-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
C/weli dooro Waa Faroole dooro ! http://allssc.com/2012/08/cweli-dooro-waa-faroole-dooro/
-
http://www.raxanreeb.com/2012/08/dibad-baxyo-lagu-taageerayo-musharaxnimada-prof-cwali-maxamed-cali-oo-ka-dhacday-gaalkacyo/
-
Dibad-baxyo lagu taageerayo Musharaxnimada Prof; C/wali Maxamed Cali oo ka dhacday Gaalkacyo Gaalkacyo (RBC Radio) Isu-soobax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mida wax garadka Gaalkacyo oo ay ka dhex muuqdeen Maamo Sureer Cabdi Firin, Maamo Xaawo Xasan dheel (Xaawo cad), C/casiis Nuur Xaashi (Calas ) oo lagu taageerayo Musharaxnimada Ra,iisul wasaare Prof; C/wali Maxamed Cali (gaas) ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug. Boqolaal qof oo wata gaadiid aad u fara badan oo lagu soo xardhay Sawirka iyo hal-kudhigyo muujinaya kartida Prof gaas ayaa socod ku maray jidka laamigaa ee gudaha magaalada waxaana isu-soobuxu ka biloowday aggaarka dawladda hoose ee Gaalkacyo. Dadka isu soo baxay oo watay Calanka Soomaaliya iyo Sawirka Prof; gaas ayaa markii danbe isugu soo qulqulay garoonka ciyaaraha ee Cawaale, waxaana halkaasi kula hadlay Siyaasiyiin, Isimo iyo waxgarad caan ka ah bulshada dhexdeeda. Masuuliyiinta maamulka gobolka Mudug ayaa ka mid ahaa xubnihii halkaasi ka hadlay sida weyna u taageerayay musharaxnimada C/wali Maxamed Cali wuxuuna codkiisa ku daray taageerada ballaaran ee la siinayo Proffessor C/wali Maxamed Cali. Madaxweyne-ku xigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa Dadka isu-soo baxay u sheegay inuu C/wali Maxamed Cali mudan yahay in la doorto Bulshada Mudugna ay siiyaan taageero dhan walbaa. Mid ka mida Isimada Puntland oo lagu magacaabo Suldaan Maxamed Xasan Xaaji Cali oo ka mid ah madaxda dhaqanka ee ugu caansan Puntland ayaa isaguna la hadlay Boqolaalkii qof ee isugu yimid fagaaraha Cawaale Stadium ee Gaalkacyo. 20ka Bishan aynu ku jirno ee Augst ayaa la wada sugayaa inay Soomaaliya ka gudubto marxlada Kumeel gaarnimada waxaana dalka iyo dibadiisaba ka soconaya abaabulo kala duwan oo ay wadaan musharaxiinta doonaya xilka madaxtinimo ee Soomaaliya. Prof ; C/wali Maxamed Cali oo muddo fara badan ku noolaa Dalka Maraykanka ayaa tan iyo markii uu ku soo biiray saaxa siyaasadeed ee Soomaaliya waxaa wax badan ku soo kordhiyay hanaanka qaranimo ee Soomaaliya, waxaana intii uu ahaa Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya uu wax badan ka qabtay arimo badan oo ay ka mid tahay xoraynta gobolo badan oo ay horay u haysteen kooxaha ka soo horjeeda Soomaaliya. Xafiiska Wararka Raxanreeb Gaalkacyo Soomaaliya
-
Jahwareer Ka Taagan Xulitaanka Baarlamaanka Cusub Iyo Guddiga Xulista oo Amaankooda u Baqaya (Warbixin) Muqdisho (RBC) Jahwareer weyn ayaa ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Somaaliya oo toddobaadkan magaalada Muqdisho laga bilaabay qabashada liisaskooda ay soo gudbinayaan odayaasha dhaqanka. Xubnaha guddiga xulista xildhibaanada ayaan illaa hadda ku guuleysan inay ilaaliyaan shuruudihii u dhignaa xulista xildhibaanada cusub kadib markii ay ka awood bateen odayaasha beelaha iyo siyaasiyiin saameyn ku leh xildhibaanada cusub kuwaasoo qaarkood ay ku jiraan xubno ka mid ah madaxda dawlada. Maalintii Axada ee lasoo dhaafay ayay xubnaha guddiga xulista ku dhawaaqeen inay si rasmi ah u bilaabeen qabashada liiska xubnaha baarlamaanka ee ka kala imaanaya beelaha Soomaaliyeed iyagoo sheegay inaysan aqbali doonin cid shuruudaha aan soo buuxin. Wariyaasha Raxanreeb ayaa indhahooda ku arkay siyaasiyiin iyo masuuliyiin saf ugu jira goobta ay guddiga xulista ku qabanayaan liisaska baarlamaanka halkaasoo dood iyo buuq ay ka taagneyd labadii maalmood ee la soo dhaafay. Sida ay