-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Dawladda Khaatumo oo War Saxaafadeed ka soo saartay wada hadaladda Dhexmaraya Jabhadda SNM iyo Xukuumadda Shiikh Shariif ( Akhri Nuqul) Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Khaatumo ayaa ka hadashay wada hadaladda dhex maraya Jabhadda SNM iyo Xukuumadda Shiikh Shariif , Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Jaaliyadu waxa ay sheegtay sida Mowqifka kaga aadan Wada haladaas dawlad Gobaleedka Khaatumo dhawaan ayaa la filayaa in wada hadalo aan la ogayn micnaha ay samaynayan ay London ku dhexmarayan shakhsiyaad ka kala socda Xukuumadda Shiikh Shariif iyo Jabhadda SNM-ta, waxaana shaki badan ka jiraa qaabka wada hadalku u furmayo iyo cidda wada hadlaysaa.
-
Al-Shabaab Oo Shaaciyay In Ay Saldhigyo Waaweyn Ka Sameesteyn Buuraha Galgala
-
http://www.raxanreeb.com/2012/04/al-shabaab-oo-shaaciyay-in-ay-saldhigyo-waaweyn-ka-sameesteyn-buuraha-galgala/
-
Al-Shabaab Oo Shaaciyay In Ay Saldhigyo Waaweyn Ka Sameesteyn Buuraha Galgala Muqdisho (RBC) Iyadoo maalmahan ay soo baxeyn warar sheegaya in Shabaab oo ka arriminaayay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ay hadda badankood u wareegeyn deeganada Puntland, gaar ahaan buuraha Galgala ee gobalka Bari, ayaa waxa markii ugu horreysay arrintaa shaaciyay Al-Shabaab. Idaacadda ku hadasha afka Shabaab-ka Andulus, ayaa saaka oo jimco ah shaacisay, in saraakiil sare oo ka tirsan Shabaab ay hadda ku sugan yihiin deeganada Puntland gaar ahaan buuraha Galgala. Waxa ay Idaacadda Sheegtay in Shabaab ay halkaas u gaareyn in ay gaarsiiyaan maamulkooda sida ay hadalka u dhigtay, waxan dadka ay magacowday ee hadda ku sugan Puntland ka mid ah Sheekh Cabdu Qaadir Cali Muumin oo ka mid ah madaxda sare ee Al-Shabaab, kana soo jeeda deeganada Puntland. Ma sheegeyn, waxa ay halkaas u tageyn in uu yahay culeys kaga soo furmay dhinaca ciidamada dowladda iyo kuwa kale ee barataaraya, oo hadda dhul badan, oo ku yaala koonfurta ka qabsaday Shabaab. Sheekh Cabdulqaadir Cali Muumin Mar uu hadlaayay Sheekh Cabdi Qaadir Cali Muumin wuxuu yiri “Maamulka Puntland Diinta Ayey ka baxeyn, oo waxa u adeegaan Maraykan iyo Ethiopia, shaqaalahooda iyo askartoodana waa la mid ah waa murtadiin, waa in aad ka toobad keentaan” . Wuxuu sii hadlay wuxuu yiri ” Shacabka ku nool Puntland waa in aad la mid noqotaan kuwa Koonfurta, oo mujaahidiinta caanaha iyo biyaha la daba jooga” ayuu sheegay. “Diinta qof walba ayey difaacadeyda u taalaa, marka reer Puntland doorkiina qaata, marka fadliga yuusan idin dhaafin ” ayuu yiri Waxa uu digniin u jeediyay ciidanka iyo shaqaalaha ka tirsan maamulka Puntland, wuxuuna yiri ” Bariis ayaan ka doonaayay, shaxaad ayaan u tagay, qof iska yeelaya ma jiro” dhamaantiin waa xukumantihiin ogaada” ayuu yiri. “Faroole lacag ayuu heestaa oo waa ninka dibada ku nool laakin idinkana dhaxan iyo baahi ayaa idin heesta. hadaba dhulkan ogaada in ay mujaahidiinta ay qabsan doonaan” ayuu yiri markale Cabdu Qaadir Muumin Dhawaan madaxweynaha Maamulka Puntaland C/raxmaan Faroole, wuxuu sheegay Shabaab markii ay ku soo jabeyn dagaaladii ay ka wadeyn Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya in ay u soo guureyn deeganada Puntland. Wuxuu sheegay in ay isticmaalayaan dhinaca badda iyo dhulka Al-Shabaab. Sidoo kale