Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Also Dadkaan ayaa loogu aaneeyey eedo loo tirinaayo maamulka puntland oo isagu hore ugu dhiibay dawlada itoobiya dad ka soo jeeda beesha Azania.
  2. Carafaat i think Azanians are angry because people from Puntland and SSC expressed their support for Al shabab in Kismaayo and even gave them weapons.
  3. http://taleex.net/2012/01/02/*****gii-ku-noolaa-libooyo-kenya-oo-maalinkii-sedexaad-magan-u-ah-booliska
  4. daadka kaso jeeda Puntland iyo SSC oo Ku Noolaa Libooyo Kenya Oo Maalinkii Sedexaad Magan U Ah Booliska Dad qamaamaya oo ka soo jeeda Azania/NFD ayaa ku soo yaacay guryaha iyo meheradaha ay ka deganaayeen magaalada libooyo reero iyagu asal ahaan ka soo jeeda deeganada Puntland iyo gobolada Sool, Boosaaso iyo Garoowe iyadoo laga bililaqaystay hantidii ay lahaayeen isla markaana loo geeystay dilal kala duwan iyo dhaawacyo. Dadkaan ayaa loogu aaneeyey eedo loo tirinaayo maamulka puntland oo isagu hore ugu dhiibay dawlada itoobiya dad ka soo jeeda beesha ugaadeen taas oo shacabka puntland aad uga cadhoodaay xiligii ay dhacday arinkaasi iyagoo shacabka puntland si cadho xoogan ugu sameeyey kacdoon ay kaga soo jeedaan maamulkooda talaabadaas uu xiligaas qaaday isla markaasna aanay dib dambe u dhicin. Qabiilka dega magaalooyinka Libooye Kenya iyo Libooye Soomaaliya ee Azania/NFD ayaa iyagu beryahaanba wada ugaadhsiga dadka kaso jeeda SSC iyo Puntland ah ee deegaanadaas ku lahaa hantida deegaameed oo noloshoodu ku xidhnayd iyadoo reero badana hore looga Masaafuriyey ayaa waxaa maalmahana Dib uga soo cusboonaaday duulaanka dilka iyo dhaca ah ee loo geeysanaayo Dad Shacab ahaa oo ku noolaa deeganaada libooye kenya iyo libooye kenya. Dhinaca kale reero dhawr ah oo ka soo jeeda deegaanada Puntland iyo SSC ayaa maalintii sadexaad lagu ilaalinayaa saldhiga booliska si naftooda loo bad baadiyo iyagoon haysan wax gurmad ah ama u xataa guryahoodii iyo hantidoodii u ilaaliya ama wax uga keena hadii ay iyagu is dhahaan u baxana la weerarayaa oo la laynayaa. Si kastaba ha ahaatee dhacdadaan ayaa ah mid aad fool xun oo ka soo daahirtay deegaankaas iyadoon dadaan waxba galabsan si isir ah loo ugaadhsanaayo, Qaar kamid ah reero saldhiga libooye kenya ku xaniban oo radio laascaanood la soo xidhiidhay ayaa ka codsaday in qayladhaan laga gaadhsiiyo hayada xuquuqul iinsaanka iyo dadka caqliga u sanba in gurmad deg deg ah loo fidiyo naftooda iyo maalkoodaba. Caruuro ka dhiganaayey iskoolo ay dhaleen reerahaas *****ga ahi ayaa loo lugaysiiyey habeenkii xalay dhinaca Magaalada Gaarisa si naftooda loo badbadaadiyo.
  5. General Duke i don't think anybody is stopping you or your likes to support it.Go ahead and make some demonstrations in USA for a support of it kkkkkkk.
  6. It's landlocked and surrounded by hostile neighbours on most sides. We shall see....
  7. burahadeer;769837 wrote: Desperate unionists are crying everywhere & every forum.They don't see the gist carafaat portrays! even in jokes so called unionists trying to look for victory where it's not applicable...Biggest losers eva came across.....
