-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Somaliland oo Burco ka sheegay in la joojiyay isticmaalkii Shillin Soomaaliga Arbaco, May 25, 2011 (HOL) – Guddoomiyaha bankiga dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa shalay si rasmi ah uga sheegay magaalada Burco in la badalay lacagtii shillin Soomaaliga ahayd (Giinbaarta Burco) oo hore looga isticmaali jiray gobolka Togdheer, iyadoo maamihii u dambeeyay lagu ururinayay lacagtaas bankiga Burco. Guddoomiyhu wuxuu sheegay in lacagtii hore ee gobolka Togdheer laga isticmaali jiray ee ay soo ururiyeen ay gaarayso 19-bilyan iyo 800-milyan (sagaal iyo toban bilyan iyo sideed boqol oo milyan) oo u dhiganta 10-bilyan (toban bilyan) oo Somaliland shilin ah, isagoo sheegay in lagacgta ay ururiyeen ay ka badan tahay intii ay horay u filayeen. "Maanta laga billaabo guud ahaan gobollada Somaliland waxaa laga isticmaali doonaa lacagta Somaliland, taas ayaana lagu bixin doonaa canshuuraha dowladda iyo howlaha kale ee aasaasiga ah," ayuu yiri guddoomiyaha bankiga dhexe ee Somaliland Cabdi Daahir Cabdi. Bishan 14-keedi ayay ahyd markii xukuumadda Somaliland ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in magaalada Burco laga billaabayo bedelka lacagta Giinbaarta (Somali Shilling), taasoo la sheegay inay dhaqaalaha gobolka hoos u dhigtay, iyadoo taasi ay keentay in dhamaan gobolka Togdheer iyo degmooyinkiisaba laga ururiyo lacagtaas laguna bedelo Somaliland shillin. Sidoo kale, waxaa goobta ka hadlay agaasimaha bankiga dhexe ee Somaliland isagoo sheegay in isbedel dhab ah ku yimid lacagta laga isticmaalo gobolka Togdheer, wuxuuna bulshada Somaliland ugu baaqay inay aaminaan lacagtooda ayna dhigtaan bankiga dhexe ee Somaliland oo diyaar u ah inuu bulshada si daacad ah ugu adeego. Ugu dambeyn, guddoomiyaha bankiga dhexe ee Somaliland ayaa warbaahinta u soo bandhigay dhammaan lacagtii lasoo ururiyay ee horay looga isticmaali jiray gobolka Togdheer, taasoo la filyo in dhawaan lagu gubo goob fagaare ah, waxayna tani ka mid noqoneysaa rumeynta ballamadii ay xukuumada Somaliland u balan-qaadday shacabka reer Togdheer xilligii ay ku jirtay ololaha doorashooyinkii madaxtinimo ee Somaliland.
-
The Zack;723000 wrote: Saalax, capturing Kismayo is a piece of cake sxb. History taught us good lesson. Meesha bahashu ka degi la'dahay waa Xamar. And right now, the people seem to be fed up with the shabaabs. Once the people aren't with you any more, you are pretty much screwed. If this TFG didn't have khilaafka dhexdooda ah, I believe Xamar would've been free today. EDIT: I am afraid Ina Godane is heading back to his Arab village somewhere in Togdheer Wa ruunta it seems most of the root of the problem in South Somalia is Mogadishu, hence if it's pacified from extremists and returned to the hands of the sane rational peaceful people the whole south will properly also become peaceful. Bwt Ina Godane is not from Togdheer but a village in Hawdka/Maroodijeex .
-
In my opinion if certain people decide not to abide by the colonial african borders and the former 5 star Somaliweyn Principle areas Somaliland, NFD, Somalia, Somali region, Djibouti but rather "clan borders" if the Somali region ever gets Independence we will make sure that our areas in Harta Sheikh, Harshin, Gashaamo, Danood, Daroor, half of Aware share mamuul with their kins in Somaliland and not a future "o" Region.
-
Somaliland president Axmed Siilaanyo sacks the governor of Gabiley
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I heard that governor was creating problems between the Gabiley region community. Good job his sacked. -
The Zack here is my views regarding Eastern/Southern Sool breaking away from Somaliland in favour of Somalia. Saalax;722668 wrote: 'Liibaan' first of all you don't speak for Awdal. Secondly i welcome a referendrum in the near future where you can have the opportunity to vote for your areas to stay with Somalia or Somaliland. If you perfer being ruled from Mogadishu which is 714 km away from your ancestral lands rather than Hargeisa which is 334 km away.
-
-
Xaaji Xunjuf;722669 wrote: Do you know the founder of SNM and the First Chairman of SNM Axmed jimcaale always disagreed with the union with Somalia even during the 60s he was a member of the NUF party Plus Col.Xasan Kayd Walanwal the man who assembled a team of Somalilander officers, military men in 1961 to return the sovereignty of Somaliland. Thus we can say the aspiration to seperate from the dark reunion actually started in 1961.
-
Xaaji Xunjuf;722670 wrote: Good point, Somaliland is allready independent and that's what matters to the people of Somaliland that there is no outside force ruling them they control their land and their future. see that's the mentality that i really dislike about the koonfurians why should Somaliland be an autonomous region of Somalia Why can't Somalia be an autonomous region of Somaliland. Zack The People of Somaliland will even turn down the offer if you give them Somalias president for for eternity. the capital the prime minister and 60% seats of the parliament i believe they still will turn down that offer. the only option is two nations side by side. Xaaji Xunjuf don't be surprised most non Somalilander's do not know about the fact Prominent Somaliland men such as Col.Xasan Kayd Walanwal attempted a coup in 1961 to return the lost sovereignty of Somaliland. Later on in 1991 the SNM fulfilled Col.Xasan Kayd Walanwal's vision with the people's decision.
-
The Zack;722647 wrote: It has been 20 years, the recognition is not here, there is no sign it will be coming in ages. Don't you think that it is time Somaliland reconsiders its positions and maybe offer to be an autonomous region in Somalia?. With all due respect that is like saying the ONLF should give up and consider their position and become a state of Ethiopia because it seems there is no freedom on sight for years to come.
-
AUN.
-
Somaliland: Awdal Garbodadar village celebrates 18 may celebrations+VIDEO.
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Excellent video. -
Abokor Omar of course bribes & persuasion works especially with a group that is known for having alot of ehem ehem (Xaabsades, Keyse Yusuf's that will do the job smoothly). Xukuumadda Somaliland Oo Degmadda Widh-Widh Ka Bilowday Mashaariic Horumarineed Iyo Nuxurka Shir-jaraa’id Oo Wasiirka Xanaanada Xooluhu Ku Qabtay Magaalada Burco. http://www.ramaasnews.com/news.php?readmore=6595 Today Beelo Ka Tirsan Deegaannada Gobolka Sool Oo Soo Saaray Gogosha Nabadda Ee Madaxweynaha Silanyo U Fidiyey. http://oodweynenews.com/news/75076-beelo-ka-tirsan-deegaannada-gobolka-sool-oo-soo-saaray-qodobo-ay-kaga-hadlayaan-gogosha-nabadda-ee-madaxweyne-silaanyo-u-fidiyey.html