Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. http://www.boocameonline.com/2012/11/21/colaad-oo-kasoo-cusboonaatay-deegaanka-cagaare-baaqyo-nabadeed/
  2. Baaqyo nabadeed & Colaad Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Cagaare Wednesday, November 21st, 2012* Boocame Online- Wararka nagasoo gaadhaya deegaanka Cagaare ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay labo nin oo kasoo jeeda gobolka Mudug. Waxaana iyana maanta duulaan soo qaaday maleeshiyo kasoo jeeda gobolka Mudug oo dhaawac u geysatay niman geel jire ah oo u dhashay gobolka Sool.Xiisada Cagaare oo saandihii ina soo dhaafay marba soo noqnoqnaysay ayaa ah mid aan weli xal laga gaadhin, inkastoo odayasha iyo waxgaradka labada dhinac dhowr jeer oo hore isugu dayeen in lasoo afjaro.Wax garadka Kasoo Jeeda Deegaanka Sool Ayaa Dhankooda ku baaqaya sidii Looga Qayb qaadan lahaa sidii loo damin lahaa Colaadaasi & Inaysan dhibaatadu halkaas kasii fidin. Boocame Online
  3. The Danger of Silanyo-mandering Somaliland (Gerrymandering) Written by Ahmed M. Adam Nov 20, 2012 at 05:17 PM Today, Somaliland is in the grip of the most dangerous gerrymandering in its history. From the day of gaining independence from British Colonial rule to the present day, Somaliland has suffered many instances of gerrymandering. In fact Somaliland's gerrymandering started with its union with Somalia when the Government in Mogadisho rigged the 1961 National Referendum on Union Constitution, in many small villages in the South the most famous one being Aadan Yabaal where votes were very heavily rigged. The word "Aadan-Yabaalayn" was coined to mean gerrymandering and electoral fraud. What makes today’s gerrymandering of Somaliland more dangerous is that it is so multi-faceted and extensive that it is threatening the complete implosion that its enemies have been plotting and praying for the last twenty-some years. What is gerrymandering? Gerrymandering is the illegal and unfair use of the political power to give benefit to one side of the politics (A political party, an ethnic or religious group, a tribe or a clan) at the expense of the other who gets the losing end of such misuse of power. Salamander: A lizard-like amphibian (In Somali: Siilaanyo-biyood ama mulac-biyood) The word “Gerrymandering” was coined in 1812’s when Governor Gerry Eldridge of Massachusetts, USA created a new electoral district the map of which looked like a salamander. The first name of Governor Gerry was combined with last 5 letters of the word “salamander" to form the new word “gerrymander Gerrymandering would translate into Somali as: “ siilaanyo-biyoodayn” which fits neatly in the current Somaliland situation since the president himself is nicknamed “Siilaanyo”, which is the Somali name for a small lizard that looks like a salamander. Electoral Fraud: Gerrymandering usually refers to electoral fraud in its many forms where electoral districts are changed or the election system or process is manipulated by the Government, or elections are rigged or votes are misrepresented. However. Gerrymandering be economic where the Government in power enriches some groups or districts at the expense of others. "Idi Amin's African Economic war" was economic gerrymander at the expense of Uganda's Asians. Gerrymandering could be geographical where the maps are changed or demographical where the population density or identity is changed. But the connection thread for all forms of gerrymandering is the unfairness, illegality and the long term negative consequences of the gerrymandering and the de-gerrymandering that usually follows when the government that gerrymandered finally collapses or is voted out of power. Gerrymandering is a favorite political tool for despots. It is one of the best indicators of the kind of the democratically elected leader or head of a military junta who is likely to become a long staying dictator. Forms of Gerrymandering: Gerrymandering in elections can take one of many countless forms or a combinations depending on the intended effect, but the following examples illustrate the concept. Splitting or dilution of of the