Raxanreeb ka ogaatay xubnaha guddiga xulista waxaa aad u adkaatay in la raaco shuruudhii loo dejiyey mudanayaasha cusub ee baarlamaanka, waxayna taasi kaliftay in xitaa qaar ka mid ah qabqablayaashii hore ee dagaalka ay soo galaan liisaska la soo gudbiyey. Ilo wareedka ayaa Raxanreeb u sheegay in beelaha ay ku goodiyeen inay ka bixi doonaan baarlamaanka haddii lagu xujeeyo in la bedelo magacyada ay soo gudbisteen. Dhanka kale waxaa weli heerkii ugu sareeyay maraya kala iibsiga boosaska baarlamaanka oo hadda maraya in ka badan $20-kun doolar. Xubnaha cusub ee baarlamaanka ee saacadihii la soo dhaafay aan helnay magacyadooda waxaa ku jira wasiirada xukuumadda hadda xilkeedu dhamaanayo iyo siyaasiyiin qurbe joog ah. Shahaadooyinka been abuurka Magaalada Muqdisho waxaa xad dhaaf u shaqeynaya goobaha lagu qoro dukumintiyada codsiyada iyo taariikh nololeedka “CV” halkaasoo aad ku arkeyso dad xildoon ah oo ah qoranaya waraaqo cadeymo ah oo ku saabsan taariikhdooda. Mid ka mid ah goobihii aan booqanay oo ku taalla Xaafada Taree Biyaano ee degmada Waaberi ayaa wariyaasha Raxanreeb ku arkeen shahaadooyinka dugsiga sare iyo kuwa jaamacadaha oo BEEN ABUUR ah oo ay sameysanayaan qaar ka mid ah dadka xildoonka. Wariyaha Raxanreeb ayaa ogaaday in halkii shahaado ee dugsiga sare lagu iibinayo qiime gaaraya $30 (soddon doolar) halka shahaadada Bachelor-ka ee heerka jaamacadeedna lagu kala iibsanayo $50 illaa $60 doolar. Mid ka mid ah dadka ka shaqeeya dukaamada lagu daabaco shahaadooyinka oo aan la sheekeysanay ayaa Raxanreeb u sheegay in dadka ay u sameynayaan shahaadooyinka ay yihiin xildhibaanada cusub ee baarlamaanka raba inay ka qeybgalaan, isla markaana ay faa’iido badan beryahan ka helaan sameynta shahaadooyinka. Amaanka guddiga Ilo wareedyada waxay kaloo Raxanreeb u sheegeen in xubnaha guddiga xulista baarlamaanka oo ka kooban 29 xubnood oo labo ajnabi yihiin ay u guureen xarunta Xalane ee saldhiga u ah ciidamada AMISOM kadib markii hanjabaado amnigooda khatar ku ah ay soo gaareen. Ma cadda cida hanjabaadan ay kala kulmeen hase yeeshee saraakiisha AMISOM ayaa laga codsaday inay damaanad qaadaan amniga xubnaha guddiga oo rag iyo dumar isugu jira. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
-
Faroole oo Faramarooqsaday Soo Xulista Afar Kamid ah Xildhibaanada SSC (Faah Faahin) Nairobi [Radio RBC] Waxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shirkii saxiixayaasha dhabaha looga baxayo ku meel gaarka oo shaley iyo maanta socday. Shirka oo ay ka qeybgaleyn shan ka mid ah kooxda saxiixayaasha, kaddib markii uu ka baxay madaxweynaha KMG ah Shariif Sheekh Axmed oo ka carooday qoddobo ka mid ah wax yaabaha la soo jeediyay. Shirka oo gabagabadiisa laga soo saaray ilaa siddeed qodob, oo ka mid yihiin: *In xubnaha baarlamaanka ee ka immaanaya Gobalada Sool, Sanaag iyo Ceyn afar ka mid uu soo magaabo madaxweynaha Puntland Cabdi Raxmaan Faroole, halka kuwa soo haray ay soo magacaabi karaan odayaasha beesha dhul bahante ee ku sugan Muqdisho, * In la adkeeyo ammaanka guddiga farsamada ee ku howlaan soo xulidda baarlamaanka. *In tirada baarlamaanka laga dhigo 275 mudane. *In si wadajir loo cambaareeyo laaluusha lagu bixinaayo xubinimada baarlamaanka cusub in ugu yaraan qofkii noqonaya baarlamaan uu lee yahay aqoon. *In la xaliyo khilaafka ka dhexjira maamulka Galmudug, kaddib markii dhawaan madaxweyne cusub la doortay, iyadoo uu hadda shirka Roud-Mapka uu ka qeybgalay Maxamed Caalin, arrintaasna waxa loo xilsaaray in uu xali madaxweynaha Soomaaliya. Shirka ayaa sidoo kale looga hadlay dhameystirka waxyaabaha ka haray qorshaha looga gudbayo KMG ah oo ku eg bisha August. Markii shirka uu soo dhamaadahy waxa saxaafadda si wada