  8. Som@li you are the joke here Carafaat was never a hardcore Somalilander in SOL but somebody who growed up in Koonfuria . My input is i don't think Somalia and Somaliland need each other economically speaking Somaliland has been doing well over the 20 years it has seperated from Somalia in comparison to when we were with Koonfuria where all aid/business was directed to the south.
  9. Dagaal Seemaal ku dhex maray Maleeshiyo Reer Dilla ah iyo Booliiska Somaliland oo hal qof ku dhaawacmay afar kalena lagu qabtay Seemaal(Waaheen) waxa maanta Deegaanka Saameel dagaal ku dhex maray Maleeshiyo ka soo jeeda deegaanka Dilla iyo Ciidamadda Booliiska waxaana dagaalkii halkaas ka dhacay Ciidamadda Booliisku ku dhaawaceen Hal qof oo Maleeshiyada Beeshaas ah Afar kalena gacanta ayay kaga dhigeen. Sidaana waxa khadka Telefoonka Waaheen goor dhaweyd ugu xaqiijiyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraalle Duur “ waxa soo weeraray Ciidanka Booliiska koox ka soo jeeda beesha Dilla oo runtii been loo sheegay oo lagu yidhi waxa la Dillay gabadh reerkiina ah Xoolihiina waa laga dhacay oo beeshii kale ayaa kaxaysatay. Dabadeed way soo yaaceen iyagoon hubsan waxay markaas isku dhaceen Ciidanka Booliiska ah ee Jiida degan, mid ka mid ah ayay dhaawaceen afar kalena way qabteen, markaa ninkii dhaawaca ahaa Cisbitaalka Gabilay ayaa lagu daweynayaa xaaladiina way iska degtay imika” ayuu yidhi Wasiir Duur Dhacdadan ayaa noqonaysa tii koowaad ee ay iskaga hor yimaadaan Ciidamadda Booliiska iyo kuwa Maleeshiyooyinka labada Beeleed ee Colaadi ka dhex aloosan tahay ee ka soo kala jeeda Gabilay iyo Dilla kuwaasoo dhibaatooyinkii hore ee ka dhex dhacay ee dadka lagu laayay ay ilaa wali taagan tahay
  10. Dagaal Galabta Ku Dhex Maray Buqdhada Ciidamada Booliiska iyo Ciidan Beeleedka Dila oo Hal Nin Ku Dhaawacmay. Dhaawaca ninkaasi ka tirsanaa ciidan beeleedka Dila ayaa dhaawaciisa goor dhawayd lasoo... Gabiley (Gabiley News):- Ciidamada Booliiska ee joogay deegaanka Buqdhada iyo ciidamada beesha deegaanka Dila ayaa maanta Galintii dagaal socday mudo saacado ah oo la isku adeegsaday noocyada hubka ku dhex Maray Deegaankaasi, iyadoo lagu soo waramayaa in dagaalkaasi hal nin ku dhaawacmay. Sida ay Gabiley News u xaqiijiyeen ilo wadareedyo xog ogaal ah ayaa waxaa la sheegayaa in Dhaawaca ninkaasi iyo sadex nin oo kale oo ay ciidamadaa booliisku usoo qabteen maxaabiis ahaan lasoo gaadhsiiyay magaalada Gabiley. Dhaawaca ninkaasi ka tirsanaa ciidan beeleedka Dila ayaa dhaawaciisa goor dhawayd lasoo gaadhsiiyay cusbitaalka Guud ee magaalada Gabiley, iyadoo aanay wariyayaasha usuurto galin inay arkaan dhaawaca ninkaasi sababo amni awgeed, Telefoonada Taliyaasha Booliiska oo laga qaban waayay wariyayaasha ayaan war arintaasi ku saabsan ka helin dhinaca xukuumada. ilaa iyo hadda lama hubo cida ku horaysay weerarka iyo khasaaraha dhabta ah ee soo kala gaadhay labaa dhinac ee dagaalku dhex maray. Wararka kasoo kordha khasaaraha dagaalkaasi kala soco Gabiley News. Gabiley News Desk Gabiley Somaliland
  11. Excellent Somaliland. Xaaji Xunjuf;769332 wrote: So now the pirates invented road construction projects kkkkkkkkkkkk.
