sanaag is thriving, Eastern Sanaag has became a battle ground for Atom, Faroole and other groups with hidden agendas. I hope the Eastern Sanaag community will see the light that their future is with Somaliland. -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
General Duke Neither was there a Somalia flag in there. . Aslong as we are not represented by Somalia and it's associations we are happy. -
Xaaji Xunjuf;717195 wrote: Let's not focus on his Garaadness he was crowned by his clan Cousin Cabdirisaaq Khalif Dawdar Somaliland Minister of Commerce and trade in laascanood. His Brother was Crowned in yagoori the same day Garaad cabdirashid.. I don't see your point. If the spokesman of Garaad Jamac Garaad Ismaacil said that. I bet he also believes that.
-
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaaji Xunjuf while Xiinfaniin is focusing on the trip of Siilaanyo whether it was a business or something else. His people in Eastern Sanaag are welcoming officials from the so called "Secceniost he rants about daily. Saalax;716189 wrote: Hayland oo Wafti Siilaanyo Diray ay Gaadhay Daawo Sawiro Sahal Dhac Dhacood La Taliyaha Siilaanyo Dhahar (SPR): Wafdi balaaran uu hogaaminaayo lataliyaha madaxweynaha Somaliland ee arimaha gobolka Sanaag, Mudane Sahal Maxamed Jaamaac oo ay ku weheliyeen siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Sanaag ayaa maanta soogaaray magaalada Dhahar, halkaasi ay kula kulmeen qaar kamid ah odaayasha dhaqanka degaankaasi. Lataliyaha madaxweyne Siilaanyo ayaa sheegay in socdaalkiisu uu la xiriiro arimo badan oo khuseeyo shacabka gobolkaasi oo ay kamid yihiin waxkaqashada xaaladaha amniga, wadatashi beelaha gobolka iyo waliba dhambaal tacsi uu uga sido madaxweyne Siilaanyo eheladii ragii lagu laayay degaanka u dhaxeeyo Qardho iyo Dhahar. “Waxaan dhambaal tacsi ah u dirayaa ugana sidaa dowlada SL dhambaal qoysaskii ay ka dhinteen sadexdii qof ee rayidka ah ee lagu dilay degaanka u dhaxeeya Dhahar iyo Qardho, waxaanan ILAAHAY ka baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo shacbiga ay ka baxeenna samir iyo iimaan ka siiyo,” ayaa kamid ahaa hadaladiisi uu ka sheegay shirkii kadhacay magaalada Dhahar. Socdaalka lataliyaha Siilaanyo ayaa kusoo beegmayo xilli maalmo laga joogo fal dambiyeed dil ahi ay ku geeriyoodeen sadex ruux oo shacab ah, falkaasi uu lataliyaha Siilaanyo ku tilmaamay mid xambaarsan damac siyaasadeed. Sahal Maxamed Jaamac ayaa maalmo ka hor shir jaraa’id ku qabtey magaalada Hargeysa isla markaana ku eedeeyey in dilkii ka dhacay deegaanka Qardho ay ka dambeeyeen maamulka PL isla markaana lagu laayey gaadiid ay leeyihiin ciidanka PL. Dhanka kale, madaxweynaha Puntland ayaa eedayntaasi kutilmaamay mid wax kama-jiraan ah, mar uu shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Bosaaso uu dhawaan soo gaaray. Qaar ka tirsan odayaasha Degamada Dhahar oo uu la kulmey oo soo ajiibay shirkaasi lagu casumay ayaa dhankooda xusay in ay soo dhawaynayaan masuulka ka tirsan aqalka madaxtooyada Somaliland, ayna ka gudoomeen tacsida uu ka siday madaxwaynaha Somaliland, waxana ay xuseen in ay ka dhursugayan madaxwaynaha in ay ka helan samigii ay ku lahaayen xisbiga talada haya ee Kulmiye oo uu hogaamiyo madax wayne Axmad Maxamad (Siilanyo). Saalax;716200 wrote: -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
Somaliland flag it's flying backhome in all the 6 major cities in the regions of Sland. Where it matters the most. :cool: -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;717182 wrote: i deal with facts not with fiction Kiddo now go to Waagacusub and claim it as a reliable source Khadar thinks non sland somali webistes were with the Somaliland delegation lol. -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
poor A_Khadar are you offended we are stating the facts? -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;717184 wrote: I have noticed that to they Love Siilaanyo it was Abdirisaaq Xaaji Xuseyn Former Pm who asked Siilaanyo to go the Embagati Pig Farm in Kenya to claim the President of the TFG in 2003. We know Saado cali she also Asked Siilaanyo to lead the Koonfurians. Not to forget Mawlid Macaane so you are right some people are desperate. lol@ Saado ali. It's strange at one time she is calling for the destruction of Dahabshiil, Siilaanyo, Somaliland and on the other hand she wants Siilaanyo to become the president of Somalia? how does it work? a sort of Love/Hate thing. -
That is some sharp spears.
