Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Somaliland: Thousands Demonstrate in Support of Sovereignty By: Yusuf M Hasan BRUSSELS (Somalilandsun) - The Parc du Cinquantenaire, Avenue de la Joyeuse entrée, 1040 Brussels is currently home to thousands of Somalilanders from various European countries. The diaspora Somalilanders have inundated the European Union-EU headquarters in Brussels where they are demonstrating in support of their motherland's case for international recognition Sl demos in Brussels. The rally organized by the Somaliland Societies in Europe and its member organisations, is a reminder to the International Community about Somaliland's resolute aspiration for international recognition. Fanaaniinta Cabdi Qaboojiye iyo Cabdi Cumar yare oo ka qaybqaadanaya banaanbaxa
  2. Jacaylbaro;937419 wrote: Well, I'm sure DrOsman does not agree with you here ,,,,
  3. According to President select Alasow his domain South Somalia from South Galkayo to Ras Kamboni in the Kenyan border has 72 districts.
  4. We have no problem with facts but absurd claims full of errors won't be accepted. Southerners (including Puntland) are known to try to temper with the facts like the infamous Wal-aweyn district fiasco. We are step ahead this time and know the desert state is trying make up imaginary ghost numbers.
  5. Carafaat;937245 wrote: Saalax, dont take this to serieuz. Some pirates have destorted and falsified numbers from a UN Project survey. Nothing more. I know. I am just showing how absurd it is, so why are the pirates trying hard to slander the minister for pointing out the obvious and sending the poor attempt to distort things to bubbles.
  6. From Google Earth itself. Bosaso is not even half the size of Hargeysa, so the survey indeed does have many errors and it is absurd as the minister pointed out. Both at same zoom. Hargeysa Bosaso
  7. Somaliland & Somalia Talks Begin In Istanbul: First Session, Selection Of 10 Member Group Istanbul(Qarannews):- The talks hosted by Turkey between Somaliland and Somalia began in Istanbul today. The first point of business was the selection of a ten member group to set the agenda for the duration of the talks. According to sources close to the talks, five members from each Somaliland and Somalia were selected to form this group and they are as follows:- From Somaliland: Deputy Speaker of the House of Representative Bashe Mohamed Farah Somaliland Foreign Minister, Mohamed Abdillahi Omar Somaliland Presidency Minister, Hersi Ali Hassan Somaliland Social Affairs Minister, Mohamud Ahmed Barre Garad UCID Chair, Faisal Ali Warabe From Somalia: Provisional Government (PG) Home Affairs, Abdikarin Hasan Guled Minister of State at PG Presidency, Farah Abdilkadir Constituent Assembly Member, Mohamud Hayir Constituent Assembly Member, Abdillahi Sheikh Ismail Constituent Assembly Member, Omar Ali Rahanwein, The two groups are expected to meet tomorrow for several sessions in order to determine the agenda of the talks, when the Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamud “Silaanyo” and the head of the Provisional government Hassan Sheikh Mohamed are expected to meet on 13th of April, 2013. All in all, it is seems quite clear from the composition of the individual groups, that whilst Somaliland’s five member panel includes its Foreign minister and Deputy Speaker, the panel from Somalia consists of the Home Affairs minister, and a few deputies. Make of that what you will, but whilst Somaliland is attending the meeting as a sovereign and independent state, the provisional government in Mogadishu appears to be under the illusion that its in talks with a “regional authority”. With than kind of differing ambitions, it is hard to predict that any concrete results will emerge from these talks. It is hoped that both sides remain committed to the talks as the most suitable options to forging future relationship between the two countries.
  8. Carafaat - Co-Sign. Another correction how is Khaatumo in Puntland? Taleex village which is the headquarters of Khaatumo and is very close to the Puntland border isn't even part of Puntland.
  9. Shir Hordhac ah oo maanta Istanbul uga furmay Somaliland iyo Soomaaliya April 11th, 2013 Istanbul (Somaliland.Org)- Shir hor dhac ah oo lagu diyaarinayo ajandeyaasha wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee heer madaxweyne ayaa maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Shirkan waxa lagu saaray Guddi ka kooban min shan xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana shirkan gudoominayay saraakiisha wasaarada khaarajiga Turkiga ka tirsan. Gudida Somaliland Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar (Guddoomiye) Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirka shaqadda Maxamuud Barre (Garaad) Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe Gudida Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha C/Kariim Guuleed (Guddoomiye). Wasiirka Madaxtooyadda Faarax Sh. C/Qaadir Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil Xubin Baarlamaan. Maxamuud Xayir Xubin Baarlamaan Khaalid Cumar Cali Xubin Baarlamaan
  10. There is nothing to worry about guys, even with large Bay and Bakool, Oromo communities present in Puntland it will still outnumbered by the Afro hashemite kingdom of Somaliland.
  11. http://www.somaliland.org/2013/04/11/shir-hordhac-ah-oo-maanta-istanbul-uga-furmay-somaliland-iyo-soomaaliya/
  12. Shir Hordhac ah oo maanta Istanbul uga furmay Somaliland iyo Soomaaliya April 11th, 2013 Istanbul (Somaliland.Org)- Shir hor dhac ah oo lagu diyaarinayo ajandeyaasha wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee heer madaxweyne ayaa maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Shirkan waxa lagu saaray Guddi ka kooban min shan xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana shirkan gudoominayay saraakiisha wasaarada khaarajiga Turkiga ka tirsan. Gudida Somaliland Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar (Guddoomiye) Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirka shaqadda Maxamuud Barre (Garaad) Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe Gudida Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha C/Kariim Guuleed (Guddoomiye). Wasiirka Madaxtooyadda Faarax Sh. C/Qaadir Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil Xubin Baarlamaan. Maxamuud Xayir Xubin Baarlamaan Khaalid Cumar Cali Xubin Baarlamaan
  13. No one is angry apart from the Pirates. Xiinfaniin and his pirates are angry that their poor attempt to mislead the populace has been put to stop. Good job by the minister. If the UN wants to count they should do it all in the same system family by family. Then we will see what the desert is worth.
  14. It is common sense, Hargeysa is the largest Somali city by population and by area after Mogadishu. Don't get angry pirates.
  15. Puntland was counting families, The workers in Somaliland were counting houses. Big difference. Hargeysa is very large larger than Bosaso and Galkayo put together, so yes the error will be pointed out. ;936980 wrote: Wasiirku ayaa sheegay in somaliland la tirinayey guryaha, halka Puntland la tirinayey qoyskaasi, taasna uu faraq ka soo baxay, isla markaana hay’addii hawsha wadan ka ogolaatay in dib loo eeggo xogtaasi inta aan wejiga labaaad loo gudbin.
  16. http://www.raxanreeb.com/2013/04/guddoomiyaha-gobolka-gedo-tallaabo-ayaan-ka-qaadeynaa-xubnaha-reer-gedo-ee-tagay-kismaayo/
  17. Garbahaarey (RBC) Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in maamulka gobolkiisa ay tallaabo ka qaadi doonaan xubno ka tagay Gedo oo ka qeybgalaya shirka magaalada Kismaayo ee maamul u sameynta Jubbooyinka. Maxamed Cabdi Kaliil oo qadka telefoonka kula hadlay idaacadaha gudaha ayaa sheegay inuusan jirin qof ka wakiil ah gobolka Gedo oo ka qeybgalaya shirka Kismaayo. “Xubnaha tagay Kismaayo ee la sheegayo inay Gedo ka tageenna kuma soo laaban karaan gobolka, hadday isku dayaana tallaabo adag oo sharciga waafaqsan ayaa laga qaadayaa.” ayuu yiri Maxamed Cabdi Kaliil oo toddobaadkii hore markale loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Gedo. Guddoomiyuhu wuxuu ku celceliyey in gobolka Gedo uu leeyahay hal maamul oo sharci ah, sida uu yiri. Wuxuu sheegay in maamulka Gedo aan loo aaneyn karin dad aan xil u heyn. Dhowaan ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo dhoweeyay wafdi ay ku jiraan odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Gedo kuwaasoo illaa hadda ku sugan Kismaayo kana qeybgalaya shirka maamul u sameyna Jubbooyinka oo gobolka Gedo uu qeyb ka yahay ee halkaasi ka socda. Shirka Kismaayo waxaa sidoo kale diidan dawlada federaalka Soomaaliya oo ku doodeysa inaanu shirkaasi waafaqsaneyn dastuurka federaalka. Maamulka Kismaayo ayaa qaba in gogosha shirka Kismaayo ay dhigteen dadka deegaanka oo ka arrinsanayo aayaha deegaanka iyagoo dawladana ka dalbaday inay kala soo qeybgasho. RBC Radio
  18. Xiinfanii's Minority group are already feeling the heat and calling for the talks to stop . War Culus: Raysal wasare hore, Oo ‘Xasan Guurguurte’ uga Digay Inuu Qabiilka Siilaanyo Dawlad Ahaan loo Horfadhiisto + . Raysalwasaarihii hore ee dawladii Carta hadana ah xildhibaanada ugu culculus ee ka tirsan baarlamaanka federaalka mudane:-Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa Fariin Culus Udiray Madaxwayne Guurguurte http://www.boocameonline.com/index.php/2013/04/09/war-culus-raysal-wasare-hore-oo-xasan-guurguurte-uga-digay-inuu-qabiilka-siilaanyo-dawlad-ahaan-uhorfadhiisto-daawo/
