-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Muqdisho (RBC Radio) Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa wuxuu sheegay inuu uu yahay General Soomaaliyeed isla marahaantaasna uu sharci daro ku tilmaamay dhul ay bixisay dowlada oo ay dhisi rabto dowlada Turkiga, kaasi oo ku yaala degmada Hodan, wuxuuna sheegay Indhacade in Dhulkaasi uu asagu leeyay isla markaana dowlada aysan bixin Karin dhulkiisa. " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Xaaji Xunjuf;813809 wrote: Good now the rehabilitation process can begin since they were misguided to begin with. Indeed.
-
http://oodweynenews.com/news/158481-halkan-ka-daawo46maxbuus-iyo-sarkaal-sare-oo-ciidanka-qaranku-ku-soo-qabteen-dagaaladii-u-danbeeyay-ee-sool-iyo-buuhoodle-oo-xalay-saqdii-dhexe-burco-la-soo-gaadhsiiyay.html
-
-
The title of your topic should have been comic pirate Faroole thinks his the president of Somaliland. Because the president of Somalia does not have the authority to comment or get get involved on who Siilaanyo chooses in his cabinet.
-
Road-map to End Transitional Government is on Track
Saalax replied to xiinfaniin's topic in Politics
NGONGE;810571 wrote: ^^ Is Hiiraan online a qoutable source today? Only yesterday you were telling me..... -
Written by New Europe: Mar 26, 2012 at 06:59 PM Despite numerous challenges ahead, the country appears as a beacon of stability and development in the region. At times of crisis it is all too easy for people to turn inwards. We have seen it again and again, but as Europe navigates a financial balancing act the decision of the European Parliament’s Committee on Foreign Affairs to discuss the issue of Somaliland this week was both welcome and extremely timely. It came after Admiral Duncan Potts of Operation Atalanta reiterated the need to work with states in the Horn of Africa if gains made in combating piracy were to be secured. My government has been devoting significant resources to this common scourge and my exchange of views with MEPs sends an important message to Somalilanders and Europeans that we are partners in a common endeavour: to bring peace, stability, and prosperity to the Horn of Africa. The London Somalia Conference held on 23 February 2012 demonstrated that this year will be a crucial one for the future of Somalis throughout the Horn of Africa. The mandate of the Transitional Federal Government (TFG) will expire in August 2012 and it is unclear what will, or can, replace it. There has to be recognition from all sides of the achievements that Somaliland has accomplished and their aspiration to be a sovereign state. These reflect the determination of Somalilanders to shape their own future in what has proved an inspiration to many Somalis. But our model is our own, and just as we do not wish to propagate it, so we also do not want to see our success subsumed. In the coming year Somaliland will continue to provide the base for United Nations food distribution operations to Somalia and its security units will provide the local basis for ongoing EUNAVFOR Atalanta and NATO Ocean Shield anti-piracy operations. Local elections will be held throughout Somaliland’s districts, building upon successive polls held since 2003 that have been deemed free and fair by international observers. We will also be moving to diversify our economy and encourage private investment to take full advantage of the €175 million the European Commission is providing to foster economic development in Somaliland. This is imperative as the demands being placed upon Somaliland and its people are growing. Pushed by instability and drought in neighbouring Somalia and drawn by Somaliland’s vibrant economy, thousands of refugees and migrants make their way to the capital, Hargeisa, and other urban centres every year. The military campaigns of Siad Barre flattened cities, devastating Somaliland’s infrastructure, and while mobile networks have spread like a web and international banking services are growing, key provisions such as sanitation and basic utilities are being stretched beyond their original, very limited, capacities. For this reason, and to ensure the tremendous work achieved to date is not squandered, the European Union and its Member States should continue their valuable investment in Somaliland, because every day the dividends are being seen. Business confidence is growing as key names such as Coca-Cola open operations, the diaspora continues its crucial investment in property and trade, and my government continues to push the promulgation of legal codes to encourage and protect investment. But the next step has to be to allow Somaliland formal access to international organisations so that it can obtain credit, allow its exports to be certified according to international standards, and thereby allow its traders the opportunity to realise the true worth of their talents. Like Europe we are facing new realities and possibilities, but between a young country and an old continent I want to build a partnership based on our common outlook and the belief that we must secure for our citizens the future they deserve.
