-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Kenya has had enough of Somali refugees - Says NO More
Saalax replied to OdaySomali's topic in Politics
The locals of NFD have every right to worry about the effect the growing refuuge's from somalia have on their environment. -
Somaliland:18 May preperation celebrations in Seylac Selel+VIDEO.
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;719571 wrote: Dude do you think its a fake video or something this is from www.lughaya.com a website owned by Reer awdal why would they lie about it besides the delegation arrived in borame at night and thats why you did not see buildings and borama is a big city its not a small town like Garowe -
Stop posting clan names.
-
Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Duleedka Buuhoodle Ku Weeraray Gaadiid Ay Nabad-Diidka SSC U Soo Iibiyeen Al-Shabaab, Laguna Waday Gaalkacayo (Hadhwanaagnews) Sunday, May 15, 2011 (HNW)-Ciidamada Itoobiya ayaa shalay duleedka magaalada Buuhoodle ku weeraray gaadiid ay kooxda Nabad-diidka SSC usoo iibiyeen ururka Al-shabaab, kuwaas oo lagu waday magaalada Gaalkacayo ee Somalia. Gaadiidkan oo ahaa laba gaadhi oo noocoodu ahaa Land-Crusero lama hubo ilaa hadda in laga (HNW)-Ciidamada Itoobiya ayaa shalay duleedka magaalada Buuhoodle ku weeraray gaadiid ay kooxda Nabad-diidka SSC usoo iibiyeen ururka Al-shabaab, kuwaas oo lagu waday magaalada Gaalkacayo ee Somalia. Gaadiidkan oo ahaa laba gaadhi oo noocoodu ahaa Land-Crusero lama hubo ilaa hadda in laga soo iibiyey magaalooyinka Burco iyo Hargeysa midkoodna. Sida ay ilo xogogaal ahi ay wargeyska Haatuf u xaqiijiyeen ciidamada ku sugan xuduudooda Buuhoodle ayaa la sheegay inay ka war heleen labada gaadhi ee Land-cruserada ah ee kooxda nabad-diidka ee fadhiisinkoodu yahay Buuhoodle ay u waday ururka Al-shabaab, taas darteedna ay ciidamada Itoobiya ay weerar ku qaadeen shalay duhurkii labada gaadhi oo lagu sii waday magaalada Gaalkacayo ee dalka Somalia, kuwaas oo ciidamada Itoobiyaanku ay labadaa gaadhi ay mid ku gubeen isaga iyo maleeshiyadii saarnayd halka gaadhiga kalena ay u soo jiiteen xeradooda dhinaca xuduuda Buuhoodle ay ku leeyihiin. Ilo wareedyadu waxa ay intaa ku darayaan oo ay sheegayaan in laba ka mid ahaa maleeshiyadii Nabad-diidka ee gaadiidkaasi Al-shabaab loo waday saarnaa Maydadkooda lagu arkay deegaanadaasi. Inkasta oo tirada ka dhimatay maleeshiyada Nabad-diidka ay wararka qaarkood sheegayaan in dhimashadu ay intaas ka badan tahay. Dhinaca kale ciidamada amaanka Somaliland ayaa maalintii Khamiistii todobaadkii hore magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku qabtay laba nin oo lagu tuhunsan yahay soo iibinta gaadiidkaasi iyo u gudbinta Buuhoodle ay ku lug lahaayeen. Wargeyska Haatuf ayaa hore u sheegay inuu jiro xidhiidh weyn oo u dhexeeya kooxda Nabad-diidka Buuhoodle ee SSC iyo ururka Alshabaab. Qaar ka mid ah hogaamiyayaasha dhaqanka ee deegaanadaasi ee sida weyn u hor kaca kooxda Nabad-diidka ee fadhigoodu yahay Buuhoodle sida Garaad Jaamac Garad Cali ayaa iyagu hore u cadeeyay taageeradooda ururka Al-shabaab. Ilo-wareedyo ku sugan Buuhoodle ayaa intaa raaciyey in ciidamada Itoobiya ay si weyn usoo xoojiyeen xuduudaha labada dal u dhexeeya ee Somaliland iyo Itoobiya, iyagoo intaa ku daray in hadhaagii kooxda Nabad-diidka SSC ay Buuhoodle ka fakanayaan cabsi ay ka qabaan ciidamada Itoobiya ay dhinaca xuduudeeda soo dhoobtay.
