-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Somalia Are you saying Khaatumo websites are 100% false?
-
http://www.boocameonline.com/index.php/2012/12/21/wasaaradihi-puntland-oo-dhamaan-dabka-lagajaray-shaqaalihii-maamulkaas-oon-mushahar-helin-3-bilood/
-
Wasaradihii Puntland Oo Korontadii Looga Goostay lacag La’an Awgeed Boocame Online (Garoowe) Waxaa shalay iyo maanta korontadii laga goostay inta badan Xarumihii Wasaaradaha Maamulka Puntland ee Garoowe.Warkan ayaa soo baxay kadib markii la sheegay in hore digniino Wasaaradaha loo siiyey inay bixiyaan biilashii lagu lahaa 4tii bilood ee lasoo dhaafay. Hay’ada Korontada ee Nugaal Electric Company (NEC) ayaa shalay gebi ahaan korontada ka jartay xarunta Dalxiiska ee magaalada Garowe. Xaruntan oo ay ku yaalaan inta badan Wasaaradaha maamulka Puntland. Wasaaradaha korontada laga jaray waxaa kamid ah: 1- Wasaaradda Arrimaha Gudaha 2- Wasaarada Amniga 3- Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta 4- Wasaaradda Haweenka 5-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalah & Sportiga 6- Wasaaradda Duurjoogta iyo Deegaanka 7- Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Puntland Dhamaan xarumahan ayaa shalay laga jartay Korontadii kadib markii ay bixin waayeen biilashii lagu lahaa, afartii bilood ee lasoo dhaafay halka qaar Wasaaradaha loo haysto muddo 5 bil ah in lacagta laga sugayey oo digniin loo dirayey. Waxaa ayaduna maanta Korontadii laga goostayWasaarada Duulista Hawada ee Puntland oo xarunteedu ku taal bartamaha magaalada Garowe. Waxaana la sheegay in ayan iska bixin korontadii 4tii billood ee lasoo dhaafay. Dhanka kalena shaqaalaha iyo ciidamada maamulka Puntland ayaan helin wax mushahar ah saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Boocame Online
-
The Sage;900921 wrote: The funny thing is if the Guardian didn't distinguish SL from Somalia then the haters would point to it and say it's a fine publication:D At the end of the day Somaliland gains legitimacy and clout with each passing day
-
Carafaat;900971 wrote: Opposition is groing. Will be difficult to unseat the man. True.
-
uchi;900995 wrote: Did a 5 year old write that article? ...and why copy and paste that nonsense here? One of your Punti cousins wrote it. It tells the groom political situation in Puntland under Pirate Kingpin Faroole.
-
His right Faroole is jeopardizing Puntland stability. " frameborder="0" allowfullscreen>
-
http://horseedmedia.net/2012/12/18/somalia-dangerous-time-in-puntland/
-
Somalia: Dangerous time in Puntland It is a very dangerous time: where doing good and standing up for your colleagues Are apparently crimes in Faroole’s Puntland. What is next It is very sad what is happening in Puntland nowadays. I did not for once thought that Faroole and his kids can stoop so low as to put in jail Mr Abdikafi M.Hassan, a respectable executive of Puntland Social Welfare Agency who came from his comfortable life in UK to help his people in Puntland . What drove Mr Hassan to serve the most vulnerable in Puntland society is deeply personal to him. He is himself a disabled blind person that knows too well how disability can be difficult in a country like Somalia. Why then President Faroole and his kids felt the need to incarcerate someone like Mr Hassan that had nothing but a strong conviction for his people? It is widely known in Garowe that outside of his work, Mr Hassan had his personal views about the political transition in Puntland. Specifically Mr Hassan is of the view that the election in Puntland must happen as the mandate of the current administration expiries on January the 8th 2013. It is a view many in Puntland share and express freely either publicly on the media or privately on peoples’ favourite gatherings. Abdi Kafi must have made his views known with his friends and in his gatherings because we did not hear or saw any public political statements by Abdi Kafi. But Faroole’s Puntland has become a police state (that is a police state sub paragraph Sarecen) where people are not free to say what they think or think what they believe. Abdi Kafi has become the latest victim of this system as he was jailed for speaking his mind. He was kept behind bars for more than 48 hours without any access to legal representation or recourse to the justice system. This is a blatant violation of Somalia/Puntland constitution. In addition Puntland authorities violated several articles within the Human Rights Law and the Conventions of the Rights of Persons with Disabilities given the state of Justice Administration and prison services in Puntland. But more importantly, Faroole’s Puntland violated the civil liberty of Mr Hassan to persecute him for speaking his mind. That is what Mr Hassan’s boss Mr Ismail Dirie told the media when he talked about Mr Hassan’s detention. Although Mr Hassan is now released, what followed subsequently could only be described as madness by Faroole’s