-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
;925480 wrote: - Faroole is the head of state of Puntland - Faroole is anti Somali government - Somali government sends its Prime minister to Puntland - Faroole rejects the Prime Minister - Faroole sends his vice president to welcome Prime Minister Most of it is true. Instead of circling around the topic title state which of those you think is false? The PM was indeed expecting a welcome from the head of state but rather a lower official(VP) was sent to welcome him in the airport. Now Faroole did welcome the PM in the state house but he did not welcome him in the airport. See the difference.
-
nuune;925473 wrote: iska daa warar hore, lets concentrate on the current primie minister trip to Puntland, what is the difference between Faroole and his vice persident, if Faroole wants not to meet the prime minister, he would surely not have sent his vice president, or would have said in advance to the prime minister, you are not welcome to Punntland. It is not "war hore" the news is today. The difference between Faroole the president of Puntland and vice President is the status within Puntland. Faroole is the leader of that state. Iis yeelyeelka da.
-
Ra’isal Wasaare Saacid iyo wafti uu horkacayo oo ka degey Garoowe Garoowe[RBC Radio]Daqiiqado ka hor magaaladda Garoowe ee xaruunta maamulka Puntland waxaa soo garay ra’isal wasaaraha xukuumadda fadaralka ah ee Soomaaliya Cabdi farax Shirdoon ( Saacid ) iyo wafti uu hogaaminayo. Garoonka diyaaradaha magaaladda Garoowe waxaa kaga hortagay waftiga Ra’isal wasaaraha masuuliyin uu horkacayo M/weyne kuxigeenka Puntland Gen Cabsisamed Cali Shire , Masuuliyiin ka tirsan golayaasha Dawlada Puntland, iyo boqoolal shacab ah. Imaatinka ra’isal wasara ee uu yimid Garoowe ayaa la sheegay inuu qotomo siddi la isugu soo dhawen laha Puntland iyo xukumadda uu hogaminayo madxawayne Xasan Sh.maxamuud. Ra’isal wasaaraha iyo waftigisa ayaa soo dhawen kadib loo galbiyay xaruunta madaxtooyadda Puntland. Safarka ra’isal wasaraha ayaa la filaya inuu saacaddo qato inkato aysan cadden inta uu qadandoono. Waxii Faaf faahin ah ee warkasi ku soo kor dha kala soco Raxan-reeb.com Iimaan Maxamed Jaamac RBC Radio xafiiska Wararka Gaalkacyo
-
Muqdisho(RBC Radio) Odayaal dhaqameed maanta shir kuyeeshay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maamulada Galmudug iyo Puntland ugu baaqay iney xaliyaan muranka ka dhex oogan kaasoo ka dhashay kadib markii maxkamad kutaal gudaha deegaanada Puntland ay dil ku xukuntay dad kasoo jeeda deegaanada Galmudug arintaas oo maamulka Galmudug uu si kulul uga jawaabay. Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah odayaashii kulanka maanta ka qeybgalay ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay usoo ifayaan Nabadgalyo, horumar iyo Dowladnimo ay muddo dheer sugayeen wuxuuna ku baaqay inaan bulshada Soomaaliyeed dib loogu celin colaadihii sokeeye ee kala qoqobay 22 sano ee ugu danbeeyey. Xaad ayaa hoosta ka xariiqay iney lagama maarmaan tahay in maamulada Galmudug iyo Puntland ay khilaafka ka dhextaagan ku xaliyaan waan -waan iyo wadahadal wuxuuna ku tilmaamay gacan ka hadal danbe oo ka dhexdhaca umada Soomaaliyeed inuu yahay ayaan darro aan habooneen in lagu dhaqaaqo isagoona ku adkeeyey masuuliyiinta labada maamul iney isxakameeyaan isla markaane ay xal deg deg ah ka gaaran muranka ka dhex taaga. Axmed Diiriye Cali oo isna kamid ah odayaasha sjirka maanta ka qeybgalay ayaa tilmaamay in Soomaalidu ay soo arkeen dhibaatada dagaalka sokeeye iyo daadinta dhiiga dadka Soomaaliyeed ee walaalaha ah taasne waxa kaliya ee laga dhaxlay uu yahay barakac,macaluul iyo kala fogaansho iyo kala aamnin bax bulshada kala gaartay. Axmed Diiriye ayaa ka codsaday madaxweynaha maamulka Puntland in maamulkiisu ka laabto xukunkii ay maxkamad kutaala Puntland ku riday rag kasoo jeeda deegaanada Galmudug wuxuuna ugu baaqay Madaxweyne Faroole inuu arinkaas ka laabto si looga gaashaanto colaada ka dhalan karta hadii ay falkaas ku dhaqaaqdo maxkamada xukunka riday,isagoona dhanka kale maamulka Galmudug ka dalbaday iney dajiyaan xaalada isla markaane ay wax waba ku raadiyaan wada hadal iyo waan-waan. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
-
