-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in General
Xaaji Xunjuf;718124 wrote: All the song composers Poets are From Somaliland thus Koonfurians want to claim some of the best song Composers that's why they are saying war magaca wax naga siya oo Yidhaha Wa Soomaali ku fahmay -
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in General
Jacaylbaro;124287 wrote: You're talking about 20 years ago sxb .... Now they are Somaliland singers/composers. Keep your clan thing to yourself ,,,,,,,, Well said. Great topic by the way JB. -
This is the governor of Sanaag. The man that travels alot in the region and does things for the people of Sanaag. Cali Cabdi Huure. http://oodweynenews.com/news/54453-badhasaabka-sanaag-iyo-xildhibaan-askar-oo-xadhigga-ka-jaray-iskuul-cusub.html Badhasaabka Sanaag Iyo Xildhibaan Askar Oo Xadhigga Ka Jaray Iskuul Cusub.
-
-
Somaliland national army secure parts of southern Sool region (Kalabaydh)
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Great. -
GalGala oo Dagaalo ka Curteen Dagaal qaraar ayaa xalay ilaa saaka Waaberkii ka soconayey Degmada Galgala ee Gobolka Bari kaasi oo u dhexaya Ciidamada Puntland ee Darawiishta,Boliiska iyo kuwa loo yaqaan PISta iyo Ciidanka Degaankaasi oo la sheegay inay ka soo horjedaan,Waxaana dagaalkan ku gacan sarayey isla markaasina qabsaday Gadiid 4Tigniko ah iyo Hub kooxda ka soo horka jeeda Puntland. Wararka ayaa sheegay inay in kabadan 5Ruux oo Ciidanka Puntland ay ku dhimatay dagaalkaasi iyadoo xiriiro aan la samaynay Dowlada Puntland ay diideen inay faahfaahin ka bixiyaan dagaalkan qasaaraha dhaliyey ee dib uga soo cusboonaday Degmada Galgala ee Gobolka Bari xili ciidamada Puntland ay gacanta ugu jirtey Awooda degmadaasi Galgala. Dagaalka ayaa joogsaday iminka waxaana wararku shegayaan inay guud ahaan Jawiga Degmada Galgala uu yahay mid kacsan saaka iyadoo Magaalada Boasasona laga dareemayo dhaq dhaaq ciidank ,Waxaana dadka rayadka ah ee Magaalada Bosaso ay qaarkood ku tilmaamayaan dagaalkani inuu yahay mashruuc horle oo ay dowlada Puntland ciidamadeedu howlgal ku doonayaan iyadoo xiligan aan la filayn Mucaaradkii dowlada ee ka garab dagaalamayey ee uu hogaaminayey SHiikh Maxamed Siciid Atam inay dib ugu soo laabteen degaanadaasi Galgalanews/Bosaso
-
Also former Siad bare government neglected the vast region of "Oodweyne" between Hargeysa & Burco but yet chose to bring war to the people of that region. There was no proper road connecting it and for that reason there is no modern road that connects Burco & Hargeysa directly. Although in recent years some bridges were constructed over the "Daadh Madheed" seasonal rivers funded by the EU & some Sland NGO's, Sland businessmen.
-
Xaaji Xunjuf;718185 wrote: Salax that is true dararweyne did not have a primary school during the siyad bare regime it was built during the former Somaliland regime before that,,, the kids used to travel all the way to ceelafweyn or even further to ceerigaabo. That is true. It's not just dararweyne. There is no single proper road connecting the big Sanaag region districts. That is why even the makhiiri's don't like the former Siad bare government they did nothing for the people's region but instigating conflicts between neighbours.
