-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Shir maalmihii ugu dambeeyay uga socday mas’uuliyiinta ururka SSC tuullada Dharkayn-geenyo oo 75 dhanka galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta halkaasi lagu soo gabagabeeyay. Mas’uuliyiinta ka soo qeyb galay shirka ayaa sheegay in kalsoonidii ay kala noqdeen hoggaamiyaha ururka SSC Suleebaan Ciise Xagla-toosiye oo in muddo saddex sanno hayay xilkaasi. Mas’uuliiyiinta ayaa sheegay in xilka ay si ku meel gaadh ah ugu wareejiyeen guddoomiye ku-xigeenka ururka Cornel Cali Sabarey, iyadoo golaha ururkuna uu muddo lix bilood ah xilka sii hayn doono. Guddoomiyaha golaha sare ee xeer dejinta ururka SSC Maxamed Cabdi Ciise Kayd oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xilka looga qaaday guddoomiyihii ururka sababo la Xidhiidha, kaddib markii uu xilka gudan waayay muddo dheerna uu dalka ka maqnaa. Maxamed Cabdi Ciise Kayd ayaa sheegay in 13 -ka xubnood oo uu guddigu ka kooban yahay ay isku raaceen in xilka laga qaado guddoomiyaha ururka, haatanna wadaan deddaallo lagu doonayo in sare loogu qaado waxqabadka ururka. Guddoomiyaha golaha sare ee xeer dejinta ururka SSC ayaa xubnaha guddiga ku guubaabiyay in ay xilkooda si waafaqsan sharciga ururka u gutaan, shacabka taageersan ururkana ka codsaday in ay laba jibaaraan taageerada ay ururka siiyaan. http://www.togdheernews.com//index.php?option=com_content&task=view&id=9107&Itemid=1
-
Wasiirka Afrika U qaabilsan Dawlada Ingriiska oo Booqasho ku yimid Somaliland Khudbadna ka jeediyey Aqalka Baarlamaanka Somaliland Hargeysa/ToggaHerer 24 July 2011 Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM oo Maanta Booqasha ku yimi Jamhuuriyada Somaliland Caasimada Hargeysa ayaa Kulan la yeeshay khudbadna ujeediyey Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Somaliland. Mr Henry ayaa khudbada uu ka jeediyey Aqalka Baaramaanka Somaliland waxa uu kaga Warbixiyey Ujeedada Socdaalkiisa Somaliland iyo Kulan uu La yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliand Md Axmed Maxamed Siilaanyo. Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay Imaanshihiisa Somaliland waxaanu ka warbixiyey Xidhiidhka Qotada dheer ee Ay leeyihiin Ingiriiska Iyo Somaliland. MR Henry ayaa sheegay tan iyo mudadii uu ka mid noqday Xukuumada Dawlada Ingriiska in uu la kulmay Mujtamac badan oo Reer Somaliland waxaanu sheegay in ay ka go`an tahay Taageerada Dedaalka Horumarineed iyo Nabada Geeska Africa ba Wasiirka ayaa intaa Raaciyey in aanay ahayn markii u horeysay ee Masuul Ingriiska ahi ku yimaado Somaliland iyada oo Bishii February Somaliland yimid Mr Andrew Marchel . Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM ayaa sheegay in Uu madaxweynaha Somaliland ku soo dhaweeyey Wadanka Ingiriiska ayna Yeesheen kulan aad u qiimo badan Sidoo kalena Madaxweynaha Somaliland uu Markab Dagaal oo dawlada Ingriiska uu dhawaan kulan la yeeshay isla markaana Xidhiidhka labada dal uu yahay mid aad u xoogan. Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM mar uu ka hadlaayay Caawimada Somaliland wuxuu sheegay in ay Somaliland ka caawin doonaan mashaariic Badan oo Horumarineed, Wasiirka ayaa sidoo kale si weyn u amaanay Qurbajoogta Reer Somaliland ee UK waxaanu ku sifeeyey Qaar labada Dal ba Daacad u ah kana shaqaynayaan Xoojinta Xidhiidhka Labada Dal. Hargeysa/Somaliland
-
Xaaji Xunjuf;735988 wrote: The Zack a Mujahid is a person who fights for Xaq Indeed.
-
AUN. He was a SNM hero that fought against the dictatorship of Siad bare he will be forever remembered in our hearts.
-
Somalia: Puntland Oil is transformational moment for the Somali's...
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
kkkkk i doubt you would get any penny from the oil if there is any at all anyway. Shaddy companies own over 55% Share k. -
Somalia: Puntland Oil is transformational moment for the Somali's...
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
The phantom oil? kkkk. -
Oodweyne;735714 wrote: Looks to me that what we have in here, is nothing but "Imam Farole" at his finest messes in action. In other words, his spectacular own goal is being advertised and scream about it from the "roof-top", by none other than himself, indeed... This guy should really have been in the "Guinness book of records" ; particularly the chapters that tells how man who has the streak of political incompetence in his vein, ought to look like it, indeed..
