Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Jacaylbaro;974253 wrote: Now Xiin wants that Aid back.....
  2. According to reliable news it is destined for the poor folks in Taleex, eastern Sool which Puntland sabotaged. Somaliland could use this food to win the mind and hearts of the few remaining anti Somaliland groups in eastern Sool.
  3. Just log off if you don't want to be here. Simple as.
  4. Naxar Nugaaleed;974016 wrote: anyone who disagrees with milister is loser who needs to retire.
  5. Shacabka Reer Caabudwaaq ayaa Dhigay banaan bax balaadhan oo ay kaga cabanayeen Guri ay leeyihiin Caruur agoon ah oo ku Yaala Magaalada Muqdisho, Kaasi oo Beryahan Dawwadiisu Socotay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Banaanbaxan oo looga cabanayay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maxkamada Sare Waxaana Halkaasi Laga Soo Jeediyey Hadalo Dhaliiil ah Iyo Waliba Fariin Loo Diray Dawlada. Banaanbaxan oo ay ka qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada Ayaa waxay Socod Dheer Kusoo Mareen Qaybo badan oo Kamida Magaalada Caabudwaaq. http://horufadhi.com/2013/08/18/daawo-reer-caabudwaaq-oo-u-hanjabay-tarsan-ilko-xanafvideo/
  6. ISKU SOO BAX BALAARAN OO LOOGA CABANAYO GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR ee Tarzan IYO KAN MAXKAMADA ee Ilka Xanaf.
  7. Carafaat;973710 wrote: Cambuulo, is this a HAG elder training video. Ma odayaashi ayaa la bariyaa odaynimada?
  8. Gudoomiyaha gobolka Togdheer oo booqday kaamamka shirkad shidaalka qodista Togdheer. http://www.caynabanews.com/view.php?id=31120
  9. Prof. Samatar oo ka baxay xubinimadii xisbiga Hiil-Qaran oo uu Murashax u ahaa Halkan ka akhri war murtiyeed dhamaystiran oo Hogaanka sare ee Hiil-qaran soo saarey,kuna aqbaleen iscasilaad uu u soo gudbiyey prof.samatar oo ka mid ahaa asaasayaasha xisbigaa samatar CIID WAANAAGSAN DHAMMAN UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTA HA JOOGTEE Hoggaanka sare (THE CORE) Xisbiga Hiil Qaran wuxuu halkaan ku wargelinayaa dhammaan XUBNAHA XISBIGA HQ, taageerayaashiisa iyo dhammaan shacbi weynaha Somaaliyeed uguna caddeynayaa in Prof. Ahmed Ismaiil Samatar uu ka baxay Xisbiga Hiil Qaran. Ugu horreyntii waxaan rabnaa in aan caddeyno in Prof. Ahmed Samatar uusan horay uga tirsanaan jirin hoggaanka sare (THE CORE)ee Xisbiga, haseyeeshe wuxuu ahaa xubin firfircoon, wuxuuna ka mid ahaa xubnihii wax ka asaasay Xisbiga. Xisbigu wuxuu u sharraxay Prof. Ahmed Samatar in uu u tartamo doorshadii 2012 ee madaxweynanimada Soomaaliye , taas oo uusan ku guuleysan sida aan wada ognahay. Kaddib hungadii doorashada Prof. Ahmed wuxuu aaday Hargeysa markii uu ka soo noqadayna wuxuu noo soo gudbiyey istqaaladii xubinimadiisa, xisbiguna waa ka aqbalay. Haddaba xisbigaan waxaa loo asaasay sidii ummadda Soomalidu looga samatabixin lahaa duruufaha cakiran ee dalka ka jira, taas oo ah mid ka goán xisbiga inuu ka dhabeeyo. Geediga dheer oo lagu doonaayo in lagu xaqiijiyo ahdaafta Xisbiga (Islaamnim – Somaalinimo), qof iyo tiro yar oo ka hartay u dhutinmaayo una dhimanmaayo xisbigu, waana naga goa’ntahay in aan sidoodii u wadno howlaha na-horyaal ee xisbiga . Geediga wuu soconayaa … Wassalaama Calaykum Ibrahim Macallim Mursal Guddoomiyaha Hoggaanka Sare Xisbiga Hiil Qaran http://www.qarannews.com/2013/08/prof-samatar-oo-ka-baxay-xubinimadii-xisbiga-hiil-qaran-oo-uu-murashax-u-ahaa/
