-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Jacaylbaro;762001 wrote: Way duushay dee ,,,,
-
Dhalashadeenu waa Somaliland.
-
Valenteenah using xiinfaniin's larger "D Block" formula habiyar baba ii tahay qadhaadh majidho meeshan.
-
The Zack Ismail Mire? kk. Ismail Mire was just a minor and the student of Mad Mullah which i chased numerous times and tol him you are not welcome in Burco or any of our lands. The Mad Mullah feeling under pressure went on a poem rage regarding my group.
-
Abdikarim? "information Minister Abdikarim Hassan Jamaa" kkkk. Come on The Zack you can do better than that. Abdikarim was just a different version of Xaabsade the other information minister in Somaliland from the Garaad group, although with all due respect Xaabsade is more influential and has bigger support base in Sool.
-
The Zack i do know alot about different Somali groups in general, isilaliya.
-
xiinfaniin kk what has that "numerous" group that stretches from the infertile deserts of Bari to the red sands of northern Mudug and the eastern green hills of Sanaag done for them? let alone the Garaad group claiming credit for the leadership of a man based as far as Ras Kamboni or Alula.
-
Xaaji Xunjuf;761809 wrote: ^^^Salax you are not reading well Xiin Kor bu usi baxay kabtisina wu xidhay laxdisana wu diyaarsaday kk actually he went beyond the card when he mentioned "Siyaads" of Gedo.
-
xiinfaniin kkkk oh brother so now it's the other card and card that you want to rescue with them? Yusuf, Sharmaarke were men from Mudug/Bari and not Sool.
-
kk Abtigiis i beg to differ, the dhaanto dancers from Somali Galbeed might not be good at longterm politics but they can lead Mad Mullah, Omar Jess just to name few is a testimony to that. .The Garaad group ehm ehm well what can i say when one sees how they praise other men belonging to different sub groups (Siad Bare, Mad Mullah etc) through bad and good all the time and oppose those from their closet kin within their sub group one immediately realises they are indeed followers and not leaders.
-
Valenteenah. please do not inject emotions to the thread and make this personal. I have nothing against the Garaad group just speaking history.
-
Boosaaso tribal chief arrives in Hargeysa and compares faroole to Gadafi
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Interesting. -
Abtigiis kkkk being followers is better for them then atleast in the Mad Mullah times they reached heights they could have never dreamed of under the leadership of a man from Somali Galbeed before it came crushing down.
-
I think the Garaad group have always been followers from the Mad Mullah to Siad Bare rather than leaders maybe that is where the problems lie.
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Go Sanaag. -
Abtigiis;761229 wrote: Their politicians are the best pay-phones Somalia has ever produced. http://taleex.net/2011/11/13/jooge-lumay-identity-crisis-by-dr-abdullahi-hassan-mohamud-abdullahi-spanish
-
Wasiirradda Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Baddaha Ee Somaliland & Djabuuti Oo Ka Wada Hadlay Sidii Labada Dawladood U Samaysan Lahaaayeen Iskaashi Dhinaca Ka Faa’ideysiga Khayraadka Baddaha Ah Jabuuti (Ramaas) Nov 24,2011 – Wasiirada Wasaaarada Kaluumaysiga Iyo Khayraadka badaha ee Somaliland iyo dalka Jamhuuriyada Djabuuti Md Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geell-jire) iyo Axmed Cawaaale oo kulan ku yeeshay Magaaladda Jabuuti ayaa ka wada hadlay arimo door ah oo ay ka mid yihiin iskaashi dhinaca khayraadka badda ah