  12. Taleex Iyo Umuuraha Ka Taagan ( Xog Ogaal) Magaalada Taleex ee uu ka dhici lahaa shirkii Khaatumo 2 ee la marin habaabiyey ayaa waxay tahay mid ay ka jiraan qas iyo jaahwareer baahsan, Gaajo xad=dhaafa iyo hoy’laan iyadoo taas ay sii dheertahay amniga oo aan cidina gacanta ku hayn, war bixintan waxaan ku eegi doona cida timi Taleex iyo meelaha ay ka kala yimaadeen sidoo kale fikirada lakala aamin san yahay……iyo guud ahaan jawiga dhabta ah ee ka jira Taleex. Waa ilaah mahadii wali waxaa dad badani hadal hayaan midnimada iyo wadajirka beesha *********** si loo helo nolol iyo nabad waarta horumarna loo gaadho,balse waxaa jira hagardaamo wayn oo taas barbar socota oo maalinba shaadh loo galinayo si loo wiiqo cududa iyo muruqa Dhulbahante—waa ayaan daro–. Sida aan la socono Shirka Khaatumo2 ee ka dhici lahaa Taleex ayaa noqday mid la majara habaabiyey oo laga duway wadadii uu ku anfici lahaa shacabka ***********. buuqa iyo khalkhalka ku yimid shirkan ayaa waxaa ka shaqeeyey inta badan ragii hawsha loo igmaday oo iyagu isku magacaabay G6 balse anigu aan ugu yeedho JIN6 iyo waliba xubnihii ay soo xusheen ee G15…. Guudmar yar khaladka Dhacay Ugu horayn kooxda G6 si aan la tashi iyo qaab-qiyaaseedkii jifi hoosaadyadaa ahayn bay wax u soo maamuleen iyagoo dusha ka keenay dad aan cidi soo xulan sababayna inta badan dhibta dhacday…….G15 waxay xooga saareen maagista, Dhaleecaynta bulshada qaar ka mida—Ujeeddadu hadda middayn bay ahayd—waxay soo abaabuleen waxma garad, indhow-garad iyo dumar maanta Taleex buux dhaafshay dhibtoodiina maanta ay taagan tahay. Taleex iyo Maanta waxaa magaalada ku sugan iminka inta badan dadkii soo abaabulay shirka kuwii danaynayey iyo kuwo kale oo jaanta soo raacay….magaaladu waa buux dhaaftay waxaa jooga inbadan oo aan shirku ku suurta galayn joogitaankooda wallow ay dadka ka mid yahiin… Amniga haddii aan ku horeeyo magaalada waxaa ku sugan ciidamo beeleedyo kala gadisan aan lahayna meel midaysa waxaana ay hoostagaan kooxo gaara…..sida Ciidanka Axmed Karaash, Ilaalada Garaad Jaamac Garaad Cali, kuwa G6 ay kal yimaadeen Buuhoodle, Ciidan Js oo si rasmiya cidi gacanta ugu hayn…….ciidankii Somaliland oo uu horjooge ka yahay Col DHOODI….iyo ciidan aad u khatar badan oo aan in waji loo sameeyo aan marnaba laga fakarin waa ciidan ay isu urursadeen labadii qoys oo ay wax kala gaadheen…….sidoo kale waxaa jooga ciidamo ilaalooyiin khaasa u badan iyo kuwo iskood u hubaysan. Aragtidayda waxaa jirta khatar amni oo wayn Guuxa ka socda bulshada dhexdeeda ayaa aad u kala duwan…dadka qaar waxay hadal hayaan Xooraynta Laascaanood iyo deeganada kale ee la haysto…..qaarkale dawlad bay ka sheekaynayaan..waliba rag bay tilmaamayaan…qaar way yaaban yahiino ilaah bay baryayaan……qaarna si kale bay u joogaan. Aan ku soo dhawaado nuxurka hadalkee…..Taleex waa jaahwareersan tahay shirkuna waa la qabaa jaahwareerka….waxaa aad u yar