Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. War Deg Deg ah: Jabhada Suldaan Wabar oo xalay Soo Weerartay Ciidamada Qaranka (Camuudnews) Wararka naga so gaadhaaya magaalada borama ee xarunta gobolka ayaa waxay tibaaxayaan in xalay abaaro 3;00 habeenimo ay jabahada Sldaan wabar weerar ku soo qaadeen fadhiisan ay ciidanka Somaliland ku leeyihiin Galbeed magaalada Borama amaba loo yaqaano Holholka ,sidaay noo sheegeen dad deegaankaasi ku sugnaa oo aan la xidhiidhnay ayaa waxay noo sheegeen in xabadu ay mudo halsaac ah socotay oo guuxeedu is qabsaday,ayna isku adeegsadeen labada dhinac hubka nuucyadiisa kala duwan , http://camuudnews.net/archives/2015/01/57500
  2. War Deg Deg ah Israsaasayn Xoogan Oo Xalay ku dhexmartay Deegaanka Waraqa Ciidamo Taageersan Suldaan Wabar iyo Kuwa Maamulka Hargeisa Halkaasi OO Jabkii Ugu Horeeyey KaSsoo Gaadhay Maleshiyada Siiranyo iyo Dhaawacyo Hargeisa loola cararay. http://harowo.com/archives/32249
  3. Berbera residents protest against war criminal Siilaanyo handing over Berbera electricity management to close clan relatives of his.
  4. Another difference is there is active opposition to the drilling of their mountains by the native Awdal community.
  5. It was the Gedo community that had a problem with Farah Sakin since he finished off two PMs (Sacid and Yulka) hailing from that community. The way I see it Puntland won in the cabinet big time constitution minister + education minister two ministers they have been eying for a longtime + the prime minister. They will properly eat good till 2016 elections. Dr Beyle is also back which might benefit the Awdal community more. HAG gets their boy Guleed back and Farah, Puntland gets what it wanted. The biggest political losers in this new cabinet are the Gedo constituency who were tricked into clashing with HAG in a unwinnable battle. That is South Somalia politics for you.
  6. Axmed Siilanyo waxa uu taariikhda ka gali doonaa madaxwaynihii ugu musuq’maasuqa badnaa ee abid ina soo mara Madaxwaayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo, waxaa uu taariikhda Somaliland iyo ta Soomaalidaba ka gali doonaa Madaxwaynihii ugu Musuqmaasaqa baddnaa ee dalka Soo mara Tan iyo Intii aaynu Xuriyaadda ka qaaddanay Imperial kii Britannia 26/ 06/ 1960. iyo intii aaynu dib ula soo Noqonay Burco 1991, Axmed Maxamed Siilanyo Waa madaxwaynaha kali ah ee 4 Nin oo uu adeer u Yahay xilkii ugu wareejiyay Si dadban, ugu yaraan dhaawr jeer uu reshaffle sameeyey ama isku shaandhaayn marnaba muu taaban Afarta Wasiir ee Xirsi gaab ugu horeeyo, arintaani waxaay noqonaysaa arinta siilanyo ka dhigaaysa madaxwaynihii ugu qabyaaladda qadhmuunaa ugu musuqmasaqa baddnaa ugu indho_adkaa ugu tafaraaruqa badnna ugu Boobka badnnaa ugu Kaligii talisaasanaa ( Dictatror) ee abid ina soo maraa. waxa kale oo aay xukummadiisa iyo dadka tageeraa aanay marnaba isu qabanahaayn ee ee aay isula saxanyihiin/ isu qushuucsanyihiin/ islahagaagsanyihiin. islasaxanyhiiin/ ee aay isu Faaninaayaan sidii Ri_is_nuugtay, ( Somalidda ayaa ku maahmaahdda Nin is faanshay Waa Ri_is_nuugtay.)Madaxwayyne Siilaanyo taariikhddiisii SNM siddii uu u dhaqmi jirraay ayuun buu imikanna u dhaqmayaa, waana la ogaa yoo SNM maalintii Axmed Siilanyo