-
Somaliland is working on to make the city safer and sending their head of police chief to Las Anod to investigate those crimes while thugs like SSC are properly the ones behind the butchering of the beautiful women of L.A who supposedly support Somaliland. Very shameful to say the least. Taliyaha Guud Ee Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Maanta Gaadhay Magaaladda Laascaanood, Sheegayna Inuu Baadhayo Cida Ka Dambaysa Dilalka Qorshaysan Laascaanood (Ramaas) July 22,2011 - Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta gaadhay Magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood, halkaas oo dhibaato amaan daro ka jirto. Taliyaha guud ee ciidamada booliska Somaliland Md Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa sheegay inuu Magaaladda Laascaanood u tagay sidii uu baadhitaano ugu samayn lahaa dhibaatadda amaan xumo ee halkaa ka jirta iyo sidii uu wax uga ogaan lahaa cida ka dambaysa dilalka qorshaysan ee halkaa sida is-daba jooga ah uga dhaca “Waxaan u socday waxa magaalada Laascaanood ku soo kordhay oo batay dilalka, markaa waxaan u imid inaan arrintaasi baadho oo xog ogaal u noqdo si wax looga qabto.” Ayuu yidhi taliyaha oo u waramay warbaahinta Laascaanood, waxaanu intaa ku daray “Waxaan soo kormeeray saldhigyada Booliska iyo rugaha magaalada Laascaanood, waxaanan shirar la yeeshay masuuliyiinta ciidanka Booliska ee qeybta iyo Saldhigyadaba,” Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad, waxa uu sheegay in aanay isaga u cusbayn Magaaladda Laascaanood “Iima cusba Laascaanood, waxaan joogay oo aan ka soo shaqaynayay oo aan taliye ka ahaa wakhtiyo kala duwan waxaase iigu horaysay sanadkii 1958-kii.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Waan ogahay oo dadweynaha reer Laascaanood ma ogola dilalka iyo nabadgelyo darro inay ka dhacdo magaaladooda, waxaan dadweynaha magaalada Laascaanood u soo jeedinayaa inay dhinac uga soo wada jeestaan cidii nabadgelyada wax u dhimaysa oo ay ciidamadda ammaanka kala shaqeeyaan.” Ramaasnews Desk
-
Koonfurians are welcome in Somaliland many live in the big cities of Somaliland work, live there.
-
It doesn't matter what they support the fact remains they are powerless and are no harm to us compared to how influential your uncles Xaabsade, Mahad Cambashe, Cali Sandule are in your areas even though you might like to deny it. What about Dr.Gaboose? he was just a doctor and did not have his own militia killing his own people unlike your uncle Xaabsade. The woman that was killed was part of Somaliland government in Las anod and it's mostly likely the desperate SSC thugs that is behind those cowardice targettings.
-
People from Ethiopia, Somalia, Kenya are all registered.
-
Farmaraa waan sidaan ku sheegay cidna kama xigtiid Sool iyo Sanaag wa dhuul Somaliland ah waxan doonana waan ka hadlaya.
-
Aaliyah kkkk TFG kulaha. Can Abdilahi Omar or Buuba set a foot in my land? do they have support from their own people? are they influential within the sphere of our areas? the answer is no. While your uncles like Xaabsade, Mahad Cambaashe have influence in your areas, supporters, their own militias from their sub clans. That is the difference young lady.
-
Gumaaysiigan aad sheegaysiid( wa haadi uu jiro ba) adeerada siida Cali Sandule, Xaabsade, Mahad Cambaashe, Keyse Yusuf ba ka masuul ah oo keenay rag shisheeye dhuulkooda wa haadi aad ruunta rabtiid.
-
kkkk daad ba sadeex magaalo cay mooday. Horta idinku magaalo ma haystan ba? kk. oo aan ahayn tulaada Buhoodle.
-
Most of them are registered under the Somaliland Immigration Office. It's all good.
-
Sool iyo Sanaagna cidna kama xiigtiin.
-
Farmaraa calaacalka iska dhaaf sxb. cidna saado cali ma aflgadayn ee. Waxa la yidhi kaliya Waxa la yidhi haadi aad been sheegaysiid mid ruun u eeg sheeg. Tani wii ku dhacday fanaanada Saado Cali.
-
Xaaji Xunjuf;735823 wrote: Aaliyah wamaxay caydu inaader axmaq ma nihin dadku isku fikir uun bay ahayn uun eh;) She is properly upset about Saado ali saying those non-existence disgraceful figures of *200,000 SSC people in Dadaab camps*.
-
Farmaraa i am from SS (Sanaag Sool regions) and i have families there. I am not from the Garaad clan though.
-
Xaaji Xunjuf;735768 wrote: Saalax according to Saado the entire sool and the buuhoodle region is empty;) Saalax now you know where they get the ridiculous numbers from. kkkkk. Waxa la yidhi haadi aad been sheegaysiid mid ruun uu eeg sheeg. Tani wii ku dhacday fanaanada Saado Cali.
-
Norway is a peaceful country this is a first.
-
Galmudug president caalin opposes the new cabinet of cabdi cawar
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
kkkkk@Cabdi Cawar. -
Xaaji Xunjuf;735745 wrote: UNDP is not a reliable source nor is the Colonial government a reliable source , but i know where people like A khadar get their sources from they get it from Saado Cali warsame the UN chief for Somali statistics and songfestivals. source saado cali warsame 200,000 SSC people in Dadaab camps did she say? The singer has officially lost the plot and beyond delusional.