Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Somaliland soldier kills two high ranking officers RBC (Toghher) Somaliland has witnessed a rare incident after a soldier has killed two another soldiers prompted by a motive which is yet to be established. Two Somaliland soldiers are reported to have been killed by another soldier in Qori-ludug village of Togdher region. This soldier has opened hail of bullets on these two soldiers leaving them dead. The soldier is also reported to have escaped the scene immediately following the killing. Somaliland police in the area and in the region are after the whereabouts of this criminal soldier. The motive of this killing is yet to be established. Somalia’s self-declared break away state of Somaliland has witnessed rare incidents of this kind since the regions has enjoyed a relative peace while parts of Somalia was in chaos and no functioning central government. Qori-lugud
  2. Che I told you every man is born from a community, meeshu maha Scandinavia. Dadweynaha Reer Gabiley Dhalinyarada iyo Qeybaha Bulshada Oo Aad Uga Xumaadey Sida Foosha Xun Ee Loo Dilay Marxuum Sarkaal Maxamed Yuusuf-Cade - (Hadhwanaagnews) Thursday, September 18, 2014 14:26:42 Gabiley(HWN)-Guud ahaanba Shacbiga Kunool Magaalada Gabiley,ayaa siweyn uga xumaadey dilka foosha xun ee lagu dilay Marxuum Sarkaal Maxamed Yuusuf Aw Rabaax (Maxamed Yuusufcade)oo kamid ahaa saraakiisha tababaran ee Dhinaca dalka Itoobiya kusoo qaatey koorsooyin waxbarasho ee Ciidamada Qaranka oo isaga iyo sarkaal kale lagu dilay xaley Tuulada Qoriligud Degmada Buuhoodle ee Xarunta Gobolkaasi. Qeybo badan oo kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka,Waxgaradka, iyo Duqeyda Gabiley oo lasoo Xidhiidhay shabakada Wararka Hadhwanaagnews ayaa, siweyn uga xumaaday dilka foosha xun ee loo gaystey saraakiishaasi Ciidanka Qaranka katirsan gaar, ahaana Marxuum Maxamed Yuusuf Aw Rabaax(Maxamed Yuusuf-Cade),waxaanay cambaarayn culus dusha ka saareen taliska Ciidanka ee faraha ka laabtey in ninkaasi gacan kudhiiglaha lasoo qabto waxaanay cambaareeyeen in Ciidamada qaranka lagu daro ciidan beeleed aan u carbisnayn anshaxa iyo shuruucda ciidanka. Ibraahim Axmed Xasan Sangal oo kamid ah Waxgaradka Gobolka Gabiley ayaa si adag u cambaareeyay falkan lagu dilay Saraakiisha Ciidanka Qaranka waxaanu hoosta ka xariiqey Mr Sangal in habdhaqanka foosha xun ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo masuuliyadeeda leedahay, in ciidamada Qaranka lagu daro ciidan beeleed aan tababarnayn oo dhibaato kasta u geysan kara Saraakiisha Ciidanka islamarkaana, ay masuul ka tahey dilka foosha xun ee lagu khaarajiyay Marxuum Maxamed Yuusuf Aw Rabaax,iyo sarkaalka kale ee lala diley arintaas ka tageysa raad xun islamarkaana, ay dadweynaha Reer Gabiley u hayn doonaan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ee dhiirigalisa qabyaalada sida uu hadalkiisa u dhigay. Ugu Dambeyntiina Ibraahim Axmed Xasan (Sangal),waxa uu tacsi u direy qoyskii,qaraanadii ehelkii iyo Guud ahaanba ciidamada qaranka iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxeen saraakiishaasi gacanta ka xaqa darani dishey iyagoo illaahay hor taagan oo tukanaya salaadii maqribka. Dhalinyarada aqoonayahanka,waxgaradka iyo dadweynaha Reer Gabiley ayaa, tacsi taa lamid ah Marxuumka iyo sarkaalka lala dilay ee kale. Marxuumka Maxamed Yuusuf Aw Rabaax(Maxamed Yuusuf-Cade),ayaa kamid ahaa saraakiishii soo dhameystey koorasyada Waxbarasho ee ay kusoo qaateen dalka Itoobiya, waxaanu ku barbaarey Magaalada Gabiley oo ku dhameystey Waxbarashadiisa heerarka kala duwan Dugsi hoose ilaa Dugsigiisii Sare. Inaa lilaalhi wa inaa ileyhu raajicuun. See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=139370#sthash.6oO1XLwZ.dpuf
  3. Talaabo I have never supported Siilaanyo/Kulmiye even day one , so what values changed? Do I hear the small cries of the followers of this sick man saying " please whip Puntland instead of us" ? You remind me of Ibtisam who I made cry when she tried to lie about my constituency claiming they support Kulmiye and this was back in 2009/2010. Puntland is not a priority atm, the aim for Somalilanders at large is to dispose of this incompetent loon whether you like it or not.