dowladda KMG ah , madaxdeyda ayaa iyana sheegay Shabaab in xoogiisa ay u baxsadeyn deeganada Puntland gaar ahaan buuraha Galgala, oo ay horey u joogeyn maleeshiyo taabacsan Sheekh Maxamed Saciid Atam oo ah wadaad qalqal iyo jahwareer galiyay maamulka madaxweyne Faroole. Ma cadda hadalka Shabaab ka soo yeeray, uu u sii saameyn doono, maamulka Puntland iyo dowladda KMG ah, haddii ay arrintan dhabowdana waa hubaal ah Puntland ay isku diyaariso dagaal la mid ah kan hadda ka socda Koonfurta gaar ahaan Muqdisho Si kastaba, waxa su’aasha la isweydiinaayo ay tahay, Al-Shababa oo xiriir toos ah la leh Al-Qaacida, haddii ay fadhiisin cusub ka sameestaan deeganada Puntland siddee ayuu ahaan doona awooda maamulka Puntland, sidoo kale caalamka siddee ay ahmiyada ugu yeelan doonaan maamulka Puntland, ciidamo AMISOM ama kuwa Ethopian ah ma lageyn doonaan deeganadaas? sidee mustaqbalka deeganada Puntland ay noqon doonaan? waa su’aalo ilaa hadda jawaabahooda aan lahayn, laakin soo bixi doona marka si rasmi Shabaab xudun ugu yeeshaan Puntland? RBC Radio ———————– Xafiiska Wararka Muqdisho
-
http://www.raxanreeb.com/2012/04/ururka-al-shabaab-puntland-waxaa-ka-taliya-maraykan-iyo-ethiopia/
-
Muqdisho (RBC Radio) Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay sheegayeen kooxda Al-Shabaab in masuuliyiin ka tirsan ay gaareen deegaanada Puntalnd ayaa maanta Al-Shabaab waxay baahiyeen codka sargaal ka tirsan kooxdaas oo ay sheegeen in uu ku suganyahay deegaanada Puntland. Sheekh C/qaadir Cali Muumin oo ka tirsan saraakiisha Al-Shabaab oo maanta codkiisa ay baahiyeen warbaahinta Al-Shabaab ayaa wuxuu sheegay inuu haatan ku suganyahay deegaanada Puntland isla markaana deegaanadaasi aysan wax amaan ah ka jirin. “maanta waad la socotaan xaalka sida uu yahay deegaanadaan waxaa ka taliya dowlada Maraykanka waxaana si hoose u maamula dowlada Ethiopia wax maamul ah kuma laha dadka Soomaaliyeed” ayuu yiri sargaalkaan. Sidoo kale wuxuu sheegay sargaalkaan ka tirsan kooxda Al-Shabaab in dadka Soomaaliyeed lagu dhibaateeyo deegaanada Puntland isla markaana haatan ay ku xir xiranyhiin xabsiyada ku yaala deegaanadaasi. C/qaadir Cali Muumin ayaa sidoo kale wuxuu ku eedeeyay maamulka Puntland in uu u adeegayo Maraykanka isla markaana dadka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah ay ka iibiyaan Maraykanka. Dhowaana yay ahayd markii maalmka Puntand uu qaylo dhaan xoogan ka miijiyay in ay saraakiil sar sare iyo ciidamo Al-Shabaab ah ay gaareen deegaanadaasi Puntland. Sidoo kale Raysal wasaaraha dowlada KMG Soomaaliya C/wali Cali gaas ayaa wuxuu sheegay in Al-Shabaab markii looga awoodroonaaday deegaanada koofurta Soomaaliya ay u wareegeen Puntland. RBC Radio xafiiska Wararka Muqdisho
-
Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukun U Dhaxeeya 5 Ilaa 10 Sano Oo Xadhig Ah Ku Riday 32 Qof Oo Lagu Helay Inay Jareen Xadhiga Isgaadhsiinta Cable-ka Oo Maraya Deegaanka Lughaya Boorama (Ramaas) Apr 12,2012 – Maxkamada gobolka Awdal ayaa maanta xukun xadhig iyo ganaax lacageed ah ku riday 32 qof oo lagu helay inay jareen xadhiga Internet-ka Cable wakhtigii uu soo marayey deegaanka Lughaya ee gobolka Awdal. Maxkamada gobolka Awdal ayaa maanta 32-kan qof ku kala xukuntay xadhig u dhexeeya 5 ilaaa 10 sanadood iyo waliba ganaax lacageed oo dhan 180,000 