oo dhex mara labada dhinac. Wasiirka Wasaaaradda Kaluumaysiga Djabuuti Md Axmed Cawaaale ayaa dhigiisa Somaliland Md Cabdilaahi Geell-jire ku qaabilay xafiiskiisa, waxayna isla qaateen sidii labada wadan iskaga kaashan lahaayeen ka faa’ideysiga khayraadka baddaha labada dalka oo leh xuduud dheer. Labada Wasiir oo markii kulankoodu dhamaaday Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay waxyaabaha ay ka wada hadleen, iyagga oo tilmaamay inay isla qaateen sidii loo samayn lahaa xarun caafimaad oo ka shaqeysa kaluunka “Waxaanu ka wada hadlaynay sidii aynu khayraadka kalluumaysiga labada wadan uga wada faa’iidaysan lahayn, sidii aanu iskaga kaashan lahayn waxyaabaha qaranba qaranka kale kaga duwan yahay ee ka dhiman ugana faa’iidaysan lahaa, waxa kale oo aanu ka wada hadalnay dhinaca suuq-geynta kalluumaysiga iyo sidii xarun caafimaad loo samayn lahaa” sidaa waxa yidhi wasiirka kaluumaysiga Somaliland, waxaanu intaa ku daray “Markaa waxaanu isla gaadhnay inaanu guddi farsamo oo aqoon yahano ah oo labada wasaaradood ka kala tirsan oo ka shaqeeya sidii ay u dhamaystiri lahaayeen is fahamka aanu gaadhnay si aanu marka dambe u saxeexno marka la dhamaystiro” Wasiirka kaluumaysiga dawlada Djabuuti Md Axmed Cawaaale (Axmed Soomali) oo isna arintaasi ka hadlay ayaa yidhi “Waxaanu ka sheekaysanay wixii iskaashi ah ee labadayada wadan noo gaar ah iyo sidii aanu uga faa’iidaysan lahayn khayraadka badda isla markaana aanu u samayn lahayn wax isku kaaya xidha, waxaanuna doonaynaa inaanu go’aan gaadhno” Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Cabdilaahi Jaamac Cismaan ayaa ka mid ah xubno wasiiro ah oo sugaya Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo oo la filayo inuu maalmaha soo socda soo gaadho Magaaladda Djabuuti, isaga oo ka soo kicitimay dalka Ingiriiska. Ramaasnews Desk Hargeisa
-
Jacaylbaro;761042 wrote: Patriotism is not doubt useful in the interest of the country and the nation. The nation is strongly built upon the sacrifice of the patriots. The patriots give their money, time, energy and life for the good of the country. A patriot think of his country. He wants that his country should be great and prosperous. He wants that his country should be ideal in every field. So, patriotism is highly useful. Because it makes the people to think of their own country. :cool:
-
Gudomiyihii Xafada Hormar ee Magalada Galkacyo Muuse Aadan Xassan (Tagoog) ayaa goor sii horaysay dablay hubaysan ku dileen magalada Galkacyo, dad Goob Joogayaal ah ayaa u sheegay War-Fidiyeenada inuu dilkaasi Gaystay Wiil Yar oo Madaxa Duuban kaasi oo Lahaa Astaanta Lagu Yaqaan Al-Shabaab ee ah Cimaadada Guduudan. Booliska Gaalkacayo oo Heegan la galiyay ayaan wali soo qaban Kooxdii Falkaasi soo Lameegtay waxana la sheegay inay Shir Deg deg ah yeesheen Golaah Amniga ee Gaalkacayo kuwaasi oo ka Xaajoonaya Amaanka Gobolka Mudug. Shalay ayaa Gantaalka Lidka Diyaaradaha lagu Ganay Garoonka Diyaaradah ee Magaalada Gaalkacayo waxana la sheegay in Gantaalkaasi ay soo Tuureen Malayshiyaad Hubaysan oo aan la aqoon Haybtooda. GalGalanews
-
Carafaat;760865 wrote: Dont shoot the messengers. Even on the Erigavo issue it were Somalilanders who posted it here on SOL. So you cant blame them for posting NEWS on SOL. that is the idea of having discussion on current political events. The fact that more more negative news coming from Puntland is not the fault of XX, Saalax or any else. You better spend your energy on trying to understand what is happening in your State and how to improve the situation. True.
