-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
They do a terrible job because they are Pseudo Nationalists.
-
http://ceegaagmedia.com/?p=1205
-
http://taleex.net/2012/01/11/taleex-laba-qof-oo-ku-dhaawacmay-banaanbax-ay-g6-soo-abaabushay
-
AUN. 4 Qof Oo Lagu Dilay Duleedka Taleex, 7 Lagu Dhaawac Gudaha (Live Update) FG: Bogani waa toos (Live update) 17.15 11 qof ee dhaawaca ah ayaa waxa ay qabaa’ilkooda kala yahay:- 8 waa ***************** 2 waa ***************** 1 waa ***************** 17.06 Dhaawacyadii oo la la’ yahay meel loo qaado iyadoo xaaladooda laga dayrinayo, mid ak mid ah ehelada dhaawac ayaa Taleex Media u sheegay in ay G6 ka sugayaan diyaarad qaada dhaawac , maadama ay meel waliba cadaawad uga sameeyeen bulshadii nabaad ku noolayd ee Taleex. 17.04 Wax shir ah kama dhiicin maanta Taleex, qorshihii ay G6 damacsanayd ee ahaa in la dhagax shido garaadada oo ku dhamaaday in 11 qof lagu dhaawaco. 16.48 Tirada guud ee maanta ku dhaawacmay rabshadaha ka aloosan Taleex ayaa maraysa 11 iyadoo magaaladuna ay jahwareer weyni uu ka jiro. 16.30 Gaadhi qaad siday oo duleedka magaalada Taleex lagu laayay. weerarkan ayaa waxaa fuliyay maleeshiyo taageersan kooxda G6 oo uu hogaaminayay ninka lagu magacaabo Macruuf oo ka soo jeeda degaanka Taleex. Waxaa ku dhaawacmay weerarkaasi lagu laayay qaadwalayaasha afar nin oo seddex ka mid ahi ay ka soo jeedo beesha ***************** halka ka kan afraadna uu ka soo jeedo beesha *****************. 16.09 Kooxda G6 ayaa bandaw ku soo rogtay dhinaca ay ka degan yihiin iyo dumarkii iyo caruurtii oo dib ugu laabtay aqaladoodii 14.46 Garaadada *********** ayaa shirkooda si toos ah u socdaa waxaana ay hada qada ku lee yihiin aqalka Garaad Saleenbaan Garaad Maxamed ka degan yahay Taleex. 14.34 Rabshadaha ayaa sii xoogaysanaya waxaana weriyaha Taleex ku soo waramayaa in nin ka cadhooday dhaqan xumada G6 ee aan xeerka Soomalida ku jirin uu ka difaacayao garaadada ciyaalka iyo naagaha Laascaanood laga keenay. Todoba qof ayaa ku dhaawacmay mudaaharaad ay soo abaabuleen xubnaha la baxay G6 ee hagaya shirka Taleex. Sida uu ku soo waramayo weriyaha Taleex Media oo ku sugan bartamaha magaalada Taleex, mudaaharaadka oo ahaa mid rabshado huwan ayaa ujeedadiisu ahayd in lagu aflagaadeeyo garaadada beesha ***************** oo iyago banaanka ka jooga marka laga reebo laba Jaamac oo ka mid ah G6. Mudaaharaadka ayaa ka bilawday xaafada loo ayqanao ceelasha biyaha oo ah danta ay Taleex ka joogaan G6 iyo inta la fikirka ah hase ahaate awoodi waayay in ay u soo talaabaan magaalada bartamaheeda oo ah gobta ay ku yaaliin qalcadihii taraiikhiga. Ka dib markii dumar iyo ciyaal u badan ay isku dayeen in ay u soo gudbaan bartamaha magalada ayaa waxaa ka hor tagay ilaalada madaxad dhaqanka beesha *********** hase ahaate markii ay madax adaygeen isla markaana ay dhagax tuur ku bilaabeen ayaa waxaa ay ilaaldu isaga caabisay rasaas taaso ay ku dhaawacmeen laba qof. Rabshadan ka dhacday ayaa ah mid ay soo abaabuleen kooxda G6 oo kala ah :- Cali Khaliif Galaydh Garaad Jaamac Cali Ciise Cabdi Maxamuud Askar Caaqil Hindi G Jaamac Garaadada *********** ayaa shir ku jira ay kaga arainsanayaan xaalada degaamada SSC iyo kooxda G6 ee afduubatay taladii beesha waxaase shirka ka maqan laba Jaamac oo reerahoodu ay masuul ka ahaayene qabsahsdii Laascaanood. Dadka dhaawac ah ayaa lagu soo waramaaya in ay xaaladoodu wacan tahay waxaana ay ka soo jeedaan magaalada Taleex, waxgaradka Taleex ayaa eeda dhibtaan oo ah ti seddexaad dusha uga tuuray G6 gaar ahaan Cali Ciise Cabdi maadam uu ka dhaga adaygay codsiyo hore oo ay soo gudbisay bulshada Taleex.