Puntland. They sacked Mr Hassan for speaking his mind and suspended Mr.Dirie for standing up for his colleague. It is even laughable that Authorities are making up accusations on a daily basis. Two days ago they accused Mr Hassan, a blind disabled man, of causing instability in Puntland. Yesterday they came up with another accusation of corruption against Mr Hassan and started politically motivated audit against the Agency. I am sure tomorrow the accusations will change yet again once they discover the Puntland Agency for Social Welfare has just passed (few weeks ago), both internal (By Puntland Authority) and external (by International Agencies) audits with flying colours. It was a voluntary exercise put forward by the leadership of the Agency (both Mr Dirie and Mr Hassan) in order to strengthen the culture of transparency in Puntland. It is understandable that political transitions have its fair share of uncertainty and instability with any administration that is on its last leg. More than anyone perhaps in Somalia, the people of Punland have put up with such uncertainties before. The real question now is how far the people of Puntland could put up with such schizophrenic control by Faroole and his kids? Where will end? Will it be the end Puntland as we knew it? I hope not. I also hope the authorities in Puntland (officials within the civil service) will realise that they are there to serve all the people of Puntland. Faroole and his kids will not be there forever. It is important that they do because it was politicians, who suffered under Faroole and his kids first, then it was traditional leaders, intellectuals and business community and now as it seems they have started to spray their venom on the civil service. We should all collectively say enough is enough. Abdirisaq Aw Abdi A Concerned Puntlander
-
Jacaylbaro;900612 wrote: Maybe you should tell us about Raxanreeb then ,,,,
-
;Puntlander wrote: iska daa inuu booqdee magaca Puntland afkiisa lagama hayo dhowr jeer wuxuu Ammaan u soo jeediyey Somaliland oo uu ugu yeeray “DOWLADA SOMALILAND” isagoo ku ammaanaya sifayaasha maamulka Puntland kuwa la mid ah waxa uu Safarkiisii ugu danbeeyey uu ku gaaray dalka jabuuti uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland Jacaylbaro;900404 wrote:
-
http://www.raxanreeb.com/2012/12/dood-furan-madaxweynaha-dowladda-federaaka-soomaaliya-maxuu-puntland-isaga-indha-tirayaa/
-
DOOD FURAN: Madaxweynaha Dowladda Federaaka Soomaaliya Maxuu Puntland Isaga Indha Tirayaa? Muqdishu (RBC Radio) Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud waxa uu socdaalo ku kala tagay Gobolada Bay iyo Hiiraan kuna booriyey waxyaabo badan ay ugu weyn tahay in ay Maamul ay Sameystaan.Maamulka Puntland ayaa qeyb ka soo qaatay dhismaha hanaanka dowladda manta jirta, madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu ka dagaalamay inay dib u soo noqdaan madaxdii xukuumaddii middaan ka horeysay, waxuu soo dhoweeyey doorashadii madax-weyne Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa kale uu soo dhoweeyey sidaasoo kale markii uu magacaabay Ra’iisal wasaarihiisa Saacid Shirdoon isla markaasna ay Puntland ka dhaceen banaan baxyo lagu taageerayo madax-weynaha cusub, xukuumadda, barlamanka. Puntland lagama hayo wax lid ku ah ama mucaarrado oo ku wajahan maamulka dowladda Federal-ka….Dhinaca kale Xasan Shiikh Maxamuud madaxweynaha Federal-ka ilaa iyo intii la doortay mar keliya iska daa inuu booqdee magaca Puntland afkiisa lagama hayo, dhowr jeer wuxuu Ammaan u soo jeediyey Somaliland oo uu ugu yeeray “DOWLADA SOMALILAND” oo rabta inay ka go’do Soomaaliya inteeda kale isagoo ku ammaanaya sifayaasha maamulka Puntland kuwa la mid ah iyadoo ay Puntland ka tirsantahay federalka. Madaxweyne Xassan waxa uu Safarkiisii ugu danbeeyey uu ku gaaray dalka jabuuti uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland.Marka ma la oran karaa madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Puntland Colaad buu u qabaa?Mase la oran karaa waxa ay gashay Puntland Qaladaad kala fogeeya Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud?
-
http://www.ramaasnews.com/index.php/News/Daawo-Khudbadii-Uu-Prof.-Axmed-Ismaaciil-Samatar-Uu-Kaga-Waramay-Niyad-Jabkii-Uu-Muqdisho-Kala-Soo-Kulmay-Daawo-Video.html
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Daawo Khudbadii Uu Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Uu Kaga Waramay Niyad Jabkii Uu Muqdisho Kala Soo Kulmay (Daawo Video). Hargaysa(Ramaas) Dec.18, 2012 – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ah muwaadin dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan fikirka Somaliweyn oo ku guuldaraystay tartankii uu u galay jagada madaxtinimada Somaliya, ayaa sheegay inuu qalbi jab kula noqday dalka Maraykanka oo uu markii hore ka yimid. Prof. Samatar oo hadal ka jeediyay xaflad ay Somalida Mennosota ee dalka Maraykanku dhawaan u qabatay, ayaa u dhacday sidan: Ramaasnews Desk Hargeisa.