kun oo shilinka Somaliland ah, ganaaxaasi oo qayb ka ah ciqaabta xukunka lagu riday. Kooxdan ayaa 21 ka mid ah lagu riday xukun dhan min 10 sano, halka 11-ka kalena lagu xukumay min 5 sanadood, iyadda oo 21-ka min 10-ka sano lagu xukumay xadhigooda maxkamadu ka dhigtay mid ay dibada iska joogayaan, balse haddii ay mar labaad waxyeeleeyaan xadhiga isgaadhsiinta Cable-ka ee shirkadda SOMCABLE ka soo xidhidhinayso dalka Jabuuti si toos ah loo xidhi doono. Dacwadan oo ahayd mid Ciqaab ah waxa ku oogay 32 danbiile ku-xigeenka Xeer ilaaliayaha Gobolka Awdal Axmed Cismaan Mirre, kaas oo Maxkamadda horteeda kaga Oogay danbiyada loo kala haysto oo isugu jiray kuwo gacantooda ula tagay Xadhiga Cable-ka iyo kuwo abaabulay oo ku dhiirigalinayay. Xukunkan dambiilayaashan oo ay goob-joog ka ahaayeen masuuliyiinta shirkada Somcable oo uu ka mid yahay wakiilka shirkadda ee gobolka Awdal Cabdi Xasan Tukaaale, ayaa waxa riday Guddoomiyaha maxkamada gobolka Awdal C/raxmaan Geedi Barre Ramaasnews Desk Hargeisa
-
http://www.somalilandsun.com/index.php/politics/521-somaliland-government-allays-fears-over-talks-committee
-
Somaliland: Government Allays Fears Over Talks Committee Tuesday, 10 April 2012 23:12 Presidential spokesperson Abdilahi UkuseBy: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – The government has not yet embarked on talks with Somalia as perceived by some. In a press statement presidential spokesperson Abdilahi Mohamed Dahir "Ukuse" revealed that the purpose of the recently 5 member technical committee appointed recently by president Silanyo was to lay the ground work and not hold talks with Somalia. Mr. Ukuse said that the final talks committee has not yet been constituted as the technicalities involved in discussions are yet to be put in place, thus the appointment of the technical committee. The presidential said that the administration wanted to jump-start the talks with Somalia due to the importance of the meeting, thus put an end to long standing differences between the two countries. "The talks were agreed upon in London during the conference on Somalia and it is imperative we hold them so that our country to maintain its credibility within the international community that was witness to the agreements" said Ukuse. The presidential spokesperson was reacting to opposition shown against the technical committee with various opponents claiming that the committee was neither competent to hold the talks nor was it representative of entire government as its membership is made up of cabinet ministers. The members of the Technical committee are: Dr Mohamed Abdilahi Omar, Minister of Foreign Affairs, Hon. Mohamed Nuur Arale "Duur", Minster of Interior, Hon Ahmed Abdi Habsade, Minister of Public Works & Housing, Hussein Ahmed Aideed, Minister of Justice and Prof Farah Elmi Mahmoud, Minister of Agriculture respectively. It is hoped that the presidential clarification on the mandate of the technical committee will put an end to ferocious debates and condemnations of the government. At the same time Mr, Ukuse revealed that local council elections might not be held as planned because the funds allocated the elections in the 2012 budget government budget might not be sufficient while promised funds from donors are yet to be availed.