-
Xaaji Xunjuf;719386 wrote: war guba guba warqadaha xun xun guba si dhakhso ah u guba
-
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Xeefow Worry about what is happening in poor old Gedo. Instead of concerning yourself with the affairs of Somaliland. Dagaal ka Dhacay Gobolka Gedo Dagaalkan dhexmaray labadaasi kooxood waxa uu ka dhacay deegaanka Kalabeyr oo u dhaxeeya Garbahaarey iyo Buurdhuubo. Somali VOA | Jimco, 13 May 2011 Ururka Ahlu-Sunna iyo al-Shabaab ayaa maanta dagaal ku dhexmaray deegaanka Kalabeyr ee u dhaxeeya Garbahaarey iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo. Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii xoogga Ahlu-Sunna Waljamaaca ay weerareen deegaankaasi ay horey u joogeen kuwa al-Shabaab. Dad goobjoogayaal ah waxay sheegeen in ugu yaraan 5 ruux ay ku dhimatay dagaalkaasi. Labo ka mid ah dadkii dhintay waxaa la sheegay inay ahaayeen dad rayid ah. Dhowaanahan waxaa gobolka Gedo ka dhacayay dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Ahlu-Sunna Waljamaaca oo isku dhinac ah iyo kooxda al-Shabaab. Dagaaladaasi ayay ciidamada dowladdu kula wareegtay dhulal istaraatiiji u ahaa kooxda al-Shabaab oo ay ka mid yihiin Garbahaarey iyo Beled-Xaawo -
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;719394 wrote: The Significance of 18 may is the restablishment of the republic of Somaliland and the dissolvement of that Failed Union with Somalia. Well said. -
Atam oo Qabsaday Fadhiisin Cusub iyo dad deegaanka ah oo Taageeray Posted by Boosaaso on May 15, 2011 in Warar | Dhahar (SPR): Wararka nagasoo gaarayo jiidaha dagaaladu ay kasocdaan ee Galbeedka Gobolka Bari ayaa sheegaya in xoogaga taabacsan Maxamed Saciid Atam, ay gebi ahaanba lawareegeen magaalooyinka Galgala, Maraje, Afurur iyo Xumur kadib markii ciidamada Puntland ay faaruqeeyeen guud ahaan degaamada galbeedka kaxiga dhanka laamiga. Wararka waxay intaasi ku darayaan in xoogaga Atam ay shirar saakay kula qaateen odayaasha dhaqanka degaamadaasi, walow aan la ogayn waxyaalaha ay kawada hadleen. Dadka shacabka ayaa lasheegay in ay bilaabeen in ay ka qaxaan degaamadaasi, kadib markii ay dib usoo cusboonaatay dagaalada u dhaxeeya maamulka Puntland iyo xoogaga mucaaradka. Maxamed Cismaan Cali, oo kamid ah odayaasha haatan kasoo barakacay degaamada galbeedka gobolka Bari, ayaa idaacada SPR u sheegay in bulshada rayidka degaamadaasi ay soo wajahday cabsi , inbadan dadkaasina aysan haysan rakaab ay kusoo baxsadaan. Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa sidoo kale dad farabadan sanadkii hore usoo barakaceen, iyadoo dadkaasi qaar aysan wali kunoqan degaamadooda. Dadka barakacayaasha ayaa lasheegay in ay la ildaran yihiin nolol xumo iyadoo goobaha ay soo dageen aysan lahayn suuliyo iyo biyo nadiif ah. Duqa degmada Dhahar, mudane Kilwe oo arintani walac ka muujiyey ayaa ugu baaq hay’adaha caalamagi iyo qurba joogta reer Maakhir in ay kaalmo lasoo gaaraan dadku ay dagaaladu aa’feeyeen. Dhanka kale, Magaalada Dhahar ayaa Gabi ahaanba laga Jaray Isgaarsiintii ka hawl geli jirtay gaar ahaan shirkadaha Golis iyo Telecom, kadib markii uu amar ku bixiyey madaxweynaha Puntland, Faroole. Sidan oo kale ayaa sanadkii horena looga jaray isgaarsiinta Dhahar, xilli la saadaalinaayey in maamulka Puntland uu weerar u qorshaysnaa. Arintani ayaa dhalisay xasaasiyad aad u wayn, iyadoo shirkadahaasi hore loogu ee’deeye in aduun lacag ay kasameeyaan degaamadaasi, weligoodna aan wax dib ugu celin. Sacaado kadib markii isgaarsiinta lajaray, waxaa magaalada Dhahar soo gaaray taliyihii hore ee booliska gobolka Bari, Puntland haatan’na ah taliyaha ciidamada Somaliland ee gobolka Sanaag, Coronel Caydiid Axmed Nuur. Idaacada SPR oo ku booqatay Coronelka xerada duuleedka magaalada Dhahar ee Somaliland ayaa sheegay in halkaasi uu soo gaarsiiyey qalab isgaarsiin casri ah oo isugu jira taarar iyo teleefanada satteliteka. Corneelka ayaa sidoo kale sheegay in ciidamadiisu heegan ay kujiraan, kana hortagi doonaan weerar kasta oo uu yimaada. Arimahani oo idil ayaa imanaya, xilli maalmo kahor dagaal ba’ani kadhacay degmada Galgala oo u dhaxeeyey xoogaga Atam iyo maamulka Puntland. Dagaalkani ayaa dhaliyey saan saan colaadeed haatan’na saamaysay gobolka Haylaan oo la jaar ah gobolka Bari oo dagaaladu kasocdaan. Xigasho:-Somali Public Radio
-
Halkan Ka Daawo: Gudoomiyaha Baanka Dheexe ee Somaliland oo Ka Hadlaya Badalaada Lacagta Giinbaart ah ee Burco.