  10. Wednesday, August 14, 2013 Somali women have taken to carrying weapons to the beach to ward off sexual harassment, it's reported. They're plagued by men at the Lido resort, in the capital Mogadishu, according to the Garoweonline website. Describing the beach's "buzzing and pulsating atmosphere", the report says many women come with families, while others sell ice cream or drinks. It quotes one woman as saying they're always pestered by "rude men" and are often offended, angered or sexually harassed. Extra police have been deployed to the resort to protect young women, says the news outlet, based in the semi-autonomous Puntland region. A woman holds a machete as she enjoys the surf with a friend and two children at Lido beach Sexual violence has been a growing problem in Somalia in recent years, with some of the 1.1 million people displaced by conflict - and often living in tarpaulin shacks - particularly at risk. Despite this, the authorities and media have been accused of not taking rape seriously. The founder of the Sister Somalia organisation, which runs a rape crisis centre in Mogadishu, told al-Jazeera news in January that it dealt with up to seven new victims a week. The UN recorded 1,700 rapes in the capital's 500 camps last year, many thought to have been carried out by security forces. http://www.hiiraan.com/news4/2013/Aug/30733/somalia_women_take_weapons_to_beach_for_protection.aspx
  11. Hobbesian_Brute;973390 wrote: Golis belongs to Khatumo state, back to the drawing board chump. No it doesn't , Khaatumo doesn't even have major well known mountains such as Sheikh , Daalo or Surad in their lands apart from few hills in eastern Sool and those are not part of the Golis mountain range.
  12. Qalabkii Sahaminta shidaalka oo soo gaadhay Burco iyo Laba xidh salideed cusub oo laga helay aaga Oodweyne. http://oodweynenews.com/2013/08/qalabkii-sahaminta-shidaalka-oo-soo-gaadhay-burco-iyo-laba-xidh-salideed-cusub-oo-laga-helay-aaga-oodweyne/
  13. Somalia;973091 wrote: Ceerigaabo district includes towns such as Yubbe and Hadaaftimo. . Not really, that was the old Ceerigaabo district. The small group of eastern Sanaag nowadays consider Yubbe and Hadaaftimo under Badhan district. They even consider Badhan as their regional capital . Your silly Pirateland/Puntland did not even have the balls to include Ceerigaabo district in their phony failed elections because there wasn't a single candidate from there due to it being controlled by Somaliland wholly. Puntland LCE 2013 Candidate Lists http://www.puntlandelectoralcommission.org/
  14. Lol you're being refused to have Jubbaland and you're dreaming of leading Somalia. I don't think we will see a D president for a long time . Villa Somalia has became a HAG playground.
  15. The Zack;972820 wrote: I have been hearing that for the last 20+ years.... I have been hearing the onlf will free the ocaden desert for longer time. It seems they gave up the struggle and embraced their Ethiopian roots.
  16. Mooge;972785 wrote: lol. what a joke. he wants to get some money for conference preparation. everything is about enriching his pockets and the pockets of his relatives. qoslaye has to go. He wants beeso.
