Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Geelaha Yaca(one of the names for some of our camels) in Bancade Bohol countryside.
  2. Adba waan qatay taada, gar ahaan miida ahayd ina culayska saro shaqaada CADka.
  3. As they say, don't judge a book by its cover. The character Saalax might give you high blood pressure, but it could entirely be a different person in real life. Don't take the internet too seriously, perhaps it could be the fact you were here since 2002. SOL ayaa kula noqotay real life. Chill out before you do damage to your organs, that is my advice to you.
  4. Haye ma dayaacadi raqiiska ahayd baad dib ugu labatay. Horta ma xuma inu qofwalba badhitaan isku sameeyo xaga cafimaadka mar walba, xata adigu waad uu bahantahay inaad iso badho madama la sheegay inaad Kenya joogtiid, cuduro badan ayaa ku faafa wadankasna. Wa muhiim SOLerkasta inu cafimaadkiisa ka shaqeeyo. Waxa ficaan inaad dhiig kar iska so bartiid, ileen wararka siyaasad ayaa dhiiga kugu kiciiya ee.
  5. Anigu kuma talo jiiro ina ku gaboobo meeshan. Waxan ku talo jiira ina wadanki mar dhow ku labto oo hormaar badan kaso qabto dhuulkayga sasi sharaf ku jirta, haadi alleh idmo.
  6. 2009 - 2013 5k-6 posts ma xuma, most SOLers who joined in 2008-2009 have about 10k posts. Anigu malinkasta maso galo xagan, waxa laga yaaba weekgii ina maalimo so galo oo wax siyaasad ku sabsan so dhigo. Adigu laakin on top of having 12 thousands posts ila 2002gii waad joogtay, waad ku gaboowday meesha.
  7. Different time zones for different SOLers. Mise waxay kula tahay qofku inu 24hr ku jiiro shaqo.
  8. CAD technician iyo wararka siyaasadaba wa la isku wadi kara la yaab maleh haadu qofku awoodo. Waxad ilowday CAD technician wuxu ka shaqeeya computerada marku sawiirayo 2D/3D CAD Parametric Modeling drawings.The internet is available in break times or one's own time, sasi suro gaal uu noqotay. Laakin wasiir baan ahay iyo SOL baan dhex wareegaya ila sanadkii 2002 labo iis leh maha.
  9. Anigu gormaan idhi arday baan ahay? Mise hawaada baad kala soo baxday tasi. I am a CAD technician, that is what I do.
  10. Jawaabta wa lagu siiyay ee korkaga eeg. Facaga baad ka hiinistay, laakin adiga meesha iis dhigay.
  11. Wa la arka dee. Ma wasiir qaran ayaa SOL dhex warwareegi laha ama xagan joogi laha ila 2002gii.
  12. Xanaaq mahe wa ruunta. Oday 50gii dhafay baad sheegatay hadaana waxad rabta daad adaan aqoon uu lahayn ina ku mashquultiid. Labo iis leh maha. Facaga wadankii ayii wasiiro ka yihiin adna SOL ayaad dhex warwareegta, marka isku xishood. Xaadkaga haso dhaafiin.
  13. War aniga ha igu mashquuliin orod reerkaga iyo xaaskaga(waba hadaad ledahay) ku mashquul. Xishoodba maleh oday ku sheegan. Siyaasaad waxad ka taqaniid maleh, banooniiga ku ekow. Hana baran.
  14. Oo ya kugu yidhi adigu dalaq topicgan iska so dheh hadaad xanaaqaysiid? Hadaad Xaaji Xunjuf rabtiid inaad sual waydiiso magaciisa saxda ah ugu yeedh. Waligay ma arkiin oday 40gii kor uu dhafay oo la baxaya "Nuune"
  15. They mean political wise there won't be a union between Somaliland and Somalia. Xaaji Xunjuf;949105 wrote: Amran has a very good voice, and she was born a year later after the independence of Somaliland. Thats the future :Indeed.