  4. <cite> @Mooge said:</cite> niyoow siilaanyo's family is feeling confident now they can kill anyone and get away. They are running Somaliland like a mafia. somalilanders must protect themselves from siilaanyo loyalists. His time is up soon, he knows nobody will elect again him again hence the poor attempt to corrupt the voting registratation but was clocked by the opposition and most of Somaliland, it is too late for him. <cite> @Che -Guevara said:</cite> Salaax, this is unnecessarily divisive. Lumping a killer to a community is unwise, it denies justice to the victims and blames people who have nothing to do with the crime. On different subject, do you have believe Siilaanyo's clan benefit from his administration? I am talk not about his inner circle but entire sub-clan? Every man belongs to a community in Somaliland. That helps identify and caught him quicker, otherwise we would have a situation like in South Somalia where almost everyone has impunity due to their identity not being known > Al shabab and among other things. As for nepotism and clan favortism within the Siilaanyo admin it is a reality, from west to east Somalilanders are awaiting the quick disposal of this sick man. One of the funniest thing most people noticed is ministers from his community are never sacked or changed but others are Lol, maba qarsaanayo. Good luck getting votes from his community only in the upcoming elections he will be crushed badly via the poll and that is what he fears.
  5. How about what? We are dealing with facts here, the killer and Siilaanyo are from the same community. Qorilugud and East Burco are located in the same region and inhabited by the same sub clan. Hopefully the killer will be caught and Siilaanyo won't try to hide the murderer.
  6. How are they not related. The killer is from East Burco. Nothing compared to Jigjiga and Garowe.
  7. It is all over Somaliland news websites,I am afraid it is a fact. The killer has escaped from Qorilugud village already.
  8. Hailing from Awdal and Gabiley AUN Askari Ay Madaxwayne Siilaanyo Isku Beel Yihiin Oo Qoru-Lugad Ku Dilay Laba Sarkaal Oo Ciidanka Qaranka Ka Tirsan Iyo Nuxurka Arrimaha Loo Aanaynayo Dilkaasi Hargeysa, (Qaran news) – Askari ka mid ahaa maleeshiyo beeleed dhawaan la qoray ciidanka qaranka Somaliland oo u dhashay deegaanka Qoru-lugad ayaa maanta xero ciidanka milatariga Somaliland ku leeyihiin Qoru-lugad ku dilay Alle haw naxariistee laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidanka qaranka Somaliland. Askarigan oo ka soo jeeda beesha Madaxwayne Siilaanyo ayaa sababta uu u dilay labadaas sarkaal oo ka soo kala jeeda goboladda Awdal iyo Gabiley lagu sheegay inuu ka daba-taagnaa xadhig disibiliin ah oo ay amreen saraakiishaasi in askarigaasi la xidho, ayaa sida la sheegay markii uu xidhnaa mudo aad u kooban iyagoon lagala tashanin la sii daayey, isla markaana uu qorigiisii