  17. Soma Oil & Gas May Invest $20 Million to Survey War-Torn Somalia Bloomberg Friday, August 09, 2013 Soma Oil & Gas Exploration Ltd., a U.K.-based company focused on Somalia, plans to invest about $20 million to survey the African nation rebuilding from decades of war, Chief Executive Officer Robert Sheppard said. The company will initially analyze any data that exists even after conflict destroyed a large part of the country’s infrastructure and thwarted efforts to establish a functioning central administration and the rule of law since 1991. “At the same time we will be looking at all the seismic ships available in the world to see when we can get on schedule for seismic surveying,” Sheppard said yesterday in a phone interview from London. Work to conduct a two-dimensional seismic study should be completed in 12 to 18 months, he said. Somalia’s government led by President Hassan Sheikh Mohamoud marks the 16th administration since the ouster of dictator Mohamed Siad Barre. The nation is positioned within a region where oil and gas discoveries over the past seven years have accelerated investment in exploration. In Kenya, where Tullow Oil Plc (TLW) discovered the country’s first crude deposit last year, output of oil is expected to start next year. The 2006 discovery of crude in Uganda may lead to commercial production by 2016, while explorers in natural-gas producing Tanzania have found the biggest reserves of the resource in eastern Africa after Mozambique. Soma Oil & Gas, which was founded this year and whose chairman is former British Conservative party leader Michael Howard, announced on Aug. 6 it agreed with Somalia to gather data from offshore areas and “limited” inland acreage. It plans to build a data bank on behalf of the government. “Depending on the data we find we will decide which blocks to apply for” exploration and drilling rights, Sheppard said. Somalia plans to increase the number of oil and gas exploration blocks to 300 of 5,000 square kilometers (1,931 square miles) each, after sub-dividing the existing 25 areas, Hussein Ali Ahmed, managing director of state-owned Somalia Petroleum Corp., said in April. Somalia aims to sign as many as 30 oil and gas production contracts this year, he said. http://www.hiiraan.com/news4/2013/Aug/30678/soma_oil_gas_may_invest_20_million_to_survey_war_torn_somalia.aspx
  18. Muqdisho{RBC Radio} Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan SH Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay qabanqaabinayso shir weyne ay ummadda Soomaaliyeed uga arinsan doonaan aayaha dalka Soomaaliya,Madaxweynaha ayaa sheegay iney muhim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka tashadaan masiirkooda.“Deganaansho dhaqaale,mid amni iyo mid Siyaasadeedba waxaan gaari karnaa marka aan isku imaano oo aan ka wada tashano aayaheena,markaan isa soo hor fariisano ayaan talada heleynaa,hadii aan kala jeedno tala hagaagsan heli mayno”ayuu yiri Madaxweyne Xasan SH Maxamuud. Madaxweynaha ayaa shaaciyey in dowlada uu hogaaminayo ay ka go’an tahay isku keenka ummadda Soomaaliyeed,wuxuuna sheegay iney dowladu dadaal ugu jirto sidii ay sidii shacabka Soomaaliyeed meel la iskugu keeni lahaa kadibne ay uga arinsan lahaayeen aayaha dalka,wuxuuna ku booriyey in shirkaas laga soo saaro natiijo wax ku ool ah oo dacalada laga hayo sida uu sheegay.Xasan SH Maxamuud Madaxweynaha dalka ayaa tilmaamay in dowladdu ay qabanayso shirweyne ay ku casuumayso dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo maamulada dalka ka jira,wuxuuna ugu baaqay dadka gudaha iyo kuwa ku nool dibadaha iney kasoo qaybgalaan gogosha ay fidisay dowladdu isla markaane aysan aysan bakhiilin ra’yigooda Muruq,Maskax iyo Maalne ay ku garab istaagaan dalkooda iyo dowladooda.Wuxuuna ku celceliyey in sida kaliya ee ay Soomaalidu kusoo ceshan karto Karaamadii iyo sharaftoodii ay tahay qaranimo,si loo gaaro qaranimo buuxdane ay muhim tahay in ummadu ay noqoto dad hal meel wax u wada oo isku aragti ah.Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyey in dowladda federaalka Soomaaliya aysan cid gaara duulaan ku ahayn,aysane jirin cid ay wanaageeda kasoo horjeedo balse ay wanaag iyo guul la wada dooneyso dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelwalba oo ay joogto. Caadil RBC Radio Xafiiska Muqdisho http://www.raxanreeb.com/2013/08/madaxweyne-xasan-sh-maxamuud-oo-ku-dhawaaqay-in-dowladu-ay-qabanayso-shirweyne-looga-arinsanayo-masiirka-dalka/
  19. No I don't , I am not from Ras Casayr, Khaatumo or Maakhiir.
  20. The M Salebaan trinity domination of Puntland continues .
  21. What is there to agree with , this map created in paint claims areas dominated by SNM folks are part of Puntland lol. The reality is though today the battle is in so called eastern Sanaag areas of Badhan and Dhahar, Cadami is becoming more influential there than Ilkajir and Faroole combined.
  22. That is different ,those groups you mentioned have good relations.Khatuumo and Puntland have hostile relations , besides sub clan wise reer gashaamo also settle in Maydh , Harshow , Waqderia etc all in Sanaag , they can use it any time they want as it is settled by the same western Burco group. Were's the Khatuumo are all landlocked regardless of sub clan, the nearest friendly coast is the Kenyan held city of kismayo 1 thousand km away..
  23. Sool belongs to SNM folks whether it is Caynabo district - western Sool or Bohol -northern Sool and they will drill it. There is nothing disgruntled pirates can do about it.