concentrations of the opposing ethnic or religious group or the power base of the opposing party. Packing of or concentrating the opposing political, ethnic, or religious group in as few districts as possible, wasting a lot of their votes, while at the same time creating many districts/regions with moderate or exclusive margins of the leader's party, ethnic, or religios group Spliting regions/districts loyal to the party or Government in power, however small these regions be in order to allocate more seats. While acts of gerrymandering are occasionally committed by officials/leaders in democratic countries in limted way and confined to one instance and/or one district to gain an advantage in one election, dictators use it extensively in its many forms and shapes, with destructive results and far-reaching consequences. Dictators and would-be dictators resort to gerrymandering, as a means of c onsolidating or clinging to power. They usually stay for a long time and leave behind untold death and destruction. Four Case of Gerrymandering Close to the Somali. The list of totalitarian dictators who clinged to power with help of gerrymandering which brought civils wars and destruction of the country or desolution of the State is very long. However, I would like to mention the following four which closely resemble or relate to the Somali case. Marshall Josip Broz Tito, from minority Croats ruled Yugoslavia for 25 years. He was elected originally in democratic fashion but later named himself “President for Life” his gerrymandering politics contributed to desolution of the Republic of Yugoslavia (Now the seperate sovereign states of Slovenia, croatia, Serbia, Bosnia, Kosovo, Montengro, and Macedoia). Mohamed Siad Barre gerrimandered Somali’a 6 regions into 18, ruled Somalia for 20 years. The whole world has been trying to fix the mess he left behind for another 20 years to no avail. Saddam Hussien gerrymandered Iraq favouring his minority Sunni Muslims at the expense of majority compatriots. He ruled Iraq for 23 years then ended up on the gallows. Iraq's situation is even more hopeless than Somalia. The Gerrymadering politics of Hafiz Al-Asad and his Al-ba'ath Party had partly sown the seeds of the current civil war in Syria and the similiarities with Iraq, Somalia and Yugoslavia are unbelievable. In conclusion the current Government of Somaliland must stop gerrymandering, abuse of power and national resources. Somaliland's nascent democracy should not be and will not be turned into a dictatorship. The people of Somaliland particularly the intellectuals must pressure the government to stop gerrymandering in the current and future elections as well as other abuses of power and national resources The international community and the donors must exert pressure on the Government as well to stop gerrymandering in the current and future elections as well as other abuses of power and national resources.
  4. http://somalilandpress.com/we-are-part-and-parcel-of-somaliland-37603
  5. Somaliland Minister of Resettlement Hon Suleiman Essa Ahmed(Haglo Toosiye) speaking to the Somaliland National Television Said the People of Buhoodle are part and parcel of Somaliland and that the newly elected government of South Somalia should know by now that the tribal card doesn’t work anymore.The Minister added, ‘’we the people of Buhoodle are fed up with those who are bent on fermenting hatred amongst our people, what we need today is to enhance the betterment of our people and to implement development projects that the eastern parts urgently needs”.Hon Suleiman Speaking during a popular TV episode told the audience, today we are all Somalilanders who are equal under one flag and nation, that let it be known that days of dividing our people on tribal basis are long gone. Hon Suleiman went on to I advise the new government in Mogadishu not to meddle in our affairs. Goth M Goth Somalilandpress.com
  6. Alpha Blondy If you are looking for romance, softies and to be looked after go for the Huuno girls generally from western Hargeysa, Gabiley to Borama. They will fill you with a lot of Huuno Macaan talks.