-
http://www.somalilandsun.com/index.php/community/520-somaliland-laas-geel-archaeological-site-acclaimed
-
Somaliland: Laas-Geel Archaeological Site Acclaimed Tuesday, 10 April 2012 22:08 The cave paintings at Laas-Geel By: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – The government of Somaliland has received 500 copies of a book on the Laas-Geel archeological site. The minister of Commerce, Industry and Tourism Hon Abdirizaq Khalif Ahmed received the 500 copies from Prof Xavier Gutherz during a meeting held at the ministry headquarters in Hargeisa. Hon Abdirizaq Khalif thanked the team of archeologists from St Paul Valerie II in Montpelier France for their dedicated work that has made Laas-Geel a world renowned archeological site. The minister said that the books will facilitate ease of understanding the over 10,000 years old site. The minister who welcomed the French Archeologists to the country for eight days of archeological studies also promised continued government support as is the norm annually. To the joint French-Somaliland mission he said: "While officers of my ministry will be working closely with you, do not hesitate to consult me on any issue." Prof. Xavier Gutherz who is leading the eight member French archeological team said that the book arose out of a need to raise world awareness on the ancient and pre-historic Laas-Geel site that is home to 10,000 years old rock paintings that are still in their original form. The French Somaliland Archeological mission which has been undertaking studies on an annual basis since 2002 is jointly funded by the St Paul II University in France and the Somaliland government. According to ministry records the Laas-Geel site and many others in the country were discovered by Mr. Mohamed Abdi who is a senior archeologist with the government of Somaliland. Another ancient site credited to Mohamed Abdi is the ancient underground Fardowsa city in Sheikh Town. Prehistoric Somaliland The region that today encompasses Somaliland was home to the earliest civilization in Somalia. The most salient feature of this ancient civilization is thought to be the Laas Geel Neolithic cave paintings, which are among the oldest such rock art in Africa. These cave paintings are located in a site outside Hargeisa, the capital of the Somaliland region, and were untouched and intact for nearly 10,000 years until their recent discovery. The paintings show an indigenous people worshiping cattle. There are also paintings of giraffes, domesticated canines and wild antelopes, with images of cows wearing ceremonial robes while next to them are some of these people prostrating in front of the cattle. The Las Geel caves and their paintings have become a major tourist attraction and a national treasure. Laas Geel is a complex of caves and rock shelters in Somaliland that is famous for its cave paintings. The caves are located in a rural area on the outskirts of Hargeisa, and contain some of the earliest known rock art in the Horn of Africa and the African continent in general. Laas Geel's cave paintings are estimated to date back to somewhere between 9,000–8,000 and 3,000 BCE. Introduction The Laas Geel site contains granite caves sheltering about ten rock alcoves decorated with Neolithic cave paintings. The caves are located outside Hargeisa, in an area encompassing a nomadic village, the Nasa Hablood hills. The site overlooks a wide district of countryside, where nomads graze their livestock and wild antelopes roam the vast landscape. The local nomads used the caves as a shelter when it rained and never paid much attention to the paintings. The site is now guarded by the local villagers. Discovery During November and December 2002, an archaeological survey was carried out by a French team in Somaliland. The reason for this was to search for rock shelters and caves containing stratified archaeological infill's capable of documenting the period when production economy appeared in this part of the Horn of Africa (circa 5,000 and 2,000 BCE). During the course of the survey, the French archaeological team discovered the Laas Geel cave paintings, encompassing an area of ten rock alcoves (caves). The paintings, in an excellent state of preservation, show ancient humans of the area raising their hands and worshipping humpless cows with large lyre-shaped horns. However, the rock art had been known to the local Somali people for centuries before the French discovery. Yet, the existence of the sites had not been broadcast to the international community. In November 2003, a mission returned to Laas Geel and a team of experts undertook a detailed study of the paintings and their prehistoric context. According to Mohamed Abdi there are a number