-
Xaaji Xunjuf;717173 wrote: Cadaad Laascanood Niman u dhashay ayaa haysta eeh yaa laga xoreynaya Dheygeso Cabdilahi Axmed Cadaad Gudoomiyaha Jaaliyada Beelaha Sool eeh Toronto Ahna wakiilka Garaad Jamac garaad Ismacil eeh wadanka Canada. Cabdilahi Waxa kalo oo u aragtadiisa ka dhiibtay Shirki London kana xogwaramay Wxii ka khaldana iyo sida loo sixi laha. Listen here http://taleex.net/2011/05/01/cabdulaahi-axmed-laascaanood-niman-***********-ah-ayaa-haysta-ee-yaa-laga-xoreynayaa-dhageyso Interesting.
-
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaaji Xunjuf some people are very desperate lol. They dream of Siilaanyo being their president when they photoshopped him with their flag. Well sorry you can't have Siilaanyo he is currently the president of Somaliland. Maybe when his terms finishes kkkk. -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin Somaliland is not a rush for recognition. They are independent on the ground have their own army, currency, borders, etc nobody can dedicate to them not even the so called "Somalia TFG Government" . Ground independence has been achieved longtime ago. Somaliland needs to also put a good focus on attracting investements, developments. The more developed Somaliland is the more stronger and unchalleneged it will be in the Somali peninsula. -
Xaaji Xunjuf;717110 wrote: Wasiirka Duulista Oo Ku Guulaystay la Xisaabtanka Ha’yadaha Maamula Cashuuraha Hawada Somaliland May 5th, 2011 Nairobi(Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ka qeyb galay shir qaramada midoobay ku qabatay Kenya oo lagaga hadlayay cashuuraha hawada sare ee Somaliland Iyo Soomaaliya, waxaanu wasiirku ku guulaystay inuu la xisaabtamo shirkada qandaraaska ku haysatay inay maamusho hawada sare ee Somaliland CACUS). Sidaasi waxa lagu sheegay war murtiyeed ka soo baxay xafiiska Somaliland ku leedahay dalka Kenya, oo tafaasiil lagaga bixiyay nuxurka iyo natiijada ka soo baxday shirkaasi., waxaanu war saxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada wararka ee Somaliland.Org uu u dhignaa sidan:- “Wefti ka kooban sadex xubnood oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Muxumed Cabdi Caamir iyo Maxamed Xirsi oo maalintii Salaasadii soo gaadhay caasimada Nairobi ee dalka Kenya ayaa shalay si rasmi ah uga qeyb galay shir heer sare ah oo lagaga arrinsanayay sida loo maamulo cashuuraha hawada sare ee dalalka Somaliland iyo Soomaaliya. Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen madaxda Hayadaha UNDP , ICAO iyo waliba shirkadii gacanta ku haysay maamulka hawada sare ee Somaliland iyo Soomaaliya todoba iyo tobankii sanadood ee u danbeysay ee CAUCUS. Shirka ayaa arbacadii ku furmay jawi aad u kulul kadib markii Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi uu gaashaanka ku dhuftay in wixii imika ka danbeeya aanay marnaba Somaliland aqbali doonin in ay u daba fadhiisato maamulka hawadeeda sare cid kale isla markaasna ku eedeeyey Ha’yada CACUS oo iyadu maamulaysay mudooyinkii u danbeeyay hawooyinka sare ee Somaliland iyo Soomaaliya ay lunsatay lacago badan. Sidoo kale waxay Weftigii ka socday wasaarada duulista Somaliland iyo kuwii ka socday Somaliya intuba ku eedeeyeen shirkadaas (CACUS) in dakhliga sanad kasta oo dhan 6 Milyan oo dolarka maraykanka ay ugu tagri