  7. Calm down fellas the commission has said they will fix it. Nothing major.
  8. Aaliyyah;889836 wrote: sharif sakin should pursue his high school diploma. Lol...
  9. http://www.raxanreeb.com/2012/11/qorsho-maamul-gobaleed-loogu-samaynyo-lix-gobal-oo-ka-mid-ah-gobalada-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-socda/
  10. Muqdisho (RBC Radio) Qorshe maamul gobaleed loogu samaynayo ilaa iyo Lix gobal ayaa haatan wuxuu ka socdaa magaalada Muqdisho, waxaana qorshahaan wax ka wada madaxda ugu saraysa dowlada Soomaaliya. Shirar iyo kulamo joogto ah oo la doonayo in lagu yagleelo maamul gobaleedka koofur Galbeed ayaa waxay ka socdaan magaalada Muqdisho, waxaana ka qaybgalaya shirarkaasi siyaasiyiin iyo masuliiyiin ka soo jeeda gobalada la doonayo in maamulkaan loo sameeyo. Qoershahaan ayaa hadii uu dhaqan galo waxaa la doonayaa in maamulkaan uu ka shaqeeyo gobalada, Jubada Hoose, Jubada Dhexe, Bay, Bakool, Gede, iyo Shabeelaha Hoose. Kulamadaan ayaa waxay soo socdeen maalmihii ugu danbeeyay waxaana lagu wadaa in dhowaan lagu soo gaba gabeeyo magaalada Muqdisho isla markaana laga soo saaro war ay isku raaceen dhinacyadii ka qaybgalay kulankaan. Prof. Maxamed Ibraahim Muuse Heerow oo ka mid ah xubnaha ka qaybgalaya kulamada ka socda magaalada Muqdisho ee maamulkaan lagu dhisayo ayaa wuxuu sheegay in maalintii shalay ahayd uu kulanka kala soo qayb galay gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Sidoo kale wuxuu sheegay in kulamada iyo shirarka ka socda magaalada Muqdisho ay ogyihiin dhamaanba madaxda ugu saraysa dowlada Soomaaliya ayna raali ka yihiin in la dhiso maamulkaan. Heerow ayaa wuxuu sheegay kulamadaan ay haatan u dhanyihiin dhamaanba beelaha dega Lidaan gobal oo ka mid ah gobalada Soomaaliya, ayna ka soo saari doonaan wax ay isku raacsanyihiin. Arintaan ayaa waxay ku soo adaysaa xili dhanka kale uu socdo qorshe la doonayo in maamul gaar ah loogu sameeyo gobalada jubooyinka kaasi oo ay xataa faragalin ay ku haayaan wadamada dariska la ah Soomaaliya. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  11. http://taleex.net/2012/11/13/dr-naceyb-sokeeyeoo-markii-uu-mashruuciisii-khaatumo-seeg-ku-khasaarey-isu-soo-qaawiyey-in-tolkiisa-******-wax-ku-siiyaan-hawsha-uu-u-hayo-dhegayso
  12. http://www.raxanreeb.com/2012/11/xukuumadda-raysul-wasaare-shirdoon-oo-qarka-u-saaran-inay-dhacdo-iyo-muran-ka-taagan-tegista-baarlamaanka-warbixin/
  13. Dawladda Raysul-wasaare Shardoon oo qarka u saaran inay dhacdon Raysulwasaare Shirdoon Muqdisho (Harowo) -Kadib markii maalinimadii Sabtidii shalay baaralamanka Somaliya uu dib u dhigay kulan lagu doonayay in xukuumadda cusub ee raysul wasaare Cabdi Shirdoon codka kalsoonida ku weydiisato baarlamaanka ayaa haddana waxaa soo baxaya warar sheegaya in xukuumada ay qarka u saaran tahay inay dhacdo. Afhayeenka baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shalay markii cod u qaadista golaha wasiirada ay baaqatay la hadlay wariyaasha ayaa sheegay in “sababo farsamo awgood ay u baaqatay” in xukuumada ay hor timaado baarlamaanka. Gudoomiyuhu ma uusan sheegin mudo cayiman oo loo qabtay xukuumadda inay baarlamaanka ku timaado, waana tan mida dareenka hadda jira keentay. Ilo wareed ku dhow xafiiska madaxtooyada ayaa xaqiijinaya in caqabad weyn ay hor taagan tahay xukuumadda cusub ayna qarka u saaran tahay in xukuumada ay dhacdo, taasoo keeneysa in raysul wasaaraha laftiisa