-
Nice memorial pictures.
-
Sheikh Atam - Puntland wants to steal oil resources of Galgala Atam” Puntland Shidaalka Deegaanka bay Rabtaa Dhegayso Waraysi Posted by omar on May 14, 2011 in Warar, Wareysi | SPR Sh. Maxamed Siciid Atam ayaa sheegey in uu haatan ku suganyahay deegaanka Galgala ayaa sidoo kale ka warbixiyey dagaalkii ka dhacey deegaanka Galgala isagoo yiri “Ciidamada markii hore waan fur furney oo kuwii caqliga lahaa way isaga baxeen, intii macangaga ahayd markii ay isu soo hareen waxaan go’aansaney inaan dharbaaxo ku dhufano, waana ku guuleysaney” ayuu yiri Sh. Maxamed Siciid Atam. Idaacada SPR ayaa su’aal ka weydiiyey Sheekha qadiyada dhabta ah uu ku dagaalamayo waxay tahay isaga oo cadeynaya. Maxamed Siciid Atam ayaa waxaa jawaabtiisii kamid ahaa “Qadiyadu waa wax waadax ah, anaga waanalagu soo duuley, cida nagu soo duushey ayaa ula jeedo leh, ujeedooyinkoodana waxaa kamid ah in ay anaga dhulka naga raraan oo ay macdanta iyo kheyraadkana la baxaan” Sheekh Atam oo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu sheegey in ay arintaasi cadeyn u tahay “haday PL ssheegeen guul in ay gaareen Galgala isla markaana nasoo afjareen, maxay deegaanka uga bixi waayeen, oo ay shirkado shisheeya ah heshiisya ula galeen iyo in ay ciidankooda u tababaraan ayuu yiri. Wariyeha SPR oo su’aashii marlabaad ku adkeeyey ayaa wuxuu weydiiyey Sheekhu in uu marar badan sheegey in meeshaasi laga qodayo macdan, iyo wuxuu arintaasi ku cadeyn karo. Atam ayaa sheegey in ay marqaati madoonta tahay in dagaalkan uu ka bilowdey “Majiyahan” kadibna wajihii markii lagu guuleysan waayey, waji kale loo rogay oo la yiri argagixisaa ku jirta oo gaalo lacag looga soo qaatey, haatan mashaariicdii wiilasha loo baabi’inayo, markii ay ku dhintaan kuwa kale loo soo qorayo. Atam ayaanu weydiiney in dagaalka Galgala raga hogaaminaya iyo qaar kamid ah kuwa ku dhinteyba in ay kasoo jeedaan Galbeedka gobolka Bari. Atam ayaa Idaacada Bulshada Soomaaliyeed u sheegey in la yaqaan cida dagaalka hogaaminaysa islamarkaana aysan u dhalan deegaanka. “wey jiri karaan dad yar oo calooshood u shaqeystayaal ah oo xitaa dadkii dhalay ayaa kuwaa ka quustey” ayuu yiri Atam. Sh. Atam ayaa sheegey isagoo hadalkiisa sii wata “Nin walboo cadow ah cid la’aan ma socdo, oo wuxuu doonayaa dad tusa dhulka, wuuna helayaa calooshii u shaqeyste meelwalba wuu jiraa” Sheekha ayaa waxaanu weydiiney in ay jiraan warar sheegaya in uu xiriir la leeyahay Alshabaab iyo dowlada kale oo shisheeya ah sida Eritriya. Atam ayaa ku jawaabay “Nin daad qaadey, xunbo cuskey” isla markaana yiri kuwa hadalkaa yir waxay noo quuri waayeen guusha aan gaarney iyo mujaahidiintaa deegaankooda ku dagaalamaya guusha ay gaareen” isagoo sii hadlaya ayaa wuxuu yiri “kuwa nagu sheegaya Alshabaab iyaga ayaa naga xiga oo ay siyaasidi ka dhaxeysaa” Atam ayaa waxaanu wax ka weydiiney dilalka qorsheysan ee ka dhaca magaalada Boosaaso oo lagu laayay dad badan oo ay ka midyihiin nabadoono iyo cuqaal. Arintaasi oo inta badan la idinku eedeeyo idinka maxaad uga jawaabi lahaydeen ayaanu weydiiney. Sh. Atam ayaa SPR u sheegey in dilalka qorshey ay muhiim tahay in laga wada hadlo, waana arin kacdoonka Galgala ka horeeyey. Atam ayaa sheegey in dadkan loo tashadey oo dhinac walba loo laayay oo cuqaashii iyo wax garadkii laga laynayo, oo si walba loo laayay shaarwalbana loo soo xidhey. Atam ayaa ku nuuxnuuxsadey in aysan iyaga awood u lahayn dilalkaasi in ay fuliyaan. Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa waxaanu weydiiney su’aalo kaloo badan. http://galgalanews.com/?p=13276
-
*Blessed;719239 wrote: Good development, Masha Allah. :cool: Indeed Mashallah.
