Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. A_Khadar the only mental ill i see is you and your beloved divided ilks that think they can silence the opinion of the nomads who doesn't share their view. And oh yh the folks of Sool should learn the dastuur of the dowlad they want to be part of before they open their mouths. Raysul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali hal gobolna ma noqdo maamul goboleed ee haddii la sameynayo maamul, sida ku qoran dastuurka waa inuu noqdaa labo iyo wixii ka badan” http://www.raxanreeb.com/?p=126149
  2. Hadhwanaagnews is not rubbish your websites such as Jidbaale that write nonsense are.
  3. hal gobolna ma noqdo maamul goboleed ee haddii la sameynayo maamul, sida ku qoran dastuurka waa inuu noqdaa labo iyo wixii ka badan” http://www.raxanreeb.com/?p=126149
  4. Naxar Nugaaleed;771069 wrote: the reasons why the people of sool sanaag awdal and buhoodle should share nothing. I am from Sanaag/northern Sool and i don't support SSC rebel group.
  5. Abdul i have a different opinion than your divided ilk live with that.
  6. C/weli Gaas: Wax Maamul ah oo Hiiraan ka Jira Ma Jirto, Hal Gobolna Maamul Goboleed Ma Noqdo Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali oo caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib booqasho uu maanta ku tagay magaalada Beledweyne ayaa shaaca ka qaaday inuusan jirin wax maamul goboleed ah oo ay DKMG u aqoonsan tahay inuu ka jiro gobolka Hiiraan. “Wax maamul ah oo aan u og nahay Hiraan ma jirto, hal gobolna ma noqdo maamul goboleed ee haddii la sameynayo maamul, sida ku qoran dastuurka waa inuu noqdaa labo iyo wixii ka badan” ayuu yiri raysul wasaaraha oo caawa wareysi siiyey BBC-da. Raysul wasaaraha ayaa sheegay in maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne balse uusan la socon wax maamul ah oo la yiraahdo Dooxada Shabelle kaasoo uu madaxweyne ka yahay C/fataax Xasan Afrax oo raysul wasaaruhu maanta isku arkeen magaalada Beledweyne.Wuxuu sheegay in dawlada dhexe aysan qorshaha ugu jirin inay maamul u dhisto gobolada dalka balse ay tahay in dadka deegaanadaasi ku nool ay soo sameystaan maamulo ay iyaga rabaan. Joogitaanka ciidamada Ethiopia Raysul wasaaraha DKMG waxaa la weydiiyey inay is arkeen saraakiisha Ethiopia ee ku sugan Beledweyne, wuxuuna yiri “Haa waan is aragnay waana wada hadalnay”. RBC Radio
  7. Shirkii Magaaladda Taleex Uga socday Beesha Bariga Sool Oo khilaaf xoogani soo kala dhexgalay Iyo Beelihii kaqayb galayey Oo midkastaa gaarkeeda Ushirayso. (Hadhwanaagnews) Friday, January 06, 2012 Taleex(HWN) Wararka ka imanaya magaaladda taleex ee katirsan Gobolka Sool,ayaa sheegaya inuu khilaaf xoogani soo kala dhex-gallo Shirkii Beesha Bariga Sool Taleex(HWN) Wararka ka imanaya magaaladda taleex ee katirsan Gobolka Sool,ayaa sheegaya inuu khilaaf xoogani soo kala dhex-gallo Shirkii Beesha Bariga ugu socday magaaladaasi afhayeen uhadlay malayshiyadda Nabad-diidka Ah ee SSC,oo lagumagacaabo Maxamed Cabdi Ciid(Faahiye),ayaa sheegay in shirkii Beesha *********** ay af-duubteen qolo uu ku sheegay G6 kuwaas oo uu hogaamiyo Cali Khaliif Galaydh. Mr.faahiye waxa uu Guddida G6 ku eedeeyey inay iyagu cidii ay rabaan oo kaliyahi kaadhadh uqaybiyeen islamarkaasna Beelkasta gaar-keeda ushirayso waxa uu sheegay afhayeenka maleeshiyadda nabad-diidkaahi inay iyagu SSC,ahaan wax shuqula kulahyn shirka oo ay banaanka kajoogaan. Maxamed Cabdi Ciid faahiye ayaa isagu waxa uu shirka taleex uga socda Beeshiisa bariga Sool ku tilmay meel ay kasocoto buuq Iyo jaah-wareer baahsani. Cabdi Yaasiin Axmed(Yool) Hadhwanaagnews-Office
  8. I am a free man who is contributing to the building of my new nation, unlike you Che who is supporting suicide bombing terrorists terrorising his own people in the hope that they will amount to something one day. What a shame Al Qaeda bootlicker.
