Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. It is what it is. I don't know about south Somalia but in Somaliland we are open about where a person is from.Those kind of details are important to avoid misinformation.
  2. Boqor Maxamuud Cali Carab hails from Yiroowe/East Burco.
  3. That Ceegaag is part of Buhoodle district not Caynabo district which is settled by Siilanayo's sub clan.
  4. No hate here, just presenting the facts. He is a clannish lizard.
  5. How much does Addis Abaa to Hargeisa flights cost?
  6. He thinks it might help him with the elections. Somaliland: Sanaag and Ainabo Regions Get New Districts E-mail Wednesday, 21 May 2014 16:30 HARGEISA (Somalilandsun) – The Republic of Somaliland is richer by two new districts following a presidential decree # JSL/M/XERM/249-2501/052014. In the decree made public by presidential Spokesperson Ahmed Suleiman Duhul the president of Somaliland Ahmed Mahmud Silanyo named Gudmo Biyo-As in Sanaag region and Eegaag in Ainabo region as districts. In lieu of powers conferred upon my office by Article 90, section 109 of the Somaliland constitution and article 10 of the Regions and districts laws of Somaliland I hereby name Gudmo Biyo-As in Sanaag region and Eegaag in Ainabo region as districts read the presidential decree. The head of state who also attributed his decision to the wishes of the area's residents and advise of relevant stakeholders most specifically the minister of interior said the new changes take immediate effect as from today. http://somalilandsun.com/index.php/politics/government/5786-somaliland-sanaag-and-ainabo-regions-get-new-districts-
  7. It works pretty fine and gets under the skin of those who consider him their messiah. Any criticism of him or Kulmiye in general boils their blood.
  8. Pointing out the fact his gacan ku dhiigle is not a attack. Remember the unarmed Xaqsoor party supporters he killed in Hargeisa?
  9. Barwaaqo bariga ama galbeedka wa wax jiira oo xaqiiqda ah, xaqiiqdu maha daan-daansii, daan-daansii waxa weeye markad reer aflagadaysiid ayago kuso doonaan.
  10. daan-daansiiga aad sheegaysiid gormaad igu aragtay? Qofku xaq bu uu leyahay inu cambareeyo siyaasaada dembile gacan ku dhiigle Siilaanyo. Inta kale wa ok waan kugu racay
  11. I am not sure if Barwaaqo is related to Rogue Siilaanyo, we shall see.
  12. Congrats Somalilanders and happy may 18 might we enjoy many more happy decades to come.
  13. Daadka deegaanka ayaa hormaariyay badanka.
  14. Nothing special about the videos.Colonization/Protectorate is a shameful past. Face palm at all the kids and their parents waving British flags in their own land.
  15. Tillamook That is not how it works, this is not south Somalia. Siilaanyo does not have the mandate to give out Somaliland aspirations he can try to sabotage it, but he will be hanged from a tree if he tries those other things. After all he came with the people's vote and they will simply take back their support.
  16. They didn't say it in the open but said it to members of UCID that had discussion with them. It is obvious to any sane person those elders have ulterior motives.
  17. War-saxafadeed:Xisbiga Ucid oo daaha ka feyday in Oday-dhaqameedka ka yimi Xamar u socdaan isdhexgal-Bulsho Siyaasadeysan oo qodobadii heshiiskii turkiga daba socda JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزبالعدالهوالرأفة ucid Date 11/05/2014 War-saxaafadeed Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Waxa uu maanta oo ay Taariikhdu tahay 11/05/2014 kulan ay ku yeesheen Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID Guddida Fullinta iyo Xubnaha Golaha Dhexe waxa ay soo saareen war-saxafadeedkan ku saabsan Kulankii aanu la yeelanay Odayaasha Ka Socday Wadanka aynu Jaarka nahay ee Soomaaliya, waxaanu ku caddaynayaa war-saxaafadeedkan wixii ka soo dhex baxay la kulankaa, waxaanu bulshada reer Somaliland u soo bandhigayaa dood dheer iyo fallanqayn ka dib waxaanu bulshada reer somalind u sheegaynaa soo dhex qodobadan hoos ku qoran: Sida ay noo sheegeen Odayaashu u jeeddada socdaalkoodu wuxuu daarnaa oo ay ku sheegeen fadhigii aanu la yeelanay inay u socdeen is dhex gal bulsheed. Waxaanu u aragnay qodobkaa ka Xisbi ahaan in iyadoo bulshadu awal ba isku dhex jirtay oo aanay kala maqnayn una macaamisho sida laba dawladood oo jaar ah, in uu yahay qodobkani mid siyaasadaysan oo daba socda Qodobadii Heshiiska Turkiga, kaas oo ka hor imanaya Qaddiyada iyo rabitaanka shacbiga reer Somaliland. Odayaashu waxay noo sheegeen in ay