-
Atam” Puntland Shidaalka Deegaanka bay Rabtaa Dhegayso Waraysi Posted by omar on May 14, 2011 in Warar, Wareysi | 1 Comment SPR Sh. Maxamed Siciid Atam ayaa sheegey in uu haatan ku suganyahay deegaanka Galgala ayaa sidoo kale ka warbixiyey dagaalkii ka dhacey deegaanka Galgala isagoo yiri “Ciidamada markii hore waan fur furney oo kuwii caqliga lahaa way isaga baxeen, intii macangaga ahayd markii ay isu soo hareen waxaan go’aansaney inaan dharbaaxo ku dhufano, waana ku guuleysaney” ayuu yiri Sh. Maxamed Siciid Atam. Idaacada SPR ayaa su’aal ka weydiiyey Sheekha qadiyada dhabta ah uu ku dagaalamayo waxay tahay isaga oo cadeynaya. Maxamed Siciid Atam ayaa waxaa jawaabtiisii kamid ahaa “Qadiyadu waa wax waadax ah, anaga waanalagu soo duuley, cida nagu soo duushey ayaa ula jeedo leh, ujeedooyinkoodana waxaa kamid ah in ay anaga dhulka naga raraan oo ay macdanta iyo kheyraadkana la baxaan” Sheekh Atam oo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu sheegey in ay arintaasi cadeyn u tahay “haday PL ssheegeen guul in ay gaareen Galgala isla markaana nasoo afjareen, maxay deegaanka uga bixi waayeen, oo ay shirkado shisheeya ah heshiisya ula galeen iyo in ay ciidankooda u tababaraan ayuu yiri. Wariyeha SPR oo su’aashii marlabaad ku adkeeyey ayaa wuxuu weydiiyey Sheekhu in uu marar badan sheegey in meeshaasi laga qodayo macdan, iyo wuxuu arintaasi ku cadeyn karo. Atam ayaa sheegey in ay marqaati madoonta tahay in dagaalkan uu ka bilowdey “Majiyahan” kadibna wajihii markii lagu guuleysan waayey, waji kale loo rogay oo la yiri argagixisaa ku jirta oo gaalo lacag looga soo qaatey, haatan mashaariicdii wiilasha loo baabi’inayo, markii ay ku dhintaan kuwa kale loo soo qorayo. Atam ayaanu weydiiney in dagaalka Galgala raga hogaaminaya iyo qaar kamid ah kuwa ku dhinteyba in ay kasoo jeedaan Galbeedka gobolka Bari. Atam ayaa Idaacada Bulshada Soomaaliyeed u sheegey in la yaqaan cida dagaalka hogaaminaysa islamarkaana aysan u dhalan deegaanka. “wey jiri karaan dad yar oo calooshood u shaqeystayaal ah oo xitaa dadkii dhalay ayaa kuwaa ka quustey” ayuu yiri Atam. Sh. Atam ayaa sheegey isagoo hadalkiisa sii wata “Nin walboo cadow ah cid la’aan ma socdo, oo wuxuu doonayaa dad tusa dhulka, wuuna helayaa calooshii u shaqeyste meelwalba wuu jiraa” Sheekha ayaa waxaanu weydiiney in ay jiraan warar sheegaya in uu xiriir la leeyahay Alshabaab iyo dowlada kale oo shisheeya ah sida Eritriya. Atam ayaa ku jawaabay “Nin daad qaadey, xunbo cuskey” isla markaana yiri kuwa hadalkaa yir waxay noo quuri waayeen guusha aan gaarney iyo mujaahidiintaa deegaankooda ku dagaalamaya guusha ay gaareen” isagoo sii hadlaya ayaa wuxuu yiri “kuwa nagu sheegaya Alshabaab iyaga ayaa naga xiga oo ay siyaasidi ka dhaxeysaa” Atam ayaa waxaanu wax ka weydiiney dilalka qorsheysan ee ka dhaca magaalada Boosaaso oo lagu laayay dad badan oo ay ka midyihiin nabadoono iyo cuqaal. Arintaasi oo inta badan la idinku eedeeyo idinka maxaad uga jawaabi lahaydeen ayaanu weydiiney. Sh. Atam ayaa SPR u sheegey in dilalka qorshey ay muhiim tahay in laga wada hadlo, waana arin kacdoonka Galgala ka horeeyey. Atam ayaa sheegey in dadkan loo tashadey oo dhinac walba loo laayay oo cuqaashii iyo wax garadkii laga laynayo, oo si walba loo laayay shaarwalbana loo soo xidhey. Atam ayaa ku nuuxnuuxsadey in aysan iyaga awood u lahayn dilalkaasi in ay fuliyaan. Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa waxaanu weydiiney su’aalo kaloo badan. http://galgalanews.com/?p=13276
