Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. http://oodweynenews.com/news/72684-golaha-dhaqanka-iyo-golaha-jaaliyada-beesha-jarreer-weyn-oo-shaaca-ka-qaaday-aqoonsan-yihiin-gooni-isu-taaga-jamhuuriyada-somaliland-kana-hadlay-xuska-18-may.html
  2. "Time For Recognition Has Come Somaliland After 20 Years of Peace & Democracy." MP Amir Adan, Conservative Party of Sweden. Amir Adan, Member of Swedish Parliament(MP), Conservative Party Member Commitee on Culture Deputy Member Commitee on Foriegn Affairs. http://oodweynenews.com/news/73015-time-for-recognition-has-come-for-somaliland-after-20-years-of-peace-and-democracy-says-mp-amir-adan-conservative-party-sweden.html
  3. Dil ka dhacay Magaaladda Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari. MONDAY, 16 MAY 2011 Dableey hubeysan ayaa caawa fiidkii dilay mid ka mid ah ganacsatada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. ganacsadaha la dilay oo magacsiiga lagu sheegay Cabdikariim Bulxan, ayaa waxaa la weeraray xilli uu ka soo baxay masjid ku yaalla magaalada Boosaaso oo uu salaadda Makhrib ku tukaday, iyadoo dableeydiina ay durba ka baxsadeen goobta. Sarkaal ka tirsan ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso oo goobta soo gaadhay, ayaa bilaabay baadhitaanno ay ku dabagalayaan raggii falkaasi geystay. Waa ganacsadihii saddexaad oo saddex habeen gudahood lagu dilo magaalada Boosaaso, iyadoo waxgaradka iyo dadka deegaanka ay cambaareeyeen dilalka magaalada ka dhacayo.
  4. *Ibtisam;719944 wrote: Saleex, I know, the sujui side of my relatives bey wax iisu yihin. . I see. I will believe Ibtisam over Horufadhi.
  5. Alla-Maxaan-Kulayaabay;719887 wrote: Somalis searching for their history written by whitemen. War heedhe dadku way is yaqaanaane, kuwii raacay ayyuu geela ka qaaday, kuwuu ka dhashay ayyuu ka qaaday, Allaa og niyadiisii hore, laakiin tuug unbuu ku dambeeyey, taariikhdii xamar lagu sameeyey ee naloo dhigi jiray ayyaad noola imanaysaa. Fact written in bold will change nothing. Orodoo odayaashaada soo warayso intaad Google gaarayso:) War bahashan la idinku sheego illeen waxbaa ka jira:) Well said the funny thing is the first Dervish actual base was actually Burco they were welcomed by the locals. Later when the Mad Mullah acted up he was told to go and not be welcomed in that land.
  6. The Zack. Xaaji Muuse oo hormood ka ahaa hawl-galka qorshahaas waxa uu soo jeediyey Istiraajiyad dagaal oo u dhignayd sidan:- In Markab kuwa Dagaalka ah oo sida hub iyo Saanad Ciidan oo kala loo diro Deegaanka Hobyo. In Ciidan beeleed ka soo jeeda Beesha H*w*yeoo ku hubaysan Qoryaha Fudud oo tiradoodu ku dhawaanayso Kun Askari laga hawl-geliyo Deegaanka Hobyo. In labada Ciidan ay waqti isku mid gaadhaan Magaalada Hobyo. Keenadiid, oo isagu deegaanka Hobyo xukumi jirey, waxa la joogay laba boqol oo la taliye (Consultant), waxana uu haystay ciidamo badan oo ay ku jiraan tiro ciidan ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeday Jasiirada Sinsibaar. Geesta kale markii Markabka Dagaalku gaadhay Magaalada Hobyo, isla markaana la dhameystiray isku dabo-ridkii Ciidan beeleedkii deegaankaas laga qoray, waxa Subaxdii labaad, goor ku began waqtiga aan Nin iyo Geed la kala garan ay ciidamadu deegaanku si fool ka fool ah weerar ugu qaadeen Qalcadii uu degenaa Keenadiid, iyada oo ay dhinaca Badda-na uu Markabku Madaafiic kaga soo Garaacayey. Hase-yeeshee, markii Saddex maalmood uu Dagaalku socday waxa ciidamadii xulafada ahaa ee uu madaxda ka ahaa Major Igare u suurtogashay inay qabsadaan Qalcadii uu Keenadiid Degenaa, iyaga halkaa ku qabtay Keenadiid, 50 ka mid ah Ciidamadii Sinsibaariyiinta, Caa'iladoodii iyo kooxo kale oo taageeriyey, isla markaana Cagta mariyey kuwii la dagaalamayey. Maalin ka dib gunnaanadkii Dagaalada uu Major Igare amar ku bixiyey in wixii ka soo jeeda Beesha C*m*r M*x*m**d ee M*rj**t**n ee hawl-galkaa