jir ah u la hadlay ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Dr Cabdiweli Maxamed Cali iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Augustine Mahiga. Ra’iisul wasaare Gaa ayaa sheegay in dhamaan wax yaabaha looga hadlay shirka la isku afgartay, wuxuuna intaa raaciyay in shirka uu si guul ah ku dhammaaday. Danjire Mahiga ayaa sheegay in shirka wax yaabaha looga hadlay ay ku jireen soo xulidda xildhibaannada baarlamaanka cusub iyo shuruudaha looga baahan yahay oo ay ka ku jiraan aqoonta, inaanay dambi horey u soo gelin iyo musuq la’aan. Waxa kaloo uu tilmaamay Mahiga in saxiixeyaasha Roud-Mapka ay isla garteen in guddiga farsamada ee soo xulidda xildhibaannada ay noqdaan kuwo madax bannaan oo dhexdhexaad ah.
-
No Khaatumo militia killed him as they are trying to secede from Somaliland.
-
http://somalilandsun.com/index.php/sports/1238-somalilands-mo-farah-wins-olympic-10000m-gold-for-great-britain
-
Somaliland’s Mo Farah wins Olympic 10,000m gold for Great Britain Sunday, 05 August 2012 03:50 Best moment of MO's life"This is the best moment of my life" - Farah A son of Somaliland Mohamed Farah has done his motherland of Somaliland and adapted Great Britain great after he stormed to Olympic 10,000m gold to seal an extraordinary night for British athletics in the Olympic stadium. The 29-year-old world 5,000m champion ran a near-perfect race to cross the line in 27 minutes 30.42 seconds, with his training partner Galen Rupp in silver and Ethiopia's Tariku Bekele in bronze. Farah's triumph ended a run of four successive Ethiopian wins and stopped Kenenisa Bekele from winning a third consecutive title. Four years ago in Beijing, Farah failed to qualify for the 5,000m final, and in that moment of defeat vowed to give everything he had to become the best in the world. On Saturday that undertaking came to glorious fruition as he was roared to unforgettable victory by 80,000 ecstatic supporters. Farah, who was joined on his lap of honour by wife Tania and daughter Rihanna, said afterwards: "I just can't believe it, the crowd got so much behind me and was getting louder and louder. "I've never experienced anything like this - it will never get any better than this, this is the best moment of my life. "It doesn't come round often and to have it right on the doorstep and the amount of people supporting you and shouting out your name." Mike McLeod was the last Briton to win a 10,000m medal with silver in 1984, but no British male has ever before won a global title at this distance. Analysis "Mo went in with a race plan and he learned from last year. He showed great enthusiasm and guts. I am really pleased for him because he had a lot of expectation on his shoulders. He was expected to win and he came through." At 5,000m Farah was comfortably set in a large pack going round at a tough but not brutal pace, the leaders going through in 14 mins 39.5secs. Tadese went to the front with 11 laps to go before Kenya's Moses Masai picked it up 400m later and tried to stretch the field out with a lap of 63.8secs. Wilson Kiprop had already dropped out injured, and Farah stayed on Bekele until, with five laps to go, he made his first move and eased up to third. To an enormous roar from the crowd Farah then accelerated again at 8,800m and followed as the younger Bekele brother Tariku went to the front. Farah looked effortless, poised, and with 800m to go held his position in the front two. At the bell he made his big move, bursting into a lead of a metre on the straight and then kicking again with 90m left to go away clear. It was an almost unreal end to the most astonishing of nights - and Farah still has the 5,000m to come.