-
http://horufadhi.com/2012/01/11/qadwaalayaal-isku-rasaaseeyey-gudaha-magaalada-taleex/
-
Waxaa maanta duhurnimadii wakhtigii salaada isku Rasaaseeyey meesha loo yaqaanoi waqda qaadka Qaadwalaayaal isku juffo hoose ah, kuwaasoo la sheegay in si keddis ah loogu la wareejiyey mas’uuliyada qaadka ee deegaanka Taleex. Waxaa xabado lagu furey gaadhigii sidey qaadka amase jaadka, kaasoo ahaa nooca Soomaalidu u taqaano Xaajiyadda. Ninka xabadaha furey ayaa wuxu dhaawacay 2 3 qof, kuwaasoo dhamaantood ah dhaawacyo fud fudud, kuwaaso hada lagu daweynayo isla gudaha magaalada, ciidanka amaanka ayaa hada la wareegay guud ahaan wadooyinka,waxaana jidadka hada ay ka wadaan roondo, sidoo kale waxaa gacanta lagu hayaa Danbilihii sida ay sheegeen mas’uuliyiinta amaanka ee magaalada Taleex. Horufadhi.com
-
“Waa In Talaabo Cad Oo Ciidan La Qaado, Cid Kasta Oo Ciidanka Ahaan Jirtay Iyo Jabhadii Dib Loo Hubeeyo, Waayo Marxalad Adag Baa Halkaa Inaga Soo Waajahday, Waxaan Leeyahay Hal Naaskeed Ninkii Gaadha Inaan Qorigiisa Laga Waayin” Hargeysa, January 11, 2012 (Haatuf) – Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka dayriyey Maamulka Goboleedka shirkii Taleex ee beelaha *********** uga socday deegaankaasi shalay lagaga dhawaaqay, kaas oo uu ku tilmaamay inuu colaad iyo qalalaase uu u horseedayo mandaqada, waxaanu xukuumada ugu baaqay inay talaabo cad oo ciidan ka qaadato arintaasi. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa sidoo kale Shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan gobolka Awdal u soo jeediyey inay sameeyaan isku soo baxyo ay kaga soo horjeedaan qaar kam id ah qurbajoogooda Somaliland diidka ah ee maalintii shalay ka dagay Muqdisho, kuwaas oo uu sheegay inay fidmo iyo Somaliweyn aan jirin ay wadaan. Suldaanka Guud ee Beelamaha Somaliland ayaa intaasi ku daray in Maamulka Taleex lagaga dhawaaqay ay ku timid Cadho ay xukuumadihii hore ee Somailand ay ka tirsanayeen Beesha ***********, ilaa hadana aan waxba laga qaban, balse xaaladani ay tahay mid aan loo fadhiyin loona dul qaadan Karin. Suldaan Maxamed waxa uu sidaasi ku sheegay Waraysi khaas ah oo uu xalay khadka telefoonka ku siiyey Wargeyska Haatuf, isagoo sidoo kalena ku taliyey in shacabka Somaliland ay u guntadaan sidii qaranimada loo difaaci lahaana ee loo wajihi lahaa xaalada ka soo cusboonaaday darifyada Somaliland. Ugu horayna isaga oo ka hadlaya Maamul Goboleedka lagaga dhawaaqay shirkii Taleex ee beelaha *********** ayaa waxa uu yidhi “Maan filayn arintaa Taleex ka soo baxday, runtii waxa weeyi inagu hadaynu nahay Somaliland waynu isku daynay inaynu ergo iyo gogol nabadeed fidino, hadana si ay noqotay ba waynu arkaynay wixii dhacay, laakiin Soomaaliduna waxa ay tidhaahdaa caano daatay dabadeed la qabay in shir dambe la isugu yimaado oo gogoshii nabada ee la soo ajiibay ayaan ogaa anigu xukuumaduna ay la socotay. Waxaa lagu dhawaaqayna kolay waa cadho ka kacday uun quudhisigii hore ee xukuumadii hore ee Mujaahid Axmed ka horeeyey ee loo geystay, laakiin anigu waxaan qabaa dadka