uu dhaco, markaasina madaxweynuhu uu ku qasbanaan doono inuu markale soo magacaabo raysul wasaare sida ku cad qodobka 90aad (faqradiisa 4aad) ee dastuurka kaasoo sheegaya in madaxweynuhu uu kala diri karo xukuumadda haddii ay weyso aqlabiyada codka baarlamaanka. Walaacan ayaa ku saleysan sida ilo wareedku sheegayo, in illaa hadda aan la heyn tiro xildhibaano ku filan inay xukuumada tobanka wasiir ka kooban ay difaacaan oo baarlamaanka jooga, taasina ay keeneyso in (haddiiba lagu dhaqaaqo) in kulanka ugu horeeya ee xukuumada ku hortagi doonto golaha shacabka ay weyso codka kalsoonida ee 50%+1 ee golaha baarlamaanka oo ay ku heli karto kalsoonida. “Wuxuu magacaabayaa xilka Wasiirka Koowaad wuxuuna xilka ka qaadayaa ama kala dirayaa Xukuumadda Federaalka haddii ay waydo codka kalsoonida Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, oo ah cod hal-dheeri ah (50%+1).” QODOBKA 90-AAD (faqradiisa 4aad) EE DASTUURKA. Caqabadaha taagan maxay yihiin? Illaa hadda, raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon iyo xukuumadiisa, mudada usbuuca banaan jooga ah ayaa dadaal adag ugu jira inay meesha ka saaraan caqabadaha waaweyn ee durba isku hor gudbay kuwaasoo ay ugu muhimsan yihiin labo waxyaabood oo muuqda waqtigan;- 1- Mucaaradada ka imaaneysa beelaha aan helin wasiirada (gaar ahaan kuwa ka dhex muuqda baarlamaanka) ee saameyntan ku yeelatay xildhibaanada codka laga fili lahaa. Arintan waa tan ugu weyn ee hadda hurdada u diiday raysulwasaaraha iyo tobankiisa wasiir oo habeen kasta qaabilaad iyo casho usamaynaya xildhibaano, odayaal, siyaasiyiin iyo cid kasta oo saameyn yeelan karta si caqabadan ka imaaneysa qabiilada looga gudbo. Xafladii magacaabista golaha wasiirada 4/11/2012. Arinta beelaha waxaa xusid mudan in qabiilada taakada u dhigay xukuumada ay isugu jiraan qeybo kala duwan oo ka kooban illaa 10 beelood oo waaweyn kuwaasoo la sheegay inay xukuumadihii hore wasiiro ka heli jireen. Xildhibaanada ay ka soo jeedaan qabaa’ilada wasiirada waayey ayaa xitaa aan dooneyn in lagu qanciyo jagooyinka wasiir ku xigeenada oo weli aan la soo magacaabin, sida Raxanreeb ay u sheegeen mudanayaasha mucaaradsan xukuumadda qaarkood oo naga codsaday inaan laga hordhicin magacyadooda. 2- Arinta kale ee hadda taagan ayaa ah Mooshin dastuuri ah oo ay miiska soo saareen ku dhawaad 40 xildhibaan oo ku doodaya in sharci aysan ahayn in xukuumad qabyo ah uu raysul wasaruhu geeyo baarlamaanka, waxayna xildhibaanada dalbanayaan in raysul wasaaruhu soo dhameystiro wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dawlayaasha maqan markaa kadibna la keeno baarlamaanka “xukuumad buuxda”. Qodobka 69-aad ee dastuurka (faqradiisa D) oo ka hadlaya hortegista xukuumadda ee baarlamaanka ayaa sidan u qoran:- - Awoodaha golaha shacabka waxaa ka mid ah; “Inuu Ra’iisul Wasaaraha, xubnaha Golaha Wasiirrada iyo barnaamijika xukumadda kalsooni ku siiyo codayn gacan-taag ah ee aqlabiyadda tirada guud ee Golaha Shacabka 50% +1;” QODOBKA 69-AAD (faqradiisa D) ee DASTUURKA. Doodan waxay dhibaato ku fureysaa xalka isbadbaadinta ee uu raysul wasaaruhu isticmaali lahaa ugu dambeynta marka arimuhu cakirmaan (sida in tirada wasiirada la kordhiyo ama wasiirada lakala bedelo), laakiin ay tahay in marka hore la isku dayo in sida hadda wax ku socdaan lagu sii wado illaa derbiga salkiisa la soo taabto, markaasna lala soo baxo waxa loo yaqaano qorshaha labaad ama “Plan