yihiin Madax dhaqameed Soomaaliya oo dhan ka Kooban una socdaan arin dhaqan. Waxa aanu ogaanay in aanay ahayn Madax Dhaqameed Kaliya ee ay isugu jiraan Siyaasiyiin hore, Saraakiil, Aqoonyahan, Ganacsato iyo Madax Dhaqameed. Waxa kale oo aanu ogaanay in uu jiro Qorshe u gaar ah oo qarsoon, Waxa intaa dheer oo ay Odayaashu noo sheegeen in ay u socdaan in ay wax ka bartaan Habkii Nabadaynta Somaliland ay Ku gaadhay iyo qaabkii ay ugu hirgashay dib u dhiska Dawladnimada Somaliland , doonayaana in ay Somaliland gacan ka gaysato Nabadaynta Dalka Soomaaliya. Waxa aanu ku xidhnay shuruud ah in ay marka hore qiraan xasuuqii iyo tacadigii loo gaystay shacbiga reer Somaliland, is la markaana ay qiraan Aqoonsadaan, Icitriaafaanna Madax Banaanida, jirritaanka iyo Qaranimada Somaliland ixtiraamaana gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa ay noo sheegeen Odayaashu in ay Iskood isu Xilqaameen, Isku soo Abaabuleen Cid ka dambaysaana aanay jirin Safarkooda. Xisbiga UCID waxa uu ogaaday in Xukuumada Soomaaliya ee uu Hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud, ka dambaysay ambabaxooda iyo Safarkooda ay Ku Yimaadeen Somaliland, Xukuumada Turkiguna ay Gacan wayn Ku leedahay. Soo jeedin: Xisbiga Caddalada iyo Daryeelka UCID, waxa uu umadda reer Somaliland u soo jeedinayaa markii uu arkay waxa ay la socdeen Odayaasha ka yimi Soomaaliya qodobadan soo socda: In Xukuumadda Somaliland ay caddayso mawqifkeeda dhabta ah ee ku wajahan imaatinka Odayaasha ka yimi Soomaaliya, In aan umadda iyo shicibka reer Somaliland lagu jahwareerin Mashruuc khatar galin kara, laguna majarahabaabinayo jirritaanka Qaddiyada iyo Madaxbanaanida Somaliland. Waxa aanu cod gaaban iyo cod dheer ba ku sheegaynaa in Qaddiyada Somaliland ay tahay lama taabtaan is la markaana ay tahay Qadiyad Shacbi. In wada haddaladii Somaliland iyo somaliya u dhexeeyay aan loo badalin is dhex gal shacbi oo siyaasadaysan, oo ay ku ekaato labada Dawladood. Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, waxa uu caddaynayaa in uu ka soo horjeedo wax wal oo lidi ku ah Qaranimada, Midnimada iyo Jirritaanka Somaliland. Xisbiga UCID waxa uu soo jeedinayaa in la joojiyo Kulamada ay La yeelanayaan Odayaashu Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Somaliland. Wa Billaahi Tawfiiq Ku Simaha Xoghayaha Guud ee Xisbiga ahna Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax):_____________ http://www.qarannews.com/?p=44520
  18. When you look at it, it is not petty. It is one of the biggest schools in Burco. A year ago similar thing happened but in the football competition. As long as the final solution isn't implanted those problems will continue to occur in Togdheer.
  19. We can't ruler out Siilaanyo having a role in it. He is divisive in nature anyway.
  20. Ardayda Dugsiga sare ee Sheekh Bashiir oo gacan ka hadal dhex maray Maxamuud Jama on May 6, 2014 Waxay isku dileen beelo, waxana laga buuxiyey Saldhiga Burco(Waaheen) Ciidamadda Booliiska ayaa qaar ka mid ah Ardayda Dugsiga Sare ee Sheekh Bashiir Saldhiga ku guray kadib markii ay isku dileen qaab beelaysan. wasaarada waxbarashada iyo maamulka Gobolka Togdheer ayaan maaro u helin iska or imaadyo ka dhaca dugsiyada sare ee Gobolka Togdheer kuwaasoo ku salaysan qabyaalad ay ardayda Dusiyadaasi u dagaalamaan,isla markaana soo noqnoqonayay tan iyo markii ay dawlada siilaanyo talada dalka la wareegtay,waxaana shalay saldhiga dhexe ee magaalada Burco loo taxaabay ilaa iyo labaatan arday oo ka mid ah Ardayda Dugsiga sare ee shiikh Bashiir ee magaalada Burco, kuwaasoo isu laayay qaab beelaysan. Dugsiga sare ee shiikh bashiir ayaa ah Dugsigii sare ee ugu horeeyay Gobolka Togdheer, mana aha markii koowaad iyo labaad ee sidan oo kale ay ardaydani isu laayaan, waxaanay dadwayanaha reer burco is waydiinayaan waxa arimahan ay xal ugu wayday Dawlada iyo maamulka gobolku maadaama ay arintani nabadgelyo daro ku keeni karto gobolka. Arrimaha farta lagu fiiqayo ee arintan loo sibir saarayo ayaa iyana waxaa ka mid ah Dugsiyada dawlada oo isu bedelay kuwo ay dad yeesheen isla markaana ay Dugsiyada qaar oo uu ka mid yahay dugsiga shiikh bashiir aan laga bedelin maamulka oo ay Sideed iyo Toban sano ka talinayeen , taasina ay keentay in maamulka iyo ardaydu ay isla fal galeen. “ma yeelayno in Maamule Dugsi iska yeesho oo uu sideed iyo Toban sano iska joogo waa in wax laga qabtaa”Sidaas waxa yidhi Wasiiru dawlaha Maaliyada oo mar uu kormeer uu kaga wacyi galinayay ardayda iyo dhalinta Burco qabyaalada ka waday. http://waaheen.com/?p=27788