Kulan Jubbaland lagu taageerayo loogana soo horjeedo Cunaqabateynta Hubkoo Somaliya laga qaado oo Garoowe ka dhacay (Sawirro). Garoowe (RBC RADIO) Xarunta Gobolka ee Magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay Kulan ay soo Abaabuleen Waxgaradka ku dhaqan Magaaladaasi oo isugu jira Nabadoono Ganacsato Haween iyo Dhalinyaro waxayna ku taageerayeen Maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Shirka ka furmay Kismaayo iyagoo dhanka kale kaga soo horjeestay in Cuna qabateenta Hubka ee Soomaliya Saaran la qaado iyagoo taasi ku tilmaamay hadii ay dhacdo in Qolo gaar ah loo xaqgliyay sida ay hadalka u dhigeen. Nabadoon Khaliif Aw Cali oo Madasha ugu horeyn ka hadlay wuxuu qiray in ay raacsanyihiin Soomaaliya oo midowdo laakiin ma raacsanin buu yiri in la carqaladeeyo Dad ka tashanaya aayahooda dambe wuxuuna ugu Baaqay Dowlada Somaliya in ay ka fiirsato Arimaha Jubbooyinka aysanah ku degdegin in ay kasoo horjeesato. “ Dowladu waa nasiib daro in ay isu keeni weydo Gobolada Dalka sidoo kalena ay Mucaarado dad danahooda raacanaya taasi waxaan u arkaa gardaro aan geed loogu soo qaban, anaga Shirka Jubbooyinka ka socda waan taageereynaa hiil iyoo hooba waan la garabtaagan nahay Qofwalbana ha ogaado in Puntland marnaba aysan faarujin doonin garabka Jubbaland, sidaana waxaa yiri Nabadoon Khaliif. Waxaa kulanka intuu socday Waxgaradkii raga iyo Haweenka isugu milnaa ee Goobta ka hadashay ay sheegeen in Dowlada Soomaaliya ay ka gaabisay si waynna u hagratay dhismaha Maamul u samaynta Jubbooyinka ayna taageerin sidoo kale dadkii iskood isku abaabulay ee ku fikiray in ay Hogaan yeeshaan kuwaasi oo aan helin waajibaadkii Dowladnimo ee laga filayay in ay ka helaan Xukuumada Soomaaliya. Sidoo kale Waxgaradku waxay ka hadleen arimaha ka qaadista cunaqabateynta Hubka waxayna beesha Caalamka ka codsadeen in ay in Soomaali aan hub laysugu dhiibin iyadoon la helin dib u heshiisiin dhab ah iyo hanti isu celin oo ay sii dheertahay In layska xaal mariyo wixii dhacay, dadka qaar ee madasha ka hadlay ayaa sida ay hadalka u dhigeen tilmaamay in la doonayo Hubka la codsanayo in lafasaxo dib loogu lagu Gumaado Soomaali kale balse aysan qorshuhu ahayn in Soomaali idil ahaan Cadawga looga difaaco sidaa darteedna aysan shacbigu u dhamayn in Cunaqabataynta hubka Xiligan la qaado oo ay tahay talaabo sii hurineysa marxalada adag ee uu iminka dalka hooyo ku suganyahay iyagoo Dowlada Soomaliya ugu baaqay in Maamul Goboleedyada Hoos yimaada ay la tashi la sameyso ayna tixgelinta siiso sidii dalka iyo dadka soomaaliyeed kalsoonidii ka dhexjirtay dib loogu soo celin lahaa intii ay ku mashquuli lahayd kala firdhintooda sida ay hadalka u dhigeen. Shirkan ayaa sida la sheegay waxaa soo abaabulay Waxgaradka Magaalada Garoowe waxaana goob joog ka ahaa shirka oo lagu Casumay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Kan degmada Garoowe balse wax hadal ah halkaasi kama aysan soo jeedin, waxaana kulankan uu ku labo noqonayaa mid dhigiisa ah oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug kaasi oo lagu taageeray Jubbaland loogana soo horjeestay Sida dowlada Soomaliya uga gaabisay ka qayb qaadashada Maamul u samaynta Goboladaasi.
-
Mintid Farayar;923621 wrote: A lot of empty emotion here from certain corners.... General Samater was found guilty in a Civil Case in the U.S. under its mature legal system. Expecting this day for decades, the General cleverly transferred all his assets to his children and close relatives so no assets under his name would be penalized by the 'obvious' court decision (whenever that day came). His assets are periodically monitored by the legal team of the wronged parties forcing the General to live a lifestyle beneath what he was previously used to. This is only the latest chapter in Somalilanders' quest to get legal amends for crimes committed against the majority population in Somaliland during the Barre era. In the '90s, due to legal actions by Somalilanders, Canada decreed that no Somali military official with the rank of Colonel or higher could seek asylum there. This forced many war criminals enjoying the Canadian high life to immediately vacate the country. Samater has been found guilty and then proceeded to admit to the charges under the reasoning that he was only performing his job during the massacres. The request by the Mogadishu Gov't remains just that currently - just a request. It hasn't been approved or even considered by the U.S. Justice system. As for Morgan, he lives in Kenya and we all know how that legal system(just like many other African legal systems) works. Whoever pays the most wins the case. So comparing a case against him to a case against another in an advanced Western democracy is simply delusional. A whole lot of empty emotion on these boards changes nothing on the ground. It's relatively easy to prove these cases in the West given the abundance of de-classified information available from Western embassies concerning the atrocities committed by the previous military gov't (Barre regime). If some have proof of crimes committed by Somaliland officials/citizens against others in the Somali family, the Western courts are wide open. And I don't think those same courts are manned by either of our clans So that road is wide open. The legal battle continues... P.S. As for Samater, while we're unable to bring him to justice in Somaliland, we hope to keep him destitute and living at the margins of society for the rest of his remaining days here on Earth. + 1.