amaba aan jirin HOOY, CUNTO sabatuna waa maamul xumo iyo khalad laga fahmay shika…sida aan ogaaday waxaa jira khilaaf hoose oo maamulka shirka soona kala dhex galay qayb kamida Reer Taleex iyo G15+G6 kuna salaysan dhaqaale lumay iyo mid la rabo…inta badan waxaan wax kharasha la siin dadkii laga qaatay alaabta sugayayna Cumar Cali Koore si ay lacagtoodii uga helaan…..Cumar ayaa isagu haysta G15 ilaa shalayna xisaab baa loo fadhiyey. Canaanta Cali Khaliif + Carcaraka Axmed Karaash + Ku Dhawaaqida Cabdikariin Xasan Jaamac +Dhaawaca Nuur Gaas. Shirka oo ujeedadis iyo waxa laga rabaaba ay ninba si ugu muuqato ayaa ah mid ku dhamaan kara “Zero Result”. Galabnimadii ay yimaadeen G6 iyo wafdigoodii, soo dhawayn iyo dejin kadib waxaa dhacay shir iswaraysi iyo kuurgal ah oo ay yeesheen Cali khaliif , G15 iyo Cumar Koore…shirkan ayaa waxaa ka soobaxday natiijo muujinaysa sida Galaydh u shakiyey ka dib markii uu canaantay ragii hawsha Taleex gacanta ku hayey waxuuna yidhi “Anigu garan mayo Cali Ciise iyo Cumarow wax aad qabateen, meeshani waa qasan tahay nidaamkii shirku ku dhici lahaana ma muuqdo tani waa Mishin fashilin ah, Taleex amnigeeda ma sugna wararkiina bayna ka muuqataa” hadalkan ka soo yeedhay Galaydh ayaa muujinaya shaqo xumada dhacday iyo sida odayada mudada dalka ka maqnaa wax u maamuleen. Sidoo kale waxaa arinkaas barbarsocda Ergooyinkii shirka oo aan wali la helin tusaale ergadii Reer Taleex(NA) wali lama magacaabin lagamana wada hadlin…waxaa ka sii daran shalay waxaa isugu yimi Taleex 3 ergo oo Jaamac Siyaad ah siday kala yihiin :- Cuqaasha mid bay soo qortay——intoodii badnayd waxaa diiday 2xubnood ee G15 beesha kaga jiray. 2xubnood ee G15 kamida iyana ergay wataan Koox kalena way yimaadeen waxaana ka mida:– Qamandi,Cabdi Buur, Goondhe,Cabdi cabdilaahi, Ibraahim Jaamac Daad—-waan ka xumahay ragan sidan uun baan u aqaan. Sidoo kale waxaa soo socda Cali Sandule…Kooxdan 3 xaad waxay u ololaynayaan Nin lagu magaacabo Cali Sheeko Xariir oo raga xilka raba ku jira—–waa sida aan maqlay. Dhanka ergooyinkii kale ee nugaasha ayaan iyan wali laalan mana muuqato sida loogu heshinayo…..sidoo kale Dhanka Buuhoodle waxaa xalay soo galay wafti iyo ergooyin uu hogaaminay Garaad Soofe waxaana maanta(1/1/12) soo baxaya rag kale oo iyana ah ergooyin kana soo horjeeda kooxdan hore.—kuligood madaasha laga sugayaa waana loo wada yeedhay xaalku waa ciidan badsi iyo ninba ninkiisa ha doonto. Aan ku laabtee Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa mar uu is barayey G6 iyo dadwaynaha Karin dabayl wayn ayuu hadal ka soo yeedhay kaas oo si wayn loo qaadaa dhigay saamayntiisana le…..Garaadka ayaa waxuu isagoo Gacantiisa Bidix kor u qaadaya waxuu yidhi “Ninkan Cabdikariim Xasan Jaamac baa la yidhaahdaa waa ninka aan rabno in uu *********** waji cusub u furo”waxaa surta gal ah in Garaadku aanu waxba uga jeedin hadalkaas ayna ka ahayd qurxinta