Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. FIRST SHOTS UK SOMALILAND DEMONSTRATIONS . 22.2.12.
  2. Xaaji Xunjuf;792303 wrote: Aaliyaah adna Mabda’iidi SNM ma aminsantahay sida BUUBA:D kkkk
  3. Libaax-Sankataabte i was being politically correct.Bohol is the district capital of the Pro Somaliland areas in this part of Sool.
  4. faarah22 we will call it however we please. It's citizens are Somalilanders and i am one of those people who hail from those places. Somalina;792265 wrote: Malab miyaa ku qasan? lol Meeqa qof ayaa Ceel Lahelay degan? kk maybe. I don't know the population of Ceel Lahelay however about 10-15k live in the Bohol district area including Ceel Lahelay.
  5. Somalina;792261 wrote: lol@magaca, waxaan u maleynaayey in ceel laga heay meel. . kk ceel biyood macan ayaa laga helay.
  6. Gheelle.T kkkk it's a old place, it was founded by my some group in 20th century. What a name indeed.
  7. Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo qaar kamid ah Xildhibaanadu ay xilka ka qaadeen ayaa sheegay in dhawaan la xoreyn doono gobolka Baay iyo Bakool oo ay hadda ka taliyaan Xarakada al-Shabaab. Afhayeenka ayaa sheegay mar uu waraysi siinaayeey BBC-da in ay jiraan ciidamo xoog leh oo ku wajahan halkaas. Shariif Xassan ayaa sheegay in dadweynaha ku dhaqan goboladaas ay soo dhaweeyaan ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dawladda ee ku wajahan, waxaana uu sidoo kale baaq u direy qurba joogta Baay & Bakool in ay ka qayb qaataan dedaaladsa al-Shabaab looga saarayo Baay & Bakool. Shariif Xassan ayaa difaacey taageerada ciidamada Itoobiyaanka, waxaana la xasuustaa xiligii uu Madaxweynaha ahaa Cabdullaahi Yusuf in waxa uu ka soo horjestey ay ahayd in Ciidamada Itoobiya la keeno Baydhabo, inkasta oo uu sheegay in maanta arintu taas ka duwan tahay oo uu taageersan yahay in Itoobiyaan soo galaan Soomaaliya. Horseed Media
  8. http://oodweynenews.com/news/146084-halkan-ka-daawo-maayorka-ceerigaabo-oo-dhagax-dhigay-guriga-curyaamiinta-loo-dhisayo.html
  9. Maayorka Ceerigaabo Oo dhagax dhigay Guriga Curyaamiinta Loo Dhisayo. " frameborder="0" allowfullscreen>
  10. They could be lying to generate more support from other communities.
  11. http://horufadhi.com/2012/02/19/ganacsade-kasoo-jeeda-magaalada-caabudwaaq-oo-xalay-ciidamada-beesha-siilaanyo-ku-dileen-tuulada-coodanle/
  12. http://www.raxanreeb.com/2012/02/xildhibaan-salaad-cali-jeelle-heshiiska-garowe-wuxuu-horseedayaa-dagaal-sokeeye-oo-hor-leh-sawiro/
  13. Xildhibaan Salaad Cali Jeelle: Heshiiska Garowe Wuxuu Horseedayaa Dagaal Sokeeye oo Hor Leh (SAWIRO) Muqdisho (RBC) Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka digay in heshiiska Garowe uu ka yimid shir “xaaraan ah” sida uu yiri uuna horseedayo dagaal sokeeye oo markale Soomaaliya ka dhaca. Xildhibaan Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in dadkii ku shiray magaalada Garowe aysan keligood go’aan ka gaari karin talada dalka Soomaaliya iyo dastuur u sameynta, isagoo sheegay in haddii sidaasi lagu sii socdo ay sababi karto dhibaato hor leh. “Dadka ku shiray Garowe, ma waxay ahaayeen wakiilo Soomaalidoo dhan metela, waayo Soomaali ama waa gobolo ama waa qqabiilo marka yay ahaayeen dadka Garowe ku shiray” ayuu isweydiiyey Salaad. Wuxuu sheegay in lixda saxiixayaasha heshiiska Garowe ay marooqsadeen talo ka dhexeysa in ka badan 10 milyan oo Soomaali ah. “Haddii waxa ka soo baxay Garowe la isku dayo in la meelmariyo waxay horseedi doontaa dagaal sokeeye oo markale Soomaaliya ka dhaca, taasna waan ka digeynaa” ayuu yiri xildhibaanka. Xildhibaan Salaad Cali Jeelle Dhanka kale, wuxuu xildhibaan Salaad Cali Jeelle sheegay in dalku uu leeyahay baarlamaan KMG ah, haddii la sameynayo dastuurna ay tahay in baarlamaanku ansixiyo kalsoonina la weydiisto shacabka Soomaaliyeed. Xildhibaan Salaad Cali Jeelle “Dastuur waxaa loo sameynayaa waa Soomaali oo dhan, marka haddii dastuur federaal ah la yeelanayo waa in Axdiga hadda jira saldhig u noqdaa, waana in shacabka Soomaaliyeed la weydiistaa kalsoonida” ayuu sii raaciyey xildhibaanka oo aad u dhaliilay golaha loogu magac daray “Golaha Daastuuriga” ee lagu go’aamiyey shirka Garowe. War saxaafadeed uu shalay soo saaray Madoobe Nuunow Maxamed oo mudanayaasha baarlamaanka u doorteen afhayeenka cusub ee baarlamaanka, wuxuu sharci daro ku tilmaamay qodobada heshiiska Garowe iyo shirarkii ka horeeyey. Mudanayaasha baarlamaanka ee raacsan Madoobe Nuunow ayaa diidan heshiiska Garowe, halka garabka taageersan Shariif Xasan ay qeyb ka yihiin heshiiska.