-
Xukuummada Tababar Uga Furtay 360 Askari Xarunta Ciidamada Ee Degmada Mandheera. Mandheera (Ramaas) Mar, 26, 2012- 360 askari oo cusub, ayaa maanta tababar socon doono afar bilood uga furmay xerada ee ciidamada ee degmada Mandheera oo ka tirsan gobolka Saaxil.kuwaasoo ah arday wax ka baratay dugsiyada sare iyo jaamacadaha dalka. Wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe, oo ka hadlay munaasibadii furitaanka tababarka ciidamada cusub, ayaa sheegay in tababarkan uu qayb ka yahay kor u qaadida tayada ciidanka booliska, oo dib u habayn lagu samaynayo, isaga oo sheegay in ay dhalinyarada la xushay in wax badan ku soo kordhin doonaan aqoonta shaqo ee booliska. Waxaana uu sheegay dhalinyarada cusub ee ciidamada la qoray laga soo xulay gobolada iyo degmooyinka dalka, isla markaana ay ka hawlgeli doonaan meelo kala duwan, marka uu layligu u dhamaado afar bilood ka dib, Ku simaha taliyaha ciidanka booliska Somaliland ahna madaxa hawlgalada Cabdilaahi Iimaan Fadal oo isna ka hadlay halkaas, ayaa sheegay in ay askartan cusub ku soo xusheen khibrada aqoon ee ay leeyihiin. Waxaana uu ku dhiirigeliyay in ay shaqada ay ummada u hayaan si wanaagsan u gutaan. Ramaasnews Desk Hargeisa
-
Garoonka Gaalkacyo oo Leesku Mari La Yahay In Loogu Magac Daro Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya (Warbixin) Muqdisho (RBC Radio) Soomaali qilaaf iyo qab qabsi kama dhamaado markasta oo la sameeyo wax wanaag ah ama wax hor mar u muuqda waxaa jira dad ka soo horjeesta waxaana taasi la dhihi karaa waxaa keenay waxyiga lagu jiro. Iskabadaa wanaagee sidoo kale waxaa jira dad ka soo horjeeda xataa in xumaanta leeska raabo ama leeska qaado waxaana waxyaabaha aan ka baranay burburka mudada dheer ragaadiyay wadanka Soomaaliya. Cor. C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu ahaa madaxweynihii hore ee wadanka Soomaaliya, sanadku markii uu ahaa 1934 ayay noloshiisa ka soo bilaabatay oo uu dhashay waxayna ku ekaatay oo uu Alle ofsaday 23 bishaan Marso ee sanadka 2012. Waxaa Aas qaran loogu sameeyay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ka dib markii salaada janaasada lagula dukaday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya iyo Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxay ku dhawaaqeen in garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo loogu magax daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya c/laahi Yuusuf Axmed. Markii uu arinkaasi soobaxay ayaa isla markiiba waxaa ka soo horjeesatay maamulka Galmudug oo ka arimiya koofurta magaalada Gaalkacyo kaasi oo sheegay in ay ka soo horjeedaan arintaasi. Madaxweyanaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in garoonka Gaalkacyo Madaxweyne Shariif iyo Madaxweynaha Puntland aysan kaligood iska go’aamin Karin magic loo bixiyo wuxuuna sheegay in maamulka Galmudug uu arinkaasi ka soo horjeedo. Allaha u Naxariisto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya wuxuu geeriyooday waana la aasay laakiin madaxweyne kasta iyo dadka maga leh ee Soomaaliyeed waxaa jiray meelo badan oo loogu magic daray. Intii uu Noolaa madaxweyne Yuusuf oo uu waliba haayay xilka madaxtinimo ee wadanka Soomaaliya waxaa geeriyooday madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya Adan Cabdulle Cismaan Adan Cade kaas oo aas Qaran oo loogu sameeyay uu Ka Qaybgalay madaxweynaha haatan geeriyooday, waxaana sidoo kale dowladii madaxweyne Yuusuf ay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ugu magacdartay madaxweynihii xiligaasi geeriyooday ee Adan Cabdulle Ciismaan Adan cade. Ugu danbayntii Soomaalidu way khilaaf badan tahay laakiin mar walba khilaafka Soomaalidu wuxuu noqdaa mid aanan lahayn wax natiijo ah oo ka soobaxa. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
-