lagu qabtay lagu celiyo Magaalada Gaalkacayo iyo Keenadii la saaro Markabkii Mine-war-ka ahaa, isla markaana 50-kii Sinsibaariyiinta ahaana loo dhoofiyo wadankoodii, waxana uu maamulkii iyo gacan ku hayntii Deegaanka magaalada Hobyo ku wareejiyey Odayaasha Dhaqanka iyo wax-garadkii Beelaha ******. "Haddii Keenadiid Amar Danbiyo Aabi laga waayo, Waa Hiil Igarow ****** Oof kasoo celisay oo aabo lagu yidhi". Waxa ay tuducyadaasi ka mid ahaayeen Maanso amaan ah loo tiriyey ka dib gunnaanadkii hawl-galkii Hobyo. http://www.qarannews.com/index.php?o...6641&Itemid=62 And Biography of Haji Musa Farah is here so save us that nonsense from newsweek. I can also bring a book that says Ina Abdille was overweight and use to drink and traitourus acts of some of the Dervish sections. Much of what you require is in the book "The Mad Mullah of Somaliland" by Douglas Jardine, Herbert Jenkins, London 1923. I append a picture to go with the following precis of Musa Farah'. "Risaldar-Major Haji Musa Farah ISO. As a youth emigrated to Aden where he joined the Aden Water Police. After promotion he moved on to Bombay where he met Swayne and was persuaded to return with him to Somaliland. Referred to as “Egarreh” by the Mullah in much of his correspondence with the British the Mullah who was a contemporary of Musa Farah had cause to fear him. The operation in which Musa Farah earned his award of the ISO took place in June 1901 before the Battle of Erigo. Musa Farah commanding a patrol of 450 Somali Troops left Bohotle on 4th June to establish contact with the Mullah’s Dervish force. He collected 5,000 tribesmen and escorted them across the waterless Haud afer reaching Kurmis on 10th June. He then attacked a Dervish encampment and routed the Mullahs followers capturing 1,630 camels, 200 cattle and 2,000 sheep before returning safely to Bohotle."
  7. Sanaag Shirar Isha Lagu Hayo ayaa ka Socda Posted by Boosaaso on May 15, 2011 in Warar | 10 Comments Dhahar:- Magaalada Dhahar waxa ka socda Shirar dhaqameed ay Bar bar socdaan Shirar Siyaasadeed oo ay wadaan Saraakiil Horay PL Xilal uga qabatay iyo Kuwa ka Tirsan Maamulka Somaliland, warka aanu helayno ayaa sheegaya in Shirarkaasi ay isku Mowqif yihiin isla markaana looga hadlayo Hal ujeed oo ah Sidii Go’aan Midaysan looga qaadan lahaa Dagaalka daba dheeraaday ee u dhexeeya Maxamed Siciid Atam iyo PL. In kastoo aan wali shirarkaasi la soo Afmeerin hada warka aanu helayno ayaa sheegaya in Odayaasha intooda badan iyo Siyaasiyinta ay xuseen in dagaalka GalGala ay Puntland ku soo qaaday uu yahay duulaan Gar daro ah isla markaana Odayaasha waxay sheegeen in intii aanu dagaalkaasi curan ay Odayaal Reer Hayland iyo Sanaag ah ay Dawlada ugu baaqeen Nabad balse ay Ka Madax adaygeen. Shirarkaasi oo ah kuwa Jiliba laysu laabay oo Furmay saaka Aroortii hore waxa ka dhex Muuqday Coll Caydiid Axmed Nuur oo ah Nin Bulshada deegaanka Maakhir dhexdooda Sumcad Wayn ku dhex leh kaasi oo is Casilay 2006- markii Gen Cade Muuse Madaxwaynihii Hore ee PL Amaray inuu Hogaamiyo Ciidamo weerar ku qaadaya Buurta Majiyahan oo markaasi xiisad xoogani ka Aloosnayd. Warka ayaa *****lka ka qaadaya in Dadka shirarkaasi u Olalaynaya ay ka mid yihiin Saraakiil Dhaliilasha Siyaasada PL oo ku Sugan Ceerigaabo kuwaasi oo Horay Madaxwayne Faroole ugu Tuhmay inay qayb wayn ka Yihiin Cacdoonka Buuraha Bari Gaar ahaan GalGala. Sahal Maxamed Jaamac oo Loo Yaqaan Sahal Dhad Dhacood isla markaana ah La Taliyaha Madaxwayne Siilaanyo ee dhanka Sanaag ayaa ka mid ah xubnaha diidan inay Puntland weerarto Buuraha GalGala waxana la Filayaa in Shirarkaasi laga soo saaro Go’aamo aanay Jeclaysan Maamulka Puntland. Guud ahaan Is gaarsiintii ayaa laga Gooyay Sanaag iyo Hayland Gaar ahaan Magaalooyinka la xusay ee Maamulku Isha ku hayo waxa ka mid ah Magaalada Dhahar,Ceelbuh,Xingalool,Shinbiraale, GalGala, Laag iyo Af-Urux,Ceel-Daahir.