Laascaanood degan maxaa Caasimadii Sool Laascaanood bay ahayde shirka loogu qaban waayey waa cabsi uun, laakiin xukuumadu shirkaasi qodobada ka soo baxay iyo wiixii go’aamo ka soo baxa barito ha soo shaacbaxaan (Maanta). Xuduudii Ingiriiska ee Somaliland lahayd in cidii ka baxaysaa dhul ka raacayo, shakhsiyaad waa laga yaabaa inay Koonfur iska jecel yihiin oo ay qabtaan meeshaasi, dawladda Federaalka ay ku biiraan, iyadeediibaa maanta dhibteedii iyo arimaheediiba ay taagan yihiin, markaa anuu waxa aan odhan lahaa yaanay nin meel ka tagay oo meel madhan tagay ayay aniga iigu muuqataa. Waad ogtahayoo Xamar nabadbaa ka dhacday baa la yidhi maalin walbana ragbaa lagu laynayaa dadbaa lagu laynayaa, waxaan ku talin lahaa tii la imariyey hadaan cid la marinayn inaynu dee kolay siddii aynu waxan u burburin lahayn uun taladeeda la qabto oo talaabo cad oo ciidan oo lagu xoojinayo goobahaa la sheegay oo maanta la soo celiyo cid kasta oo ciidanka ahaan jirtay iyo jabhadii dib loo soo hubeeyo, waayo marxalad adag baa halkaa inaga soo waajahday waxaan leeyahay Hal naaskeed ninkii gaadhaa in aan qorigiisa laga waayin. Sidoo kale Suldaan Maxamed Mar uu ka hadlayey qaar ka mid ah Qurbajooga gobolka Awdal oo maalintii shalay ka dagay magaalada Muqdisho, kuwaas oo uu sheegay inay doonayaan inay fidmo dalka ka abuuraan ayaa waxa uu yidhi “Ninka qurbajooga ah ee Afkaar kale xambaarsan ayuunbaa arinkaasi ku dhiiran kara, reer Awdalna waxa aan leeyahay magaciina in cambaar la saaro ama reer Selel waxa ay dhagxumo ku tahay wax aanad la qabin oo qof dheg xumo inta uu iska samaysto uu ka hadlayo oo uu leeyahay sidaasi ayaanu ku gaadhnay in saddexda degmo oo uu leeyahay sidaasaanu talo ku goosanay waxaan jecelahay in arinkaasi sidii aad u cambaarayn lahaydeen ee ay uga hor iman lahaydeen in shaaca ka qaadaan. Ta kale cidii ka go’aysa Somaliland ee doonaysa inay ka goosato iyo shakhsiyaadka doonaya inay ka go’aan cidina qasbi mayso, laakiin in aan dal sidaa ku raacayn oo aanu Federaal ku tagayn oon Koonfur tagayn ha ogaadaan, waayo anaga tii na soo martay cid waliba way xusuusan tahay runtii aadna waanu uga damqanaynaa”. Suldaan Maxamed oo aanu waydiinay xidhiidhka ka dhaxayn kara Maamulka lagaga dhawaaqay Taleex iyo Raga uu sheegay inay Muqdisho ka dageen ee qurbajooga Awdal uu ku tilmaamay ayaa waxa uu yidhi “Dee ma joogno barigii 1964-kii ee la isku odhan jiray USB maanta maaha wakhti casriya ayaynu maraynaa markaa anuu isuma nisbayn karo waa arin haddii ay dhacdayna qurbaha inagaga timid, dadkaasi qurbuhuna inta ay shiraan ayay waxa ay ku shiraan isula tagaan sidii loo soo celin lahaa arintii ahayd USB-da ee ka dhaxaysay beelaha ******** iyo beelaha ***********, laakiin anuu ma qabo dadka reer Somalialnd inay la qabaan fikirkaasi wax dhibaato ahna ma keeni karto taasi.Dadka Gobolka Awdalna waxa aan ugu baaqayaa in ay midnimadooda iyo Somaliland Nimadooda ku muujiyaan Mudaharaadyo iyo Media-ha labadaba sida ay uga soo horjeedaan waxaa lagu dhawaaqay ee ninkaasi Muqdisho tagay uu wado.”