  19. Madaxweyne Siilaanyo oo sheegay in laba Mowqif oo kala Fog ay kala Taagan yihiin Somaliland iyo Soomaaliya (SAWIRRO) Isniin, Abriil 08, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo maanta u ambabaxay dalka Turkiga oo uu ka furmayo shir lagu wada-hadalsiinayo Somaliland iyo Soomaaliya ayaa sheegay inay soomaaliya ku qancinayaan sidii ay u aqoonsan lahaayeen madax banaanidda Somaliland, inkastoo ay laba mawqif oo kala durugsan la kala taagan yahay, haseyeeshee albaabadda wada hadalka aanay xidheyn ee ay soo dhoweynayaan in la wada hadlo. Sidaas wuxuu ka sheegay mar uu maanta ka dhoofayey madaarka magaaladda Hargeysa oo uu warbaahinta kula hadlay qolka nasashadda ee madaarka, waxaanu sheegay in shirar kale oo Soomaaliya loo qabanayey ay diideen inay ka qaybgalaan ka dib markii ay dantoodda ka waayeen, balse uu shirkan u arkay mid dan ugu jirto Somaliland, taas oo uu caalamka usoo bandhigayo qadiyadda madax banaanidda Somaliland. “Shirar kale ayaynu ka qaybgalnay, kuwo aynu ka gaws-qaniinayna way jiraan, sababtoo ah way inoo cuntimi waayeen oo waxay u muuqanaysaa in aynaan u sinayn oo wada hadal buuxda ku lahayn”ayuu yidhi madaxweynuhu isagoo ka hadlaya shirkii ay biyo diideen iyo kuwii ay ka qaybgaleen, waxaanu intaas ku daray “ Turkiga ayaanu maanta tagaynaa oo wada hadalkii ayaa inoo furmaya, Dan iyo maslaxad ayaa inoogu jira, waxaan inoo rajaynaa in qadiyadeena aynu dunida gaadhsiino oo shirarka caalamka tagno oo qadiyadeena oo la maqlaa waxa ku jira danta Somaliland, cida doonaysa in qadiyadeenna caalamka gaadhsiisaa waa innaga.” Mar uu ka hadlayey waxa laga hadlayo waxa uu yidhi “shirkaasi waa mid Somaliland iyo soomaaliya la wada hadalsiinayo, qodobada laga hadlayaana way iska cad yihiin oo Soomaaliya waxay doonayaan in la isku noqdo, Somaliland waxay doonaysaa madaxbanaanideedda in ay dunida aqoonsato, halka weeyi halka la iskaga hor imanayaa, laakiin xidhi mayno albaabada ee inagoo qadiyadeena sheegayna ayeynu dunida tusaynaa oo waynu garnaqsanaynaa”ayuu yidhi isagoo tilmaamaya inuu wada hadalku adkaanayo oo laba mawqif la kala taagan yahay. Madaxweynaha waxa uu sheegay inay safarkiisana ku wehelinayaa madaxda xisbiyadda Qaranka, shirgudoonka golaha Wakiiladda iyo Guurtidda iyo xubno wasiiro ah, kuwaas ka qaybgalli doonna shirka. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu ku hakan doonaa Itoobiya, isla markana waxa la sheegay inay madaxweynaha ka sii horeyn doonaan guddi farsamo oo sii diyaarinaya qaabka loo wada hadlayo Si kastaba ha ahaatee, shirkan wada hadalka labadda dhinaca waxa qabanqaabinaya dawladda Turkiga, haseyeeshee waxay xukuumaddu sheegtay inay Turkigu kaliya fududaynayso in la wada hadlo balse waxa laga hadlayo iyo ajandaha wada hadalkaba ay soomaalidu u madax banaan yihiin. Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online Hargeysa, Somaliland
  20. Too bad majority of his kins and their lands today are under occupation.
  21. Xiinfaniin Can't provide sources for his bizarre claims. Even the Italian below the text disagrees with his wild claims.
  22. Yep. Xiinfaniin won't be given an easy pass, he has to provide a legitimate source instead of claiming random pictures of Sheikh Sufi labelled with Somali text to try and confuse people. A source like this like this is needed, if his claim is to stand a chance. RISALDAR-MAJOR HAJI MUSA FARAH .I.S.O The_Madmullah Of Somaliland 1916. http://wap.archive.org/stream/TheMadMullahOfSomaliland/214616_The_Madmullah_Of_Somaliland_1916_1921#page/n353/mode/2up/search/ISO
  23. And I am Salahuddin. A claim is a claim, the sources and texts disagree.This is a picture from 1930.
  24. xiinfaniin;935809 wrote: Sheikh Sufi's picture Corrected. Any southern in here familiar with Sheikh Sufi will point out it is Sheikh Sufi.