warka sidaa caadadaa balse marka loo eego siyaasad ahaan hadalkani waa ololo dhamaystiran oo fasiraya in Cabdikariim lala doonayo in uu hogaamiyo dawladda Taleex ka dhismi doonta waa hadii la isku raacee. Maalin kahor ayaa waxaa magaalada Buuhoodle ka dhacay shir ay yeesheen Axmed Garaad, shirkaas jifida Cabdikariim ayaa waxay ka codsatay walaalohood inay u raacaan si ay u dhisaan Cabdikariim oo sheegeen in *********** wato oo la dooran doono……la iskuma afgaran si kastaba ha u dhacdee waana tan sababtay in laba wafdi oo reer Buuhoodlaa midna Taleex Xalay yimi kan kalana Soo bixi doono Dhakhso. Bal u sii fiirsoo yaabka aan Taleex ku arkay waxaa jooga rag badan oo iyaguna hunguri wayni ku jiro, qaar leh aniga cidi igama mudna, qaar kale oo leh hebel waa waayeel. Sida aan fahmay waxaa jira ishaysi ka dhex aloosan koox Nuur Gaas la jeeni ah iyo niman kaloo rag kale wata…..waxaa fahmaysaa in Aadan Shuuriye lagu xamanayo in abtigii waa Cali Ciisee uu wato iyo waliba nin lagu magacaabo Cali sheeko xariir oo isna mudnaan la siinayo…anigu ninkan danbe ma arag mana aqaan….hadaanu joogin dambi kuma qabo waan maqlay…… dhanka kale waxaa jira guux wayn oo galay Axmed karaash iyo khilaaf aan dadku wada fahmayn oo u dhaxeeya G6 iyo Axmed karaash sababta dadku way sheegayaan kama se badna xil-doon, waxaan isna doorkiisu meesha ka maqnayn Cabdiraxmaan Uurbayte oo isaguna saamayntiisa leh aadna ay isugu dhaw yihiin G6 iyo Cumar Cali Koore. Isku soo wada duuboo Taleex waa ninba si is leh Ugu danbayn cimilada Taleex waa kulayl maalintii iyo qabow habeenkii ah…….dadka badankiisu amaba in ku dhaw 80% ma helaan wax nolol ahaan ugu filan waxaana sababay maamul xumida G15 iyo talada qaloocan ee G6 ka soo burqanaysay, waxa kaliya ee dadku ka hadlayaana waa Cunto iyo Jiif. Iyadoo caqabadaahaas iyo kuwo kaleban jiraan ayaa waxaa muuqata in an wali la aan loo jeedin halkii shacabka bugtay ee ahayd xoraynta Laascaanood iyo Dagaal waxaadna moodaa in lagu mashquulay arimo keeni kara kala kac iyo waji gabax ku yimaada shirka. Wixii aan soo bandhigay maaha xumayn waa sixid iyo in la arko khaladka G6 + G15 ay galeen iyo inay u baahan yahiin khabiiro la shaqeeya iyo inay wax badan dib u liqaan oo aanay isku dayin inay arinta xalka *********** god ku tuuraan. Maxamed Axmed Jaamac
  13. Taleex Iyo Umuuraha Ka Taagan (Xog Ogaal). http://taleex.net/2012/01/01/taleex-iyo-umuuraha-ka-taagan-xog-ogaal
  14. Gaarisa (RBC) Inta la ogyahay labo qof oo mid ka mid ah uu yahay Soomaali ayaa ku geeriyooday weerar xaley kooxo hubeesan ay ku qaadeen goob ay ka dhaceysa xaflad loogu dabaal dagaayo sanadka cusub 2012- degmada Gaarisa ee dalka Kenya. Wakaalada wararka Reuters ayaa soo warisay rag ku socday gaaro in ay rasaas ku fureen Naadi lagu caweynaayo oo ku taalo Gaarisa halkaas oo ay ku dhinteen labo qof 25-kalana ay ku dhaawacmeen. Wakaalada wararka Reuters ayaa sidoo kale