  9. General Duke;771035 wrote: Che it's funny that Mogadishu, the central regions, Hiiraan and all of the North are no longer Shabaab territories. kkkk. Al shabab terrorist supporters like Che must be crying river.
  10. ^You are the one who needs to seek help Al shabab supporter. Continue shining shoes for Godane and Fuad Shangoole, afterall that is all your worth a confused balaashle.
  11. Poor Che his upset his terrorist Al shabab group is being eliminated day by day.
  12. Che -Guevara are you mistaking everybody for yourself? Alderman;771024 wrote: @Saalax Somalis do not speak Arabic, nor do they write in the Arabic script, so why do they feel the need to put it in their flag? The shahada is the Muslim declaration of belief in the oneness of God (tawhid) and acceptance of Muhammad as God's prophet. Let me correct you most Somalis backhome do speak, read and write Arabic how else do you think they know the holy Quran/Hadiths? The people of Somaliland are muslims and see fit to use the shahada in our flag like many other Islamic countries.
  13. Who needs that UN owned flag copied from Texas state flag? When you have this, the flag of freedom and pride.
  14. Ujeedada Laba Cali Ee Shirka Khatumo 2 Marka hore dhaman Umada Musliminta ah waxan ku salamayaa salanta islamka (ASC WR WBR) bacada salaam, waxan jeclahay in aan maqaal ku saabsan siyasada gaarka ah ee Labada Cali (Cali Ciise Cabdi Iyo Cali Khalif) ay ka leeyihiiin shirka Khatumo iyo u jeedada dhabta ah in aan ku soo gudbiyo qoraal. Sida aan rajaynayo, maqalkani wuxuu indho u noqon donaa dad badan oo aan ka war hayn khiyanada kuwo harag shabeel huwani ay ka wadaan *********** dhexdiisa, iyo ujeedadada ay ka leeyihiin ereyada hadoodalan iyo kuwa ay indhaha kasoo xidheen ay iska soo hormariyeen, iyagoo usoo dhiibey been maqaar sar ah. Baadhis badan kadib, waxaa soo if baxaya siyaasada dhabta ah ee loo soo abaabuley shirka khaatumo, isla markaana loo qabto si ka duwan shirarkii beeshu yeelan jirtey. Suaalahaas waxaan jawaabtooda ku muujinayaa qodobada soo socda, iyadoo aan isla markaa qeexi doono waxyaalaha guracan ee loo baahanyahay in la is weydiiyo. 1. akhriste, ma is waydiisay sababta shirkan loo qabanayo? 2. Yaase shirkan gacanta kuhaya? Ma caddahay ujeedooda siyaasadeed ee shirku? 3. Maxaa looga jeedaa in ergada shirka ka soo qayb galaysa iyo kuwa qabanayaa ay u badan yihiin kuwo si gaar ah loo soo xushay, isku waxna aaminsan? 4. Maxaa sababay in Mamulkii iyo Ururadii hore u jiray lagu yidhahdo Qaab Qabiil shirka kaga soo qayb gala, lana kala diro iyadoo aan cidna cod looga qaadin? 5. Yaasi awooda dheeraadka siiyey G6? Hadaba adigoo dhowraya qoraalkan racaya fikirka saxda ah, isla markaana eegaya rabitaanka bulshada, waxad naftada waydisaa su’alahan, jawabaha ku soo baxaana waxay ku tusi karaan waxyaabo badan oo kaa qarsonaaa. Hadii aynu u soo noqono G6 iyo group-kan hada soo baxay ujeedada ay wataan, waxa weeye burburinta iyo kala qaybinta bulsha waynta ***********, taasna waxa kuu cadaynaysaa wax qabadkii Aqoon yahanada iyo waxgaradka dhulhabante oo la inkiray, cagta