xilka laga qaaday ayaa dalka la xoreeyey, Axmed siilanyo waxaa uu SNM ku biiray iyaddoo ah ( Organization ) uruur dhisan ah, oo Caawimooyin military ka hella dadla baddan oo caalamka ah, oo ah Organization aay aad uga baqataay Xukummaddii Macalinkii siilanyo EE General Maxamed siyaad Barre aay aad uga baqato, Haddaba waxa dhacay maalintii uu Axmed Siilanyo ku biiray SNM ayaa waxa ka bilaabmay in Madaxddii SNM shirqool laghu laayo, oo Mid mid loo assassination ama shirqool lagu dillo, Sidda dilkii lagu khaarajiyay Mujaahid Ina Koosaar iyo Mujaahidd Adan shiine oo labaddab la khaarajiyay Xiligaasi uu Axmed Siilanyo Ururka kaga soo biiray Xamar, markii labaddasi mujaahid la khaarajiyay waxaa la caleemasatray muddo ka dib waxaa la caleemo saaray Axmed siilanyo, dabeedna Markiiba waxaa bilaabmay baaba,ii ama burburkii SNM, waxaa istaagay Caawimaddii aan calamka ka heli jirnay, Gudoomiye Axmed siilanyo waxa uu ku guuldaraastay inuu caalamka inooga keeno tageero, tii hore ee aaynu aduunka ka helijirnay ee maliyadeed iyo sanadeedba waay istaageeen gabi ahaan, markiiba waxa uu Gudoomiye siilanyo bilaabay inuu Oragnizationkii SNM uu reero ka dhigo oo uu ardaa ardaa ka dhigo ummadiina ka dhaadhiciyo inaay isku tashaddan oo reer waliba aagiisa ka dagaalamo oo reer walibba xoolihiisa ku dagaalamo, dabeed ardaa ardaa loo kala baxo qabyaald fooxumina ka dhex bilaabanto Ururkii dhaqdhaqaaqii Wadaniga somaliyeed EE SNM,Axmed siilanyo markiiba waxuu bilaabay inuu lacagtii qaadhanka ahaayd ee Reerhu iska uruurinayeen uu tolkii ugu Sameeyo Companiyo shares na u galiyo xoolihii loogu talo galay in lagu dagaalamo uu tolkii ku naasnuujiyo waxnna Tickets ama tigidho ugu jaaro intii reerkiisa ahaayd ee ururka ku jirtay halkaaso oo uu qaarbaddan u soo diray Dalka ingriiska iyadoo lawadda ogaa dadka ugu badnnaa ee dhaawaca lagu keenay dhaawac ku sheega dalka ingriiska aay reerkiisa u badnayeen,islamarkaaasina samaastay Companyga imika loo yaqaano Dahabshiil group oo barigaasi la odhan jiray Dhiigshiil.Axmed siilanyo sidaasi uu ugu guulaastay inuu dhiigshiil u bixiyo dahabshiil, ayuu isaga laftiisiina uu markale mujaahid la ftiisiina uu Mujaahid markale la baxay, hadda waa Ninkii markuu 6 sanadood hayay Hogaanka saree SNM markii uu tumasho iyo dalxiis isaga baxay ee luugu gabyaayay aay ugu gabyayeen inamaddii Jabhaddii SNM gabaygan, ( Anagoo heraar joogna Hargeisi xoraaynta Marduuf la haddafka Toyota hamsaaynta injiya la haddafka hayaaydda hayaaydda anagoo heraar joogna hargeisi xoraaynta, Waaryaahe Hadraawi malaa halgankeena Adaaba hortaagan.) markii Reer Somaliland arkeen Chairman kii inuu iskaga tumasho tagay Dubia iyo heerar aay arkeen inuu tolkii lacag u samaaynaayo islamarkaasina jabhaddii SNM aay burbur ku dhawaatay watii Ilaahay Naxariistii jano ha ka warabiyee Mujaahid Cabdiraxmaan Axmed Cali la magacaabay, dabeedna uu 6 months lix bilood dalkii uu siiranyo 6 sanadood ku xoraaynkari wayay uu Cabdiraxmaan ku xoreeyey, haddab akhristoow anigoon taariikhdii SNM ee Siilanyo halkan ku soo koobi kariin fool xumadeedii, markii uu imika Madaxwaynaha noqdayna Muxuu yidhi…… > Reer waloowba wadooyinkaaga dhiiso oo qaadhaan ha lagu dhiso wadooyinka oo caruurta nusasaacaha schoolka ha laga af