-
Burco: Lacagtii Giinbaarta ahayd ee laga isticmaali jirey Burco iyo deegano hoos yimaadda oo 15 Sano ka Dib laga Mamnuucay gobolka Togdheer lagana Hirgaliyay Qaadashada Shilingka Somaliland .(Dawo Sawiro (Hadhwanaagnews) Saturday, May 14, 2011 Burco(HWN) Munaasibad balaadhan oo xadhiga laga jaraayay isticmaalka lacagta shilling Somaliland iyo Mamnuucid lacagtii giinbaarta ahayd ee Xukuumadii hore Somalia ayaa Maanta lagu qabtay hoteelka weyn ee City plaza hotel ee Magalaada Burco. Burco: Lacagtii Giinbaarta ahayd ee laga isticmaali jirey Burco iyo deegano hoos yimaadda oo 15 Sano ka Dib laga Mamnuucay gobolka Togdheer lagana Hirgaliyay Qaadashada Shilingka Somaliland .(Dawo Sawiro Burco(HWN) Munaasibad balaadhan oo xadhiga laga jaraayay isticmaalka lacagta shilling Somaliland iyo Mamnuucid lacagtii giinbaarta ahayd ee Xukuumadii hore Somalia ayaa Maanta lagu qabtay hoteelka weyn ee City plaza hotel ee Magalaada Burco. Munaasibada oo ay ka soo qaybgaleen marti sharaf aad u badan waxa xaga xukuumada dhexe ka socday Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland Abdi Dirir Cabdi AGaasimaha Guud ee Bangiyada Somalialnd Md Cabdilaahi Hassan Aadan Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Mohamuud aw Ahmed Agaasimaha guud ee Wasaraada Maaliyada , Wasiirada Macdanta iyo Biyaha , Xanaanada Xoolaha ,Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Togdheer Madax dhaqameedyo Haween iyo dhamaaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Gobolkani Togdheer . Xildhibaan Huseen Mohamuud Cige oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada oo Madashaasi hadlay ayaa qiray in dadweynaha Somalialand ay u yaqaanaan Golaha Wakiilada Golahii saqiiray "waxan idiin sheegaya in aanan dhamaantayo wada saqiirin waxaanu diyaar u nahay in nala xisaabtamo oo aad noo yeedhan, Arinta Maanta ee lacag bedelka anaga hadii aanu nahay Golaha wakiilada door mihima ayaanu ka qaaadanay oo ansixintii miisaaniyadda annaga ayaa lahayn taana xukuumada Mahadeeda waanu la leenahay" ayu yidhi Xildhiban Husein. Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Mohamuud Aw Ahmed ayaa isna madashaasika sheegay in dadweynaha ay ka foojignaadaan lacagta foojarigaa ee cadawgeenu soo sameeyay isagoo sheegayin lacagta somalialnd ay tahay mid ay adag tahay in la kobiyeeyo marka loo eego tayaadeeda hadana waa in ay ka dheeraana waxa kasta oo foojari ah Waxa iyana Madsahay ka hadlay Wasiirada Xanaanada Xoolaha , Macdanta iyo Biyaha , Masuuliyiinta Maamulka iyo Degmada Burco Gudidada Horumarinta Gobolka Togdheer Salaadiin iyo Xubno ka socday haweenka iyo Culimo aw diinta tira badan kuwaas oo dhamaantoodba ka sheekeeyay faaiidada ay leehahay lacagta shilling somailand ee maanta Burco laga hirgalayay. Ugu Danabayntii Xafladan saaka xadhiga lagaga jaray qaadashada lacagta Shilingka