intuu soo qaatay labadii sarkaal oo wada socda uu baas ku furay ayna halkaasi ku geeriyoodeen. Sida ay u sheegeen ilo wareedo lagu kalsoon yahay askarigani dilka gaystay ayaa ka mid ahaa maleeshiyo beeleed u dhashay deegaanka oo ciidanka la qoray intii uu madaxwayne Siilaanyo u magacaabay taliyaha ciidanka qaranka Ismaaciil Shaqale. Labadan sarkaal oo sida ay xusseen ilahaasi darajadoodu ahayd Kabtano isla markaana ka mid ahaa tiirarka uu ciidanka qaranku ku taagnaay, halka la sheegay in mid ka mid ah labadaa Kabtan uu ka mid ahaa jabhadii dib u xoraynta Jamhuuriyadda Somaliland ee SNM. https://qarannews.com/?p=51745
  9. “Adduunkii Wuxuu Inoo Arkay Inaynu maamul-goboleed Nahay…Oo Caalamkii Wuxuu u Sii Jeedaa..” Published On Wednesday, September 17, 2014 Hargeysa, 17 Sept 2014 (Ogaal)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay in Somaliland marayso mar xalad adag, kaasoo tilmaamay in beesha caalamku ka jeestay Somaliland, una jeestay dhinaca Soomaaliya. Sidaa wuxuu ka sheegay waraysi uu siiyay Tv-ga Horn Cable, ayaa sheegay in diwaan galinta madaniga ah tahay hawl adag. Madaxweyne ku-xigeenkii Hore oo la waydiiyay su’aal ku aadan siyaasadda arrimaha dibadda ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee waqtigan ayaa ku jawaabay. “Mar xaladan maanta waxaan odhan-karaa waa mar xalad adag, madaama la ictiraafay Soomaaliya oo caalamkii indhihiisii xaggaa u jeestay mar xalad yar maaha ee waa xaalad adag. Adduunkiina wuxuu inoo arkay inaynu maamul-goboleed nahay illahay inagama dhigee, markaa waa in muranka laga baxo madaama uu caalamkii u sii jeedo xagga Soomaaliya, waxaana loo baahan yahay inaynu indhaha caalamka xagga Somaliland u soo jeedino.” Waxa Axmed Yuusuf Yaasiin intaa ku daray oo uu yidhi, “Markii Daahir Rayaale madax ka ahaa dalka, dabcan waxa madax ka ahaa beelaha darafyada. Waqtigii Ibraahin Cigaal Khaarijiga, Maaliyada Baarlamaanka waxa haystay beelaha darafyada oo dheriga ayaa gacanta la wada galiyey, laakiin marka gacanta la wada galiyo ayuu barako leeyahay. Axmed Siilaanyana waxaan leeyahay beelaha darafyada soo gali meesha oo yaanay isku koobin beelaha dhexe, markaa waan ku dhaliilayaa.” Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenkii hore wuxuu ka digay qaabka loo wado diwaan galinta madaniga ah ee muranku ka taagan yahay wuxuu yidhi, “Diwaan galinta madanigu maaha arrin sahlan. Waa arrin loo dhaadhacayo ilaa xagga hoose ee faamilka, marka taas laga gudbana waa in loo sameeyaa xafiis waligii ah oo kaydiya xogahaas. Marka kaas la siiyo ayay imanaysaa ta kaadhka codbixintuna.” http://ogaalnews.net/?p=29468 Thanks to this thing
  10. Indeed. Even neighboring countries have closed their borders. Some people might claim but the IC doesn't affect us however deteriorated relations with closest neighboring countries will obviously affect you in terms of travel and trade restrictions and other things.