-
Muj.Dhegaweyne iyo Ganacsade Musbaar oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay LODON.+SAWIRO MONDAY, 09 MAY 2011 Lodon(Togdhnews)- Kumaan kun ka mida jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan cariga UK,ayaa si balaadhan u soo dhaweysay Mujaahid Ibraahin C/llaahi Xuseen (Dhegaweyne) iyo Ganacsade Maxamed Musbaar,oo caawa lixdii fiidnimo ee wakhtiga UK,ka degay madaarka caalamiga ah ee heathrow airport. Xubno ka mida gudigii qabanqaabada ee soodhaweynta Mujaahidka iyo ganacsade Musbaar ayaa TogdheerNews, u sheegay in Dadweynahan sida weyn u soo dhaweeyay Mujaahidka iyo ganacsadaha,ayaa gaadiid badan kaga galbiyay madaarka caalamiga ah ,ilaa laga gaadhayay goobtii loo sii diyaariyay in lagu dejiyo,oo ahayd Huteelka weyn ee caalamiga ah ee loo yaqaan RADISSON,ee ay ku dagaan madaxda caalamku. Jaaliyada Somaliland oo aan u kala hadhin soo dhaweynta Mujaahid Dhegaweyne iyo Ganacsade Musbaar,ayaa waxa si gaara uga dhex muuqday Mujaahid Axmed Mire oo ka mid ahaa saraakiishii waaweynayd ee ururkii SNM, iyo mujaahidiin kale oo badan,dadkan ka qayb qaadanayay soo dhaweynta,ayaa la sheegay inay ka kala yimaadeen gobolada kala duwan ee cariga UK. Mudada ay joogaan xubnahani ,ayay ka qaybgali doonaan xuska balaadhan ee 18-Mey ee ka dhaci doona magaalada Lodon,sidoo kale Muj.Ibraahin Dhegaweyne iyo Muj.Axmed Mire,ayaa Aqalka Chatcham House ee dalka Ingiriiska, la filayaa inay ka jeediyaan khudbado la xidhiidha sooyaalkii taarikheed ee halgankii Ururka SNM,waxay kaloo mudada ay joogaan shirar la qaadan doonaan jaaliyadaha reer Somaliland ee wadanka UK. Wixii dheeraada ee ka soo kordha kala soco TogdheerNews TogdheerNews.
-
Booliska Laascaanood Oo Xabsiga Dhigay Dhalinyaro Ka Tirsan Sirdoonka Fallaagada SSC (Hadhwanaagnews) Tuesday, May 10, 2011 Hargaysa (HWN)- Ciidamada Booliiska ee Magaalada Laascanood ayaa maanta xabsiga u taxaabay Dhalinyaro la sheegay inay la shaqeeyaan Sirdoonka falaagada SSC kuwaasi oo hawlgalo lagu beegsanayo madaxda Somaliland hore uga Fuliyey Gobolkaasi Sool gaar ahaan Magaala Madaxdiisa Laascaanood. Hargaysa (HWN)- Ciidamada Booliiska ee Magaalada Laascanood ayaa maanta xabsiga u taxaabay Dhalinyaro la sheegay inay la shaqeeyaan Sirdoonka falaagada SSC kuwaasi oo hawlgalo lagu beegsanayo madaxda Somaliland hore uga Fuliyey Gobolkaasi Sool gaar ahaan Magaala Madaxdiisa Laascaanood. Dhalainyarda ayaa ilaa xalay gacanta lagu dhigay Tobaneeyo kamida kuwaasi oo lasheegay inay lug ku lahaayeen hawlgaladii laga fuliyey magaalada Laascaanood waxana hada lagu hayaa xabsiga dhexe ee magaaldaasi Laascanood, Hawlgalkan ay ciidamada Booliska ku qab-qabanayaan sirdoonka falaagada SSC iyo dadka xidhiidhka la leh ayaa ah kii uugu balaadhnaa ee tan iyo intii gacanta lagudhigay gobolkaasi ay sameeyaan, waxaana ay ciidamadu ku soo qabteen hawlgalkoodan rag badan oo ka danbeeyey dilalkii kala duwanaa ee laga fuliyey magaalada kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen saraakiil badan oo ka tirsan ciidamada ku sugan gobolka,iyada oo ilaa hada aan la hayn dadkii soo maleegay weeradadii lagu khaarajiyay saraakiishaas. dhanka kale dhalinyaradan ayaa lasheegay inay damacsanaayeen inay magaalada ka abuuraan mudaharaado iyo waliba kacdoono lagu taageerayo fallaada SSC, waxaana sida xaqiiqada ah magaalada gudaheeda lagu arkaa dad ku xaragoonaya Astaanta Fallaagada SSC iyado oo si xora oo bilaa cabsi ah u dhex lugeeya gudaha magaalada. Magaalada Laascaanood ayaa waayadanba noqotay Xarunta lagu khaarajiyo madaxda Ciidamada Somaliland iyo waliba masuuliyiinta kale iyada oo ilaa hada aan wax isbadali ka muuqan isla markaana wax bayaana aanay kasoo saarin Xukuumada Somaliland.

