-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
oba hiloowlow;870990 wrote: what a bullshiet article Every somali is welcome in the Capital city Xamar no matter what clan infact my uncle told me he drinks Shaah with some Aqoonyahans from Puntland everyday in H/wadaag walahi, time has changed... The article is trying to imply Khaatumo seeg is more loved in Mogadishu than Puntland. Some sort of a sisterly attention struggle between the two.
-
Sumcadda dadka ka soo jeeda deeganada Puntland ee Muqdisho ku sugan oo Xumaatay iyo cabasho ay muujinayaan iyo Reer Khaatumo oo fadhiga looga kaco,{Warbixin}. Shacabka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolada bari ee kala ah Nugaal , Bari iyo Mudug ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa aad uga cabanaya Sumcad xumo la soo deristay iyo siyaabo badan oo kaftanku gabaabis uga noqday. Inta badan dhalinyarada, aqoonyahanka iyo dadka kale ee wx gal ah isla markaana hawlaha shaqo doon ama mashaariceed u yimaada Muqdisho ayaa arimuhu ku adkaadeen ka dib marka ay sheegtaan inay ka yimaadeen deeganada Puntland la odhan jirey. Dadkan ayaa waxaa diidmo ka muujinaya isla markaana isla markiiba dib uga weecanaya shacabka Soomaaliyeed ee Muqdisho ku sugan sababo la xidhidha hogaamiyahooda oo Muqdisho looga yaqaano nin Waalan oo aan xushmayn SOomaalinimada, isla markaana dadka iyo dalka Soomaaliyeed kala weyn yihiin beeshiisa kana jecel midnimada umadda Soomaaliyeed qoyska uu ka dhashay ee Ciise Maxamuud. Arintaas ayaa keentay in dadbadani ka magaan sheegashada iyo ku soo boodka inay yihiin reer Putnland ayagoo aad uga war wareega inay dhahaan waxaanu ka nimid Puntland, kuna gaabsada hada badankoodu waxaanu nahay dadka gobolada. Taas badelkeeda shacabka iyo dadka ka soojeeda maamul goboleedka Khaatumo State ayaa ah dadka loogu jecel yahay gudaha magaalada Muqdisho, waxana jirta in hadaad dhahdo waxaan ahay reer Khaatumo uu qofkastaaba fadhiga kaaga kacayo, ayagoo dadku kuu sheegayaan inay yihiin dadkii laga soo gaadhay ee dhaliyey xurnimada, wadanyidana xambaarsan hadana isku haya dalka oo diidey in Duuflaalo kala goo gooyaan dalkeena iyo Jamhuuriyada qiimaha badan ee Great Somalia. Dad badan oo ka soojeeda deeganadaas oo aan wax ka weydiiney sida ay u arkaan arimahaan ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin habdhaqanka Faroole, iyo sida uu ugu tumanayo sumcada dadka reer Puntland oo mar ahaa tusaale loo soo qaato Somaalida kale ee bur bursan, hase yeeshee hada tusaale u ah ku xuuxinta dalka in la burburiyo oo Faroole oo markastaba ku hanjabayo inuu go’ayo iyo inuu ka tashanayo hadaan sida uu rabo loo yeelin. Dhibaatadan soo foodsaartay shaqo doonada iyo dhalinta deegaanadaas, ayaa lagu tirinayaa siyasad xumada iyo aflagaadada jogtada ah ee ka soo burqanaysa magaalada Garoowe ee uu fadhiyo C/Raxmaan faroole oo lagu sheegay inuu yahay shakhsiga ugu siyaasada xun ee mas’uuliyad ka haya deeganada Soomaalida. Horufadhi.com
-
Somaliland Oo Soo Dhawaysay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliya, Uguna Baaqday Inuu Madax-banaanida Somaliland Garowshiiyo Ka Bixiyo. Hargeysa (Ramaas) Sept 17, 2012 – Dawlada Somaliland ayaa soo dhawaysay hadal diblumaasiyadeed oo ka soo yeedhay Madaxwaynaha cusub ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo uu ku sheegay inay sii ambo-qaadayaan wada-hadaladii hore ugu furmay labada dal. Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan hadalka Madaxwaynaha Somaliya oo uu ku tilmaamay inuu ahaa mid taxadar badani ka muuqday, balse waxa uu tilmaamay in Madax-banaanida Somaliland tahay mid ku timid rabitaanka shacabka reer Somaliland oo aanay ka noqosho lahayn. Wasiirka arimaha dibada Somaliland waxa uu sheegay in Midnimadii hore aanay ahayn mid ku timid khasab iyo jujuub, imikana aanay ku iman Karin, loona baahan yahay in Somaliya Madax-banaanida Somaliland garowshiiyo ka bixiso “Waanu soo dhawaynaynaa hadalka Madaxwaynaha cusub, hadalkiisa waxa ka muuqday taxadar faro badan iyo ka fiirsasho badan”ayuu yidh, waxaanu intaa ku daray isaga oo sheegay inay soo dhawaynayaan wada-hadalada uu sheegay Madaxwaynaha cusub inay sii ambo-qaadayaan “Arintaasi waanu soo dhawaynaynaa, waxaanuna rajaynaynaa inaanu Madaxwaynaha cusub aanu is-aragno marka ay suurto-gasho” Wasiirka oo la waydiiyay in Madaxwaynaha Somaliya sheegay inay Somaliland kala hadlayaan Midnimo dambe, ayaa ku jawaabay “Madax-banaanidu waa mid ku salaysan rabitaanka shacbiga, Somaliyana arintaasi waa inay garowshiiyo ka bixisaa”ayuu yidhi isaga oo intaasi raaciyey “Midnimadu maaha mid jujuub ah, maaha arin khasab ku timid markii hore, imikana ku imanaysa, mowqifka Somaliland maaha mid isbedal ku yimid, taasina suurto-gal maaha” Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, waxa uu tilmaamay in aanay hadda furnayn dood laga yeesho Midnimo dhex marta labada dal “Arintaasina (Midnimo) maaha mid hadda doodeedu furan tahay, laakiin wax wada qabsi iyo laba wadan oo jaar ah loo heli lahaa weeyaan”ayuu yidhi. Ramaasnews Desk Hargeisa.
