-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Maamul Goboleedyo Qaadacay Wasiirada Cusub 21st July 2011 Gaalkacayo:-Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Gal-Mudug Maxamed Axmed Caalim oo Shir Jaraaid ku qabtay xaruntiisa Gaalkacayo ayaa si adag u dhaliilay Golaha Wasiirada Cusub ee uu shalay soo dhisay Raisalwasaare Gaas. Madaxwaynaha Gal-Mudug ayaa xusay in Cabdiweli Gaas uu Hareermaray Shirki Kampala Go’aamadii ka soo baxay ee ahaa in wada Tashi buuxa lala sameeyo Maamul Goboleedyada Hana qaaday. Waxa uu Ku ce celiyay inaanu Maanta laga Bilaabo aqoonsanayn Golaha xukuumada isla markaana ay Beesha Caalamka u sheegayaan in si Ka leexsan Hanaankii lagu hashiisay Lagu soo dhisay Wasiirada. Hadalka Madaxwayne Caalim ayaa imanay xili Beelaha Somaliyeed qaarkood ay ka Biyo diidsanyihiin Golaha Wasiirada,isla markaana Baarlamaanka Somaliya laga soo xigtay inaanay Meel marindoonin Golaha xukuumada. http://www.galgalanews.com/?p=1136
-
Mid Kamid Ah Wasiiradi Shalay La magcaabey oo La.Afduubtey 21st July 2011 Waxaa magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe lagu afduubtay Marwo Caasho Cusmaan Caqiil oo shalay loo magacaabay wasiiradda hormarinta qoyska ayaa la sheegayaa in ay ka dambeeyeen ciidamo ka tirsan xarakadda Al-shabaab ee halkaasi ka arimisa. Xogta aan ka helayno magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay afduubteen haweenaydaasi ka tirsanayd golaha wasiiradda Cusub ee shalay lagu dhawaaqay ee Xukuumadda Ra’iisul wasaare C/weli. Marwo Caasho Cusmaan Caqiil ayaa la sheegay in ka hor intii aan la magacaabin inay ka shaqayn jirtay Hay’ddo maxali ah oo deegaankaasi ka howlgala, ma jiro warar dheeraad ah oo xaqiijinaaya afduubka Haweydaan , mana jirto wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Al-Shabaab oo ku aadan afduubka Haweynaydaasi. Dhanka kale waa Wasiirkii ugu horeeyay Xukuumadda Ra’iisul wasaare C/weli oo la afduubtay, lamana oga ilaa iyo hada halka ay Shabaabku la aadeen haweynaydaasi la afduubtay, mana jirto ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dhanka Dowladda KMG ah. http://www.galgalanews.com/?p=1123
-
Xaaji Xunjuf is right the tomb existed even longtime ago. The original photograph of Sheikh Isaac's’s tomb at Maydh taken and issued the stamp by the author Christopher Claxton, British Somaliland in 1957.
-
Somalina don't get upset dear. You also comment on Somaliland topics.
-
Xaaji Xunjuf kkkk wax fahan dee. Diriiye is from Ximaan iyo Xeeb thus Somalina doesn't consider him to represent the Sheikh Sharif bloc of Karaan kk.
-
Oodweyne;735216 wrote: ^^ :D Buuhoodle has more business activities than Burco, did you say, dear lad? Sure you jest in here. But, then, again, I seemed to recall that, they used to say, that whatever float one man's boat, is something one is welcome to believe in it, indeed...
-
kkkkkk A_Khadar now come on dear lad don't be silly. How can a desert landlocked village in the middle of nowhere with no roads be compared with well established cities with business savvy communities.
-
Xaaji Xunjuf;735183 wrote: and salax is right the 100.000 was the entire garaad clan in Somaliland. Indeed.
-
A_Khadar;735145 wrote: Buuhoodle has better chance than Garoowe.. Buhodle for the conference! kkkkkk ma tulaada Buhoodle. You have good jokes there A_Khadar.
-
Xaaji Xunjuf;735172 wrote: A khadar UNDP is not a Somaliland source they've been to sool for years even before Somaliland administration reached laascanood. The brits in the 1940s estimated the sool region roughly 100.000 people not including the Hawd and reserve area in Ethiopia. Correction that was their whole population in British Somaliland including their kins that live in few villages in Sanaag in those population statistics.
-
I said "roughly". Those estimations i am refering to and sources do exist go look for yourself UNDP Population estimations district, region. Kiddo.
-
It doesn't take a genius to know "100,00o fleeing las anod is the work of Illusionists. Hence Las anod having more than 100,00o residents to begin which is quite laughable let alone "100,000 fleeing" to say the least.
-
Alpha Blondy;734751 wrote: Excellent pictures Alpha Blondy.
-
A_Khadar;735150 wrote: Ma adigaa tiriyey for the 150k? Nope. It's from UNDP population estimations by region, district & Somaliland close sources.
-
Aaliyyah;735000 wrote: whether 100, 000 fled laascaanod or otherwise. The point is that people are losing their homes and some their lives.And for what reason so silanyo can sleep better at night and dream abt some so called recognition?! Shame! salaam It is still not wise lying about population statistics.
-
0ganarnia@ :D
-
How did 100,000 flee Las anod when the whole population of Sool at maximum is roughly at 150,000? . Illusionists kkkk.
-
^^^ It's better than believing in "Political restaurants" failed SSC group of Xakltoosiye.
-
NASSIR;734710 wrote: power-sharing formula. We're talking about a major political base being excluded. NASSIR which is more important saving Somalia or your group not getting a minister at all?
-
No thanks.