-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Xaaji Xunjuf Somalia got herself in this political mess. The day she is ready not to allow Mahiga or the UN to hand pick her president is the day most people she is free from modern day colonisation.
-
Xaaji Xunjuf;724086 wrote: again this is not about me or salax people should stop addressing the individuals and talk about Somalia and the current situation in particular Farooles plans that's what this topic is all about afterall Indeed.
-
Sad reality in Mogadish/South Somalia. Alle ha uu sahlo the civilians getting caught in the crossfire.
-
Xaaji Xunjuf;724065 wrote: Halka waxba ka so naaso cad cad Things doesn't look good for Faroole whenever he is called to Ethiopia. Remember last time he said he was going to fight Somaliland and free Las anod lol the next day he was called to Addis and we know what followed.
-
Seems Faroole was called to Addis again. Waftigii PL oo u duulay Adis-Ababa Dhegayso Waraysigii BBC-da ee Faroole Posted by Galgala Adis-Ababa:- Wufuudii Puntland ee ka qayb Gashay shirkii Q.M Badhitaaraysay ee Ayaaha Somaliya looga hadlayay ayaa galabta Casar Liiqii ka duushay Nairobi iyaga oo ku sii Jeeday dhanka Dalka Ethiopia Gaar ahaan Caasimada dalkaasi. Ilo wareed Ayaa noo sheegay inay dalkaasi Casumaad ka heleen isla markaana ay ka wada hadlayaan Arimo badan oo ay ugu wayn tahay Mowqifka PL ee ah xaalada kala Guurka ah ee Somaliya. Qof Isha ku hayay Socdaalka Masuuliyiinta PL ayaa sheegaya inay u dhowdahay inay Kulmaan Saraakiisha Arimaha dibada ee Ethiopia. Waftigaasi ayaa ka Kooban Madaxwayne Faroole iyo Wasiirka Arimaha Gudaha walow ay Jiraan Xubno Hoose oo ka Tirsan Madaxtooyada PL. Madaxwaynahe Faroole oo BBC-da Saaka u waramayay waxana uu sheegay inaanay Marnaba Raali ka ahayn Muda Kordhinta Guud ahaan Hay’addaha Dawlada, isaga oo sidoo kale amaanay Q.M Doorkeeda ay ka Ciyaartay Fara Galinta Khilaafka Dawlada Somaliya isaga oo soo hadal qaaday Hadalkii ahaa inaan Somaliya Lakala Qo Qobin ee QM ay Shirka ka sheegtay uu ahaa mid Midha dhal Fiican leh. [Dhegayso Waraysigii Faroole ee BBC-da] C/raxmaan Maxamed Faroole waxa uu Nairobi Ka waday ka Hor intii aanu shirku Furmin Xusul duub xoogan oo ku aadan abaabulka Shirka Doorashada Somaliya isaga oo ay ay Hal Goob Nairobi ka wada degenaayeen Madaxwayne Caalinka Gal Mudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka SHariif Xasan, Ilo Diplomaasiyadeed baa sheegaya inay aad uga soo Horjeedaan Muda Kordhinta Shariifku doonayo isla markaana ay Isku xulufo Yihiin dhamaan Masuuliyiinta GalMudug, PL iyo Gudoonka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.
-
Cars for Rent owned by the Company of Xuseen Cabdi Dahir. http://oodweynenews.com/community/69361-xuseen-cabdi-dahir-oo-ah-wiil-dhalinyaro-ah-oo-reer-somaliland-ah-oo-ka-furtay-shirkad-caalami-ah-magaalada-gothenborg-ee-dalka-sweden-shabakada-oodweynenews-oo-soo-booqatay-2.html
-
Dhalinyaro Somali Ah oo Ka Furtay Shirkad Caalami Ah Magaalada Gothenborg ee Dalka Sweden & Shabakada Oodweynews oo Soo Booqotay.