-
Muhammad Ali Samatar was the Prime Minister of Somalia from 1 February 1987 to 3 September 1990 only second in command to Siad Bare. Mohamed Ali Samatar was part of the Somali Revolutionary Socialist Party, and was an important official in the government of Siad Barre. He served as a general in the Somali Armed Forces, as Defense Minister from 1980 to 1986, and as Prime Minister from February 1, 1987 to September 3, 1990. https://sites.google.com/site/mudanedhagaweyne/home/samatar
-
Dawlada Qatar oo shaaca ka qaaday inay dhexdhexadiinayso Somaliland iyo Somalia. Qunsulka u fadhiya dalka Qatar magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa Mr Hamad Mohamad Hamad Alrumaihi ayaa laga so xigtay hadal uu shalay u sheegay warfideeyanadda xaruuntooda tahay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia in dawlada Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ay ka codsatay dawladda Qatar inay dhex-dhexaadiso Somaliland iyo Soomaaliya.
-
Xukumadda Somaliland Oo Dalabka Somaliya Ee Dacwada Cali Samatar Ku Tilmaantay Mid Jaarnimada Labada Wadan Xumaynaysa Iyo Faahfaahina Ka Bixisay Halka Uu Marayo Wada Hadaladii Ka Dhaxeeyey Hargeysa (Ramaas), March, 03, 2013- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay dalabka ay dawladda Somaliya ku doonayso in hoos loo dhigo dacwada ka dhanka ah Cali Samatar ee lagaga soo oogay maxkamad ku taala Mareykanka. Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibada Mawliid Maxamed Ibraahim ayaa arintan kaga hadlay waraysi uu maanta siiyey Telefishanka Qaranka Somalilanda, waxaanu tilmaamay in ay arintani sii xumaynayso xidhiidhka labada dal. Wasiir ku xigeenka oo dalabka dawladda Somaliya ku doonayso in hoos loo dhigo dacwada Cali Samatar ka hadlayaa waxa uu yidhi “Arrinta Maxkamada Maxamed Cali Samatar ee ka soctay dalka Maraykanka waxay ahayd arrin u taala waddankaas, waxaan u arkaynaa faragalinta ay Madaxda Somaaliya faragalinayaan gardaro cadaana oo loo gaysanaayo shacabka Somaliland, kuwaas oo uu hore ugu geystay danbiyo aadame Maxamed Cali Samatar, wakhtigii uu xilka hayay, waxaanu markaas annagu leenahay arrintaas dawladda aanu jaarka nahay ee Somaaliya haka dayso faragalinta, waayo waxay sii xumaynaysaa uun jaarnimadii naga dhaxaysay.” Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Somaliland. Mud: Mawliid Maxamed Ibrahaim wuxuu sidoo kale ka hadlay wadahadaladii labada dal ee Somaliland iyo Somalia ka dhaxeeyey, waxaanu madaxda Somaliya ka dalbaday inay ixtiraamaan heshiiskii lagu gaadhay. “Arrinta wadahadalada labada dal, mid cad ayuu ahaa adduunkuna ogaa. Lakiin siday hadda u dhigayaan Madaxda Somaliya waa mid midow iyo riyo aan ku jirin ku qotoma, taas annaga xaggayaga mid joogta maaha, mid wadahadalka ku jirtayna maaha, Waxaanu u soo jeedinaynaa inay Madaxda Somaaliya ixtiramaan heshiiskii beesha caalamku goobjoga ka ahayd ee London iyo Dubai.” Ayuu yidhi Wasiir Mawliid oo ka hadlayey wada hadalka Somaliland iyo Somaliya ka dhaxeeyey. Ramaasnews Desk Hargeysa
-
The crimes committed by Cali Samatar which himself admitted as being the highest ranking official who gave orders in the destruction of Hargeysa. "I was the highest ranking person in Hargeysa therefore it was necessary those Somali to consult with me and to all directions as you know top person in the area of Conflict should give the last Ok, Yes I give this Okay " General Maxamed Cali Samatar"
-
Odey no need for chest beating. If you have a legitimate case against Siilaanyo go ahead. Who is stopping your ilk but to say the Somalia government wants to interfere and protect war criminal Cali Samatar at the cost of Somalilanders at the same time Somalia wants relations with Somaliland is a farce.
-
Why don't you hand over Morgan, Maslah Siad Bare etc? Mr "Hand over" We are not in the game of Jungle law practices. Cali Samatar was found guilty in an impartial court in the west. The appropriate justice available is to leave it to impartial courts that is until Somalia tried to interfere in the process.