hoosteedana la dhigay, lagana soo qaaday waxba kama jiraan. Shirka khatumo waxa la rabaa in lagaga dhawaaqo mamul iyo xubno u shaqeeya Ethiopia/Soomaliland. Hadii aysan taasi jiran, maxaa loo sheegi wayay waxyabaha shirka lagaga hadli doono , shirkan ma dowlad *********** leeyahay ayaa lagu dhisayaa, ma qabiilo is haya ayaa lagu heshisiinayaa, mise labada mamul ee inagu xeeran ayaa mid lagu birayaaaa! Dadku waxay mar walba is waydiyaaan sababta loo qarinayo ujeedada shirka, laakin waaa in *********** ogadaaa in qabashada shirka khaarumo ay ka dambayso siyaasad guun ah oo Ruug Cadaa ah, hadii aan si taxadar leh aan idiin tuso SSC yay, Cali Ciise Cabdi ujeedada uu ka leeyahay shirka khatumo waxay tahay dhisid maamul taabaacsan somaliland ama in *********** ku biiro somalidiidka. Ujeedada ka dambaysa maaha mid uu isagu fikirkeeda leeyahay laakiin waa mid ay wadato maamulka Ethiopia , waxayna doonaysaa in hab siyaasadeed loo bedalo gacan ka hadalkii isaaqa, aduunkana lo sheego in *********** oo midaysan uu racay Somaliland. Taas waxa cadaynaysa xafiisyada uu ku leyahay Hargaysa, iyo Ethiopia. Labadaas xafiis oo aanu doonaynin inuu midkoodna xidho, balse uu rabo in ay danahiisa dhaqaale iyo sayaasadeed u adeegaan. Sidoo kale Cali Ciise Wuxu Hargaysa yimi 11/12/2011, wuxuuna kulan laqaatay masuuliyiin aan magacooda la shaacin, ilaa iyo hadana lama cadaynin sababaha uu halkaas u tegey, isagoo dhinca kale ka wada xoroynta dhulka dhubahante ee Issaqa gacanta ugu jira. Waana laba arimood aan is qaban karin. Xoraynta iyo midaynta *********** haddii ay ka dhab tahay, maxaa keenay in la baabi’iyo lana diido Mamulkii SSC ee beesha kiciyey, ururkii NSUM ee dagaalka keli ahaan ula galay Soomaali-diidka? Caqliga fayoobi wuxuu diidayaa in wax kuu dhisan la dumiyo, wax aan jirinna la dhiso. Garashada sidaa ku salaysan, waxay dadka ka dhigaysa, ama moodayaan kooxda shirku, in aanay wax Garaad iyo aqoontoona lahayn. Mida labaad ee aan rabo in aan ifdiimiyo waxay tahay sida aynu hadalkiisa ku hayno taariikhdu markay ahayd 28/12/2011 malinimo arbaca ah ,waxa uu yidhi Cali Ciise 120 qof ayaa fikirkoda ku keenay in shirkan la qabto hadii uu hadalkaasi run yahay meeye 120 xubnood ,yeyse kala yihiin, fikirka ay xambarsan yihiin muxuu yahay, ujeedada hadalkiisu ma G6 (A5)Ayaa ka soo hadhay 120 qof miyaa? hadii jawaabtu ay tahay haa shirkii Nairobi waxaa isugu yimi dad kor u dhaafaya 500 oo qof oo isugu jira Garaado, Cuqaal Waxgarad Aqoon yahanao, Akhriste bal is waydii sababta keentay in 120 taladooda la qaato 500 ee qofna ladiido. Midna aan idin su’aale *********** 120 xubnood masiirkiisa ma ka talin karaan, halkas waxa ka cad in G6 iyo dadka la shaqaynayaa ay yihiin kuwo ku socda tilmaan, waayo waxa taas ku cadaynaysa in ay jiraan laba nin oo ku sugan puntland gudaheeda oo la doonayo in fikirka G6 ay ka dhaadhiciyaan Isimada iyo Cuqasha kusugan Garowe. “Dr Cali Ciise waxaa uu sidoo kale kula dardaarmay kooxdooda gudaha ku sugan in ay xidhiidh la sameeyaan labanin oo lagu kala magacaabo Axmed Diiriye iyo Cabdirisaaq Godane oo u xilsaaran in ay Isimada