  8. Well the Dervish threatened & attacked his homelands. What do you expect? As for the Independence in 1960. It was the work of Somaliland former political parties that pressured for the British to leave not the Dervish movement that died 40 years before 1960 as some people like to potray at times. Nevertheless Igare was a good fellow at heart who also helped the people of Hobyo against the evil rule of Sultan Kenadid. For that he will remembered for the good things he did.
  9. It was not a matter of a occupation for the likes of Igare but it was rather a matter of tribal interests to limit the influence of the Dervish movement meddling in local's affairs. Somaliland was a Protectorate instead of a colony. People of the interior weren't really effected by those british in the coast but rather were minding their business and herding their camels when the mad mullah started tribal raids. Besides Somaliland gained it's independence in 1960 - 40 years after the collapse of the Dervish movement. There was a political independence advocating groups such as Xisbullah, SNL etc, which also paved the way for Somaliland to gain independence.
  10. The British & Native warriors. You have to remember if the Dervish movement hadn't alienated and beefed with the other clans the movement might have actually lived longer with a wide spread support across Somaliland. But sadly it was only confined to a smaller areas in the latter years.
  11. Well the Dervish movement was destroyed in 1921 - 1920. When Igare, Haji Waraabe retired after those two decades of wars (1900-1920) . New ones came such as the notorious police commissioner "Arab Dheere" who punished the remaining supporters of the Dervish in the 1930's.
  12. That is true. Xaaji Muse Igare was the only man in somali history to fight Ina Abdille Hassan, Sultan Kenadiid , Sultan Cali Shire.
  13. The Zack;719823 wrote: Loooooooool war ukaadi ma ahee. Ninku ingiriiska buu soo dhaweyay, daraawiishna waa la dagaalay uun e. That is because they attacked his homelands. Looting camels. Then he finally decided it was war against Ina Abdille Hassan and that he was no longer welcome in Burco, Oodweyne etc.
  14. Xaaji Xunjuf;719761 wrote: Named after the legendary Xaaji Musa farax igare good choice it's good the People from Cali Ciise Village and their diaspora are working hard to construct this boarding school Good job Indeed.
  15. MONDAY, 16 MAY 2011 Laascaanod-(Togdhnews)-Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda warfaafinta ee Somaliland, Axmed Cabdi Xaabsade ayaa subaxnimadii saakagadhay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Wafdiga oo shalay ka soo kicitimay magaalada Hargeysa ayaa Imaanshihiisa Laascaanood waxa uu ku soo beegmayaa xilli uu faraha ka baxay amniga magaalada, taasoo muddooyinkii u dambeeyay ay ka dhaceen dilal iyo qaraxyo ka dhan ah mas’uuliyiinta maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada. Guddoomiyaha gobolka Sool, Cabdullaahi Jaamac Diiriye ayaa saxaafadda u sheegay in wafdiga uu u yimid sidii wax looga qaban lahaa xaaladda amni ee magaalada. Warar kale ayaa sheegaya in wafdiga uu u yimid qaban-qaabada xuska maalinta 18-ka May, oo ku beeggan 20-guuraddii ka soo wareegatay markii la dhisay Somaliland. Wafdiga wali muusan ka hadlin sababta uu u yimid magaalada. Guud ahaan magaalada Laascaanood ayaa laga dareemayaa deddaalo lagu doonayo in lagu sugo amniga magaalada, iyadoo ciidamo militari oo ka tirsan Somaliland la dajiyay goobo ka mid ah bartamaha magaalada.