of other sites in the area around Hargeisa with similar cave paintings. Description The cave paintings are thought to be some of the best preserved in Africa. The paintings represent cows in ceremonial robes accompanied by stocky humans (believed to be inhabitants of the region). The necks of the cows are embellished with a kind of plastron; some of the cows are even wearing decorative robes. The paintings not only show cows, there are also an image of a domesticated dog, several paintings of canidae and even a giraffe. Miscellaneous The paintings are well preserved; even with the history of Somalia wars, natural weathering, animals and other factors, the paintings have survived intact and retain their clear outlines and vibrant colours. There has been little international publicity of the Laas Geel cave paintings and the paintings have been threatened by people coming to the caves for recreational purposes. The paintings are now part of the future tourist attractions in the area once Somaliland becomes internationally recognized as a sovereign nation. Simon Reeve visited the cave paintings as part of his television programme Places That Don't Exist. Amazed at the excellent preservation and vibrant colours of the paintings, he said that "Laas Geel, it transpires, is probably the most significant Neolithic rock painting site in the whole of Africa" and that "few people know that Somaliland is home to such treasures." The former minister of Tourism & Culture Late Osman Bile Ali, who showed Reeve the site, described the Laas Geel cave paintings as beautiful
-
http://www.somalilandsun.com/index.php/sports/522-somaliland-uganda-invites-basketballers
-
Somaliland: Uganda Invites Basketballers Wednesday, 11 April 2012 19:12 National basketball players training at Timaade grounds for the Uganda Tournament By: Abdikarim Abdisalam Edited by: Yusuf M Hasan HARGEISA - The national basketball team of Somaliland is to participate in an international tournament in Uganda. The national basketball team players who are heavily training for the east and central Africa inter-cities basketball trophy competitions to be held in Uganda mid-April say that they will bring the trophy back to the country as they are in the best of shape. In an exclusive interview with Horn Newspaper the chairman of the Somaliland basketball Federation Mr. Mahmoud Hasan Abdilahi "Qodah" Said "as basketball committee we thank the Uganda Basketball federation the tournament hosts for accepting our our request to participate in the regional games". And as far as basketball is concerned this will not be the first time Somaliland to be seen in the outside world for an international completion, however, the national team which is heavily preparing for this competition will participate as Somaliland as Mr. mohamoud urges " yes will shall participate the games as Somaliland, it was in our request to represent our country as Somaliland and not as Somalia, therefore we were allowed for that". The team plus two Doctors and two referees will depart from Somaliland to Uganda on a scheduled date. The players who have been training twice a day said that they are confident of a superb performance in Uganda and nothing short of the inter-cities trophy will satisfy them. "as players we are well prepared to participate East and Central Africa inter-cities basketball competition in Kampala, as far as our national basketball team is concerned, this is not our first time participate an international competitions, we were in Djibouti and Ethiopia for such competitions, we also have some players who have international experience after playing in foreign leagues".said team captain Mr. Mahmoud Abdirahman Hassan (Kuto), Therefore, the statements of the captain seemed to be much confident of participation and success in the competitions. Mr. Ahmed (Baado) one of the two referees from Somaliland who will travel with the team urged "We have faith and great hope for our team to perform their ultimate best thus a prestige to our country". Mr.Ahmed added "I was a referee in the last regional competitions held in Burao, and I tell you basketball skills have improved much in our country indeed". It's not yet known whether the team will be escorted by some government officers which airport Hargeisa or Berbera international airport, the team will depart from. Source: Hornnewspaper.com
-
Will you ever go back to Somalia and what do you see yourself doing?
Saalax replied to General Duke's topic in General
Not sure about visiting Somalia but inshallah one day i plan to move to the neighbouring Somaliland. -
If it is true it will not come as shocking most khaatumo seeg leaders do not abide by their own principles but shift sides alot.