-
Turkey to Mediate between Somaliland and Somalia ????
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Depends what the talks are about. -
Turkey to Mediate between Somaliland and Somalia ????
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
kk Carafaat all i am saying is Somaliland should becareful dealing with countries who are more pro Somalia when it comes to mediation between two sides Somaliland and Somalia. -
Turkey to Mediate between Somaliland and Somalia ????
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
We should turn down the mediation if Turkey is biased towards Somalia. -
http://somalilandpress.com/egyptian-doctors-arrive-in-somaliland-25941
-
Photo: Egypt extends its “soft power” in Somaliland (Mustafa Janaale/Hadhwanaagnews) New Egypt plans to strengthen its influence in the region by pledging ties with Hargeisa HARGEISA — A team of Seven Egyptian medics arrived in the Somaliland capital, Hargeisa, on Tuesday to provide treatment not available in the unrecognized nation. The delegation which included Mr. Mohammad Al-Amir, Adviser at the Egyptian Embassy in Djibouti, were received at Egal International Airport by Dr. Hussein Mohamud Mohamed, Somaliland Health Minister and Mr. Mohamud Rage, the Director General of Ministry of Foreign Affairs. The Egyptian medic team include urologists, cardiologists, Ophthalmologists, Orthopedists, pediatrics, surgeons and general doctors. During their ten day visit they will extend free medical help to hundreds of locals. They have brought with them medical supplies and their own equipment and will begin their humanitarian mission on Wednesday in Hargeisa’s General Hospital. The visit follows a recent trip to Cairo by Somaliland Foreign affairs minister Mohamed Abdillahi Omar after receiving an official invitation from Egypt. Upon his return, Dr Omar emphasised that Somaliland and Egypt entered a new important stage in their bilateral relationship. He stated Egypt was ready to reverse a two decade-old policy that blocked Somaliland interest and was willing to establish ties. He added the Arab nation pledged to help Somaliland in the health, education and economy sectors. As well as this medical mission, Egypt has offered Somaliland 24 teachers and is almost near completing an Islamic college in Hargeisa. The Grand Mufti of Egypt, Dr Ali Gomaa has promised to provide more Islamic teachers and over 30,000 volumes of books. Despite having relationship problems during President Hosni Mubarak’s rule in the last two decades, Somaliland and Egypt have had relations since ancient times. Somaliland once traded frankincense and myrrh with the powerful Ancient Egypt and in the 18th century Somaliland was administered by Ottoman Egypt. Somalilandpress Number-one English-Somali website Tuesday, January 10, 2012
-
