Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. MoonLight1 those pictures are from Boramanews nothing to do with Saalax. http://www.boramanews.com/news/index.php?option=com_content&view=article&id=747&catid=66
  2. Somalilanders come out big in London. Kumanaan ka tirsan Jaaliyada UK oo isku soo baxii ugu balaadhnaa ka dhigay barxada hore ee baarlamanka UK iyagoo ku xusayey maalinta qaaliga ah ee 18ka May 20tan guurada gooni isku taaga Somaliland.
  3. What a day. Good to see all the regional capitals (Gabiley, Oodweyne, Ceerigaabo, Borama, Caynabo, Burco, Las anod and last but not least the capital of Somaliland - Hargeysa) having big xuus and military parades in memory & celebration of the day Somaliland was redeclared may18th.
  4. Xaaji Xunjuf here is Sanaag. Magaalada Ceerigaabo ee Sanaag Oo Si Weyn Looga Xusay 18-ka May. http://oodweynenews.com/news/73586-ceerigaabo-oo-si-weyn-looga-xusay-18-ka-may.html
  5. Video Kale. Magaalada Oodweyne oo si weyn looga xusay munaasibada 18-Mey Odweyne(Togdhnews)- Magaalada Odweyne ee xarunta gobolka daad madheedh, ayaa waxa ka dhacay dabaaldeg balaadhan oo lagu xusayo maalinta qaranimada Somaliland ,waxaana socod gaardis ku soo maray wadooyinka magaaladaasi,Ciidamada,Aradayda Dugsiyada iyo ururada haweenka,kuwaasoo ay hor socdeen kooxaha baamboydu kuna tagaeen ,fagaaraha magaaladaasi,waxaana halkaasi kala hadlay Badhasaabka gobolka daadmadheedh Maxamed Gahayr xirsi, ayaa ku dheeraaday maalintani qiimaha ay u leedahay ummada Somaliland,loona baahan yahay markasta in la weyneeyo,waxa uu badhsaabku intasi raaciyay,in Somaliland gaadhay heerkii lagu aqoonsan lahaa, Isagoo fariin u diray dawladaha caalamka kana dalbaday in ay aqoonsadaan Somaliland. Maayirka magaaladaasi Oodweyne ,ayaa isaguna tilmaamay in 18-Mey, tahay maalin ku weyn bulshada, oo si weyna u dareemayaan qiimaha ay ugu fadhido. Sidoo kale waxa iyaguna munaasibadaasi ka hadlay Madaxda ciidamada,Xubno ka mid ururada haweenka iyo waxgaradka degaankaasi,kuwaasoo dhamaantood sheegay in qaranimada iyo jiri taanka Somaliland yahay wax ku dheer,oo dhiigooda ku talaalan. Dabaaldegan lagu xusayay labaatan guurada ka soo wareegtay gooni isu taaga Somaliland ,ee ka dhacay degmada Odweyne ayaa ku dhamaaday farxad iyo damashaad.
  6. Laascaanood oo laga xusay maalinta 18-ka May. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=zaT0u3-vYys" frameborder="0" allowfullscreen>