SOMALIA: Ethiopian forces arrest Somali MP in Dolow DOLOW (RBC) Ethiopian forces arrested Somalia parliament member Col. Barre Adam Shire (known as Barre Hirale) in Dolow district on Ethiopian border, RBC Radio reports. The arrest of Col. Barre Hirale, also a former warlord in southern Somalia follows dispute about the process of the ongoing military offensive against Al-Shabab led by Ethiopian forces. Reliable sources confirmed RBC Radio that Col. Barre was not just satisfied with the current military plans to eliminate Al-Shabab fighters from Somalia’s southern regions where Barre hails from. He is jailed in Dolow prison run by the Ethiopian forces and there are no reports on his condition, unnamed sources told RBC Radio. Col. Barre has never taken part on the sessions of the parliament even though his name is still written on the list, but instead he was serving as military commander for government’s war drive against Al-Shabab. Some believe Barre’s intention was only to re-seize and re-establish his former Jubbaland administration in the port town of Kismayo. RBC Radio
-
Garowe clan enclave to attack raas caseyr state in baargaal.
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Faroole Oo Weerar Ku ah Rascaseyr State Halka Jamhada SNM Ay Joogto Duleedka Magaalada Garoowe. Garoowe(Allssc): Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bari ayaa sheegaya in Mudane Faroole uu direy ciidamo fara badan kuwaas uu ka kala keenay,Garoowe iyo Qardho si ay duulaan ugu qaadaan Raascasayr State. Warar ay siideysay Website uu leeyahay Maxamed Faroole ee Garowe Online ayaa sheegay in ciidamo farabadan ay u dhaqaaaqeen degaanka Raascasayr State. Dhanka kale waxaa wali go’an khadadka taleefonada degaanka Raascasayr State. Madaxwaynaha Maamulka Rascasayr State ayaa hadda ku sugan meelo ka mid ah Gobolka Bina,waxay wararku intaas ku darayaan in uu Madaxwaynuhu booqdey meelaha ay cidamadu kaga jiraan difaaca. Waxaa Baargaal soo gaaraya ciidamo fara badan oo kasoo gurmanaya dhinacaas iyo gobolka Bolimoog sida,Murcanyo,Caluula,Xaabo,Bareeda iyo degaano kale si ay iskaga difaacaan duulanka gardarada ah ee faroole. Dhinaca kale Mudane Faroole ayaa dugsanaya Jamhada SNM oo hada ku sugan duleedka magaalada Garoowe, Faroole ayaan Cadowga Soomaaliyeed ee SNM u arka dad nabadi ka dhaxayso aan cadow ku ahayn beeshiisa halka uu cadow ka dhigtay Shacabka kasoo jeeda Galgala, Rascaseyr State, halka uu dagaal af iyo adin ah kula jiro Maamulka iyo Shacabka SSC. http://allssc.com/?p=9862 -
Garowe clan enclave to attack raas caseyr state in baargaal.