-
The guy is a Somalilander kkkkk.
-
kkkkkkk Faroole has been became the nightmare of Khaatumo.
-
http://somalilandpress.com/somaliland/33011/somaliland-separatists-assassinate-sool-treasury-police
-
Somaliland: Separatists assassinate Sool treasury – police LAS ANOD — The regional treasury of Sool was killed when suspected pro-secession gunmen shot him on Thursday night in Las Anod, a security official said. Mohamed Awil was in the business district when up to three gunmen suspected of belonging to an armed faction of the separatist Khaatumo Movement attacked him. Mr. Awil was pronounced dead on the scene and the suspects fled the scene on foot even though police arrived immediately. Security forces told local media an investigation was already underway. Efforts to contact senior officials in Las Anod for questioning were unsuccessful. The violence on Thursday night came a day after unknown assailants hurled a hand grenade at the residential home of Las Anod’s new mayor, Mr. Farah Abdi Yare. The attack injured a police officer, who was rushed to a local hospital. The latest surge in violence is believed to be linked to the recent agreement between President Ahmed Silanyo and former SSC militia leader, Suleiman Isse Ahmed ‘Hagaltosie’. Mr. Ahmed gave his pledge to disarm militia in Buhodle to President Silanyo during a meeting held in Dubai last month. The move has reportedly angered an another faction based in Taleh, which is led by Somalia’s former Prime Minister, Ali Khalif Galeir. Ahmed accused them of destabilising the region during his keynote address to Buhodle residents following his return from UAE at the end of July. It was just last week when he survived an attempt on his life after Khaatumo gunmen opened fire at him. The former rebel leader recently turned a peacemaker and there are speculations he might be rewarded with a ministerial position in the Ahmed Silanyo government. In a related development, General Ismael Mohamed Osman, the chief of the armed forces welcomed the recovery of two battle-wagons and a civilian vehicle on Wednesday. The General said members of the Khaatumo separatists ambushed the vehicles back in March but they were returned by deserted fighters from the group. Khaatumo separatists are engaged in a violent confrontations with Somaliland forces in the southern region of Sool. Somalilandpress August 3, 2012
-
http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Siyaasiyiin-Iyo-Madax-dhaqameed-Reer-Khaatumo-Ah-Oo-Fadeexad-Ka-Dhaxlay-Kulan-Ay-Maanta-Muqdisho-Kula-Yeesheen-Safiirka-Dawlada-Turkiga-U-Fadhiya-Muqdisho.html
-
Siyaasiyiin Iyo Madax-dhaqameed Reer Khaatumo Ah Oo Fadeexad Ka Dhaxlay Kulan Ay Maanta Muqdisho Kula Yeesheen Safiirka Dawlada Turkiga U Fadhiya Muqdisho Muqdisho (Ramaas) July 28,2012 – Kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo oo qaar ka mid ah siyaasiyiintooda iyo Madax-dhaqameedkoodu ku sugan yihiin Magaaladda Muqdisho ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Somaliya, waxayna ka dalbadeen caawiyo dhinaca bani-aadaminada ah. Kooxda Khaatumo oo dedaal ugu jira sidii ay dhaqaae u heli lahaayeen ka dib markii ay soo waajahday dhaqaale la’aan sababtay in warbaahinta ka sheegaan ayaa dawlada Turkigu ka dalbaday caawiyo dhinacyo badan ah, iyagga oo dawlada Turkigu ugu cawday in deegaanada Sool iyo Buuhoodle aanay gaadhin caawimada Turkigu, sidaa daraadeedna wax laga soo gaadhsiiyo. Kooxdan oo ay ka mid ahaayeen Maxamed Saleebaan Ducaalle oo kooxda Khaatumo ugu magacaaban