  14. SAWIIRO. http://www.soomaalidamaanta.com/index.php?option=com_content&view=article&id=26276:qiso-murugo-leh-fuaad-shongole-soo-si-qasab-ah-ku-guursaday-naag-xaas-ah-oo-caruur-leh-daawo-sawirada-qoyska-&catid=1:wararka
  15. QISO MURUGO LEH: Fu’aad Shongole soo si qasab ah ku guursaday naag xaas ah oo caruur leh, DAAWO SAWIRADA QOYSKA Written by Mohamed Abdulle "Siidi" Saturday, 18 February 2012 22:06 DAAAWO SAWIRO KALA DUWAN EE QOYSKA: QISO MURUGO LEH: Maalinkasta aduunka wax kaa yaabiya ayaad maqlaysaa, waxaan idiin haynaa qiso naxdin iyo uurkutaalo leh oo aan ka wareeysanay seeyga qaba naagta sida qasabka u guursaday Fu’aad Shongole oo ah hogaamiyaha qeyb ka mid ah Ururka Al-shabaab Al Qaacida oo haatan kusugan Ceelasha Biyaha. Fu’aad Shongole waxaa uu haatan degan yahay guri nin Islaam ah leeyahay wuxuu guursaday xaas nin qabo, wuxuu maamulaa caruur uusan isaga dhalin, wuxuuna si gardaro cad ugu xadgudbay Xuseen Maxamed Abtidoon ”Xuseen Fareey” oo jooga Dalka Talyaaniga. Hadaba si aan u xaqiijino arrimahaani oo dhan waxaa isuuragashay inaan qadka Teloofoonka ku wareeysto Xuseen Maxamed Abtidoon oo loo yaqaan Xuseen Fareey kaasoo haatan ku sugan dalka Talyaaniga magaalo ka mid ah. Xuseen Fareey waa seeyga qaba Xaliimo Xersi Shuuke oo da’deedu uu ku sheegay 47 –jir u leh shan caruur ah, haatanse si qasab ah uu ku guursaday Fu’aad Maxamed Shongole oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Ururka Al-shabaab Al-Qaacida. Sawirkaan waa sawir hore oo xusuus ahaan u heystay Xuseen Fareey: Xuseen waxaan ka wareeystay sida wax u dhaceen wuxuuna iiga sheekeyey qiso murugo iyo ciil wadata oo mararka qaar uu hadalka ku xirmayay, waxayna u dhacday sidan: Waxaan si diinta Islaamka qabto ku guursaday xaaskayga Xaliimo Xersi Shuuke oo markaasi ahayd garoob laba ciyaal ah leh, ka dib aniga waxay ii dhashay shan ciyaal ah oo gabadha ugu weyni ay jirto 17 – sanno halka wiilka kusoo xiga uu jiro 15 – sanno iyadoo kan ugu yarna ay da’diisu ahay 7 –jir. Xuseen Fareey Xuseen wuxuu ii sheegay inuu ku shaqeyn jiray farsamo yaqaan gadiidka (Makaanik), waxaa aad u adkaatay inuu biilka ka helo magaalada Muqdisho, wuxuu doorbiday inuu isaga soo tahriibo si uu biil ugu raadiyo caruurtiisa iyo xaaskiisa, waxaana uu arrintaasi kala hadlay xaaskiisa, waxayna isku raaceen inuu naftiisa kusoo biimeeyo Badda. Wuxuu marxalado kala duwan soo maraba wuxuu ugu danbeyntii cagaha soo dhigay dalka Talyaaniga oo aan garanayno inaysan nolol rasmi ah ka jirin, tiiyoo ay jirto ayaa Xuseen waxaa uu shaqooyin ka raadsaday magaalooyinka dalka Talyaaniga waxaana uu bil waliba diri jira biilka ciyaalkiisa. Waxaa uu haatan kasoo maqan yahay laba sanno iyo bilooyin, xiriirka isaga iyo xaaska iyo caruurta kala go’o malahayn wuxuuna guri ugu gaday halka loo qaxay ee Ceelasha biyaha. Waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah in Xaliimo oo ah xaaska Farey inaay soo wacday odaygeeda