  16. bilan everything takes time. At the moment there is no actual stable Somalia government to discuss with one to one regarding redrawing the borders in the event of a "Referendrum" in Somaliland. And letting the Pro Somalia populations to stay with Somalia. While the Pro Somaliland populations of Sanaag & Sool will stay with Somaliland nation. That is if Somalia gets it's acts together.
  17. Bilan. The land issue is more complicated. I am from the so called "Sool Sanaag" regions you are trying to advocate for in favour of Somalia. However i am Pro Somaliland and welcome Somaliland presence in those regions.
  18. Bilan. Reread and see where i wrote "might". Anigu ma sheegto ba saado ali. Maxan ka sheeganaya qof intas caysa Somaliland iyo Shirkadaheeda? when we had/have very talented and legendary female singers hailing from Somaliland such as Sahra Ahmed, Khadar Dahiir, Sahra Halgan, Nimco Yaasin, Kinsi Haji Adan.
  19. http://www.togdheernews.com//index.php?option=com_content&task=view&id=8291&Itemid=1
  20. Xaaji Xunjuf Saado ali might originally be from Somaliland. But she is not much different from the likes of Mohamemd Omar, Buuba etc in terms of politics who support Somalia. However the difference is they present themselfs in a more respectful manner and are less tribalist.
  21. Dugsi sare oo Cusub looguna magac daray Xaaji Muuse Igare oo dhismihiisa oo laga bilaabay deegaanka Cali Cisse ee Togdheer. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=eEyQa1_FmyE" frameborder="0" allowfullscreen>
  22. I though this topic was deleted? it disappeared for a well 20 mins when i tried to reply to it. Ibtisam how do you know she is Slander? i saw somewhere SSC claiming her in one of their websites. http://horufadhi.com/2011/05/15/gabadh-ssc-oo-u-dhalatay-oo-loo-magacaabay-ku-xigeenka-madaxweynaha-hayada-unep/
  23. Amaanka Magaalada Laascaanood Oo Aad Loo Adkeeyay Iyo Ciidamada Qaranka Oo Fadhiisimooyin Cusub Ka Samaystay Goobo Ka Mida Magaalada + Aragtida Shacabka Laascaanood (Ramaas) May 16, 2011- Amaanka Magaalo madaxda caasimada gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa aad loo adkeeyay si loogu hortago rabshado ka dhaca halkaas intii lagu guda jira xuska 18-ka May, iyada oo xalay ilaa saaka Magaalada lagu arkayay ciidamo ka tirsan milatariga Somaliland oo baabuurta gaashaaman ku dhexmaraya xaafada Magaaladaas. Ciidamado waxa ay saddex saldhig ka samaysteen goobo ay ka mid yihiin dugsiga boodhinka ah oo ku yaala Bariga , dhismaha cusub ee jaamacada Nugaal iyo Koonfurta Magaalada, iyaga oo askartan ku jira heegan sare si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqyada ay wadaan kooxaha wax weerara oo dilal qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawacyo ka fuliyay Laascaanood. Saldhigyada ay ciidanka qaranku samaysteen goobaha muhiimka ah ee Magaalada Laascaanooda ayaa lagu xoojinayaa amniga shacabka oo ka wer-wersan shaqaaqooyin masiiba horseeda oo dhaca dabaaldega xuska 18-ka May oo la rajaynayo in ay isu soo baxaan kumanaan qof oo xusaya maalintaas, laakiin dadweynaha ayaa ku kala qaysan arrintan iyada oo dadka qaar ay qabaan in aan loo baahnayn ciidamo milatariya oo la keeno Magaalada, maadaama oo ay taasi argagax ku abuuri karto shacabka, halka ay qaar kalen leeyihiin in ay talaabadani yarayn doonto dhiiga daadanaya oo yax-yax ku beeray maskaxda dadweynaha oo doonayo in ay arkaan rabshadaha oo mar uun la soo afjaro.