-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
http://news.yahoo.com/census-world-look-2050-084801254.html
-
The two countries on track to make the biggest population gains are Nigeria and Ethiopia. Nigeria currently boasts 166 million people, but by 2050 its population is expected jump to 402 million. Ethiopia's population will likely triple from 91 million to 278 million, bringing the east African nation into the one of the top 10 most populous countries in the world for the first time. In fact, according to the United Nations Population Division, although only 18% of the world's population lives in so-called "high-fertility" countries (places where women have more than 1.5 daughters on average), most of those countries are in Africa; the continent is expected to experience significant population growth in the coming decades, which could compound the already-dire food supply issues in some African nations.
-
Jacaylbaro;731598 wrote: Ilaahay Somalia ha hagaajiyo ... Somaliland na siday doonayso ha u yeelo ... aamiin. Amiin.
-
Parliamentary Speaker reaffirms stance on Somaliland’s sovereignty HARGEISA (SomalilandPress)—Somaliland’s speaker Abdirahman Mohamed Abdillahi (Irro) reaffirmed that Somaliland’s sovereignty is non-negotiable while speaking to the VOA’s Somali service yesterday. Mr. Abdullahi made clear Somaliland’s stance on sovereignty as he spoke with the local press on his way back from Djibouti where he was leading a delegation from Somaliland taking part in celebrations to mark the 34th anniverasy of Djibouti’s independence anniversary from France. Speaker Abdillahi was responding to a statement made by Somalia’s Transitional Federal Government President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed in which he said southern Somalia was ready to apologise for the atrocities that were committed against the people of Somaliland by the previous Siad Barre government. Speaker Abdullahi is the second Somaliland government official that has thus far responded to President Sheikh Sharif by saying to him thanks but no thanks, making clear that Somaliland will stay sovereign from the rest of Somalia.The Somaliland President has yet to formally respond to President Sheikh Sharif’s statement concerning the apology concerning the atrocities committed throughout the 1980’s.
-
We are not interested in his Afgooye farms the papaya of Mogadishu. One can say though Sheikh Hotel does seem to have a little good intentions.
-
I though this topic was about TFG PM what has it got to do with secessionist/secessionists?
-
Puntland delegation visits SOOL: Taleex Xallin: enjoy the PICS
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Is it true Saado Ali once sang for Abdulahi Yusuf when he was bringing Ethiopians to Mogadishu? if so. She is far from a national singer. -
Somaliland Reiterates Its Independence From The Rest Of Somalia
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Excellent. -
Xaaji Xunjuf;730705 wrote: ;) Yoweri museveni iyo waxaynu kala doorana iyo david cameron
-
Madaxweynihii hore Ee Somaliland Shacabka Ku Hambalyeeyey Xuska - 26-Ka, Kana Sheekeeyey Taariikh-dii Gobonimadii Lixdankii. http://oodweynenews.com/news/84514-madaxwaynihii-hore-ee-somaliland-shacabka-ku-hambalyeeyey-xuska-26-ka-kana-sheekeeyey-taariikh-dii-gobonimadii-lixdankii.html
-
-
^^ Some of them are Djiboutians such as Nerib Mohammed majority of them are Ethnic Somalilanders (Doula Abdi, Omar Yusuf,Tarrach Adan,Worsama Yonis. http://oodweynenews.com/articles/83751-siide-bi-u-ekaayan-ragi-hore-ee-somaliland-120-boqol-sano-ka-hor-sawiiro-taarikhi-ah%E2%80%8F.html
-
-
Jacaylbaro;730579 wrote: I can imagine ,, they put on gabaygii Timacadde ee "kaana siib kanna saar" and none of them understands what he is saying ..... "Aree xaw sheegaa duqaan?" ,,,, looooooooooooool
-
Qorax;730458 wrote: Woow they look healthy and handsome taloow yay yihiin? They are from Somaliland as the link posted shows.