wasiirka Amniga iyo dhowr Madax-dhaqameed ah ayaa safiirka Turkiga ee Somaliya Dr: Kani Torun iyo masuuliyiin ka socday hay’adda Turkiga u qaabilsan dib u dhiska Somaliya ee TIKA, ayaa si weyn ugu calaacalay isla-markaana si toos ah u dalbaday in loo sameeyo ceelal biyood, goobo waxbarasho iyo garoomo diyaaradeed. Safiirka Turkiga ee Somaliya Dr: Kani Torun oo la hadlay siyaasiyiintan iyo Madax-dhaqameedkan Somaliland ka falaagoobay ayaa u sheegay in dawladiisu ka shaqeynayso sidii dib loogu dhisi lahaa Somaliya, balse aanay waxba ka khusaynin arimaha gaargaarka ah iyo afkaarta ay kala qabaan dadka Somalida ah. Dr: Kani Torun, waxa uu kooxdaasi ka dallbaday in aanay ku mashquulin arimaha la xidhiidha Khaatumo, bale ay ka shaqeeyaan sidii deegaankooda nabad uga dhalin lahaayeen, ka hor horumarinta ay dalbanayaan. Hadal Ambassador Dr: Kani Torun ayaa dhabar jab ku noqday kooxdaasi la kulantay, waxayna xafiiska safiirka ka dareereen iyagga oo madluunsan isla-markaana bahdilan. Ramaasnews Desk Hargeisa
-
-
The little boy who is blinded by the light: Toddler can only see in black and white due to rare eye disorder Harvey can only see black, white and shades of grey due to a rare vision deficiency His parents have just found out Harvey's younger sister also has the condition By Daily Mail Reporter PUBLISHED: 12:05, 25 July 2012 | UPDATED: 12:40, 25 July 2012 Three-year-old Harvey Webb has a rare condition that means he is blinded by light - and has to wear special heavy-duty sunglasses to help him see. Parents Louise and Andy, have resorted to keeping their curtains closed at the family home in Tonbridge, Kent, to help their son see their faces. Harvey’s condition, known as Achromatopsia, means he is also completely colour blind - and can only see the world in black and white. Louise, 35, said her son may never see a sunrise or sunset because his eyes cannot handle the light. Harvey must wear special sunglasses to help him to see outside. At home the curtains are always closed Andy, 34, a recruitment consultant, said: 'Normal daylight to him is like the glare you get when you are driving on a wet day and sunlight reflects off the rainwater on the road. 'We have to make everything as dark as possible for him to be able to see.' ACHROMATOPSIA: A COLOURLESS WORLD Achromatopsia is total colour blindness and is the rarest type of colour vision deficiency. Children with the condition are born with faulty cone photoreceptors in the eye. This means they see everything in shades of black, white and grey. They have general poor sight with blurry central vision and are very sensitive to light. However, the condition does not get any worse as they grow older. They can use their outer vision to read and get around. Louise, 35, added: 'When we first moved into our house we were worried the neighbours would just think we were really unfriendly, as we always had the curtains shut. 'But we have to keep them closed to keep out as much sunlight as possible.' More... Young people who use sunbeds 'are twice as likely to develop deadliest skin cancer' Harvey puts on his prescription sunglasses when he gets up, and wears them until he goes to bed - they are designed to let only 10 per cent of light in. The condition means Harvey struggles to play outside on bright days and he has to take cover from the rays. The family have had to deal with comments from passers-by who think Harvey’s dark glasses are a fashion statement. Louise said: 'It’s frustrating because obviously he can hardly see without them, and in the beginning | did worry about what people would think - a lot of people just think we put them on him to look cool. 