  7. AfricaOwn;720698 wrote: Hahahaha a lot bitter, jealous folks. SL may you live strong, and may the enemies die slowly.
  8. Banaan Baxii ugu waynaa ee abid ay sameeyaan Jaaliyada Reer Somaliland Ee Engriiska. http://caynabanews.com/view.php?id=2816
  9. Munaasabad looga qeyb qaadanayey sanad guurada 20-aad ee gooni isu taaga Somaliland oo lagu qabtay Muqdisho. +SAWIRO jamuuri218/05/11-Muqdisho-(Bnn) Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyeed USRP oo ka mid ah dhowr xisbi siyaasadeed oo ka jira koonfurta Somalia ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aadan 20-guuradii ka soo wareegtay gooni isu taaga Jamhuuriyada Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 18-ka May u diray shacabka iyo maamulka Somaliland ka dib munaasabad maanta ka dhacday xarunta xisbigaasi ee Magaaladan Muqdisho. Munaasabadan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka ka qeyb galay masuuliyinta sare ee XMJS, xubno fara badan oo ka kala yimid qeybaha bulshada sida dhallinyarada, haweenka iyo aqoonyahanada waxaa ka qeyb galayaasha oo khudbado kala duwan halkaasi ka jeediyey ay si xamaasad leh u taageereen gooni isu taaga Somaliland. Gebagebadii Munaasabadaasi ayaa waxaa ka hadlay mid ka mid ah Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux (Timajilic) oo ku dheeraaday sida loogu baahan yahay inaan loo kala fogeyn shacabka Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan gobolada woqooyi iyo kuwa koonfureed ee Somalia xitaa haddii ay labo dal ay u kala baxaan, wuxuuna Timajilic ka waramay in shacabka Somaliland ay tahay in loogu hambalyeeyo sida ay dalkooda u nabadeeyeen, isla markaana u dhiseen nidaam dowladeed oo soo celiya adeegyadiii asaasiga ahaa bulshada sida caafimaadka, dugsiyada, nadaafada iwm. “Somaliland dowlad iyo shacaba waxaan leenahay hambalyo, gooni isu taagaasina maaha mid lagu qasaaray sababtoo ah waxaa ku badbaaday dal iyo dad Soomaaliyeed marka loo eego qasaaraha ay dhex fadhido Soomaaliya oo 20 sano ka bixi weysay dagaal iyo fowdo aan dhamaad laheyn, waxayna intii koonfurtu isdileysay shacabka Somaliland ku talaabsadeen horumar ay ka mid yihin nabadgelyo, dowladnimo iyo doorashooyin xor ah ay ugu talaabeen nidaamka dimoqraadiga ah ee xisbiyada badan” ayuu yiri Timajilic oo intaa ku daray in aan la inkiri karin howsha ay shacabkaasi qabteen iyagoo aan taageero ka helin beesha caalamka. “Waxaan ka codsaneynaa Dowladda federaalka Soomaaliya iney Sonaliland wax badan kaga dayato qaabka ay u xalisay arimaheeda gudaha iyo kuwa qabaa’ilka, kana fogaadaan dibindaabyo kasta oo kala fogeynaysa shacabkaasi Soomaaliyeed ee intii koonfurtu isdileysay shaqada fiican qabtay, waxaan u jeedineynaa dowladda Soomaaliya iney ku shaqeyso Axdiga ku meel gaar ka ah, ayna qaado jidka dimoqraadiyada iyo nidaamka asxaabta badan, dalkana ka saarto xoogaga shisheeye ee ay adeegsaneyso sida ciidamada AMISOM, Waayo? xoogag shisheeye waxba kaama dhigi karaan ee shacabkaaga ayaa wax kaa dhigi kara, ” ayuu Timajilic. “Guddi la magac baxay guddiga horumarinta iyo cilmi baarista ee xisbiga Midninmada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa soo saaray warbixin ay ka so diyaariyeen socdaalo ay ku tageen ilaa 11 gobol oo ku kala yaala koonfurta Soomaaliya kuwaasoo ay ka soo qaadeen codad sahan oo ku saabsan sida ay dadku u arkaan gooni isu taaga Jamhuuriyada la baxday Somaliand, Guddigan ayaa waxay warbixintooda ku sheegeen in 11-ka gobol ee ay soo mareen ay midkiiba weydiiyeen 100 qof sida ay u arkaan madax banaani la siiyo Jamhuuriyada Somaliland, natiijada