Shiriif oo ku baaqay in Gaalkacayo laysu furo iyo Caalim oo kasoo horjeestey in Garoonka Cabdilaahi Yuusuf logu magac daro Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo xiligan ku sugan koonfurta magaalada Gaalkacayo dhinaca uu ka arimiyo maamulka Gal-mudug ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in la helo isdhexgal buuxa oo ay sameeyaan shacabka maamulada Puntland iyo Gal-mudug. Madaxweynuhu wuxuu ugu baaqay madaxda labada maamul inay xil iska saaraan sidii la isugu furi lahaa labada dhinac arintaas oo uu ku tilmaamay inay tahay mid muhiim ah taas oo loo baahnaa inay timaado mar hore. Mudane Shiriif iyo wefdigiisa oo shalay magaalada Gaalkacayo gaarey si ay uga qayb qaataan aaskii qaran ee loo sameeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen saxiixeyaashii heshiiska Road map-ka. Dhinaca kale madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa kasoo horjeestey go’aankii garoonka magaalada Gaalkacayo loogu magac daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed. Wuxuuna sheegay in arintaasi aysan ahayn mid sharci ah madaama aan lagala tashan maamulkiisa isagoo tilmaamay in madaxweyne Shiriif uusan arintaas u madax banaaneyn waa sida uu hadalka u dhigaye. Si kastaba ha ahaatee hadalka soo yeeray Gal-mudug ayaa kusoo beegmaya xilli shalay magaalada Gaalkacacyo aas qaran loogu sameeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyadoo madaxda Puntaland iyo DKG ay isku raaceen aaskaas kadib in garoonka Gaalkacayo AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed loogu magic daro. Horseed Media
-
Madaxweynaha Galmudug oo Diiday in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo Loogu Magacdaro Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed Eedna Dusha Uga Tuuray Madaxweyne shariif. (Hadhwanaagnews) Monday, March 26, 2012 Gaalkacyo(HWN)madaxweynaha Maamul Goboleedka galmudug maxamed axmed caalin ayaa maanta ka soo horjeestay Gaalkacyo(HWN)madaxweynaha Maamul Goboleedka galmudug maxamed axmed caalin ayaa maanta ka soo horjeestay in garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo Loogu magacdaro Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cornel cabdulaahi yuusuf axmed Ee Geeriyoday. Waxaa uu sheegay Caalin in Maamulkiisa iyo kan Puntland uu usocday wada hadal ku aadan awood qeybsiga garoonka Magaalada Gaalkacyo uuna yahay mid udhaxeeya labada maamul ee ka dhisan Magaalada Gaalkacyo. sheekh shariif waxaa uu wadaa isku dirka beelaha wada daga Koonfurta iyo waqooyiga Magalada gaalkacyo garoon aan cidna gooni ulahayn ayuu doonayaa in uu siiyo puntland waana qalad in garoonka loogu magac daro cabdulaahi yuusuf oo ka soo jeeda deegaanada puntland maadaama garoonka uu puntalnad kala dhaxeeyo maamulkiisa. Madaxweynaha maamul goboleedka galmudug ayaa ku maqnaa Magaalada Nairobi maalinkii allaah unaxariistee Magaalada Gaalkacyo lagu aasayay madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf axmed iyo markii garoonka loogu magac darayayba. Geesta kale waxaa uu Caalin ka hadlay hadal maanta ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya shariif sheekh axmed ee ahaa in la isku dhex faro koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo oo mudooyinkii ugu dambeysay aheyd mid labada maamul aysan isku gudbi karin. shariif waxaa uu ka shaqeynaya wax yaabo aan shaqadiisa aheyn loomana baahno in la isku furo labada dhinac ee ukala qeybsan koonfurta iyo waqooyiga gaalkacyo madaxweyne shariifna waxaan leeyahay faraha kala baxa wayaabaha ka dhaxeyo Puntland iyo galmudug. Si kastaba ha ahaatee maalin ka hor ayay aheyd markii Magaalada Gaalkacyo lagu aasay allaah unaxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya cabdulaahi yuusuf isla markaana madaxweyne shariif uu garoonka ugu magac daray marxuum cabdulaahi Yuusuf axmed. Xasan maxed ismaaciil Hadhwanaagnews/office Muqdisho
-