-
Faroole oo Isu Diyaarinaya Dagaal uu La Galo Galmudug, Garaadadii Garoowna Ciidan u Dirsaday + Bayaankisii Garoowe (Allssc.com) 23Oktoobar 2011 Wararka laga helayo guriga Faroole ee uu ugu yeedho madaxtooyada ayaa la sheegayaa inuu kulan uu u adeegsadey ku xigeenkiisa ina cali shire oo loogu kulansiiyey Garaadadii (bariga Sool) ee garoowe uu ka dhacay habeenimadii xalay. Kulankaa ayaa la sheegey iney ka soo qeybgaleen badanka garaadada *********** ee degen xarunta Faroole ka arimiyo kana mushahar qaata maamulka Faroole horkaco.Shirkan ayaa waxaa uu Faroole u sheegey garaadada Garoowe inuu wax uu ugu yeedhey iska dhicin la geli doono jifo ka miid ah Galmdug ee degta dhinaca koonfureed ee magaalada gaalkacyo, sababna wuxuu uga dhigey inuu waajib ka saaranyahay una dhaartey inuu difaaco nafta, maalka iyo dhulka Buntland, sidaa awgeed ay beeshani ku soo xadgudubtey dhamaan waxay u dirsadeen uu isna ugu dhaartey shacabka puntland sidaa la ajligeed uu diyaargaroowgii ugu dambeeyey ugu jiro siduu weerar ugu yeedhey is difaac ugu qaadi lahaa beeshaa, oo uu ku eedeeyey iney mudo sedex cisho ah ay xidhay madaarkii Gaalkacyo. Intaa kadib ayaa waxaa hadalka u baxay C/samed Cali Shire oo garaadada u xusuusiyey xuquuqda waajibaadka ka saaran ilaalinta xormada qofka reer puntlandka ah iyo sharaftiisa iyo difaacida dhulka Puntland.Intaa kadib ayaa waxaa hadadlkii u baxay garaadadii Garoowe waxeyna u cadeeyeen mudane Faroole iyagoo u hadlaya si qiiro iyo cadho ku dheehantahay, iney difaaca Puntland uu yahay waajibsaaran beelwalba oo reer Puntland ah, iyaguna ay qeyb ka yihiin beelaha ku walaaloobey maamulka Puntland sidaa awgeedna ay sida ugu dhakhsaha badan ciidamo difaaca madaarka Gaalkacyo beelahooda uga soo ururin doonaan.Arintaa ayaa waxaa la sheegey inuu Faroole aad usoo dhaweeyey uguna amaaney iney yihiin laguna yaqaano dad wadniyada aad u jecel, wuxuuna u balan qaadey inay sida ugu dhakhsaha badan kala xidhiidhaan ku xigeenkiisa wixii dhaqaalo ah ee ay u baahanyihiin si ay ciidamadaa u soo gaadhsiinlahaayeen magaalada Garoowe.Arintan Faroole u xeydxeydanayo ayaa soo korodhay ka dib markii beelaha wada degen magaalada Gaalkacyo ee waqooyiga iyo koonfurta Galckayo isku khilaafeen qeybsigii ay qeybsanayeen dhaqaalaha ka soo xerooda garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo.Dad badan ayaa waxey is weydiinayaan gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ee jabhada SNM ka qabsatey maamulkiisa shan sano ka hor xuquuqda difaacida uu madaarka Gaalkacyo iyo dadka degen Gaalkacyo (waqooyiga Galckayo) Faroole ku leeyihiin goboladaasu kuma laha miyaa. Cismaan Qandala Garoowe Somaliya Allssc.com Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeed hanjabaad ah oo maamulka Faroole kasoo saarey lacag isku heysiga ka socda garoonka Gaalkacyo. Puntland State of Somalia Garowe Puntland State of Somalia Garowe WAR SAXAAFADEED 23 November 2011 Galmudug Waxay Khal-khalgalinaysa Amaanka Puntland Dowladda Puntland ayaa ka digaysa weerarada hubaysan ee ka socda magaalada Galkacyo, iyadoo bartilmaadeed laga dhiganayo bulshada rayidka ah, mas’uuliyiinta Dowladda, shaqaalaha hey’adaha samafalka, iyadoo kooxo hubaysan degen-na xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo ay khal-khalgaliyeen diyaaradaha Qaramada Midoobay (UN-ka). Dhacdooyinka hoos ku xusan ayaa muujinaya dhacdooyinka amni-darro oo isa-soo taraya: • 6 November 2011 – Baabur ganacsi oo Puntland laga leeyahay ayaa lagu afduubtay Galkacyo iyadoo weli ay kooxo hubaysan baabuurkaasi ku haystaan gudaha xaafada Galmudug. • 8 November 2011 – Baabuur labaad oo Puntland laga leeyahay ayaa la afduubtay waxayna kooxo hubaysan baabuurkaas weli ku haystaan gudaha xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo. • 16 