  11. Guddoomiye Cirro oo Shaaciyey in Dhaawac ku Yimi Kalsoonida Qaadhaan-bixiyeyaashu ku Qabeen Somaliland http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=138254#sthash.Wc006BMa.dpu Thanks to this man
  12. Reer Bay are always protesting. They should do more action in forming their state rather than talk. Bwt hi Atirisho longtime
  13. Looking for safe drinking water kulaha Lol, what is a oil company doing looking for water. Do they think we are kids. They were looking for oil and got their behinds handed to them on a plate.
  14. Stop crying. This is what you get for trying to explore other people's land without their approval. A hot bullet.
  15. Those oil companies weren't even approved by the Somaliland parliament, they are illegal.
  16. So they can act as Siilaanyo's personal militia? I don't think so. Siilaanyo should go, nobody trusts him. Oil exploration at the moment will not work, the election is very close as well.
  17. Maleeshiyaad Ka Soo Jeeda Degaanka Bohol Oo Ku Rasaseeyay Shaqaalaha Sherkada DNO. (SLT-Hargaysa) Maleeshiyaad ka soo jeeda Beesha deegaanka Bohol, oo hubaysan ayaa degaanka Bohol waxay ku rasaseeyeen shaqaalaha Sherkada DNO, oo ah sherkad laga leeyahay waddanka Norway oo hawlo shidaal baadhis ah ka waday deganadaas. Wararka ay Shabakadda Somalilandtoday.com ka helayso degaankaas, kooxdaan ayaa markii hore la modaayay maleeshiyaad ka soo jeeda Beesha Bariga Xudun, balse wararka soo baxay hadda ayaa xaqiijiyay in kooxdan maleshiyaadka ahi ay ka soo jeedaan Beesha deegaanka Bohol. Goobta uu falku ka dhacay ayaa ah degaanka Bohol oo beeshaasi degto, lama garanaayo sababta dhabta ah ee falkani ka dhashay. Balse waxaan shaki ku jirin in qaabka wacyigalin ahaan loo galo hawlaha shidaal baadhista Somaliland, ay tahay mid aan bislayn oo inta badan bulshadu dhaliilo xoogan u soo jeediyaan. Geesta kale bulshada Somaliland ayaan wali u bislaan soo saarista khayraadkooda, waxaana lagu tilmaama ummad caadifada qabiilku ka xoog-badan tahay, taas oo ay ugu biirsantay habka loo wajaho sahaminta shidaalka, oo aan dadka laga dhaa-dhicin wax wacyigalin ahna aan loo samayn. http://somalilandtoday.com/maleeshiyaad-ka-soo-jeeda-beesha-sacad-yoonis-oo-degaanka-bohol-ku-rasaseeyay-shaqaalaha-sherkada-dno/
  18. When he visited London,he was taken to a local marfish and a ghetto area in London called Hayes.
  19. Fadeexad Iyo Ceeb Ka Dhacday Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ee London
  20. Daawo Muqaal Si Qarsoodiya Looga Duubay Madaxweyne Siilanyo Booqashadii Uu Ku Tegay London Iyo Meeshii Lagu Soo Dhaweeyay Siday U Eekayd Ama Meeqaamkay Lahayd http://qarannews.com/?p=48853
  21. I know who I am, but I think you might find who you are among the confused.
  22. I see waad isku dhex yacday, you don't even know if you are coming or going. Preaches "Islam unity, I love arabs, cries for a while, then goes back to tribal rants"
  23. Lol. Ma ila aragtay this dude is rotten to the core when it comes to tribalism and he wants to cry I want to go to Syria to play with some Arabs ahah.
  24. ^ what ethics do you have? Weren't you calling for the destruction of Sool just weeks back and the shedding of "Muslim" blood, so much contradictions in one post. This is the problem with terrorists they think they are reformed but their past haunts them. Hiding behind Islam won't hide who some people . You can scream I will go to Syia all you want, it won't change your lives. >Terrorists that is.
  25. Ninka aad Kabaha ka tolanaysid, kabahiisaa horta la egaa.Take a advice from a nutjob and you might end up in Syria.