B”. Waxayse doodan noqon kartaa mid lagu tijaabinayo markale xukuumadda iyadoo xildhibaanada hadda gadoodsan ay markan iska dhex arkaan in qabiiladooda ay wax heleen iyo in kale, taasoo hadhowna lagu jaangoyn doono codeynta baarlamaanka ee xukuumadda. Wada tashiyo ka bilawday Villa Soomaaliya Markale ayaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo raysulwasaarihiisa dib isugu laabteen si ay bal u wajahaan caqabadaha ishortaagay xukuumadda. Warar ku dhowna waxay sheegayaan in raysul wasaaruhu madaxweynaha u sheegay in ka hor 17-ka bishan (oo ay ka harsan tahay lix cisho) oo ku beegan wakhtigii raysulwasaaraha laftiisa la ansixiyay, haddii xukuumadda ay heli weyso kalsoonida baarlamaanka ay adkaan doonto in xukuumada ay sii jirto, waayo raysul wasaaruhu wuxuu heystaa 30-maalmood si uu xukuumad u soo dhiso una geeyo baarlamaanka laga bilaabo marka isaga uu helo kalsoonida baarlamaanka. Ilo wareedyada waxay sheegayaan in labada masuul ay ka walaacsan yihiin in tirada diidan xukuumadda ay ku dhow yihiin kala bar mudanayaasha baarlamaanka ee hadda jooga Muqdisho, taasina laga dareemi karo sida Sabtidii xildhibaano ka badan 200 ay usoo xaadireen kulanka baarlamanka , halka toddobaadyadii la soo dhaafay kulamada baarlamaanka aaney intaas soo xaadiri jirin. Sidoo kale, waxay labada masuul ka wada hadleen sidii loo soo dhameystiri lahaa tobanka wasiir ku xigeen iyo wasiiru dawlayaal aan ka yareyn shan xubnood ee xukuumada cusub yeelaneyso. Dhanka kale, sharci yaqaanada ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu heysto fursad uu hadda wax ku bedeli karo si xukuumadda loo badbaadiyo, haddii kalana ay qasab ku noqon doonto inuu markale raysul wasaare soo magacaabo kaasoo xukuumad kale soo dhisa. RBC Radio
  14. http://horseedmedia.net/2012/11/12/mudaaharaad-looga-soo-horjeedo-al-qaacida-oo-muqdisho-ka-dhacay/
  15. Mudaaharaad Looga Soo Horjeedo al-Qaacida Oo Muqdisho Ka Dhacay Banaan-bax looga soo horjeeday hadalkii ka soo yeeray hogaamiyaha ururka Al-qaacida Ayman Al-zawaahiri ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo dad aad u badan ay isugu soo baxeen xarunta degmada Wardhiigley, halkaas oo ay kula hadleen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo saraakiil ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Dibad-baxa waxaa soo abaabushay Hey’adda Wadahadalka Bulshada ee CCD waxaana kasoo qeyb-galay Masuuliyiin ay kamid ahaayeen guddoomiyaha degmada Wardhiigley Deeqo C/qaadir, guddoomiye ku xigeenka waaxda nabadgelyada maamulka gobolka Banaadir Warsame Maxamed Xassan Joodax iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska. Dibad-baxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoranyihiin sawirrada Al-shabab iyo hogaamiyaha Al-qaacida oo falal gurracan ku howlan iyagoo ku qeylinayay erayo lidi ku ah ururka al-Shabab iyo Shabakada Al-qaacidda. Masuuliyiintii goobta ka hadlay ayaa tilmaamay in dad ajaaniib ah aysan keeni karin xalka Soomaaliya loogana baahanyahay dadka ajaaniibta ah ee ka bar-bar dagaalamaya dhanka al-Shabaab inay isaga baxaan waddanka oo ay aadaan dalalka ay kasoo jeedaan. Banaan-baxaan ayaa ka dhashey kadib markii uu dhawaan hogaamiyaha Al-qaacidda Ayman Alzawahiri uu ugu baaqay kooxda al-Shabab inay siiwadaan dagalada iyo isqarxinta ay ku hayaan dadka ka soo horjeeda fikirkooda taasoo si weyn uga careysiisay qeybaha bulshada. Horseed Media Muqdisho Somalia.