-
Ismahaan;899933 wrote: salams walaalkiis I guess profesorku iminka in uu duulo buu rabaa. Oo ya rabiin inu duulo.
-
Ismahaan;899867 wrote: [siyaasiyiinta Somalia markasta way iga sheeko qarsanayeen, waxaanay igu odhanayeen, adigu reer Waqooyi baad tahoo, waad maqan tihiine aanu yara faqnee naga bax´´] Inabti iwaran.
-
Garoowe (RBC) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa sheegay in loo gurmado dadka ku dhaqan Gobolada jubooyinka oo asal ahaan kasoo jeeda deegaanada Puntland kuwaasi oo uu ku tilmaamay in xaqoodii la duudsiiyay isla markaana aysan fikir iyo talo wadaagba ku lahayn maamul u samaynta goboladaasi mar uu maanta ka hadlayay kulan looga hadlayay amniga oo ay kasoo qayb galeen maamulka Gobolka iyo degmada ee Nugaal iyo nabadoono iyo odayaal dhaqameedkale. Gudoomiyaha ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in Gobolada Qaar sida Baay iyo Bakool qaybo ka mid ah Gobolka Banaadir iyo meelo kale oo Soomaliya ka mid ah looga hadlay arimo quseeya jubbooyinka iyo maamul u samaynteeda isagoo sheegay in dadkii deegaankaasi u dhashay ay wali qaarkood qax ku maqan yihiin una baahan yihiin in dib loosoo celiyo dib u dajinna loogu sameeyo wuxuuna ku baaqay in la badiyo 7kan gudihiisa kulamada looga arinsanayo arimaha Jubbooyinka. “ waxaan leeyahay jubbooyinka dad aan u dhalan xaq uma leh in ay ka hadlaan maamul usamaynteeda dadka Jubbooyinka dagan ayagaa u madaxbanaan maamulkooda hana lagadaayo ayaan leeyahay docfaruurka lagu hayo, waxaa jira Isimo iyo wax garad badan oo qoraal Goboladaasi ku saabsan inoo soo gudbiyay dad kale oo doonaya in ay halkaasi gaaraan ayaa iyagana jira laakiin aan wali usoora galin hadaba waa in aan kulankale yeelanaa isla 7kan si aan uga arinsano badbaadinta dadka ku dhaqan jubbooyinka ee asal ahaan kasoo jeeda Goboladan Puntland ,sidaana waxaa yiri Gudoomiyaha Gobolka Nugaal. Gudoomiye Qarjab ayaa sidoo kale hadalkiisa siiraaciyay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu sameeyo dadka Jubbooyinka Gargaar deg deg ah sida in ganacsatada iyo shacbiga kaleba ay lacago iska aruuriyaan dadka reermiyiga ahna ay keenaan xoolo badan si loo garab istaago dadka wali ku barakacsan Jubbooyinka ee aan helin wax gargaar ah maamulida Deegaankoodana lagu haysto sida uu Gudoomiyuhu yiri. Hadalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo lagu wado in Gobolada Jubbooyinka Maamul loo dhanyahay looga dhawaaqo sida ay sheegeen Madaxda Dowlada Federaalka ee Soomaaliya. RBC RADIO Xafiiska Garoowe
-
Warar dheeraad ah oo kasoo baxay Markabka Garacad iyo Dagaal horleh oo dhimasho keenay [sawiro] Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Garacad ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in maanta markale duleedka magaalada ay ku dagaalameen ciidamada bada ee Puntland iyo Burcad badeed deegaankaas ku heysta Markab. Dagaalka labada dhinac u dhaxeeya ayaa maalmihii lasoo dhaafay socday, ayadoo labada dhinacba ay soo gaareen khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Markabka ayaa kusoo caariyey meel waqooyiga uga beegan magaalada Garacad wuxuuna dhexda uga jiraa Qarar dhexdooda waxaana lagu tegi karaa oo kaliya doonyo maadaama meesha uu ku jiro aan ahayn xeeb banaan. Ciidamada Puntland ayaa maanta isku dayey inay dusha u fuulaan markabkan kadib markii ay rasaas xoogan ku rideen dusha sare ee Markabka, waxayna kadib qaateen laba laash oo yar yar si ay markabka u gaaraan. Wararka Horseed Media kasoo gaaraya Garacad ayaa sheegaya in burcad badeeda ay sugayeen ciidamada isku dayey inay markabka fuulaan, kadibna ay rasaas ku fureen ciidamada xili ay