ka soo baxday codadkaasi sahanka ah waxay noqotay in 96.9% ay u codeeyaan in Somaliland ay mudan tahay in la siiyo madax banaanideeda” ayuu intaa ku daray Timajilic Timajilic oo ka hadlayey xaaladaha siyaasadeed ee koonfurta Somalia ayaa sheegay iney aad u uga xun yihiin khilaafka aan dhamaadka laheyn ee soo kala dhex galay dowlada Somalia masuuliyinteeda, isagoo ugu baaqay madaxweynaha inuu ogolaado doorasho in la qabto, wuxuuna shaaca ka qaaday in doorashada madaxtinimada dalka uu sanadkani markii ugu horeysay uu u sharaxan yahay kana qeyb geli dono C/nuur Axmed Darmaan oo ah gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyed arintaasoo uu xusay in dad badan ay soo dhoweeyeen, wuxuuna dhinaca kale cambaareeyey duqeymaha joogtada ah ee maalin kasta ka dhaca magaalada Xamar oo uu sheegay iney waxyeelo ka soo gaarto dad shacab ah oo aan waxba galabsan, wuxuuna dhinacyada isku haya magaalada ka codsaday iney wado u furaan shacabka doonaya iney ku ganacsadaan kana adeegtaan Suuqa Bakaaraha. Ugu dambeyntii Timajilic ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Shacabka, Maamulka Dawladda iyo Axsaabta siyaasadeed ee ka jirta Somaliland 20 guuradii ka soo wareegtay markii ay goonida isu taaageen oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 18-ka May, isagoo u rajeeyey iney ku gaaraan sanadkan kiisa kale iyaga iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeedba barwaaqo, bash bash iyo nabad waarta oo horumar leh." Boramanews Muqdisho Office
  10. Xaaji Xunjuf;720673 wrote: Other pars of awdal celebrate 18 may baki region Excellent.
  11. Halkan Ka Daawo: Sidii Layaabka Lahayd ee Hooyada Somaliland ee Burco Looga Xusay Xuska 18May.
  12. Some beautiful pictures Hiiraan news posted. Sidee Somaliland looga xusay 18ka May 2011? http://www.hiiraan.com/news/2011/May/wararka_maanta18-13613.htm
  13. Duufaan;720641 wrote: Those pictures are old, It is Riyaale the election time. Majority of Boorame people did not celebrated the event. So are you saying Awdal websites are lying? - 18/05/11. http://www.boramanews.com/news/
  14. Halkan Ka Daawo Siida Maanta Loogay Xusay Magaalada Oodweyne ee Gobolka Daad Madheedh. :cool: http://oodweynenews.com/news/73574-halkan-ka-daawo-sidii-maanta-looga-xusay-gobolka-daad-madheedh-xuska-18-may.html
  15. Bariga Sanaag oo Mudaharaad laga so horjeedo mamuulka Puntland loo Balamay Coll Caydiid Waxa Jira warar sheegaya in guud ahaan Gobolka Sanaag laga Abaabulayo Banaanbaxyo Balaadhan oo lagu diidanyahay Siyaasada Madaxwayne Faroole kuna aadan Go’doomin la sheegay in lagu Sameeyay Wadooyinka Buurta iyo waliba Isgaarsiinta qaarkeed oo Magaalooyinka Gabi ahaanba laga Jaray. Warka aanu Helaynaa waxa kaloo uu sheegayaa in Magaalada Badhan, Dhahar Ceelbuh, iyo Laasqoray ay jiraan kacdoon Shacab oo ku aadan Colaada Galgala taasi oo Wajigeeda ilaa haatan la Fahmi waayay. War isna hada na soo Gaadhay ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidamada Somaliland ee dhanka Sanaag Coll Caydiid Axmed Nuur oo Mudooyinkan ku Sugnaa Magaalada Dhahar ee Gobolka Hayland uu Caawa Gaadhay Magaalada Badhan halkaasi oo uu Odayaasha kula Kulmayo iyo Saraakiisa ciidamada. Hase Yeeshee lama oga Socdaalka Caydiid Axmed Nuur uu wakhtigan ku soo Gaadhay Bariga Sanaag. Galgalanews
  16. kanax ama nafta wa Viva JSL. " frameborder="0" allowfullscreen>
  17. Qaranki;720565 wrote: Just seen these pics of the London demo on the #Somaliland twitter feed Nice pictures.
  18. Thankful go and troll somewhere else. This thread is for May18th Somaliland pictures. :cool: