Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Yes whoever labelled it in Somali language thinking people can't read what the original text says had a hidden agenda. The original Italian text just below the picture disagrees with the claim. What is there to discuss? It is a barefaced lie.
  2. Xiin Look at the modern building behind them at that time, Taleex was a village. The place is Mogadishu like it or not. We should keep SOL a reliable place and not fabricate pictures.
  3. Yes the name in the Italian text proofs it is not the Sayyid. Also observe the xeer and their leader, and the big beautiful building in the background certainly that is not Taleex ,they are cadcad people of Sheikh Sufi...
  4. Forget the Somali text that is edited part, written Somali language did not even exist in 1905. Put on your glasses old man and read the Italian text below the picture it says Sheikh Mohamed Abdulahi in a Italian way.
  5. Mr Pirate read the first text under the picture it says Sheikh Mohamed Abdulahi. Where does it say Sayyid or Mohamed Abdullah Hassan? The southerners themselves will testify that is Sheikh Sufi and his xeer.
  6. First picture is Sheikh Mohamed Abdulahi known as Sheikh Sufi not the Mad Mullah.
  7. It is a Kenyan project after all, don't expect Somali to be written properly.
  8. Amiin. Alle ha u naxariistee Taliyihi Aaga Bari ee Cidaamada Qaranka Somaliland Col Maxamed Abdi Aadan Dhancade oo maanta lagu aasay xabaalaha Naaso Hablood. National burial. http://togaherer.com/alle-ha-u-naxariistee-taliyihii-aaga-bari-ee-ciidamada-qaranka-somaliland-col-maxamed-abdi-aadan-dhancade-oo-maanta-lagu-aasay-xabaalaha-naasahablood/
  9. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Taliyihii-Ciidamada-Qaranka-Ee-Aaga-Bariga-Somaliland-Oo-Geeriyooday-Iyo-Madaxwayne-Siilaanyo-Oo-Tacsiyadeeyay.html
  10. Allah ha uu naxariisto.. Taliyihii Ciidamada Qaranka Ee Aaga Bariga Somaliland Oo Geeriyooday Iyo Madaxwayne Siilaanyo Oo Ciidanka Ka Tacsiyadeeyay Hargeysa (Ramaas) Apr 2,2013 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa Tacsi u diray Taliyihii ciidamada qaranka ee aaga bariga Sareeye Gaas Maxamed Cabdi Aaden (Dhancadde) oo geeriyooday. Qoraalka Tacsida Madaxwaynaha Somaliland ayaa udhignaa sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ciidamada Qaranka JSL, isaga oo ka tacsiyadaynaaya Madaxweynuhu geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Qaranka ee Aaga Bari Sareeye Gaas Maxamed Cabdi Aadan (Dhancade) ALLE HA U NAXARIISTEE. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu tacsi taasi la mida u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum Sareeye Gaas Maxamed Cabdi Aadan (Dhancade) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 02-04-2013 laguna aasay Maanta. Madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA ku tilmaamay Halyey Qaran oo kaalin muhiima ka soo qaatay difaaca dalka, kaalin muhiimana kaga jiray ciidamada qaranka JSL, iyo Dalkaba waxaanu madaxweynuhu MARXUUMKA uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ciidamada Qaranka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhammaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan uu ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL. ALLAA MAHAD LEH
  11. Xukuumadda Somaliland oo goor dhaweyd Qasriga Madaxtooyadda kaga dhawaaqday inay wadahadalo toos ah Somaliya toddobaadka soo socda Dalka Turkiga kula yeelan doonto Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Qasriga Madaxtooyadda goor dhaweyd ayaa ku dhawaaqay in wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland toddobaadka soo socda Si rasmi ah markale uga furmi doonaan Dalka Turkiga isla markaana Somaliland iyo Somaliya labaduba aqbaleen martigelintaas “Waxaan jecelahayn caawa inaan saxaafadda halkan uga cadeeyo arrin la xidhiidha wadahadaladii hore ugu bilaabmay Somaliland iyo Somaliya. Sida laga war-qabo beesha Caalamku waxay ku baaqday kal hore bishii labaad in labada Dal ee Somaliland iyo Somaliya ay wadahadlaan, oo ay ka wadahadlaan mustaqbalkooda siyaasiga ah iyo Iskaashiga labada Dal dhex mari kara ee wax wada qabsigooda, intaasi kadib labada Dal waxay Dalka Ingiriiska bishii June eek al hore ku yeesheen wadahadalkii u horeeyay ee dhex mara muddo dhawr iyo labaatan sano ah labada Dal. Waxa wadahadaladaasi la isku raacay in ay labada Dal ay ku wada heshiiyaan qaabka loo wada hadalayaa inuu noqdo qaab laba geesood ah Somaliland oo dhinac ah iyo Somaliya oo dhinaca kale ah, kana wadahadlaya markaa Arrimahooda iyo mustaqbalkooda. Waxa taa xigay shir ka dhacay magaaladda Dubai oo labada Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynihii hore ee Somaliya ay wadahadaladaas saxeexeen Ajandayaasha iyo waxyaabaha laga wadahadlayo, iskuna raaceen labada Dali nay sii ambaqaadaana dariiqaas, arrintaasi waxaad moodaa muddo inay joogsatay sababtoo ah iyada oo Somaliya ay Dawlad cusubi muqdisho ka dhalatay, muddana u baahatay inay arrimaheeda gaarka ah ka tashato. Waxay labada Dal yeesheen xidhiidh iyo balamo ay markaas kaga wadahadlayaan sidii dib loo bilaabi lahaa, waxaan halkan doonayaa inaan ka cadeeyo in Dawladda Turkiga oo ah Dawladda la saaxiib ah Somaliland iyo Somaliya iskaashi iyo xidhiidhbana la leh labada geesood inay ku martiqaaday inay labada dal in ay dib u bilaabaan wadahadaladii hore u bilaabmay, labada geesoodna arrintaas way soo dhaweeyeen, waxaan markaa qaadanay in muddo gaaban gudahood oo laba wiig aan ka badnayn kadib ay labada dawladood ku wadahadlaan Dalka Turkiga oo ay sii ambaqaadaan arrimihii berigii hore ee wadahadalku ka furmay. Markaa waxaan jecelahay in shacabka reer Somaliland iyo beesha caalamka ee kalaba aanu sidaasi ku war-gelino, inaanu ka dal ahaan martiqaadkaas Dawladda Turkigu bixisay aanu aqbalnay oo aanu soo dhaweynay, oo aanu jecelnahay in dariiqaas hore u bilaabmay la sii wado si markaas qadiyadii Reer Somaliland ay u noqoto mid aanu ka midho dhalin karno, oo aanu himilada qarankani leeyahay ku gaadhi doono. Waxa kaloonu warka ku qaadanay in ay geesta kale soo dhawaysay, waxaanu rajaynaynaa muddo laba wiig ah kadib in wadahadaladaasi mar labaad Dalka Turkiga ay ka bilaabmi doonaan.” Ayuu ku yidhi wasiirku shirkiisa jaraa’id
  12. xiinfaniin As much as difference we might have, they are not outsiders like pirates.
  13. He is right Somaliland people are brothers and sisters and when Khaatumo supporters come to their senses that there is nothing for them in Mogadishu, they too will be welcomed.
  14. Xiinfaniin It doesn't change anything. You will never see Khaatumo people claiming Togdheer because they know they are insignificant in that region since Oodweyne and Burco the two largest districts by land and population belongs to SNM follks.
  15. Taleexi No Habar just some reality check. The people of the north tend to get ahead of themselves and sometimes need to be reminded the reality.
  16. The keywords is: laid down arms. In addition segments of that community have rejected Khaatumo attempt to attract conflict to the district.
  17. They have been muted for a while, realizing it was unrealistic to carry on fighting when money and men are on the side of Somaliland. Buhoodle people lost many men from the same sub sub group and they felt it was unfair how they were losing men while those of their eastern Sool kins were watching by relaxing, finally they started to smart up and laid down arms.
  18. That has nothing to do with significance but the fact it was the place where terrorist activities were being organized. All in all it has no economic or land significance to Togdheer, you can see that by how well Togdheer administration functions in the land.
  19. I am talking about the original regions. In the original regions Caynabo not to be confused with Cayn(Buhoodle) is part of Sool , meanwhile Buhoodle and Oodweyne are part of Togdheer. Different districts different regions. In that respect Buhoodle is the seat of the reer Oodeed Garaad group but in the wider scale of things it is not very significant district in Togdheer due to its small landmass.
  20. The Zack That is fairy tales. The entire Garaad group is not large to being with, Sool shared with SNM folks is the least populated region in Somaliland of the former 5.
  21. About 30-25 villages come under it. Caynabo is a different district called Saraar/Caynabo in western Sool populated by the SNM folks.
  22. Well the UN and Somaliland population statistics disagree. Oodweyne is the largest district by land and population after Burco in Togdheer. Buhoodle is third rate by population and by land.