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Faroole oo ciidamo u direy shacabka diidan gumeysiga reerka ku dhisan Boosaaso (Allssc) May,08,2011 Madaxda sare ee Shirkada GOLIS iyo TELCOM ayaa amar lugu siiyay doraad duhurnimadii in ay damiyaan Aaladaha Isgaarsiinta ee yaala deegaanada ku teedsan xeebaha gobalada Bari iyo Karkaar, waxaana talaabadaas sabab looga dhigay in ay amaanka Puntland qabiilo khaas ihi khalkhal gelinayaan. Waraaqaha la geeyey Xarumahas waxaa ku saxiixan Madaxweynaha Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole, waxaana lugu amray in aysan dhayalsan go’aanka dawladda, ee ay qaataan. Shirkaduhu waxa ay fuliyeen go’aanka ayagoo eeganaya danahooda gaarka ah, waxa ayna damiyeen Laamihii ay ku lahaayeen xarumahaas,ayagoo dadweynaha deegaanadaas usheegay in ay amarkaas ka heleen madaxa dawladda Puntland. Maanta oo taariikhdu tahay 08.05.011, ayuu Faroole ciidamo u direy degmooyinka baargaal iyo bina si ay weerer ugu qaadaan deegaankaas. siyaasiin badan oo jooga Bosaso, Garowe iyo Galkacyo ayaa rumeysan in uusan Faroole, saacadna waxba ka qaban karin Xeebaha fog ee Soomaaliya, markaasna hadii dagaalkaas la qaaday ay imaan karto in ay Bosaso noqoto xarun dagaal, maadaama dadka xeebahaas degen ay yihiin hadana dadka ugu badan ee degen magaalada ganacsiga ee Boosaaso ganacsiga ugu badana ku leh. lama oga faroole iyo ciidanka jifadiisa u badan ee halkaa loo direy waxey kala soo kulmi doonaan. Ciidankaas ayaa lagu sheegey iney yihiin ciidamo ka badan 1000 Askari, oo uu hogaaminayo nin ay isku beel ka soo jeedaan (*************) iyo Wiilkiisa, oo ka mid noqday Saraakiisha cusub ee ciidamada. Cismaan qandala, Garoowe, Soomaaliya. http://allssc.com/?p=9848 -
Somaliland:USAID money to be spend mostly in the eastern regions.
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;717667 wrote: NO Gobol ama Degmo Derejada Degmada Lacagta la siiyay 1. Gobolka Sanaag $580.000 2. Gobolka Sool $200.000 3. Gobolka oodwayne $100.000 4. Gobolka Togdheer $200.000 5. Degmada Ceerigaabo A $300.000 6. Degmada Maydh D $50.000 7. Degmada Dhahar $100.000 8. Degmada Dararwayne D $200.000 9. Degmada Ceel Afwayn B $50.000 10. Degmada Gar adag B (Degmo Doorasho) $50.000 . That is good more aid should be directed to the Eastern Somaliland regions. -
http://allssc.com/?p=9806
-
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Xaaji Xunjuf do you know Ceelafweyn was the first district to be liberated. -
Rabshado ka dhacay magaaladda Laascaanod . SATURDAY, 07 MAY 2011 Laascaanod-(Togdheernews)-Iska hor imaad sababay dhaawaca afar Gabdhood oo arday ah, ayaa maanta magaalada Laascaanood ku dhex maray ciidamada booliska ee magaladaasi iyo qaar ka tirsan ardayda dugsiga sare ee Muuse Yuusuf ee magaaladaasi. Iska hor imaadka ayaa dhacay kaddib markii ardayda oo ka xun xadhig loo geystay mid ka mid ah macallimiintooda oo lagu eedeeyey in uu xidhiidh la leeyahay Kooxaha nabad diidka ee ku sugan magaaladasi ay ardaydii isku xoomtay xarunta booliska ee Laascaanood, taasoo dhalisay in rasaas ay ku furaan ciidankii saldhigaasi joogay. Gabdhaha ardayda ah ee dhacdadaasi wax ku yeeloobay ayaa lagu daweynayaa xarumaha caafimaadka ee magaalada Laascaanood.. Ciidamada Booliska ayaa sheegay in ay xabsiga u dhigeen 24 ka mid ah ardayda, kuwaas oo rabshadaha lala xidhiidhinaayo , iyadoo aysan jirin war intaasi dheer oo ay boolisa ka soo saareen rabshadaha dhacay. Madaxa waxbarashada ee gobolka Sool, Keyse Cawil ayaa cambaareeyay falka ay ciidamada booliska ku rasaaseeyeen ardayda dugsiga Muuse Yuusuf. Togdhnews
-
http://horufadhi.com/2011/05/07/col-sabrey-oo-ka-hadlay-ardeydii-gabdhaha-ahayd-ee-rasaasta-lala-dhacay-digniin-culusna-diray/
-
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Happy May 18th soon to come.. -
lol isn't that the Russia flag. http://www.google.co.uk/search?hl=en&q=russia+flag&um=1&ie=UTF-8&tbm=isch&source=og&sa=N&tab=wi&biw=1280&bih=699
-
Popular Contributors