ku sugan magaalada Garowe ka iibiyaan fikiraka G6.” Hadalkan waxa lagu ogaday shir talefon oo ay yesheen G6 iyo G15 .14 September 2011Sidoo kale Cali khaliif waxa uu kamid yahay Group-ka isku magacabay G6 wuxuuna hor boode ka yahay ku biiritaanka mamulka Somaliland,Cali khaliif wuxuu ku can baxay xaasid nimo wayo waxa muuqda dhibatoyinkii uu u gaystay deganada SSC .waxana taa ku cadayn kara heerka uu ka tagan yahay ***********.. wayo Cali Khaliif waligii dhulhabante wax uma qaban iskadaa in uu wax qabtee ma shegin mowqifkisa ku aadan midnimada SSC. Wablahi Towfiiq……. Jamal Ciise M. Aden Milano, Malaysia Xagan Ka Akhri inti labaad. http://taleex.net/2012/01/04/ujeedada-labada-cali-ee-shirka-khatumo-2
  15. Xaaji Xunjuf;770668 wrote: Kan taleex.net qora waba mid xanuunsanaya war garaadada shirka ducadisa bay leeyihin malaha agendada shirka ergooyin iyo gudooyin ba loo xil saaray. Shirku meel wanaagsan bu maraya runti war shirka beel ba ku tashanaya beesha taladooda halo dayo, maanta wedjigiisa koobaad ba lagalay wedjigisa labaad beritoole loo gali doona inshallah. Taleexnet is spot on sometimes and exposes what the SSC supporters don't want the people to know.
  16. http://taleex.net/2012/01/05/isimada-***********-oo-ka-biya-diiday-qaabka-shirka-taleex-ku-bilawday
  17. If you can't answer then don't open your mouth kid, i am not here for muran either but to post news updates. Published On: 5 January 2012 8:14 pmXulka | By Taleex Media Isimada SSC Oo Ka Biya Diiday Qaabka Shirka Taleex Ku Bilawday Qaar ka mid ah ismida *********** ee ku sugan magaalada Taariikhiga Ee Taleex ayaa hoosta ka xariiqay in shirka saaka sida jujuubka ah lagu furay ay hordhac u tahay sida aan loo doonayn in wax miro dhal ah ka soo baxaan shirkaan, Khilaafka isimada iyo kooxda G6 ayaa cirka isku sii shareeray iyadoo kooxda shirka wadata ay ku dhawaaqeen inay dadka ay soo casumeen ku filan yihiin isla markaana aan loo baahnayn cid kale taasoo u muuqata talo maroorsigii abid ka dhacay Deegaanada ***********. Shirkan oo dadweynaha manadaqada gaar ahaan qurba joogtu majarihiisa haysato ayaan la ogayn ujeedada rasmiga ah ee Cali Khaliif iyo Cali Ciisa Cabdi ka leeyihiin, waxaase dadka siyaasada adaroosa ay sheegeen in raga aynu kor ku xusnay ay wataan qorshe danhooda ah balse aysan jirin dan dadweyne oo labadan oday ay maanta shacabka u hayaan. Qaar ka mid ah Isimada *********** ee ku sugan magaalada Taleex ayaa shacabka u sheegay inay si mug leh ula socdaan ajandaha qorshayaasha xambaarsan ee G6 isla markaan la iska ilaaliyo laab la kaca
  18. I don't see no Xaglatoosiye or SSC rebel leaders in the pictures so it's correct. Waxaa hada aan shirka ka qayb galin hogaankii SSC Saleebaan Ciise Axmed. http://taleex.net/2012/01/05/shirka-khaatumo2-oo-taleex-ka-furmay-iyo-hogaankii-ssc-iyo-isimada-oo-banaanka-ka-jooga-dhagayso A_Khadar;770632 wrote: Lol@Taleex.. At least before you post this, why don't you check the images I posted.. You can NOT help your mere sickness for seek any reason to fail this.. check these images below and let me know which is missing...