kuna tiri waxaan doonayaa inaad iska keey furto, taasoo fajaciso ku noqotay Fareey, wuxuu la xiriiray waalidkeed waxayna ku wargeliyeen in arrinta aan waxba laga qaban karin maadaama meesha la joogo ay ka taliso Al-shabaab. Arrinkaasi marka ay dhacayso waxay ahayd 01 – 12 – 2011 –ka, bishii Janaayadii laga soo gudbay 17 –keeda sannada aan ku jirno ee 2012 –ka ayuu Fu’aad Shongole si aan qarsoodi lahayd usoo degay guriga Xuseen Fareey oo ku yaala agagaarka Al-Xayaat. Xuseen waxa uu la xiriiri jiray gabadhiisa iyo Wiilkiisa oo Mobilo gaar ah ay haysan jireen balse taasi waa ay istaagtay markii la ogaaday in ay xiriir leeyihiin aabahood oo waa laga qaaday Mobilkii, shalay ayuu markale la xiriiray dad magacyadooda uu qariyey xagga amaanka dartood waxayna u sheegeen in xitaa loo diiday inaay Caruurta ka qaxaan deegaanada Ceelasha Biyaha si ay ugu nabad galaan dagaalada kusoo fool leh. Xuseen Maxamed Abti – doon, haatan arrinkiisa waa wax aan la qiyaasi karin waxaana uu aad ugu murugoonayaa isagoo waayey Xaaskiisa misana loogu sii daray in caruurtiisa loo diiday inaay ka qaxaan deegaanadaasi. Fu’aad Shongole oo shalay shir jaraa’id qabtayna wuxuu sheegay in deegaanada laga qaxayo ee loo noqonayo guryihii asal laga yimi ay tahay mid lagu gaaloobayo, waxaana arrin qatarteeda leh ah in naag xaas ah oo waliba 47 –jir ah uu si qasab ah ku guursado isagoo heli kara gabar 15 –jir ah waliba guur doon ah. Waxaa wareeystay Mohamed Abdulle Hassan "Siidi" soomaalidamaanta
  16. Daawo Safarkii Madaxwayne Axmed Siilaanyo Iyo Weftigii Uu Hogaaminayey Ugu Amba-Baxeen Ka Qayb-galka Shirka London, Iyaga Oo Kusii Hakanaya Magaaladda Nairobi Oo Ururka IGAD Shir Ku Qabsanayo (Video). Hargeysa (Ramaas) Feb.18, 2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambo-baxay ka qayb-galka shirka dawlada Ingiriisku London ugu qabanayso kooxaha Soomalida, kaas oo qabsoomaya 23-ka bishan. Madaxwaynaha Somaliland oo sii mari doona Magaaladda Nairobi oo uu ka dhacayo shir uu qabanayo urur goboleedka IGAD, ayaa waxa madaarka Hargeysa ku sii sagootiyey Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo inta badan masuuliyiinta xukuumaddiisa. Halkan hoose riix oo ka daawo warka safarka madaxwaynaha oo dhameystiran:
  17. Wasaarada Macdanta & Biyaha Somaliland Oo Riig Ceel Biyood Qoda Geystay Deegaanka Gargooreey ee Gobolka Salel
  18. OdaySomali;790686 wrote: Pictures of Old Theatre From that to this. Improvement.
  19. http://oodweynenews.com/news/145553-dhis-ka-socda-theatre-kii-hargeysa-oo-noqday-mid-suaalo-badani-ku-hareeraysan-yihiin-sawiro.html
  20. Hargeysa (OWN)- Xaruntii hoyga u ahayd fannaanintii waaberi iyo kooxihii kale ee ku guda jiray badweynta fanka oo burbur laxaad lihi ka soo gaadhay dagaalladii dib-u-xoraynta Somaliland ee ka dhaxeeyey xoogaggii SNM iyo kuwii keligii taliye Siad Bare.
  21. Xaaji Xunjuf;790240 wrote: its a Somaliland party maxa ka yaala raskambooni:D