'Thankfully most people are positive though, and say things like ‘cool shades’.' Affecting just one in 35,000 people, the condition affects the retina meaning the cells responsible for colour and light sensitivity in the eye don’t function. Andy and Louise Webb play with their son with the curtains closed Andy and Louise Webb play with their son with the curtains closed Andy and Louise have just found out their daughter Megan, 3months, has the same condition as Harvey Andy and Louise have just found out their daughter Megan, 3months, has the same condition as Harvey Harvey was diagnosed with Achromatopsia at Moorfields Eye Hospital, London, in December 2009 after his parents noticed he was having trouble focusing. They were initially assured this was down to a condition called Nystagmus, but at seven months old they were told the devastating diagnosis. Andy said: 'We were shocked, and felt numb as we hadn’t heard of the condition before. 'As children so much is learnt through sight and observing things outdoors, such as wildlife in the trees or a plane in the sky. 'With Harvey we need to find other ways to show him so we use books and TV.' Harvey won't be able to drive when he grows up but will attend mainstream school Harvey won't be able to drive when he grows up but will attend mainstream school Harvey’s baby sister Megan, three months old, has also been diagnosed although she doesn’t need special glasses yet, and can wear normal ones in bright light. Louise said: 'We were distraught when we first found out and it felt like we were going through a kind of grieving process because we knew they wouldn’t be able to see the world how we see it. 'They’ll never know though as they were born with the condition and we certainly won’t let it stop them doing what they want to do.' Harvey now goes to Dorton House nursery run by the Royal London Society for the Blind, helping him to make the most of what little vision he has. His sight means he won’t ever be able to drive, and will need extra help in the classroom, although he will still attend a mainstream school. There is currently no treatment for the condition but both Harvey and Megan are taking part in research for a cure, partly funded by the charity Fight for Sight. Dr Tony Moore, consultant at Moorfields Eye Hosptial, London, said: 'Harvey’s activities will be restricted by his eyesight, and he will be less confident outdoors because of his extreme light sensitivity. 'His vision is much worse in bright sunlight.' Louise said: 'It’s quite difficult for Andy as he would love to teach Harvey to play football but his sight makes co-ordination a bit difficult. 'That doesn’t mean he won’t try though, and we won’t let him dwell on what he will find difficult.' Visit www.littleheroesappeal.com for more information on their appeal to help expand Dorton House specialist nursery for blind and partially sighted babies and toddlers http://www.dailymail.co.uk/health/article-2178680/The-boy-dark-Rare-condition-means-child-3-blinded-sunlight-black-white.html#ixzz21vFTFATt
-
I think there should be a rule that any candidate that wants to run for the Somalia presidency has to pay up front $500,000 and that money should be donated to the people affected by the war and feminine. That way you limit the number of candidates and also help the poor in Somalia.