-
Madaxweynaha Jabuuti oo Martiqaad u Fidiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland SUNDAY, 26 JUNE 2011 Mudanayaasha Golaha Wakiillada oo ansixiyey ajandaha kalfadhigooda 15aad iyo qoddobadda xaasaasiga ah ee ku jira Hargeysa (Togdhnews)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa martiqaad rasmi ah ka helay madaxweynaha waddanka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Md. Cabdiraxmaan Cirro oo hadal kooban ka jeediyey fadhigii shalay ee Golaha Wakiillada, waxa uu sheegay inuu u socdaali doono Jabuuti oo uu casuumad ka helay, halkaas oo uu kaga qaybgeli doono xuska maalinta qarannimada dalkaas ee 27 June oo ku beegan Isniinta berri. Munaasibadda 27 June ayaa ku beegan xilligii Jamhuuriyadda Djibouti ay ka qaadatay dalka Faransiiska madax-bannaanideeda sannadkii 1977, iyadoo qabanqaabada u diyaargarawga xusku si weyn uga socoto dalka Djibouti iyo guud ahaanba dalalka deriska ah. Xuska maalinta madaxbannaanida Jabuuti oo ku beegan Isniinta berri, ayaa la filayaa inay ka qaybgalaan masuuliyiin iyo madax badan oo caalamka iyo Afrika ka socda, iyadoo dawladda iyo dadweynaha reer Jabuuti diyaargaraw xooggan ugu jiraan sidii xus ballaadhan loogu samayn lahaa maalinta qarannimadooda. Geesta kale, mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigoodii shalay cod ku meel-mariyey qodobadda ajandaha uu goluhu ku shaqayn doono kalfadhigiisa 15aad ee si rasmi ah u furmay badhtamihii toddobaadkii hore, kaasoo ay ku jiraan qodobo xaasaasi ah sida wax-ka-beddelka Xeer-hoosaadka Golaha, wax-ka-beddelka Xeerka Ururrada Siyaasadda iyo ansixinta masuuliyiinta qaranka. Fadhigaas oo ay ka qaybgaleen 41 xildhibaan oo ka mid ah 82-ka mudane ee goluhu ka kooban yahay, waxa cod gacan-taag ah ku oggolaaday ansixinta ajandaha kalfadhiga cusub 21 mudane, waxa diiday 15, waxana ka aamusay 5 mudane, iyadoo fadhiyada soo socda uu goluhu gudo-geli doono doodda qodobadda ajnadaha kalfadhigooda cusub. Qodobadda ajandaha kalfadhiga 15aad ee goluhu ansixiyey waxa ku jira qodob xasaasi ah oo ku saabsan qaddiyadda furista ururrada siyaasadda oo dhowaan Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey Golaha Wakiillada. Ajandaha kafdhiga oo ka kooban 12 qodob waxa ay kala yihiin sidan: 1- Warbixinnaha Shirguddoonka, guddida joogtada ah iyo guddiyada Golaha Wakiillada. 2- Mashaariicda sharci ee golaha horyaalla. 3- Xeerka Nabadgelyada Guud. 4- Wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Baanka Dhexe. 5- Wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Ururrada Siyaasadda ee Xeer Lr 14. 6- Xeerka ka Ganacsiga Hawlaha Baanka. 7- Xeerka Biyaha Qaranka. 8- Xeerka Baanka Islaamiga ah. 9- Wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka-hoosaadka Golaha Wakiillada. 10- Xeerka Nabadgelyada Waddooyinka. 11- Xeerka Caymiska Qaranka. 12 Ansixinta masuuliyiinta qaranka iyo wixii kalee soo kordha. Togdhnews
-
Puntland delegation visits SOOL: Taleex Xallin: enjoy the PICS
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Jacaylbaro;730399 wrote: Good development .................... Nimankii Burco sheeganayay mar haday Taleex ku faraxsan yihiin -
http://www.togdheernews.com//index.php?option=com_content&task=view&id=8726&Itemid=1
-
Maayir Cusub oo loo magacaabay Laascaanod oo Xilkii La Wareegay.