-
Muqdisho,Xildhibaan Ashkir ” Qaraxa Tiyaatarka Waxaa Ka dambeeyey Puntland Waxayna rabeen in ay ku laayan WaxGalka Mogadishu”… Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir “Goobta qaraxu ka dhacayey waxaa filim ka duubayey 10 kaamiro, haddii qof dumar ahi ay qaraxa geysatay maxaa loo waayey muuqaalkeeda ka hor qaraxa.? Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan qofkii fuliyey qaraxii 2 cisho ka hor ka dhacay tiyaartarka Qaranka, waxaana Xarakada Alshabaab oo sheegatay qaraxaasi ay sheegeen in qaraxa aaney fulin qof dumar ah, halka saraakiisha dowladdu ay sheegeen in ay fulisay qaraxaasi qof dumar ah. Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxaasi uu ahaa mid ay hubanti tahay in ay wax ka ogaayeen ciidamada nabadsugidda, laguna diyaariyey goobtaasi, cidda ka dambeysana ay tahay Puntland, looguna talogalay in lagu qaarajiyo waxgalka beesha ******. Madaxweynaha shalay markii uu yimid tiyaatarka waan tusnay halkii qaraxa lagu qariyey, ma jirin qof dumar ah oo is qarxisay” ayuu yiri C/risaaq Ashkir, wuxuuna intaa ku daray in ay caado noqotay in mar walba in si xaq darro ah lagu qaarajiyo dad waxgalka ka ah bulshada dhexdeeda, haddana aan dib dambe la isku weydiin, wuxuuna wax lagu qoslo ku tilmaamay Guddi dowladdu u xilsaartay in ay soo baarto ciddii ka dambeysay qaraxaasi, wuxuuna intaa ku daray in todobaad kadib xaaladda qaraxaasi ay halkeeda ku dami doonto oo aaney jirin cid isweydiin doonto. “Baaritaan aan sameynay waxaan ku ogaanay in aysan jirin gabar is qarxisay, sababtuna waxey tahay dadku waa in ay 2 su’aal oo keliya isweydiiyaan, haddii ay gabar is qarxisay maxaa loo waayey muuqaalka gabadha in la helo inta aysan is qarxin, dhammaan filimadii laga duubay munaasabada waa laga arkayey dadkii ka qeybgalay, 10 kaamiro wax ka badan ayaa wax duubayey, safkii qaraxu ka dhacay ma fadhin qof is qarxiyey, qaraxuna wuxuu ahaa mid meesha lagu diyaariyey, su’aasha kale ee isweydiinta mudani waxey tahay maxaa sababay in ay hal mar wada kacaan dhammaan madaxdii fadhisay safka hore, markii uu khudbeynayey C/weli kuraastii hore oo dhan waa la baneeyey taasina waxey keeni kartaa in la is weydiiyo maxaa sababay in ay mar qura wada kacaan.? ayuu yir Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir. Horufadhi News Desk. Horufadhi.com@gmail.com
-
War Deg-deg Ah: Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Goor Dhawayd Guddi U Magacaabay Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaliya Hargeysa (Ramaas) Apr 7,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa guddi u saaray qabanqaabada wada hadalada Somaliland la gali doonto Somaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo guddi shan xubnood ka kooban u saaray qaban-qaabada wada hadalada Soomaliya. War-saxaafadeedka Madaxtooyadda oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isagoo ku qanacsan baahida loo qabo in ay Somaliland, dhineceeda fuliso, Go’aamadii Shirkii Caalamiga ahaa ee London 23 Feberoury 2012, inta ka khusaysa gaar ahaan Qodobka tilmaamaya wada hadalka Somaliland iyo Somaliya, waxaa uu magacaabay Guddi Farsamo oo kooban 5 xubnood kana hawl-gelidoona qaban-qaabada iyo qaabka wada hadalka (Somaliland & Somaliya) kuwaas oo kala ah:- 1. Wasiirka Arrimaha Debeda, Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar 2. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Maxamed Nuur Caraale (Duur) 3. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Axmed Cabdi Xaabsade 4. Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka, Xuseen Axmed Caydiid iyo 5. Wasiirka Beeraha, Prof. Faarax Cilmi Maxamuud Gudigani waxay ka qayb-gelidoonaan kulan gogol-xaadha oo ay labada dhinac dhawaan ku yeelan doonaan Magaalada London ee Cariga ingiriiska. ALLAA MAAHD LEH Cabdilaahi Maxamed Daahir Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Ramaasnews desk Hargeisa
-
http://oodweynenews.com/news/159517-sawir-taariikhi-ah-maalintii-snm-lagu-dhawaaqay-06-april-1981.html
-
1.Ninka bidix ugu xiga sawirku waa Muj.Maxamed Xaashi Cilmi oo Hargeysa ku nool iminka. 2.Ninka labaad ee ku xiga waa Muj. Axmed Ismaaciil Cabdi (Duqsi) oo allaha u naxariisto Hargeysa ku geeriyooday 1996 kii. 3.Ninka ku xiga ee taagana waa Muj.Cabdi-Salan Yaasin oo Hargeysa ku nool iminka. 4.Ninka ku xiga ee ugu danbeeyana waa Muj. Xasan Aadan Wadadiid oo allaha u naxariisto Hargeysa ku geeriyooday 2005 kii.