-
War Hada Soo Dhacay! Maleeshiyada faroole oo Xabsiyada Gaalkacyo Kabuu xisay, Shacab Wayne Tiro Badan,Maxayse Kala Yihiin {Akhri} War Goor dhawayd soo gaadhay Shabakada Boocame.com ayaa Xaqiijinay in Ciidamada Maleeshiyada Faroole Gaar ahaan kuwa loo yaqaan PS ay Shacabwayne tiro badan oo ganacsato ah ku daabuuleen xabsiyada Magaalada Gaalkaacyo. Dadka Xidhan ayaa waxay isugu jiraan Qabiilo soomliyeed oo kala Gedisan, Waxaana tirada ugu dadan kasoo jeeda Khaatumo Seeg, waxaan sidoo kale weheliya reer Gedo & Afmadow. Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya sabaha loo xidhay dadka gaadhaya ku dhawaad 40 ka ruux, waxaana Wararka qaar sheegayaan in dadkan loo xidhay cadho ka kacday xilkii uu waayey Raysal wasaare Cabdi wali Gaas. Ciidamada PSta ee xidhay shacabawynahan Soomaaliyeed ee kala gedisan ayaa Waxay dusha uga tuurayaan inay xidhiidh la leeyhiin Kooxda Alshabaab , ee gabalkeedu sii dhacayo, waxaana dhamaan dadku layaabeen arinkan waxshinimada ah. Midka kamida dadka Xabsiyada loo daabulay kana mid ahaa gancasatada Gobolka Cayn ee ayaa sheegay in iyagoo safar ganacsi ujooga meesha laqabtay, islamrkaana xabsi afka laga jooyey. Xaalada ayaa laga yaabaa inay maal maha soo aadan is bedesho hadii aan lasoo dayn dadkan soomaaliyeed ee sida waxshinimada ah Xabsiyada loogu daabulay. Wixii kusoo kordha xaalada Did kala soco… Boocame Online Daalacatey :1521 editor@boocame.com
-
AUN. In 1980 over 3 thousand people were also massacred in Garrisa also known as the Garrisa Massacre. Kenya: Civil Servant Who Witnessed Garissa Massacre Speaks Out The atrocity committed to Somali locals by the Kenyan government in 1980 may have retreated to the back of the minds for many, but for Oginga Randiki, who witnessed the massacre, the event is still fresh in his mind. The incident occurred when government forces, acting ostensibly to flush out a local gangster known as Abdi Madobe, set fire to a residential estate called Bulla Kartasi, shot at people indiscriminately and raped women. They then forcefully interned the residents in a primary school for three days without food or water, resulting in over 3,000 deaths. http://allafrica.com/stories/201103020517.html
-
http://horseedmedia.net/2012/09/16/daawo-sqwirada-madaxweynaha-j-f-s-oo-qaabaliya-madaxdii-ka-soo-qaybgashey-caleema-saarka/
-
Just days after Johan Persson and Martin Schibbye released from Ethiopia, SVT then got hold of new utsmugglat video content from Ethiopia. It's about evidence that testimony about torture in the ****** Jail true. This type of testimony is dismissed as lies by the Ethiopian regime. But in the materials now smuggled out of Ethiopia to confirm the victims' stories when local rulers evaluates torture in prison: -Those who are here have conducted torture in ****** Jail. All but one of them tortured the prisoners mercilessly. The video also confirms that people have died from torture in prison. "I tried to drown my friend" In Nairobi hiding many torture victims from ****** Jail. SVT's Africa Correspondent John Ripa have met several of them and heard their stories. Abdi Razak Ali has left scars of bayonet tricks and Ahmed Abdullahi wrists traces of ropes used when he was hung from the ceiling. Abdullahi tells SVT reporter about several other ways they have been tortured on. -They charge us and then they beat us. Once there was a tub of ice cold water in. The water was energized. They tried to drown my buddy, he was naked. Then they took him and beat him. Abdi Razak Ali confirms a similar picture: -Several times they tortured my friend with water and electricity. In the end he died. Tearing of the hair so that the skin came with Rokia Muhammad also tells her about how she was treated in the prison. She tells me about repeatedly raped: -They have raped me and many other women. Rokia Muhammad scars all rapes are in the soul, but she also has the physical traces of the treatment in prison. Her culture says she should not show her hair for an unknown man. But she makes an exception for SVT reporter and cries when she shows up the bald spots on the head. The soldiers tore her hair so that the skin came with when they dragged her naked in the ****** Jail.