Somaliland aya ahayd tii ugu horaysay ee Burco lagu qabto, iyadoo aynu ognahay in 15 Sano ka hor ay ahayd Markii ugu horasay ee lacagta shilling somaliand la soo daabaco isla markasna ay sababo farsamo awgeed usuurtoobi weyday in laga qaato lacagta shillingka Somaliland Deeganada ay ku sii Hadhsanayd lacagtii la isticmaali jirey xilligi taliskii siyaad barre, iyadoo saakana ay tahay Maalintii ugu horaysay ee Gobolka Togdheer oo dhan laga hirgaliyo Isticmaalka Nodhka lacagta shiling ka Somalialnd. Arintani waxay guulweyn u tahay Dadweynaha Somaliland iyo gaaar ahaan kuwa ku nool gobolkan Togdheer oo mudo badan ka cabanayay lacagta giinbaarta ah ee sii Madhanaysa ee 100 iyo 50 shiling somaliga ah Warbixin Dheer iyo sawiro ku saabsan Jawigii Munasibaddu ku bilaabantay iyo khudbadihi masuliyiinta kala soco Saacadaha Soo Socda Shebekedda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com Hadhwanagnews /Burco Office
-
Ciidanka Booliska Ee Degmada Saylac Oo Xabsiga Dhigay Dad Looga Shakiyay In Ay Gacan Siinayaan Ciidanka Ka Tirsan Jabhada ONLF Oo Ka Soo Shiraacday Xeebaha Dalka ERITREA. Saylac( Ramaas) May. 11, 2011- Ciidamada amaanka ee Magaalada ku taala xeebta Galbeed ee Somaliland ee Saylac,ayaa xalay xabsiga dhigay dad la sheegay in looga shakiyay in ay gacan siinayaan dagaaliyahano ka tirsan jabhada xoraynta shacabka ********iya ee ka dagaalanta Bariga dalka ETHIOPIA, kuwaas oo la sheegay in ku soo jeedaan xeebaha Saylac iyo Lughaya ee gobolka Salel iyaga oo ka soo dhaqaaqay xeebaha dalka ERITREA oo tababaro ku soo qaateen. Dadkan la xidhay ayaa la sheegay in ay isugu jiraan qaar u dhashay deegaanka iyo dad kale oo ka soo jeeda deegaanka Soomalida ee dalka ETHIOPIA, kuwaas oo ay ciidamada su’aalo ka waydiiyeen wax ka ogyihiin ciidanka ONLF ee la sheegay in ay doonayaan in ay ka soo degaan xeebaha gobolka Salel, iyada oo ay dabayaaqadii sannadkii hore ay halkaas ka dageen ilaa 250 askari oo ka tirsan jabhadaas, kuwaas oo si xor uga gudbay xuduuda ay wadaagaan Somaliland iyo ETHIOPIA. Qaar ka mida dadkii la xidhay la sheegay in la sii daayay ka dib markii la ogaaday in aanay wax xidhiidh la lahayn ONLF-ta, halka intii kalena weli lagu wado baadhitaan ku saabsan arrintaas. Inta badan dagaaliyahanada jabhada ONLF ee lagu soo tababaro dalka ERITREA oo ay cadaw yihiin ETHIOPIA ayaa wakhtiyadan dambe ka soo dagayay xeebaha Galbeed ee Somaliland, taasoo mugdigalisay xidhiidhkii u dhexeeyay labada dal oo hada ah mid liita.
-
Aaliyyah;718853 wrote: I think the best idea is cleaning the Somaliland militia from the SSC territories .. That would backfire on them. Many of the Eastern Sland region natives such as Saalax, AfricaOwn will defend Somaliland's eastern frontial territories and crash the anti peace elements (SSC).
-
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
<iframe width="560" height="315" src="http://www.youtube.com/embed/FYmRguhrs1Q&feature=related[/video -
NGONGE;718885 wrote: ^^ I love the patriotism of the SSC crowd. The 18th of May is a day of celebration and the first thing to do on celebration days is to make sure that everywhere is clean. Hurguf away, my people.