  16. A clear evidence the spirit of the Somaliland people can never be broken.
  17. Puntland oo Sheegtay In Koox Xildhibaano ah Ay Wadaan Olole Ka Dhan ah R/W Saacid kana digtay arinta Garoowe (RBC) War saxaafadeed galabta [12/05/2013] ka soo baxay xafiiska madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in koox xildhibaano ah oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay wadaan olole ka dhan ah raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Sida lagu sheegay war saxaafadeedka xafiiska madaxtooyada Puntland ka soo baxay, waxaa ololahan looga gol leeyahay in lagu abuuro isqabqabsi siyaasadeed oo ka dhex bilawda hay’adaha dawlada federaalka Soomaaliya. “Puntland waxay si adag uga digeysaa soo cusbooneysiinta khilaafka siyaasadeed ee ka djex jiray hay’adaha dawlada federaalka Soomaaliya, iyadoo ay jiraan koox xildhibaano ah oo wada olole [mooshin] ay uga soo horjeedaan raysul wasaare Saacid oo kaliya mudo 7 bilood ah xafiiska ku sugnaa.” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka. “Iskudaygaasi waa mid luminaya waqti, dhaqaale iyo dedaalka wadajirka ah ee ay Soomaalida talada ka go’do iyo saaxiibada caalamka ay ku bixiyeen keenista nidaamka federaalka.” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka. War saxaafadeedka Puntland ayaa ku soo beegmay xilli qaar ka mid ah beelaha Soomaalida ay ku gadoodeen magacaabista saraakiisha cusub ee hogaanka booliska iyo nabadsugida dalka. RBC Radio
  18. http://www.raxanreeb.com/2013/05/somalia-puntland-says-a-group-of-mps-is-attempting-to-bring-a-motion-against-somalia-prime-minister/
  19. Somalia: Puntland says a group of MPs is attempting to bring a motion against Somalia Prime Minister GAROWE (RBC) A statement from the president of Somalia’s semi-autonomous region of Puntland Abdirahman Mohamed Faroole said a group of MPs is attempting to bring a motion against Somalia Prime Minister Abdi Farah Shirdon, a move to renew political infighting which the former governments in Somalia were notorious for, RBC Radio reports.“Puntland Government warns strongly against the renewal of political infighting amongst the Federal Institutions of Somalia, as a group of MPs is attempting to bring a motion against Somali Prime Minister H.E. Abdi Farah Shirdon after only seven months in public office.” the statement dated on 12th May, 2013 said.“This attempt wastes time, resources, and the joint efforts Somali stakeholders and international partners invested in bringing forth the new Federal Institutions of Somalia.” the statement added.The president of Puntland also in his statement urged the Federal Institutions of Somalia to focus on primary national tasks, such as managing the monetary crisis in the country, resolving the issue of tampering with the Provisional Federal Constitution, working diligently to strengthen law and order in war-affected areas, and supporting for the formation of the remaining Federated States.The statement came days after local clans protested against the nomination of the new chiefs of the police and the national security agency. Members of the federal parliament hailing from Bay and Bakool have described the nomination as unbalanced power sharing between the clans. RBC Radio
  20. Looking out for where my tax goes is Stockholm syndrome? You have a jungle logic, no wonder Somalia hasn't found peace in over 22 years.
  21. I am a taxpayer just like the Anglo Saxon people, so I am concerned where my tax goes.
  22. There is difference between the patriotic Laas Canood Somaliland residents and Khaatumo Seeg holed up in Taleex village.The big stick will sometimes be used against the latter.
  23. With the tax money of the UK people. They are not happy read the comments .
  24. http://www.thesun.co.uk/sol/homepage/news/politics/4924184/Somalia-Presidents-50k-luxury-five-star-trip-being-funded-by-hard-up-UK-taxpayers.html#ixzz2T5TAHnUF