  19. Shirka Khaatumo2 Oo Furmay , Hogaankii SSC Iyo Isimada Oo Banaanka Ka Jooga (Dhagayso) Shirka Khaatumo2 ayaa saaka si rasmi ah loogu dareeray iyadoo hoolka shirka loo ogaaaladay oo kaliya inta ay ergo ahaan u soo xusheen kooxda la baxayday G6 ee laba Cali. Dhamaan qabaailka beelaah *********** ayaa si weyn uga soo horjeestay habka saaka lagu furay shirka marka iyadoo aan xal loo helin khilaafka magaalada Taleex iyo kan xulida ergooyinka. Waxaa hada aan shirka ka qayb galin hogaankii SSC Saleebaan Ciise Axmed iyo dhaaman golaha Khusuusida Sidoo kale isimada beesha Dhulbahanate marka laga reebo garaad Jaamac Garaad Cali ayaan ka qayb galin. Gudoomiyaha golaha Khusuusida SSC oo aan khadka taleefaanka kula xidhiidhnay ayaa xaqiijiyay in hogaankii uu banaanka ka yahay shir. Shir ay xaklay ku yeesheen magaalada Taleex laba Cali iyo qurbajooga la fikirka ah ayaa wazxaa ay go’aan ku gaadheen in ay aroornimada maanta si awood ah shirka ku furtaaan maadama ayey yiraahdeen uu waqtigu ku yar yahay oo aysan in muddo ah sii joogi karin Taleex taaso muujinaysa in ay ku dhawaaqi rabaan go’aamo ay jaabka ku sidaan Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciise Cabdi. Maxamed Cabdi Ciise Faahiye oo ah gudoomiyah golaha khusuusida Ssc ayaa sheegay in shan ka mid ah isimada beeshu ay la kulmeen garaad Jaamac garaad Cali oo shirka u furay kooda G6 waxaana ay ka dalbeen in shirka aan lagu deg degin furidiisa inta arimaha taagan xal loo helayo hase ahaate waxaa uu garaadku ku adkaystay in shirku furmay hadalaas oo sii xoojinaya khilaafka jira. Halkan ka roggo ama hoos toos uga dhagayso waraysiga gudoomiyah golaha Khusuusida SSC aan la yeelanay. Dhinaca kale bahdsa Saxaafada Soomaaliyeed ee ku sugan madasha shirka ayaa saaka gadood sameeysay iyagoo ku doodaya in aysan meeshu maamul lahayn oo ay saxaafdau la dahay cid ay si rasmi ah uga warqaadato. Waxa aay sidoo kale ka cabanayeen iyadoo aysan jirin wax qaabilaad ah oo loo sameeyay ama dejin taasin ay kaliftay in qaar badan maanta dib ugu laabtaan goobihii ay ka yimaadeen. Wararka u dameeyay ee shirka Khaatumo 2 kala soco Taleex Media.
  20. Carafaat;770202 wrote: Liibaan, waad runtaa. waxaad u sheegtaa, www.taleex.net . Ha joojiyaan isku dirka.
  21. 'Liibaan' what are you saying women from SSC send money to Godane? kkkkkkk
  22. SSC community having a large diaspora in America and their activities supporting the SSC rebel group has been weakened by the ban on Somali money remittance companies, ironically though one of the women arrested in the USA for sending money to Al shabab before the ban on the Somali money remittance companies in America hails from the SSC region. Minn. woman facing Somalia terror case arrested AMY FORLITI, Associated Press Updated 08:51 p.m., Monday, October 3, 2011 Read more: http://www.timesunion.com/news/article/Minn-woman-facing-Somalia-terror-case-arrested-2200173.php#ixzz1iT1kmdvk
  23. Duufaan the SSC group are poor i doubt their trade with Berbera or other Somaliland ports matters. Our main traders are 1.Somalilanders 2.Djibouti 3.Ethiopia 4.Yemen 5.Somalilanders from Somali region 6.Azanians from Somali region 7.The outside world 8. We can also add Egypt to the list since it has been developing good relations with Somaliland recently.
  24. Carafaat;770191 wrote: Xiinfaniin and General Duke folks rather support Amir Godane and Al Shabaab over Ghandi and Azania???? kkkkk you got it right.