-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Those who live in a glass house shouldn't throw stones. According to the UNDP the rape of young boys is widespread in Puntland. 19 wrote: A doctor from Puntland General hospital then addressed the issue of rape, telling the audience that it was a wide spread problem in Garowe, young boys were victims. http://www.so.undp.org/index.php/Somalia-Stories/Puntland-judges-get-training-on-HIV/AIDS.html
-
Who are you calling a pedophile? Like I checked Garowe , Puntland was the pedophile heaven. 19 wrote: A doctor from Puntland General hospital then addressed the issue of rape, telling the audience that it was a wide spread problem in Garowe, and that young girls, young boys as well as elderly women were victims. http://www.so.undp.org/index.php/Somalia-Stories/Puntland-judges-get-training-on-HIV/AIDS.html
-
^
-
The Awr is in the last "A" of the S.A.H.A.L.
-
Arinka xiisada dhalisay ayaa ah ka dib markii ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gacanta ku dhigeen Ninkii Geystay dilka xabsiggana loo taxaabay ayaa maalintii shalay aheyd lagu dhex arkay gudaha garoonka Muqdisho ninkii dilka geystay oo wata Shaqadiisii, taasoo dhalisay in ay ka caroodaan Shaqaalaha soomaaliyeed ee shirkadda SKA. http://www.keydmedia.net/news/article/konfur_afrikanka_oo_dil_ku_bilaabay_dadka_muqdisho_warbixin/
-
AUN to the Somali guy. Mid ka mid ah hawlwadeenada ajnabiga ah ee ka tirsan Shirkadda SKA ayaa garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ku dilay nin ka mid ahaa xoogsatada ka xamaasha garoonka ee Soomaalida ah.Ninka ajnabiga ah wax dilay oo ah nin cadaan ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika, magaciisana lagu soo gaabiyey Mieno ayaa la sheegay inuu horjooge u yahay koox xoogsato Soomaali ah oo ay dhowaan qoratay shirkada SKA ee maamusha garoonka dayuuradaha Aadan cadde.Marxuumka la dilay oo magaciisa la oran jiray Cali Nuur Kheyr ayaa ka mid ahaa kooxdaas xoogsatada ah, waxaana dilkiisa oo loo adeegsaday feer iyo garaacid uu yimid markii uu muran ku saabsan dhinaca shaqada soo kala dhex galay isaga iyo ninka cadaanka ah ee horjoogaha u ahaa.“Ninka Cadaanka ah oo ahaa nin xoog badan ayaa waxaa uu si arxan daro ah uu feer ugu boobay marxuumka uu dilay isagoo ka garaacay madaxa iyo xabadka illaa uu dhulka ka dhacay oo uu miyir beelay kana geeriyooday” Sidaas waxaa yiri mid ka mid ah shaqaalaha xoogsatada ah oo goob jooga ka ahaa dhacdadaasi oo magaciisana ka gaabsaday.Falkan oo dhacay saddax cisho ka hor ayaa Ciidamada Booliska garoonka Aadan cadde waxay xireen ninkaas cadaanka ah ee dilka geystay, hase ahaatee waxaa dhacday arin yaab leh ka dib markii gacan ku dhiiglaha xirnaa la arkay shalay isagoo shaqadiisa si caadi ah u wata xabsigana looga sii daayey qaab musuq maasuq ah.Booliska ka howlgala garoonka Aadan cadde faahfaahin kama bixin arintan hase ahaatee Shaqaalaha Soomaalida ah ee ka howlgala garoonka Aadan cadde ayaa si weyn uga carooday talaabada lagu sii daayey ninkan cadaanka ah ee dilay ninka Soomaaliga ah, waxaana garoonka ka taagan shalay iyo maanta xiisad arintaas ka dhalatay.“Ma aqbaleyno in dadka reer Koonfur Afrika ay dalkoodana nagu dilaan, keenana nagu dhex dilaan waa in arintan laga dhiidhiyaa” sidaa waxaa yiri mid ka mid ah shaqaalaha ka howlgala garoonka Aadan cadde oo magaciisa ka gaabsaday, waxaana arintan ay ku soo aadeysaa xili ay meeshii ugu sareysay gaartay dilalka iyo boobka lagu hayo dadka Soomaaliyed ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika.Shirkadda SKA oo la sheego iney garoonka dayuuradaha ka howlgasha iyadoo aan fasax ka helin baarlamanka Somalia, waxaana heshiiska ay la saxiixatay dowladii hore ee KMG aheyd uu dhigayaa iney qaadato 70% dakhliga garoonka dayuuradaha ka soo xerooda, iyadoo dowlada cusub ee Somalia aysan illaa hadda dib u eegis ku sameyniun heshiiskaas, waxaana lagu eedeeyanaa maamulayaasha shirkadaas iney shaqaalaha soomaalida ah ula dhaqmaan sida Adoomo ay soo iibsadeen, iyagoo mararka qaarkoodna aan siinin ama ku dhiba xuquuqda ay lahaayeen. http://qaranside.com/2013/06/04/nin-south-african-ah-oo-si-xun-muqdisho-ugu-dilay-muwaadin-soomaali-ah-iyo-gacan-ku-dhiiglaha-oo-wali-cabsi-laaan-magaalada-jooga/
-
I know. It was a typo. I was thinking writing it in the Somali way as it said bam gacmeed. So who do you guys think is the culprit of this latest attack?