-
Maxamed Siciid Atam Oo Ka Hadley Dagaalkii Galgala Ka Dhacay Galgala (RBC Radio):- Maxamed Siciid Atam oo ah hoggaamiyaha koox maleeshiyaad ah oo ka soo horjeeda maamulka Puntland isla markaana ku sugan buuraleyda aaga Galgala ayaa wareysi uu siiyey VOA waxaa uga hadley dagaal maalintii shalay ahaa ka dhacay gudaha degmada Galgala. Atam ayaa sheegay in kooxdiisu ka dambeysay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Galgala, wuxuuna guul ka sheegtay dagaalkaasi, isagoo sheegay in shaqsiyadiisa uu ku sugan yahay gudaha degmada Galgala. Weerarkii shalay lagu qaadey ciidamada Puntland ee ku sugan Galgala ayuu Atam sheegtay in ciidankiisu ka dambeeyeen, wuxuuna intaa ku daray in ciidamada Puntland ee ku sugan Galgala ay u direen fariin ah in ay ka baxaan deegaanka Galgala, isagoo intaa ku daray in ciidamadu ka dhego adeygeen in ay deegaankaasi faarujiyaan taasi oo uu tilmaamey in ay sababtey in ay weerar gaadmo ah ku qaadaan. “Laba ruux ayaa naga shahiiday, laba kalena waa naga dhaawacantay, ciidamada Puntland meydkoodana meeshuu daadsanaa, wixii qaniimo ahna meesha waan ka qaadanay kadibna magaalada waan isaga baxney ma garatay” ayuu yiri Maxamed Siciid Atam. Hoggaamiyaha kooxda Puntland ka soo horjeeda ee ka dagaalanta buuraleyda Galgala ayaa mar uu ka hadlayey xiriirka kala dhaxeeya Al-shabaab waxaa uu yiri ” Shabaab dhib baa heysta cadow baa ku soo duulay oo ay wajahayaan, annaguna dhibtaa mid la mid ah ayaa na heysata, dadka Muslimiinta ahna waa isku hadaf, meeshaan mashriq iyo maqrib dadka Muslimiinta ah ee gaalka iyo gaalo raaca ay ku soo duuleen waa isku hadaf iyo isku mowqif”. Hadalka Atam ayaa daaha ka rogaya in kooxda Atam ay isku hadaf yihiin oo ay qeyb ka yihiin Xarakada Al-shabaab ee koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka dagaalanta, waxaana maamulka Puntland uu horey shaaca uga qaadey in Atam iyo Kooxdiisa oo ay dagaal horey uga adkaadeen ay yihiin Xagjiriin Mayal-adag oo Al-qaacida xiriir la leh. RBC Radio.
-
Forces Loyal to Mohamed Said Atom Seize Galgala Town of Western Bari Region Posted by dhoodi Meer on May 11, 2011 in English, Warar Heavy clashes erupted early Wednesday morning in the northern Somalia region between Puntland forces and militants loyal to an insurgent leader, Mohamed Said Atom, leaving at least 28 combatants dead according to local witnesses. Reports confirm that militants loyal to Atom seized the town of Galgala, which is 25 miles south of the port of Bosasso, the commercial hub of the semiautonomous northern region of Puntland. Somali Public Radio contacted opposing sides, both refusing to comment on the deadly battle that took course Wednesday morning. Local elder in the town of Galgala who requested anonymity for security reasons told SPR that he saw 20 dead bodies. Puntland security minister Khayr told SPR that five soldiers had been killed in the morning attack on the town. Another Puntland official said earlier that nine had been killed from Puntland troops. It is very difficult to verify conflicting accounts, because the town’s phone network was currently shut off by Puntland administration. Somali Public Radio also obtained information from residents of Sugurre town near Galgala, that militias loyal to Atam ambushed a Puntland vehicle by firing rocket propelled grenades at their vehicles. 6 Puntland troops have been reported to have died from this ambush. Puntland forces are said to be regrouping in an effort to launch a counter attack. Puntland regional administration has been waging offensives in Western Bari since late July of 2010, in their efforts to combat local militants led by Mohamed Said Atom. Puntland accuses Atom for having links to terrorist groups in southern Somalia, but political analyst say that the conflict in the north is not entirely about terrorism. They say it also is about long-held political and economic grievances the clan of Western Bari region have had against the Puntland government since the administration’s quest to mine a nearby village, Majiyahan with out approval from the inhabitants of Western Bari. Somali Public Radio
-
Atam oo Waraysi Siiyay VOA-da iyo d Dawlada oo iyana Guul Sheegatay Posted by Boosaaso on May 11, 2011 in Warar | 0 Comment Bosaaso:-Dagaalkii Maanta ka curtay GalGala ayaa warar kala duwan waxana soo baxaya Guulo ay kala sheeganayaa Laba dhinac waa Maamulka PL iyo Kooxda Sheekh Atam waxana waraysi uu Bixiyay Wasiirka Amniga Gen Yuusuf Axmed Khayr uu sheegay in Shan Qof laga dilay dhanka Ciidamada Halka Afar kale laga dhawaacay isaga oo Guul Balaadhan sheegayna Dhanka Atam ku Tilmaamay in La Jabiyay waa sida uu Hadalka u dhigay. Dhanka kale Sheekh Maxamed Atam oo Hormuud ka ahaa Ciidamo Sheegtay inay Deegaankaasi Difaacaan ayaa isna Waraysi uu Siiyay Laanta Af Somaliga VOA-da ku sheegay inay Guul gaadheen isla markaana ay Dhabar jab wayn Gaadhsiiyeen dhanka PL Waa sida uu Sheegtaye. Atam waxa uu xusay inuu Ku Sugan yahay Buuraha GalGala isla markaana ay dagaal iyagu ay ku soo qaadeen Fadhiisiinka Ciidamada PL Waxa uu Aad uga hadlay in Deegaanka GalGala ay Difaacayaan isla markaana ay Dal badanayaa in Ciidamada PL ay ka bacaan GalGala. Atam ayaa Docda kale sheegay in aanu xidhiidh la lahayn Al-Shabaab isla markaana ay Dagaalka wadayaa ilaa Maamulka PL ay Ciidamadooda kala baxaan deegaanka GalGala. Dhegayso Wasiirka Aminga PL Gen Yuusuf Axmed Khayr Dhegayso Sheekh Atam VOA-da. GalGalanews/Bosaaso