sheegtay in ay baxsadeen qolyaha weerarka geestay, macadda cida ka dambeesay dilka weerarka xaley lagu qaaday magaalada Gaarisa ee dalka Kenya. Amaanka dalka Kenya ayaa aad loo adkeeyay Ciidamada Dhulka, Kuwa badda iyo cirka ayaa heegan la galiyay ka dib markii saraakiisha ciidamada Kenya ay ku dhawaaqeen in ay dhici karaan weeraro aragagixiso ah kuwaas oo lagu soo beegaya Dhinaca kale madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa shaley xarunta madaxtooyada ka jeediyay Khudbatiisa sanad waxana uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay amaanka dalka kenya Waxa uu ka hadlay ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya isagoo oo ugu baaqay in si isla mid ah loo xasuusto loona duceeyo wiilasha iyo gabdhaha labisan daraeska ciidamada ee Hawlgalada ka wada Soomaaliya. Waxa uuna intaasi raaciyay in ciidamadaasi ay iminka nafsadooda u hureen sidii ay u badbaadin lahaayeen walaalahooda Soomaaliyeed ee mudada kabadan 20-ka sano ku jiray dagaalada iyo macluusha. Si kastaba Kenya ayaa muddo ka badan labo bil waxa ay howlgalo kawadaan Koonfurta Soomaaliya halkaas oo ay kula dagaalamayaan Al-Shabaab kuwaas oo ka dambeeyay afduubo iyo weeraro ka dhacay gudaha dalka Kenya RBC Radio ————————– Xafiiska Wararka Niarobi
  15. Only talks Somaliland should engage with Somalia's future government should be about how to part our ways fully. Anything less than that the people of Somaliland should say a big no to it.
  16. Somalinimo died decades ago. And it shall remain dead for generations to come until some folks learn not to try and abuse Somalinimo with their own agendas and transparent crocodile tears.
  17. Never been to Nairobi but other east African cities.
  18. Som@li;768421 wrote: I understand what you saying, don't worry about ONLF, would you not welcome a referendum in the SOMALI region in Ethiopia, and work on how you get your fair share in the newest country from the SOMALIS. I am not against referendum for Somali galbeed.
  19. Som@li The Zack's group claim to be majority in that area they should have a confidence in the voting and not worry about other groups right in that Somali Galbeed region? kkkk.
  20. kkkk It's not a matter of Somali or Woyane but the golden opportunity presenting itself infront of your eyes .
  21. The Zack kkkkk if our kins next door the ethnic Somalilanders will be well in a new state shared by all Somali Galbeedians and their rights are respected we will respect the borders of the new state. Just like Germany and Austria.
  22. Interesting. I think if Somali Galbeed breaks off from Ethiopia in a referendum, Somaliland should make it's move and incooperate ethnic Somalilanders lands in Somali Galbeed into greater Somaliland empire.
  23. Aaliyyah;768354 wrote: ^lovely. Thanks for posting it .. Adaa Mudan.
  24. Daawo Sidii Uu U Furmay Shirweynaha Khaatumo laan2 (Daawo).