-
Yes his residency. Apophis bam gacmeed = grenade. 666 wrote: Ilaalada xafiiska ayaa la sheegey inay qaraxaasi oo bam gacmeed
-
War Deg Deg Ah: Xafiiska Madaxweyne Bare Hiiraale Oo Hadda Qarax Bam Lagu Weeraray Published on June 3, 2013 by Xuseen Cabdi · 12 Comments Kismaayo(AGGM) Waxa hadda Qarax bam lagu wareeray xafiiska madaxweynaha maamulka Jubbaland Bare Aadan Shire ”Hiiraale” Waxaana la sheegaya in kooxo aan haybtooda la aqoon qaraxaasi ku tuureen xafiiskiisa ku yaala nawaaxiga Warshadda hilibka ee magaalada kismaayo halkaasi oo uu ku leeyahay xafiis uu maalintii hawlihiisa shaqo ku wato, Waxaana qaraxaasi ku dhacay meel xafiiska u jirta 80 mitir. Ilaalada xafiiska ayaa la sheegey inay qaraxaasi oo bam gacmeed ahaa aysan waxyeelo ka soo gaarin,waxaana wararku sheegayaan in ciidamada dawladu ku daba jiraan ciiddi weerarkaasi soo gaysatey,waxaana wararka qaarkood sheegayaan in ciddi qaraxaasi ka dambeysa ciidamada dawladu gacanta ku soo dhigeen walow aan la hubin arrintaasi. Qaraxan ayaa la sheegaya inuu ku dhacay meel u jirta xafiiska ilaa 80 mitir,waxaana la xaqijinayaa inaan qaraxaasi wax dhibaato ah geysan, ciidamada dawlada ee xafiiskaasi ilaalada ka haya ayaa la shaacinayaa inay rasaas xoogan qaraxaasi kaga jawaabeen iyadoo aan la ogeyn khasaaraha rasaastaasi ka dhalatey. Ma jiraan cid ilaa iyo hadda sheegatay inay qaraxaasi ku lug leedahay inkastoo ay qayb ka tahay falalka amaan darro ee ka taagan magaalada kismaayo oo ay hadda ku wada sugan yihiin kooxo isku haya siyaasadda gobollada jubooyinka iyo Gedo. Ugu dambeyntii ma jiro wax wara oo wali ka soo baxay maamulka Jubbaland ee uu madaxweynaha u yahay Col Bare Aadan Shire ” Hiiraale ” waxaana lagu wadaa inay saacadaha soo socda saxafada uga waramaan weerarkaasi xafiiskiisa lagu qaaday inkastoo aan wax khasaare hantiyeed iyo mid bini aadam toona aanay soo gaarin xafiiska iyo waardiyeyaasha. http://allgalgaduud.com/?p=9814
-
Xaad is head leader of the HAG group and Axmed Diriiye is the spokesman but influential within the group, speaking as the leader sometimes.
-
Inshallah he/her will be ok.
-
Xaaji Xunjuf;958570 wrote: They want to be like the Kikuyus of Kenya and the Tigrays of Ethiopia and the Jesus tribe of Djibouti
-
The HAG are aiming to be the permanent aristocratic family of Somalia with the blessing of Axmed Diriiye. http://twitdoc.com/view.asp?id=96506&sid=22GQ&ext=PDF&lcl=National-******-Strategy.pdf&usr=AdamMoh81838416&doc=143755381&key=key-ojlult4uqbq5no01suy
-
Well SNM and Somaliland are intertwined, as the largest group in former British Somaliland. The fate of Somaliland depends on the SNM block, but others such as Awdalites are part and parcel of the country and some supporters in eastern Sanaag, eastern Sool.
-
Xaji Xundjuf Likes to joke around a lot, he didn't claim her to hail from the SNM group though, he only said she is Somalilander. That is different. For example a Awdal person is a Somalilander, but they don't hail from the SNM group. Somaliland is after all a multi group country.
-
I never claimed her as a Somalilander. Waan iska fogeeyay.
-
The Zack;958458 wrote: Is Amina part of Sahal, saalax? Oo haada ma SNM ba? She is the H in the S.A.H.A.L .
-
The difference is the Landers in Tanzania, Kenya some of them third generation Sijuis are connected to their Somaliland roots.Even those who don't even speak Somali identify themselves as Somalilanders, Somalis. While this whole thread is about some people having identity crisis in Oman around the corner and identifying themselves as a "Omani ethnic group" while carrying their clan names. It is absurd. The Somalilanders in Tanzania and Kenya are proud people who are connected to Somaliland and hold May 18 parties every year, they go to Somaliland for vacations a lot also.
-
A mere forum properly created by ciyaal casiir does not determine what Somalilanders are or other Somalis.
-
It was clearly stated they don't claim to be Somalis but Omanis when asked, but some of them carry their clan names. That is different. Besides how come we never hear about them as in "Somali or even Puntland community" in Oman in the news or info about them in the minority ethnic groups category in Oman? That shows they are a hapless people with an identity crisis hiding away thinking they are Omanis Lol..