isuu dhawaadeen markabka, waxaana la sheegay inay gubteen labadii laash ee ciidamadu wateen. Warar aanu helayno ayaa sheegaya inay jirto dhimasho iyo dhaawac, walow tirada dhimashada aan la xaqiijin karin, balse ugu yaraan 3 askari oo bada laga soo saaray ayaa la sheegay in dhaawacooda loo soo qaaday dhanka magaalada Garowe. Xamuulka Markabka Markabkan MV ICEBERG 1 waxaa la afduubay bishii 29kii Maarso ee sanadkii 2010. Waxaa laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, wuxuuna sitay calanka dalka Panama. Waxaa markabkan saarna shaqaale badan oo isugu jira, 9 Yemeniyiin, 6 Hindi, 4 reer Ghana, 2 Sudaani ah, 2 Pakistani ah iyo hal qof oo u dhashay dalka Filibiin. Qaar kamid ah Shaqaalaha Markabka MV Iceberg 1 ee la heysto Kabtankii Markabkan waday oo la sheegay inuu u dhashay dalka Yemen oo lagu magacaabo Cabdirisaq Cali Salex ayey dileen burcad badeeda markabka heysata. Markabkan ayaa wuxuu yaalay deegaankaasi muddo ku dhaw 3 sano, waana markii ugu horeysay oo ay ciidamada Puntland isku dayaan inay markabkan la wareegaan. Waxaana la sheegay in shirkada Markabka lahayd ay diiday inay bixiso lacag madax-furasho ah oo ay codsadeen burcad badeeda, taasi oo gaareysa 6 illaa 10 milyan oo dollar. Markabka ayaa dushiisa waxaa saaran qalab badan iyo Haamo waaweyn oo shidaalka loogu talo galay, waxaana la rumeysan yahay in dadka leh qalabkaasi ay ka codsadeen dowlada Puntland inay xoog kula soo wareegaan Xamuulka saaran markabka oo aan la aqoon waxa ay yihiin. Dadka deegaanka Garacad ku sugan ayaa ka cabsi qaba xamuulka Markabkan saaran inuu yahay kimikal hadii uu daato wax badan u dhimi kara deegaanka. Balse warbixino horey looga helay markabkaasi ayaa sheegaya in Haamaha saaran yihiin kuwo maran, walow aan arrintan si madax banaan loo xaqiijin karin. Warar aan la xaqiijin balse Horseed Media ay ka helayso xubno kamid ah dowlada Puntland ayaa sheegay in lacag gaareys 1.5 milyan oo dollar lagu wareejiyey mas’uuliyiin kamid ah dowlada Puntland ee gacanta ku haya ciidamada Bada, lacagtaasi ayaa la sheegay inay bixiyeen duulaalo matalaya shirkada xamuulka Markabka saaran, kuwaasi oo codsaday in ciidamada Puntland awood u adeegsadaan burcad badeeda. Markabka MV Iceberg 1 Qalabka Markabkan saaran ayaa waxaa ku jira Jenerataro, Transformers iyo Haamo shidaal lagu sheegay oo ay leedahay shirkada Aggreko Internatinal Power Projects oo fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska. Markabkan ayaa markii gacanka Cadmeed laga afduubay kusii jeeday dalka Ingiriiska. Dhanka kale shirkada ayadu leh Markabka ayaa sheegtay inaysan wax lacag ah bixin doonin, ayadoo la sheegay in Markabkan uusan ku jirin wax caymis ah. Wararkan soo baxaya ayaa ah mid si weyn looga hadal hayo magaalada Garacad iyo gobalka Mudug, ayadoo weli burcad badeeda ay dulsaaran yihiin Markabka. Dagaalka sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay halkaasi ka socday ayey illaa iyo hada dhimashada labada dhinacba ay ka badan tahay 5 ruux, halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay. Dowlada Puntland ayaa ka gaabsatay inay faafiso khasaaraha dhankeeda soo gaaray, halka hada su’aalo badan la iska weydiinayo Qandaraaska la sheegay in ay qaateen mas’uuliyiinta matalaya Puntland oo ah in ay xoog kula wareegaan Markabka iyo Haamaha saaran. Mulkiilaha qalabka markabkan saaran ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay magaalada Jabuuti sida ay Horseed Media u xaqiijiyeen xubno ku sugan Madaxtooyada Puntland. Wixii war ah oo arrintan kusoo kordha gadaal baan idiinka soo tabin doonaa, haduu eebo idmo. Horseed Media News Desk