  16. http://somalilandsun.com/index.php/regional/1785-the-president-of-somalia-is-free-to-appoint-whoever-he-deems-fit
  17. Sunday, 11 November 2012 17:05 Amb Awil says Mogadishu appointees are irrelevant"We should stop wasting time debating appointments in Mogadishu since our engagement is with the government and not individuals" Amb Awil By: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – The government has been asked to start preparing for talks with Somalia. Ambassador Hussein Ali Duale 'Awil' has asked the government to formulate strategies for the next phase of talks with Somalia while informing Somalilanders that it is the prerogative of the Somalia president to appoint whoever he deems fit in his administration. Amb Awil, who informed this during an interview with the Horn newspaper, added that the appointments in Mogadishu are of little consequences to Somaliland regardless of who the appointee is. Said he, "We sFozia Yusuf says appointment does not make her anti-Somalilandhould not waste time debating on the who is who is the Mogadishu government but concentrate on preparing for talks with them, government to government – country to country" This ambassadorial sentiment was in reaction to the recent appointment of Hon Fozia Yusuf Haji Aden as the deputy premiere and foreign minister in the new government in Mogadishu. Since she is of Somaliland origin the appointment of Hon Fozia to the dual powerful posts has elicited much debate as pertains to the suspended talks between the two countries with some powerful figures terming her a traitor. Amb Awil who is a former Finance minister serving under ex- president Rayale stressed on the fact that anybody from Somaliland wishing to hold office should not be castigated since their presence in Mogadishu can only do the country good as opposed to harming it. According to the long term ambassador turned politician, any negotiations between nations is made government to government thus individuals in each team are of little relevance. He said the appointment of SomElder Suleiman says appointment is treasonalilanders as members of the Somalia talk's team does not bear any diplomatic repercussions. "Why should we as a government and country worry about so or so, individuals, while our engagement is with relevant authorities and not individuals" Quipped the ambassador Urging authorities to prepare earnestly for the internationally sanctioned talks with the Somalia, Amb Hussein Ali Duale said that the world will measure the acumen of our authorities by the substance of talk's results and not who sat on the conference table. While stressing on the importance of the talks that are as a result of the London and Istanbul II conferences on Somalia, Amb Awil said it is imperative for Somaliland to convince their brothers in Somalia on the irrevocability of its sovereignty as well as the non-harm it bears to them.
  18. http://horseedmedia.net/2012/11/11/madaxweyne-xassan-shiikh-maxamuud-oo-ku-dhegan-in-10-wasiir-keliya-la-ansixiyo/
  19. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud Oo Ku Dhegan In 10 Wasiir Keliya La Ansixiyo Waxaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud iyo xildhibaano gaaraya 15 Xildhibaan, kuwaas oo ka mid ahaa kuwii soo jeediyey in xukuumadda la soo dhamaystiro iyada oo la raacayo Dastuurka qodobka 97aad ee ka hadlaya qaabka loo dhisayo xukuumadda. Xildhibaanadan ayaa wakiil ka ahaa 70 Xildhibaan oo qorshaha dhamaystirka xukuumadda wadey, waxaana ay madaxweynaha u gudbiyeen warqad caddeyneysa sida loo garab marsan yahay dastuurka oo dhigaya in xukuumaddu ka koobnaato Raysalwasaare Raysalwasaare ku-xigeen/Ku-xigeeno, Wasiiro/Wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru dowlayaal. Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ahaa xubnihii la kumey Madaxweynaha ayaa sheegay in madaxweynuhu weli ku dhegan yahay in qodobkan meel la iska dhigo haddana la doonaayo 10 wasiir keliya in la anisixyo, waxaana uu sheegay in dhismaha 10 wasiir ay ka qaadatey waqti aad u dheer, Xildhibaanka ayaa sheegay in aysan jirinn wax heshiis ah oo la isla meel dhigey. Dhismaha xukuumadda ayaa noqdey mid aad u daahey, marka loo eego doorashadii Madaxweynaha mudada ka soo wareegtey, iyo weliba magacaabidii Raysalwasaaraha oo hadda 36 Maalmood gaareysa. Xildhibaanada qaba in xukuumadda la soo dhamaystiro ayaa haysta qodob dastuuri ah, waana shaqada xildhibaanada in ay xukuumadda ku ilaaliyaan sharciga, sida ay qabaan dadka sharciga yaqaan. Raysalwasaaraha ayaa laga doonayaa in uu muddo 30 maalmood gudaheed ah ku soo dhiso xukuumad, taas oo uu fuliyey markii ay u harsaeyd maalmo keliya, laakiin, waxaa la soo gudboonaatey caqabad kale, sidoo kale dastuurka ayaa sheegaya in 15 maalmood gudaheed lagu horgeeyo xukuumaddaas baarlamaanka taas oo ku eg 17/11/2012 Horseed Media Muqdisho, Somalia
  20. Abwaan;887042 wrote: lol@Shinbir....oh no, Indhacadde wrote this Article. kkkk.