-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Different calling code for Somaliland than the neighboring Somalia is welcomed.
-
No they are not ethnic Somalis. When one is from Mozambique how on earth can he talk about who is Somali to a ethnic Somali from Somaliland? Che Mozambique you don't have a monopoly on who is "Somali" get that in your skull.
-
What has being Somali got to do with Somalia Al shabab boy? Many groups in the deep south of Somalia are not even ethnic Somalis but Bantu ethnic groups who arrived from Mozambique, Malawi etc.
-
Indeed. Less links with Somalia is better for The Republic of Somaliland.
-
Any telecommunication company that has links to Somalia and doesn't abide by the new proposed Somaliland calling code shall be punished. Kulanka Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo Furo Gooniya In Somaliland lo Sameeyo.
-
Mogadishu, Somalia May 15, 2013 — Reports from Mogadishu say that some 92 Somali MPs have signed a motion against Prime Minister Abdi Farah Shirdon, Garowe Online reports. Parliamentary sources tell Garowe Online that the motion was handed over to parliament's leadership in Mogadishu on Tuesday. Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon The motion has not yet been formally presented for a vote in parliament however, the sources added. Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who appointed Shirdon as Prime Minister in October 2012, was "not pleased" with the confidence motion against the Prime Minister. But inside sources say that, in a meeting with Prime Minister Shirdon in Mogadishu, President Hassan reportedly complained that "some 25 MPs from Shirdon's own ***** community had signed the motion" alongside Somali MPs from other communities. "The President [Hassan] also told him [shirdon] that, in visits to foreign capitals such as London, Shirdon's ***** clansmen protest against [President] Hassan's arrival and that Shirdon should get ***** communities to support the Somali Federal Government," a government source in Mogadishu tells Garowe Online. On May 12, Puntland government in northern Somalia warned against "renewed political infighting" after reports of MPs attempting to unseat Prime Minister Shirdon. The former Somali Transitional Federal Government (TFG) was well known for parliament brawls and controversial confidence motions against a sitting Prime Minister or President.
-
Dhagayso:- Raiisul Wasaarihii Hore Soomaliya Cabdiwali Gaas Oo So dhaweyeey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe May 15, 2013 - 6 Jawaabood Raiisul Wasaarihii Hore Dowladi KMG Ahayd Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo Dhaweyeey Doorashadii Maanta kadhacday Xarunta Jaamacada Kismaayo waxaa una sheegay Inu hambalyo u Diray shacabka Jubbaland Gaas ayaa sheegay inu Hambalyo u Dirayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Iyo Ku xigeenkiisa Isagoo sheegay in u karajaynayo inu shacabka gobaladaas u gaarsiyo Hormar Dhinaca kale Cabdiwali Gaas ayaa Dowlada soomaaliya ugu Baaqay inay Tageeran Jubbaland Madaama aysan kataalabsan Dastuurka Dalka u yaalay ayna ku dhaqmeen sidii logu tala galay Gaas waxa u shegay inu sii aad ah usoo dhawaynayo Jubbaland. RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO http://saadaalnews.com/2013/05/15/dhagaysoraiisul-wasaarihii-hore-soomaliya-cabdiwali-gaas-oo-so-dhaweyeey-madaxweynaha-jubbaland/
-
-