Faroole: Iscasilaadii Farmaajo Waan ku Guuleysanay, Baarlamaanka KMG Waa Tuugo., Maamulkii Iga Hooreeyay Waxba Ma Qaban (Dhageyso) Boosaaso (RBC) Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa khudbad dheer oo uu ka jeediyey xarunta madaxtooyada Boosaaso habeenkii 08.01.2012 oo ku beegan saddex sano guuradii ka soo wareegatay markii uu madaxweyne ka noqday Puntland wuxuu kaga hadlay arimo fara badan. Madaxweyne Faroole ayaa khudbadiisa wuxuu ku soo hadalqaaday arimo xasaai ah oo dhamaantood u badnaa siyaasad iyo xaaladaha dalku ku jiro, isagoo si furnaan ah uga hadlay arimo qaarkood hore u qarsoonaayeen oo dadku aysan uga warheyn. Khudbada madaxweyne Faroole ka jeediyey madaxtooyada magaalada Boosaaso waxaa dhageysanayey wasiiro ka tirsan maamulkiisa, odayaal dhaqameed, fanaaniin iyo dad isugu jira waxgarad iyo culimo qaarkood gobolada Soomaaliya ee kala duwan ay ka soo jeedaan. Shaqo ka tegistii Farmaajo Madaxweynaha Puntland oo intii uu khudbeynayey soo qaaday xiriirka maamulkiisa iyo dawlada federaalka ayaa mar qura dib ugu laabtay waqtigii uu xilka hayey raysul wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo sanadkii 2010 xilligaasi oo madaxweyne Faroole uu ku magacaabay “xilligii ay is ku xumaayeen Puntland iyo DKMG”. “… Dawlada TFG iyo anagu waa taan mar isku xumaan jirnay, waxaynan iyaga keligood gooni u lahayn ay damceen inay la cararaan oon isku qabsanay god walba isla galnay illaa Security council [Golaha Amaanka QM] isla fariisanay libtii anagay na raacday. Waxay noqotay in la yiraahdo talo ayan ku jirin [Puntland] lama sameyn karo” ayuu yiri Faroole. “Kuwii nagu edeb ******ay” Faroole ayaa si gaar ah u soo qaatay qaabkii ay xilka uga degtay xukuumadii Farmaajo iyo qaabkii uu ku yimid raysul wasaare C/weli Gaas oo uu sheegay inuu yahay nin reer Puntland ah. Wuxuuna yiri; “Kuwii nagu edab ******ayna oo fool xumada sameeyeyna hadda waad og tihiin nin WALBA MEESHUU KA DHACAY. Maantana qeyb weyn baanu ka nahay prime minister [raysul wasaare] reer Puntland ah ayaa jooga”. Halkan ka dhageyso codkaasi “Halkan isaga iyo labadiisa raysul wasaare ku xigeen oo wafdi halkaan ku yimid oo wadada la soo mariyey oo meel walba arkay. Waxaan ka heynaa EREYO WAAWEYN ragga la socday…” ayuu hadalkiisa ku sii daray Faroole. “Baarlamaanka waa tuugo sida tuugta habeenkii bakhaarada u dhacda oo kale” C/raxmaan Faroole oo weli hadalkiisa sii wata, mararka qaarna loo sacab tumayo ayaa u weecday dhinaca baarlamaanka KMG Soomaaliya. “Waxaan rajeyneynaa in dawlada Soomaaliyeed oo ku iman doonta waqtigaan hadda aynu ku jirno ee sanadkaan aan ku jirno illaa 20-ka Agoosto inay noqoto tii rasmiga ahayd oo aan KMG oo Soomaaliya u dhalata… Baarlamaanka kooban lagaga heshiiyo [dhismihiisa], rag xulanti ah oo u qalma oo sidii tuugtii aan baarlamaanka jabsan sida kuwa habeenkii tuugta bakhaarada u dhacda oo kale oo aan isharaatiyeyn oo dad u qalma barlamaan inay ka mid noqdaan…..” ayuu yiri madaxweynaha Puntland. Faroole ayaa baaq u jeediyey odayaasha dhaqanka “Dadka soo xulaayana ay ka fekeraan mustaqbalka Soomaaliya xilkaasuna saaran yahay odayaasha dhaqanka maxaa yeelay hadeer axsaab diyaar kama aha Soomaaliya. Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo dhan yaan appeal [codsi] u jeedinayaa waxaad soo xuleysaan ha noqdeen wax dadka maqli kara, nin jecleysi iyo qabyaalad [sidii halka caawa laga dhigaayey oo kale] haku soo xulanina” ayuu sii raaciyey. Dhageyso codka Wuxuu intaa ku sii daray “Hadeer waad maqleyseen shirka ka socda Jabuuti oo idaacaduhu sheegayeen oo ah barlamaanka IGAD, Kooxda burcad badeeda ee baarlamaanka jabsatay….. iyagana waa la aqbali waayey daaqadaa laga saarey”. “JIRI SIYAASADEEDKA PUNTLAND” Weli waa uu sii watay hadalkii, madaxweyne Faroole wuxuuna markaan dib ugu soo laabtay gudaha Puntland. Wuxuu ku eedeeday rag uu ku tilmaamay inay maamulkii isaga ka horeeyay [Gen Cadde Muuse] ku jireen ayna wax qaban waayeen balse hadda ay bilaabeen inay dhaliilaan maamulkiisa. “Jiri siyaasadeedka Puntland ka jira oo buushashka ka qeylinaya iyo kuwii maamuladii hore ku fashilmay oo waxay hadee soo ilaaween markii hore ay qaban waayeen maanta leh waxbaan qaban lahayn!”. Gaagaab iyo xillgii uu ahaa wasiirkii Maaliyada Faroole ayaa si gaar ah u taabtay waqtigii uu wasaarada maaliyada joogay Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo mushaharkii la bixin waayey. “….OO MAXAAD ILAWDAY SADDEX SANO HADDAAN MUSHAHAR BIXIN oo aad maaliyada joogtay ama amnigii sugi weyday oo caradii burcad badeed qaadatay, oo hay’adihii kaa bexeen oo la wada afduubay.. oo ay noqotay odayaashii dhaqanka inay xaafadaha ka ururiyaan iyo wadaadada qaaraan ay yiraahdaan bal maamul dambaan ku sugeynaa”. Halkan ka dhageyso codka ‘Barakacayaasha hala celiyo’ Madaxweyne Faroole ayaa sidoo kale ka hadlay dadka barakacayaasha ah ee ka imaanaya gobolada kale ee dalka ee imaanaya Puntland isagoo amray in ciidamadiisu ay celiyaan carruurta iyo haweenka soo barakacaya, baabuurta soo qaadana ay la wareegaan. “…. Carruur iyo naago qoxooti iska soo dhigaaya waa la sheegayey oo baabuurta la socda arintaasi waxaan caawa halkan ka sheegayaa ciidamada amnigana aan farayaa, maanta halakan looma soo qaxo [hadda]. Abaarihii ummada gurmadka adduunka uga sameysay koonfur baa la geeyey Xamar iyo meelaha la xoreeyey Beledweyne hadda waa laga furayaa xeryo. Halkaa ninki ka yimaada ama soo qaxaya waa SHEYDAAN carruurtii iyo naagihii soo dirsaday….” ayuu yiri Faroole. Halkan ka dhageyso codka Wuxuu amray in gaadiidka soo qaada haweenka iyo carruurta lala wareego; “Baabuurkii lagu helo iyo cidii lagu helo Xaraas been been ah miino hoosta ku wata ama darawal ah ama budo qaraxa laga sameeyo oo BARIIS iyo SONKOR lagu sheego waxa weeya kan wadana waa la xirayaa maxkamad baa la geynayaa baabuurkana waa laga wareejinayaa, ciidamadaa lagu wareejinayaa HADEERBA HA ********”. ————————- RBC Radio
-
kkkkk sunatimes is owned by waagacusub editor dahir alosowe. Take it with a grain of salt ya libaan.
-
'Liibaan';772163 wrote: I agree SSC People are sick "agents". kk .
-
Dervish many of yours kin were footsoldiers for the British and Italian and even to this day they are footsoldiers for Kenyans and Ethiopians. So let's not go there kid .
-
That is the disputed part (Somali kashmir) and it's much smaller than the real Somaliland territories. If you add Puntland and Somali kashmir than it's bigger than Somaliland but still Somaliland is more populated.
-
kk.
-
The disputed areas are eastern Sool, Buhoodle and eastern Sanaag known as Somali khasmir.
-
Carafaat;771960 wrote: SSC region cant be called a disputed region anymore.. Buhoodle,eastern Sool and eastern Sanaag were the disputed regions. Not Sanaag and Sool as a whole.
-
No surprise.
-
A fully sovereign state that has no association with Somalia just like Djibouti.