fasho si fool-xumo ah oo aan sharciga waafaqsanayn. Tusaale ahaan 70% lacagtaasi waxay ku baxdaa mushaharooyin badankooda lagu cuno Nairobi iyadoo sadex la taliye oo kiiniyaan ahi gaar keligood u qaataan $571.350 Dollar sanadkii oo ay u dheer tahay kharashka habeen dhexa, taasi waxay keentay in madaaradii Somaliland iyo Soomaaliya ee loogu tallo galay in lagu horumariyo agabkooda aanay waxba gaadhin. Guntii iyo gebogebadii shirkaas ayaa la isku raacay in wixii maanta ka danbeeya laga soo wareejiyo gacan ku haynta maamulka hawada sare ee ay ku keliyeysatay Ha’yada ICAO iyo shirkada CACUS oo la sameeyo guddi dhexe ‘Steering Committee’ oo ka kooban Ha’yadaha UNDP,ICAO,Somaliland Iyo Soomaaliya. Gudidan ayaa ka koobnaanaysa shan xubnood oo kala metela dalalka Somaliland , Soomaaliya iyo waliba Ha’yadaha UNDP Iyo ICAO , inkastoo ay Ha’yada ICAO soo jeediyeen in Hoggaanka gudidani ee joogtada ah noqoto dawlada TFG-da Soomaaliya, arinkaas waxaa gaashaanka u daruuray xunihii metelayay Somaliland kadibna waxaa la isku raacay in hogaanku noqdo wareegto oo waxaa kolba gudoomiye noqonaya qof kasoo jeeda Somaliland ama Soomaaliya. Talaabadan ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee uu qaado Wasiir Duulista iyo Hawada Somaliland ah tan iyo intii ay Somaliland dib ula soo noqotay madax banaanideeda sanadkii 1991kii, iyada oo wasiirradii xukuumadihii hore oo aad ugu taamayay aanay ku guuleysan inay si cad ula xisaabtamaan Ha;yadahan gacanta ku haya hawada sare ee Somaliland. Shirkan ka qeyb galkiisu wuxuu ka turjumayaa siyaasada xukuumada cusub ee odhanaya in aan marbana Somaliland ka mid noqon shir lagaga arrinsanayo arrimaha siyaasadeed ee dawlad loogu dhisayo dalka Soomaaliya balse laga qeyb galo shirarka lagaga arrinsanyo arrimaha horumarinta ee ay gadh wadeenka ka yihiin beesha caalamku ama wax hore inooga dhexeeyey la inoogu qeybinayo.” Good stuff.
-
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
The visit was mostly about attracting development & investments to Somaliland. Every sland visit to other countries does not mean it's about asking for recognition. Tell us something new. -
Somalina indeed. There is not much difference between a person from Daroor , Gashaamo or Togdheer they both spilled blood to liberate Somaliland from the tyranny of the former siad bare government hence they have a right to run for governership & settle in Sland where they wish.
-
The Zack isn't Tarzan Sheikh Shariff's clan cousin? if he is i believe they are the majority in that city. The point was anyway if other groups related to the majority group in Xamar want to move in to Mogadishu and become a mayor there is not much that can be done in this time to stop it. Adna maxa ku diideen to bring more of your people to jubbooyiinka, became governors or whatever they want there.
-
The Zack i don't think it matters much if tarzan is from dhusamareeb, hobyo, xaradheere etc he can become a mayor in mogadishu because his family group is the majority there. That is the reality backhome, i can become a mayor in Burco, Erigavo, Oodweyne or even Hargeysa even though i am from Sanaag. I also agree there shouldn't be much difference between a Azanian from Godey, Jubadda Hoose, Jubadda dheexe. They are the same family at the end of the day.