-
Maleeshiyada SSC-da Oo Weerar Ku Soo Qaaday Tuulada Gambadha Ee Gobolka Sool Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + U Diyaargarowga Dagaal Xoog Leh Oo Qarxa Saacadaha Soo Socda. Gambadha(Ramaas) May27, 2011 - Wararka imanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in dhawr qof ay ku dhinteen tiro kalena ay soo gaadheen dhawaacyo, kadib markii kooxda falaagada ah ee SSC-da habeen badhkii xalay ay weerar xoog leh ku soo qaadeen tuulada Gambadha oo illaa 35 KM dhanka Koonfur Bari kaga beegan Magaalada Laascaanood. Waxaana halkaa ka dhacay dagaal ba’an oo dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kooxda weerarka soo qaaday. Ciidamada falaagada ee soo weeraray Tuulada, waxa hogaaminayay Col Cabdilaahi Sabaray oo ah sarkaal sare oo ka tirsan SSC-da, kaas oo dagaalka ka soo abaabulay jiida deegaanka Tukaraq oo ah meel ay saldhigyo jabhadu ku leedahay, iyada oo la sheegay in ciidamadaasi ay ku hubaysnaayeen noocyada kala duwan ee hubka, kuwaas oo u badnaa dhalinyaro laga soo u uruuriyay beelaha deegaankaaas. Waxa wararku sheegayaan in dadkii dagaalka ku dhawaacmay ee labada dhinac dhamaantood la geeyay cisbitaalka guud ee Magaalada Laascaanood oo lagu daaweynayo. Ciidanka maleeshiyada SSC-da oo gudaha usoo galay Tuulada Gambadha ayaa cabsi ku abuuray dadka rayidka ah, iyaga oo dadka looga shakiyay in ay gacansiinayeen ciidamada Somaliland si gaar u waraysteen, ma jirto wax khasaare ah oo illaa hadda la sheegay oo soo gaadhay dadka degan tuulada. Dhanka kale, waxa isoo taraya walaaca laga qabo dagaal ka qarxa marka kale jiidaas, iyada oo ay ciidamada Somaliland ay isu diyaarinayaan sidii ay u qaadi lahaan weerar ballaadhan oo ay falaagada kaga saarayaan guud ahaan dhulka ay haystaan oo noqday meelaha ay iska soo abaabulaan marka ay soo qaadayaan weerarada gaadmada ah. Ramaasnews Desk
-
I remember last time the SSC group attacked Gambadhe with some Puntland troops laakinse wa la jabiyey.
-
Xaaji Xunjuf gorma la badalaya ta las anodna?
-
^^^ I think the americans want the fighting to continue. Hence why they won't take any neccesary air strikes against al shabab.
-
That is what happens when you go to a african country which is is xenophobic to other people from africa. Alla ha uu sahlo.
-
*Blessed on a positive side note. Now all the major cities of Somaliland will be connected economically using the same currency plus there won't be any false money made in Puntland or other parts of Somalia flooding the Burco market and causing inflation.
-
The world won't make pirate chief Faroole a president of South Somalia nor will the capital be moved to Garowe.
-
So Ibrahiim Afghani & Ahmed Godane = over 10,000 armed men? i didn't know they were that powerful.
-
Capital will not be moved to Garowe. The pirates are alone in this nobody will aid you on your fight with the TFG/AMISOM.
-
Xaaji Xunjuf;723727 wrote: Sure buddy Garowe is full of pirates and Mogadisho is full of Amisom african troops Faroole lost the game the Conference will be in Mogadisho the TFG he hated so much are running the game
-
Upcoming, Mogadishu meeting a landmark event or more of the same?
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
I doubt Mogadishu would ever be tamed unless it's people are ready to make their city peaceful and kick out the warlords, former criminals similar to Abdulahi Yusuf. -
Upcoming, Mogadishu meeting a landmark event or more of the same?
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Fiqikhayre replying with your other nick i see some desperate folks lol. Somaliland is not a weak Pirate state like Puntland who gives up easily just like their SSDF fathers who surroundered to Siad bare after they got a heavy karbash. Somaliland is owned by it's people not the international community get that in your skull! -
Upcoming, Mogadishu meeting a landmark event or more of the same?
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Somaliland aiding a new Somalia Government? wishful thinking. Unless of course it's in the interests of Somaliland and it's people. -
Lacagti Giinbarta ahayd ee laga Bedelay Burco oo la Gubay.
-
^^^ It was very old, diseased and bad smell. It's good that they got rid of it atleast it's not much use in Somaliland now.
-
http://oodweynenews.com/news/76072-halkan-k-a-daawo-qaabkii-maanta-loo-gubay-lacagta-giinbaarta-ahayd-ee-magaalada-burco.html
-
Popular Contributors