Madaxweyne Shariif : Galmudug Waan In Aad Naga Ogolaataan Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo In Loo Bixiyay C/llahi Yuusuf Axmed Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Gaalkacyo (RBC) Munaasabad maanta ka dhacday koonfurta magaalada Gaalkacyo oo uu ka arrimiyo maamulka Galmudug, ayaa waxa ka qeybgalay madaxda dowaldda KMG ah Soomaaliya. Munaasabada oo ummuuqaatay, mid lago soo dhaweynaayo madaxda KMG ah oo hadda ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug,ayaa waxa soo qaban qaabiyay maamulka Galmudug, Waxa uu ugu horeyn munaasabada ka hadlay madaxweynaha Maamulka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin, wuxuuna sheegay in sharaf u tahay in ay soo booqdaan madaxda DKMG ah magaalada Gaalkacyo. Inta ka dib waxa ka hadlay madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, isagoo ugu horeyn sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin sida loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo dhinaceeda koonfureed. Madaxweyne Shariif ayaa soo hadal qaaday, in ay jeclaan lahaayeen in la isku furo magaalada Gaalkacyo, oo hadda uu ka arrimiyo labo maamul, wuxuu kaloo sheegay madaxwyenaha in ay dadka ku nool deeganada Galmudug ay la qaataan qorshaha ku aadan in Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo loo bixiyo marxuum C/llahi Yuusuf Axmed oo shaley lagu aasay meel duleedka ka ah, garoonka diyaaradaha Gaalkacyo. Madaxweynaha waxa uu yiri :” Annaga waxa aan jeclaan lahayn in Garoonkan uu noqdoo garoon caalami, oo Soomaali oo dhan uu ka dhexeeyo, in kastoo hadda uu yahay mid qabiil iyo maamul gobaleed.” Madaxweynaha ayaa sheegay in ay taageersan yihiin, maamulka Galmudug, oo ka arrimiya gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya. Sidoo kale waxa ka hadlay goobta ra’iisal wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas, wuxuu sheegay in ay u mahadcelinaayaan maamulka Galmudug sida wanaagsan oo ay u soo dhoweyeen wafdiga DKMG ah ee ku sugan Gaalkacyo. Munaasabadii Logu Soo dhoweynayay Mas’uuliyiinta Dowladda Oo Soo gaba’gaboowday Waxa munaasabada waxa goob ka ahaa xubno katirsan golaha wasiirada, guddoomiyaha maxkamadda sare, xildhibaano, Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Galmudug, iyo dadka ku dhaqan koonfurta Gaalkayco. Wafdiga madaxweynaha ayaa ilaa shaley ku sugnaa magaalada Gaalkacyo, ka dib markii ay ka qeygaleen aaskii madaxweynihii horre Soomaaliya, Cabdulaahu Yuusuf Axmed oo dhawaan ku dhintay dalka isu-taga imaaraadka Carabta 23-kii bishan. Munaasabada oo lagu qabtay Hotelka Inbaasa oo kuyaal koonfurta magaaladda Gaalkacyo, ayaa waxa markii ay soo dhamaaday, wafdiga dowlads ay u sii gudbeeyn dhinaca waqooyiga Gaalkacyo oo uu ka furmaayo maanta galinka dambe shirka Habraaca marxalada kala guurka ee ay saxiixeyn lixda saxiixayaasha. RBC Radio ——————- Xafiiska Wararka Gaalkacyo
-
Mukulaalow;809368 wrote: The is the weirdest place to take a constitution referendum. it seems the Puntland guys smuggled into a shop, bought some Sprite and Jeema from the keeper, got some photos shots, then job done. Referendum in Boocame..
-
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=0EI5K54cMx4" frameborder="0" allowfullscreen> http://horufadhi.com/2012/03/25/banaanbaxyo-ruxay-boocame-iyo-buurawadal-oo-ka-dhan-ah-maamulka-firdhiye-shacabka-oo-muujiyey-rabitaankooda-daawo-video/
-
Banaanbaxyo Ruxay Boocame Iyo Buurawadal oo Ka Dhan ah Maamulka Firdhiye & Shacabka oo muujiyey Rabitaankooda (Daawo Video} Magaalooyinka Boocame iyo Buurwadal ayaa waxaa ka qarxay dibadbaxyo baaxadwayn oo lagaga soo horjeedo calool ushaqaystaaal laga soo diray magaalada garoowe kuwaas oo si dhuumasho ah kusoo galay deegaanada Maamulka Khaatumo State . . Banaanbaxan maanta kadhacay ayaa waxa uu qayb kanoqonayaa banaan baxyo kale oo kadhacay magaalooyin kale oo katirsan deeganada Maamulka Khaatumo state kuwaas oo shacabku ku muujinaayaan dereenkooda. . Inkastoo shacabka deeganada Khaatumo State ay muujieyeen dareenkooda ayaa hadana waxaa weli iska dhega maraya maamulada hareeraha ee dhibaatada xoogan ku hayey Deegaanada Khaatumo State. Horufadhi News Online
-
http://www.raxanreeb.com/2012/03/madaxweynaha-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-meydka-claahi-yuusuf-lagu-aasi-doono-garowe/