Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. burahadeer;793528 wrote: odaygu wuu afgaranwaayay ....af reer konfureedka ma yaqaano.I wonder if they communicating in turkish! kk.
  2. ; wrote: . the problems in Somalia can only be solved by the Somali people. So we are not here to impose solutions on a country from afar. Nor are we here to tell you, the Somali people, what to do. .. http://www.fco.gov.uk/en/news/latest-news/?view=Speech&id=733708982
  3. NGONGE;793444 wrote: Like I told another earlier, this is not a maqaaxi where you walk in and sit in the first empty seat available. It was arranged that way. Wax fahma.
  4. Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Ingriiska Oo Xafiiska ku Qaabiley Waftigii Madaxweynaha Somaliland.
  5. Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Ingriiska Oo Xafiiska ku Qaabiley Waftigii Madaxweynaha Somaliland.
  6. http://oodweynenews.com/news/147181-wasiirka-arrimaha-dibadda-ee-waddanka-ingiriiska-oo-xafiiskiisa-ku-qaabiley-waftigii-madaxwaynaha-somaliland.html
  7. Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Ingriiska Oo Xafiiska ku Qaabiley Waftigii Madaxweynaha Somaliland.
  8. Excellent Siilaanyo distanced himself from the Pirates and others. He also has the Somaliland flag sticker on his suit.
  9. http://toggaherernews.com/shabakada-togaherer-oo-ah-shabakadii-ugu-hor-heshay-26-ka-qodob-oo-lagaga-communique-shirka-loo-qabtay-somalida-iyo-qodobada-somaliland-khuseeya/
  10. " frameborder="0" allowfullscreen>
  11. It's not too late for Somalis from Somalia to wake up and build their country like Somalis from Somaliland.
  12. faarah22;792977 wrote: endless demos won't help them get their clan state. sadly a whole clan is misled for selfish ends. Neither will endless conferences unite or rebuild Somalia and it's selfish corrupt supporters. Message is clear Somalilanders are not interested to be part of any future Somalia government.
  13. Caano_Geel;792969 wrote: Somaliland guulayso weligaa. :cool:
  14. Mr David Cameroon Ra`iisal Wasaaraha Ingiriiska oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Qaabilay Qasrigiisa Xilli Banaabaxayaasha Reer Somaliland Ay Mudaharaad Ku Muujinayeen kuna Taageerayeen jiritaanka iyo Qaranimada Somaliland Aqalka Ra`iisal Wasaaraha Hortiisa London/ToggaHerer 22 Feb 2012 Ra`iisal wasaaraha Wadanka Ingriiska Mr David Cameroon ayaa si gaar ah ugu Qaabilay Xafiiskiisa madaxweynaha Jamhuuiyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo Iyo Waftiga uu Hogaaminayo oo ku sugan Wadanka Ingriiska gaar ahaan Magaalada London. Kulanka Madaxweynaha Somaliland iyo Ra`iisal Wasaaraha Ingriiska Mr David Cameroon ayaa ku Beegmay Banaabax Aan Abid noociisa Hore loo arag oo ay Dhigayeen Jaaliyadaha Somaliland ee Wadanka UK Xilli uu Ra`isal Wasaaraha Ingiriisku la kulmayay Madaxweynaha Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Siilanyo ayaa isaga oo ay Wajigiisa ka muuqato farxad aad u badani Waxa uu salaan Gacan qaad ah la dhex maray Banaanbaxyaashii reer Somaliland oo Tiradoodu kor u dhaafaysay Kumaanaan kun Banaabaxayaasha oo ku dhawaaqayay Ereyo Ay ku taageerayaan Jiritaanka iyo muqadasnimada Qaranimada Somaliland. Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ra`iisal Wasaaraka Ingriiska ayaa ahaa mid ay kaga wada hadleen arrimo Badan oo taabanaya Iskaashiga u dhaxeeya Labada Wadan ee Somaliland iyo Ingriiska. Geesta kale Waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland la kulamy Galinkii hore Wasiirka Horumarinta iyo Iskaashiga Wadanka UK Mr Andrew Michel . Warqabadka ToggaHerer London UK
  15. http://oodweynenews.com/news/146977-kumanaan-ka-mid-ah-jaaliyada-somaliland-ee-ku-dhaqan-dalka-ingiriiska-oo-maanta-ka-dhigay-banaan-bax-balaadhan-xafiiska-raisal-wasaaraha-dalkaasi-sawiro.html
  16. Can't you read Somali? Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Maanta Anbabixisay Lix Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Wadanka Maleeshiya.