-
Forces Loyal to Mohamed Said Atom Seize Galgala Town of Western Bari Region Heavy clashes erupted early Wednesday morning in the northern Somalia region between Puntland forces and militants loyal to an insurgent leader, Mohamed Said Atom, leaving at least 28 combatants dead according to local witnesses. Reports confirm that militants loyal to Atom seized the town of Galgala, which is 25 miles south of the port of Bosasso, the commercial hub of the semiautonomous northern region of Puntland. Somali Public Radio contacted opposing sides, both refusing to comment on the deadly battle that took course Wednesday morning. Local elder in the town of Galgala who requested anonymity for security reasons told SPR that he saw 20 dead bodies. Puntland security minister Khayr told SPR that five soldiers had been killed in the morning attack on the town. Another Puntland official said earlier that nine had been killed from Puntland troops. It is very difficult to verify conflicting accounts, because the town’s phone network was currently shut off by Puntland administration. Somali Public Radio also obtained information from residents of Sugurre town near Galgala, that militias loyal to Atam ambushed a Puntland vehicle by firing rocket propelled grenades at their vehicles. 6 Puntland troops have been reported to have died from this ambush. Puntland forces are said to be regrouping in an effort to launch a counter attack. Puntland regional administration has been waging offensives in Western Bari since late July of 2010, in their efforts to combat local militants led by Mohamed Said Atom. Puntland accuses Atom for having links to terrorist groups in southern Somalia, but political analyst say that the conflict in the north is not entirely about terrorism. They say it also is about long-held political and economic grievances the clan of Western Bari region have had against the Puntland government since the administration’s quest to mine a nearby village, Majiyahan with out approval from the inhabitants of Western Bari. Somali Public Radio
-
Forces Loyal to Mohamed Said Atom Seize Galgala Town of Western Bari Region Heavy clashes erupted early Wednesday morning in the northern Somalia region between Puntland forces and militants loyal to an insurgent leader, Mohamed Said Atom, leaving at least 28 combatants dead according to local witnesses. Reports confirm that militants loyal to Atom seized the town of Galgala, which is 25 miles south of the port of Bosasso, the commercial hub of the semiautonomous northern region of Puntland. Somali Public Radio contacted opposing sides, both refusing to comment on the deadly battle that took course Wednesday morning. Local elder in the town of Galgala who requested anonymity for security reasons told SPR that he saw 20 dead bodies. Puntland security minister Khayr told SPR that five soldiers had been killed in the morning attack on the town. Another Puntland official said earlier that nine had been killed from Puntland troops. It is very difficult to verify conflicting accounts, because the town’s phone network was currently shut off by Puntland administration. Somali Public Radio also obtained information from residents of Sugurre town near Galgala, that militias loyal to Atam ambushed a Puntland vehicle by firing rocket propelled grenades at their vehicles. 6 Puntland troops have been reported to have died from this ambush. Puntland forces are said to be regrouping in an effort to launch a counter attack. Puntland regional administration has been waging offensives in Western Bari since late July of 2010, in their efforts to combat local militants led by Mohamed Said Atom. Puntland accuses Atom for having links to terrorist groups in southern Somalia, but political analyst say that the conflict in the north is not entirely about terrorism. They say it also is about long-held political and economic grievances the clan of Western Bari region have had against the Puntland government since the administration’s quest to mine a nearby village, Majiyahan with out approval from the inhabitants of Western Bari. Somali Public Radio
-
Popular Contributors