-
http://www.thedailybeast.com/articles/2012/07/24/obama-s-not-so-secret-terror-war.html
-
Obama’s Not-So-Secret Terror War Daily Beast Tuesday, July 24, 2012 The U.S. is breaking a 20-year arms embargo on Somalia by training the country’s intelligence agency and deploying special forces without notifying the United Nations, according to a new report. The United States is breaking a 20-year arms embargo on Somalia by providing unauthorized intelligence training to regional governments and special-forces missions, according to a forthcoming United Nations report that discloses new details of the U.S. war against al Qaeda in the war-torn African nation. The report, issued by the U.N.’s Somalia Eritrea Monitoring Group (SEMG) and reviewed by The Daily Beast, details three covert U.S. programs to aid local Somali security services in their fight against Al-Shabab, the Somalia affiliate of al Qaeda. It says Central Intelligence Agency officers are helping the government of Puntland, a semi-autonomous region not recognized by the U.N., and U.S. special forces are fighting alongside Puntland soldiers. It also says the U.S. hasn’t notified the U.N. of these activities, as is required by the terms of the embargo. The U.S. helped establish the embargo in 1992 when Somalia erupted in a civil war. The report says 12 countries, including the U.S., aren’t complying with the arms embargo, having failed to inform the U.N. of cargo flights to supply various parties in the Somalia conflict. The country is one of the world’s most violent, lacking a functioning central government and overrun by warring militias, Islamist insurgents, and pirates who threaten large parts of the coast. “We are trying to establish a norm of compliance with the sanctions regime on Somalia,” said Matthew Bryden, the head of the SEMG. “We can’t do that if members of the U.N. Security Council themselves are not compliant.” Spokespeople for the Central Intelligence Agency, the National Security Council, the U.S. Mission to the United Nations, and the Pentagon all declined to comment on allegations made in the forthcoming SEMG report. Hillary Renner, a spokeswoman for the State Department’s Bureau of African Affairs, declined to comment on “military operations or intelligence matters,” but said that since 2007, the U.S. has given $106 million to support the Somali National Army. “This support is intended solely for the purpose of helping develop security-sector institutions consistent with the U.N.-supported political process in Somalia and in compliance with the arms embargo on Somalia. The Department of State has continued to submit notifications for its support to the SNA,” said Renner. The report illustrates how President Barack Obama’s often-secret war against al Qaeda can sometimes conflict with his administration’s commitment to work cooperatively with the U.N. As recently as 2010, the administration said it wasn’t directly involved in Somali military operations. “The United States does not plan, does not direct, and does not coordinate the military operations of Somalia’s [Transitional Federal Government],” said U.S. Assistant Secretary of State Johnnie Carson in March 2010. “Further, we are not providing nor paying for military advisers.” Yet press reports in recent years have alleged that the CIA has trained Somali intelligence officers and that U.S. military personnel and drones were helping the Somali Army in an offensive against Al-Shabab, the local arm of al Qaeda. An article in The Nation last year detailed CIA assistance to Somalia’s national-security agency and the existence of an intelligence headquarters and detention center known as the “pink house.” Only recently did Obama publicly acknowledge direct assistance. In a June 15 letter to Congress, the president said, “n a limited number of cases, the U.S. military has taken direct action in Somalia against members of al-Qa'ida, including those who are also members of al-Shabaab.” He didn’t provide specifics, saying only that the moves were intended to “counter the terrorist threat.” The new SEMG report offers fresh details about U.S. training and aid to the Somali National Security Agency. The agency operates something called the “alpha group,” according to one U.N. official involved in the report, that is “used as proxy for U.S. intelligence operations” in areas controlled by the country’s Transitional Federal Government. When the U.S. government was asked about an “alpha group” by the SEMG it responded in a May 7 letter that it “does not acknowledge any form of direct support to the Somali National Security Agency,” according to the report. The SEMG usually compiles its report on the arms embargo every year. Past reports, including from 2007 and 2008, said the U.S. had notified the U.N. of its activities. “A number of foreign Governments are reportedly involved in training the National Security Agency,” the 2008 SEMG report said. “But only the Government