Rag ku labisan direeska ciidanka dowlada oo isku dayey iney dhac u geystaan mid kamid ah xarumaha Dahabshiil ee Muqdisho Muqdisho(RBC Radio(RBC Radio) Rag ku labbisan direeska ciidamada Milateriga dowlada Soomaaliya ayaa maanta weerar kun qaaday xarunta shirka xawilaadda Dahabshiil ay ku leedaha gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Mudisho,wararka ayaa tilmaamay in ilaa 7 ruux oo ku labisnaa direeska ciidamada dowlada Soomaaliya ay isku dayeen iney gudaha u galaan xarunta Dahabshiil ee Bakaaraha.Raggani hubeysan ayaa la sheegay iney damacsanaayeen iney dhac u geystaan shirka Xawilaadda Dahabshiil,Dableydan hubeysan ayaa la dhowr jiho kasoo galay xarunta shirkadda iyagoona rasaas aan loo meel dayin ooda kaga qaaday xarunta Shirkadda ee Bakaaraha.Dableyda weerarka ku qaaday shirka Dahabshiil ayaa ku guul dareystay iney gudaha u galaan xarunta shirkadda kadib markii ay iska caabin xoog leh kala horyimaadeen ilaalada sgirkadda Dahabshiil oo raggaasi la galay dagaal socday muddo Saacad ah.Waxaana inta la xaqiijiyey ka dhashay dagaalka dhexmaray dableyda hubeysan oo isku dayey iney dhacaan shirkada Dahabshiil iyo ilaalada shirkadda 1 ruux oo la sheegay inuu ka tirsanaa kooxdii hubeysneed ee dooneysay iney dhaca u geystaan Shirkadda Dahabshiil xarunteeda Bakaaraha oo ku taalla agagaarka Suuqa Sarifka bartamaha suuqa Bakaaraha.Dagaalka ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay mid ka mid ah shaqaalaha Dahabshiil,ciidamada dowlada Soomaaliya oo goobta soo gaaray ayaa isku gadaamay naxaagiga Xarunta shirkadda waxayna kaxaysteen shaqaalihii shirkadda Dahabshiil iyo raggii weerarka soo qaaday oo sida la sheegay ka tirsanaa ciidamada dowlada Soomaaliya.Dhaq-dhaqaaqii ganacsiga Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee bakaaraha oo muddo kooban hakad galay ayaa hada caadi kusoo noqday,waxaana la arkayaa ciidamada dowlada Soomaaliya oo adkeynaya amniga suuqa.
-
Xildhibaan Daahir Amiin Jiisoow” Wey Naga Go’antahay In Aanu Ridno Xukumadda Cabdi Faarax Shirdoon Saacid” Allssc.com):-Mid kamid ah xildhibaanada Mooshinka Kadiyaarinaya Xukumada R/wazaare Saacid ayaa sheegay in dhawaan ay gabi ahaanba meesha ka saari doonaan xukuumada Soomaaliya ee uu hogaaminaayo Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.Xildhibaan Dahir Amiin Jiisoow ayaa sheegay in muddo lix bilood ah aysan waxba qaban xukuumada Saacid taana ay meesha ka cadahay inaysan xilligaan u bisleen dowladnimo iyo dalka in wax laga qabto, sidaa darteedna ay xilka ka qaadi doonaan.“Lix bilood ayaan u sabarnay xukuumada Soomaaliya, marka ma ahan in hadda aan kasii aamusno xilka waan kala dagi donna waxaana rabnaa in la keeno xubno kale oo shacabka Soomaaliyeed wax u qaban karta” Jeesoow ayaa sidaasi yiri.Waxa uu sidoo kale sheegay in xukuumad walba oo lasoo magacaabo ay sidaan oo kale u ridi doonaan ilaa dalka Soomaaliya loo sameeyo xukuumad wax qabad iyo tayo wanaagsan leh waa sida uu hadalk u dhigaye.“Xukuumad tayo wanaagsan leh ilaa dalka laga dhiso inaga waan sii wadi donna mooshinada, waana rideynaa cid walba oo aan waxba dalka ka qaban, mana jiri doonto cid loo aaba yeelaayo” ayuu yiri mar kale Jeesoow.Si kastaba ha ahaatee xukuumada Soomaaliya ayaa hadda waxaa kusoo furmay mowjado bada ah, waxaana la doonayaa in meesha laga saro, hadii aanay deg deg isaga gaarin waxaa cabsi ah in la rido. Allssc News Desk/Online
-
Pictures. Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeysa Iyo Shirkadda Chine Horn Group Oo Dib-u-Casriyeyn Ka Wadda Waddada Hal-bawlaha Magaalada Hargeysa: DAAWO SAWIRADAN: Hargeysa(HWN):-Muddo haatan laga joogo shan cisho ayaa jidka weyn ee hal-bawlaha Caasimada Hargeysa, gaar ahaan waddada hor marta madaxtooyada ilaa Ex-Kheyriyadii hore ayaa dib u dhis casriyeysan ka socda.
-
Clearly he has no much influence in this project no matter how many committees he names from Mogadishu. He should go back to selling Khat in Nairobi and stop wasting Culusow's time.
-
Khaatumo = Bacaac. Hence why the Federal Gov down south doesn't take them serious.
-
How can Khaatumo become a federal state when it doesn't even have one region to its name? Stop living in fantasy kid.
-
Looks like heavily edited.