-
Saalax;869695 wrote: His your president Duke not ours the pirates are in Mogadishu to pay their respects in the inauguration of Maxamuud Sheekh Xasan. Xaaji Xunjuf;869696 wrote: As they Should:D
-
His your president Duke not ours the pirates are in Mogadishu to pay their respects in the inauguration of Maxamuud Sheekh Xasan.
-
Mr ambassador;869668 wrote: They have to support their president. ;869668 wrote: Dr Mohamed A Omar Says Somaliland sovereignty must be respected . .
-
http://somalilandsun.com/index.php/politics/government/1453-somaliland-government-condemns-attack-on-somalia-president
-
Thursday, 13 September 2012 05:19 Dr Mohamed A Omar Says sovereignty must be respected• Urges Respect for its Sovereignty thus conducive resumption of Dr Mohamed A Omar Says sovereignty must be respected bi-lateral talks By: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – The government and people of Somaliland highly condemn the assassination attempt on the life of newly elected Somalia president. A statement from the ministry of foreign affairs that commiserated with President Hassan Sheikh Mahmud who together with Kenyan foreign minister escaped unharmed from an apparent suicide bomb attack on a Mogadishu hotel where they were holding a news conference. The Foreign minister Dr Mohamed Abdilahi Omar asked the people of Somalia not to allow terrorists to derail current successes garnered as pertains to re-establishing a permanent peace and functioning government. "While we condemn the attempt on your president's life we urge you to sustain recent gains made in the fight against terrorists in your country" The foreign minister who informed that the government is ready to resume bi-lateral talks asked the new administration to respect the irrevocable sovereignty wishes of Somalilanders. Stressing on the importance of the internationally endorsed talks between the brotherly and neighbouring countries, the foreign minister said it was imperative for the Somalia people to respect the wishes of Somalilanders thus amicable negotiations. In an earlier congratulatory message extended to Hassan Sheikh Mahmud on his election as Somalia's first democratically elected, a move that he termed as timely, Dr Mohamed Abdilahi informed that the postponed talks were now possibly and that the Somaliland government and people were fully prepared The third phase of talks between the two countries that were because of article six and eleven the London and Istanbul II conferences on Somalia respectively have been on hold following postponement by Somaliland's government. The first phase of the talks that held for two days (20th & 21 June 2012) in London culminated with the eight point Chevening House Declaration. This was the first face-to-face talks between the two countries in 20 years. The talk's second phase were held in the UAE city of Dubai where President Ahmed Mahmoud Silanyo of Somaliland and Sheikh Sharif of Somalia co-signed the Dubai declaration on the 28th June The government of Somaliland in a statement read by the minister of foreign affairs on 27 July 2012 announced that it had postponed the third phase of the talks until the election of a new government to replace the Transitional Federal Government whose mandate had expired.
-
Mintid Farayar;869105 wrote: People, you're missing the point from the Somaliland perspective. The argument used against the 'political ambitious' who feel they might get a better chance down under (in Somalia) is that outside of Somaliland, there's no real opportunity for you. You'll always be a politically disposable tool, whose only use is cheap window dressing to show Somaliweyn inclusiveness. The performance of actors from Hargeisa, Borama, or Las Anod in the recent 'trusteeship' election a few days ago puts paid to this argument. Indeed.
-
Just like Galaydh the thief they are all losers including Oomar.