of the United States has notified the Security Council that it is doing so.” That appears to have changed. The 2012 SEMG report lists among the unauthorized U.S. activities direct support for the intelligence service and security forces of the government of Puntland, a semi-autonomous region of Somalia that is not recognized by the U.N. Mohammed Abdirahman Farole, the media adviser to and son of Puntland’s president, said in an interview that the CIA provides non-lethal assistance to the Puntland Intelligence Agency. “They do not bring us weapons,” he said. “The CIA gives us intelligence training and equipment. This is part of the global fight against the terrorists.” Farole added that his father’s government would “welcome the United Nations to come to Puntland and collect all the weapons.” But, he said, until that happens, the Puntland forces would need to be armed to fight terrorists and pirates. The report alleges the CIA has indeed been training its Puntland equivalent for ten years, including in Qaw, a small town on the outskirts of the Puntland port of Bosaso. The report alleges that Puntland trainees use the same shooting range as security contractors training a Puntland maritime police unit. Also in the report are allegations that an unnamed U.S. intelligence agency is operating a fleet of four Russian-made Mi-17a helicopters to transport special forces from Camp Lemonier, a U.S. base in Djibouti, to locations in northeastern Somalia to fight alongside Puntland forces. This was first reported in the Somalia Report, a website that tracks intelligence and military developments in the country, which said the forces were deployed to fight pirates. The report says the U.N. has confirmation of this from a “reliable military source.” The report also says there were 64 reports of activities of foreign jet fighters, helicopters, and drones in Somalia between June 2011 and April 2012. The report doesn’t say whether any of these were U.S. drones. The report says the African Union Mission in Somalia has complained about unidentified drones flying in Somali airspace. “Some of these reports concern attacks mistakenly targeting an [internal Displaced Persons] camp and a humanitarian feeding center, targeted killings by drones of Al-Shabab commanders, and Special Forces covert operations in Somalia.” Bryden, the report’s author, said his group began investigating these alleged U.S. programs in 2010 after discovering two private American operators of cargo planes, Prescott Support Co. and RAM Air Services, were registering flights into Somalia with the U.N. International Civil Aviation Organization. “We didn’t know the full extent of it,” said Bryden. “All we had was confirmation that the flights took place.” Spokesmen from Prescott Support Co. and RAM Air Services declined to respond to requests for comment. “My answer to those running this program is if you want this to be a covert program, don’t notify the civil-aviation authorities of your flights,” Bryden said. “Our job is to investigate flights just like this. And the flights are what led us to ask questions and dig deeper about undeclared U.S. programs in Somalia.”
-
Somalia is united from Puntland to South Somalia but it is still a failed state of 20 years.
-
Sheekh Maxamed Cali Geedi Oo Safar Somaliland Dani Ugu Jirto Ku Yimi Magaaladda Qahira Ee Dalka Masar. (Hadhwanaagnews) Tuesday, July 24, 2012 Qahira-(HWN)-Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ahaan jiray Guddoomiyihii Urrur siyaasadeedkii Badbaado Qahira-(HWN)-Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ahaan jiray Guddoomiyihii Urrur siyaasadeedkii Badbaado ee ku hadhay doorashadii hordhaca ahayd ee Urrur Siyaasadeedyadda ayaa soo gaadhay Magaaladda Qahira ee Xarunta dalkan Masar. Sheekh Maxamed Cali Geedi,oo kamida Culumadda Waaweyn ee Somaliland . Sheekha oo shabakadda Hadhwanaagnews.com wax,kawaydiisay safarkiisa ayaa sheegay inuu Masar uyimi Arrimo dhawra oo ay ugu horeeyaan. 1:in jaamacadda caanka ah ee Azhar al-shariif aqoonsato shahaadooyinka Ardayda kasoo baxda Iskuuladda hoosyimaadda daladda uu madaxda kayahay ee lagu magacaabo Hayatul Qarnul Ifriiqi al-islaami ,oo ay hoosyimaadaan in kabadan 22-iskuul oo iskugu jira Hoose dhexe iyo sare ayna dhigtaan Arday gaadhaysa 22000-kun baro Qalabka casrigaa ee lagaga shaqeeyo Cusbitaaladda kuwaas oo ay Jamhuuridda Somaliland baahi weyn uqabto taasna aynaga aqbaleen Urrurka dhakhaatiirta Masar. Sikastaba haahaatee Sheekh Maxamed Cali Geedi,ayaa waxa lagu tilmaamaa nin wadaniya oo haayadda uu madaxda kayahay ay Guddaha Somaliland wax,badan ka qabatay sida iyadoo dhistay Masaajido Ceelal Biyoodyo iyo oo Arday. 2:Iyo in Urrurka dhakhaatiirta Masar Utabaraan Aradayda barata caafimaadka ee kabaxa jaamacadda Masar,siloo iyadoo Xilligii abaaruhu dhaceen Gar-gaar lagaadhay dadkii ku wax,yeeloobay Abaaraha Cabdi Yaasiin Ahmed Hadhwanaagnews Qahira/Masar Email:Cabdiyasiin@hotmail.com Submitted By: Hassan Kuriya