  17. Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Maanta Anbabixisay Lix Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Wadanka Maleshiya. (Hadhwanaagnews) Wednesday, February 22, 2012 Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Maanta Anbabixisay Lix Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Wadanka Maleeshiya. Hargeysa(HWN)Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee jamhuuriyada somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in lix arday oo reer somaliland ah ay u anbabixinayaan wadanka malaysiya ka dib markii ay ka heleen wax barasho bilaash ah, shir jaraa,id oo ay maanta si wada jira u qabteen agaasimaha tacliinta sare ee wasaarada waxbarashada iyo agaasimaha xidhiidhka jaaliyadaha somaliland ayaa waxa ay ku sheegeen in ardaydani ay ku tagi doonaan baasaaboorka somaliland isla markaana waxay ay ardayda kula dardaarmeen inay isku duubnaadaan oo ay ka faa,iidaystaan jaaniska waxbarasho. Ugu horayn agaasimaha xidhiidhka jaaliyadaha somaliland md:C/casiis Axmed Muuse oo shirkaa jaraa,id ayaa ka hadlay ayaa sheegay in wasaarada arimaha debada soamaliland iyo safiirka wadanka somaliland u fadhiya wadanka malaysiya ay ka hawl galeen sidii ardaydan ay u heli lahayd waxbarashadan bilaashka ah waxaanu yidhi marka hore waxaaan aad ugu mahad naqayaa wasaarada arimaha debada somaliland oo qayb laxaad leh ka qaadatay sidii ay aradaydani ugu tagi lahayd wadanka maleeshiyo baasaaboorka somaliland,wasaarada arimaha debada somalilandna waxay ku dedaashay sidi uu wadankeenu u heli lahaa xidhiidh caalamiya oo uu la yeesho wadamada caalamka, taas oo cadaynaysa in wasaarada arimaha debadu dedaal ugu jirto sidii wadankeenu u heli lahaa aqoonsi caalamiya maadaama oo baasaboorkeeni laga aqoonsaday wadamo badan oo qaarada Eshiya ka mid ah, sidoo kale waxa hawshan gacan ka geystay safiirka somaliland ee wadanka malaysiya Agaasimaha Waaxda tacliinta sare ee wasaarada waxbarasha somaliland md:Khadar Axmed Diiriye oo isaguna shirkaa jaraa,id ka hadlay ayaa sheegay in ardaydan lagu soo xulay imtixaan laga qaaday lixdankii arday ee ugu sareeyey imtixaankii wasaaradu qaaday sanadihii 2010-kii iyo 2009-kii waxaana hadaladiisii ka mid ahaa waxaan marka hore aad ugu mahad naqayaa jaamacada Al Bukhaari University ee wadanka maleeshiya taas oo ardaydan reer somaliland siisay waxbarashada bilaashaka ah, runtii arinta ardaydani in badan ayey soo socotay dedaal dheerna way soo martay, waligeenba waxaynu ku faani jirnay inaynaan waxbarashad dembi ka gelin oo aynaan waxbarashada bilaashka ah musuq galin waayo waa inaan ardayda reer somaliland ee aqoonta leh inaan garab iyo eex toona lagu riixin ee arday walba halka ay aqoontiisu gaadho uu gaadho, wasaarada waxbarashadu arday badan ayey u dirtaa wadamada caalamka waxaanay ardaydaasi noqdaan kuwa ugu sareeya dhinaca aqoonta jaamacadaha ay dhigtaan. Wasaarada waxbarashada siyaasada u taalaa waxa weeye inay imtixaan ka qaado ardayda oo ay qaadato ardayba ardayguu ka sareeyo sidaa daraadeed waxaanu imtixaan ka qaadnay sodon arday oo ah ardaydii dugsiyada sare ka baxday sanadkii 2009 iyo sodon kale oo sanadkii ku xigay ee 2010 ah ka baxday dugsiyada sare, lixdankaa arday oo aanu imtixaanka kaga qaadnay jaamaca hargeysa waxaanu qaadanay lixdii arday ee ugu sareeyey. Sidoo kale qaar ka mida ardayda oo iyaguna shirkaa jaraa,id ka hadlay ayaa wasaarada waxbarashada iyo safiirka somaliland ee wadanka maleeshiya uga mahadnaqay dedaalka ay ka galeen sidii dawlada maleshiya waxbarashadan bilaashka ah u siin lahayd ardayda reer somaliland.