November 2011 – Qof shacab ah oo Reer Puntland ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Galkacyo isagoo wadada maraya. • 18 November 2011 – Mas’uul u shaqaynayay hey’adda samafalka ee Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa lagu dilay magaalada Galkacyo. • 20 November 2011 – Sadax qof oo shacab ah ayaa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday baabuur ganacsi. •21 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa la duqeeyey. • 22 November 2011 – Mas’uul Reer Puntland ah ayaa lagu dilay agagaarka xaafada Galmudug iyadoo dambiileyaasha ay u baxsadeen dhanka Galmudug. • 22 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa mar labaad la weeraray, iyadoo la carqaladeeyey howlaha dayuuradaha shacabka iyo dayuuradaha UN-ka ee howlaha samafalka. Weeraradaan isxigay ayaa laga soo abaabulay xaafada Galmudug ee koonfurta magaalada Galkacyo. Dowladda Puntland ayaan marnaba u dulqaadan karin weerarada lagu hayo shacabka, hey’adaha samafalka, howlaha ganacsiga ama madaarka magaalada Galkacyo. Dowladda Puntland ayaa shacabka ugu baaqaysa in loo midoobo meelna looga soo wadajeesto kooxaha lid ku ah nabada, amaanka iyo xasiloonidda deegamada Puntland. Dowladda Puntland ayaa sidoo kale ogaysiinaysa Beesha Caalamka weerarada lagu hayo Puntland lagana soo abaabulayo xaafada Galmudug. Dowladda Puntland waxaa waajib Dastuuri ah ka saaran yahay inay Dadka iyo Dalkaba ka difaacdo cid kasta oo khal-khalka galinaysa amaanka. Communication Office The Puntland Presidence Puntland State Of Somalia E-mail: Info@Puntland-gov.net Web: Puntland-gov.net http://allssc.com/?p=18152
-
Gudoomiyihii xaafada Horumar Muuse Aadan oo La Dilay Iyo Duqayn Hada Lagu Hayo Garoonka Gaalkacyo Tuesday, November 22nd, 2011 at 12:04 pm Duqayn Ayaa Iminka Ku Socota Garoonka Diyaaradaha oo Ay Ku Hayaan oo Kooxo ka soo Jeeda Dhinaca Galmudug Wararka Aan Ka Helaayo Saraakiil Ka Tirsan wasaaradaa Maaliyada oo Ku sugan Air-potka Magaalada gaalkacyo. Dhinaca kale Goor Dhaw waxaa Toogasho Lagu Dilay Gudoomiyihii xaafada Horomar Muuse Aadan Lama Garanaayo Sababta ka Danbeeysa Dilkiisa Lakiin waxaa Ay Kamid Tahay Amaan Darida ka Jirta Gobolka Mudug Lama Oga In Ay Xiriir layihiin Labadan Dhacdo iyo In Kale Duqayntaan Ayaa daba socota Hanjabaad Ka Imaaneysay kooxaha hubaysa oo ka soo jeeda Konfuta Gaalkacyo Taas oo Ku Saabsanayd In Ay Xiridoonaan Garoonka waa say Hadalka Udhigeen Maleeshiyo Beeleedkaas, Ilaa Iyo Hada lama Oga Cid Wax Ku Noqotay Duqayntaas laakiin Waxaa Heegan Sare Lagiliyay Ciidamada Si Ay u Difaacaan Amaanka Garoonka Iyo Nawaaxigiisa. Axmed Max’d Raxanreeb.com Gaalkacyo
-
AUN. Boosaaso (RBC) Wararka laga helaayo degmada Xaabo ee ka tirsan gobolka Bari ayaa sheegaya in uu ka dhacay dagaal,kaas oo sababay dhimashada 2-qof iyo dhaawac 4-kale. Dagaalka ayaa sida la sheegay u dhaxeeyey Ciidamo taabacsan Maamulka-Casayrland ee dhawaan looga dhawaaqay degmada Caluula ee gobolka Bari iyo koox hubaysan oo ilaalinaysay gaari kuwa qaadka-qaada ka dibna ay Ciidamadu weydiiyeen in gaarigu bixiyo canshuurta balse ay ka biyo diideen kooxdii hubaysneyd. Goob-jooge ku sugnaa Xaabo oo RBC Radio Boosaaso la hadlay ayaa sheegay in hadda xaaladu ay tahay mid degan balse rasaas socotay muddo laba saacadood ah ay isweydaarsanayeen labada dhinac. Sidoo kalena wuxuu intaas ku daray in dhaawacyadii loo qaaday magaalada Boosaaso lana aasay 2-qof ee geeriyootay,waxaana socota waan waan ay wadaan Odayaasha deegaanka ee ku aadan dirita labada dhinac. Si kastaba waa markii ugu horeysay ee Maamulka Casayrland ee dhawaan looga dhawaaqay degmada Caluula ee gobolka Bari ay canshuur ku soo rogaan gaadiidka u safraya deegaanada ay ka arimiyaan balse waxaana ilaa iminka ka hadlin Maamulka gobolka Bari. RBC Radio