-
Jacaylbaro;716550 wrote: I heard Ethiopia is also behind these Droughts killing Somalis ,,,, I also heard they push the waters in Jubba and Shabelle rivers so that they cause floods and kill people there. They're also behind the Tsunami in the Indian Ocean. Damn Ethiopians .... they also create Malaria, Diarrhea and other diseases .... Waar ma Ilaahay baa ,,,
-
Toban Qof Oo Ay Ciidamada Aamaanka Ee Magaalada Laascaanood Ay Ku Soo Qabteen Hawlgal Ay Ka Fuliyeen Xaafadaha Magaalada Iyo Dadka Oo Cabasho Ka Muujiyay Baadhitaanada Socda. Laascaanood (Ramaas) May 03, 2011 - Ciidamada amaanka ee Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa illaa toban qof ku soo qabtay hawlgalo ay ka wadeen Magaalada afar iyo labaatankii saacadood ee u dambeeyay, iyaga oo xoog ku galay guryo ku yaala xaafadaha qaarkood, dadka la qabtay ayaa intooda badani ka soo jeeda Koonfurta dalka Soomaaliya oo ah qaxoonti ka soo barakacay dalkaas. Hawlgalka baadhitaan ee ay wadaan ciidamadu ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay Magaalada Laascaanood ka dhaceen shirqoolo xidhiidhsan oo lala beegsaday siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan, iyada oo ay ku nafwaayeen weeraradan dad badan halka ay qaar kalena ay ka soo gaadheen dhaawacyo culusi. Dad goob joog ah ayaa sheegay in xaafadaha Magaalada lagu arkay baabuurta gaashaaman ee ciidamada oo gaaf-wareegaya, kuwaas oo cabsi ku abuuray shacabka, waxaana ay askartu xoog ku galeen guryaha qaarkood oo ay kala baxeen rag lagu tuhusan yahay in ay ku lug lahaayeen rabshadihii dhacay oo aan la ogayn halka lagu hayo. Ciidamada amaanka waxa ay sii xoojiyeen hawlgalo ay dadka intooda badani u arkaan qaar ma dhalays ah oo aan lagu qaban dadka weerarada ka fuliya Magaalada oo si caadiya ugu nool Laascaanood, kuwaas oo aan wax cabsi ah ka qaban ciidamada tirada badan ee waardiyayna xaafadaha. Ramaasnews Desk Hargeisa.
-
Ciidamada Amaanka Ee Magaalada Laascaanood Oo Xidhay Sheekh Ka Mida Culimada Magaca Leh Ee Magaalada Oo La Tuhunsanyahay Inuu Xidhiidh La Leeyahay Falaagada SSC-da Laascaanood (Ramaas)May. 1, 2011- Ciidamada amaanka ee Magaalada Laascaanooda ayaa xalay xabsiga u taxaabay Sheekh lagu magacaabo Sheekh Mubaarak Xasan Faarax oo lagu tuhunsanyahay in uu xidhiidh la leeyahay kooxda falaagada ah ee SSC-da oo la aaminsanyahay in ay ka dambayso weerarada ka dhacaya Magaalada. Wadaadkan ayaa la sheegay in uu ahaa nin qurba joog ah oo dhawaan ka soo laabtay wadamada reer Galbeedka oo uu ku noolaa, iyada oo sida ay wararka sheegayaan uu uu cilaaqaad qoto dheer la lahaa Kooxda SSC-da, isla markaana uu maalgaliyay weerarada lala beegsado madaxda gobolka iyo saraakiisha ciidamada. Sheekh Mubaarak waxa lagu eedaynayaa in uu lacago badan falaagada uga soo uruuriyay qurba jooga deegaanada Sool iyo Buhoodle oo door muhiim kaga jira jiritaanka kooxdaas, waxaana uu ahaa xidhiidhiyaha qurba jooga iyo falaagada ka dagaalanta gudaha oo fuliyay hawgalo lagu dilay saraakiil tiro badan, . Ciidamada amaanku waxa ay wali su’aalo waydiinayaan ninkan si ay u xaqiijiyeen kaalinta uu kaga jiro rabshadaha hada ka socda Magaalada Laascaanood. Sheekh Mubaarak oo madax ka ah koox fulinaysa dhismaha buundo laga dhisayo Koonfurta Magaaladaa Laascaanood oo la yidhaahdo Waqidara, ayaan la ogayn waxa sababay in uu qayb ka ahaado qulqulatooyinka lagu kha-khalinayo amaanka Magaalada uu ka soo jeedo Ramaasnews Desk
-
Popular Contributors