qabto lacagtana Inankan aan adeerka u ahay Meel ha ii dhigee ee xiri _gaab eh lacagta wadooyinka isaga u shiiba, inankan kale ee aan adeerka u ahayna Macdantii dalka shirkaddo tuugo ah isaga iyo ianakaan sodoga u ahay ee bashe morgan ha ka dilaalan oo wataa reer Awdal ka kaceen, inanka kale ee uu adeerka u yahay ee duulista iyo hawaddana wax alla waxii aay carabta iyo UAE iyo Kuwait aay Airportska siisay waxuu ku yidhi adeer Qasnaddo waawayn inuugu guro oo guryo dibadda ibnoogaga soo iibi, oo waxaa ingriiska iyo wadamo kale oo calamka ah Familiga Siilanyo ka gateen guryo dhan, uguyaraan ilaa $ 15 million USD. https://qarannews.com/axmed-siilanyo-waxa-uu-taariikhda-ka-gali-doonaa-madaxwaynihii-ugu-musuqmasaaqasaqa-baddnaa-ee-abid-ina-soo-maraa/
  7. It was a political party nevertheless a candidate political party running to be one of the three major parties of Somaliland which unfortunately war criminal Siilaanyo gunned down its unarmed protestors and injured many.As for why he stopped , he got under a huge pressure that incident alone resulted in the Ahmed Dhagax community to start planning bringing him to court in the west for the next time he tries to visit a doctor in the UK.
  8. I said he is a war criminal because of the many people that died under his reign not just because of only Xaqsoor I highlighted those events also happened in many other cities and regions examples Gabiley:1 dead, 9 injured, Burco:3 dead and several injured in different events and many other places. Xaqsoor was a legitimate party running in the local elections for you to claim it wasn't a party it is pretty delusional. The only difference between the Kenyan crimes and the crimes committed by war criminal Siilaanyo is the number. Many people are working to bring Siilaanyo to court we have seen the Sool community working on it, Xaqsoor community wanting to do it, it will be just a matter of time.
  9. First of all one doesn't have to be at war to be charged with crimes against humanity case in point Uhuru Kenyatta the president of Kenya and his VP were also summoned to the criminal court for his alleged part in the death of many unarmed civilians which was politically motivated same as war criminal Siilanyo. War criminal Siilaanyo attacking opposition and other unarmed civilians with RRU which uses bullets which in turn kills people is Willful(deliberate), unless you're telling me senile Siilaanyo thinks they have been using pillows to attack people. The man your speaking of the politician that he himself was working to get Siilaanyo to the court he has sold his soul to the same war criminal that massacred the children of Ahmed Dhagax district and he is heavily critized by the people of this community for that reason. This is the reason Siilaanyo is a war criminal as defined in the Geneva Conventions and if you don't like it tough luck. "1.Directing attacks against civilians" "2.Willful(deliberate) killing of unarmed civilians" He is guilty of both as seen in many of the sources posted in this thread, Inshallah he will pay for it one day. End of discussion.
  10. I think you need to read more of the definition of what a war criminal is it is wide.War criminal Siilaanyo fits in this critrea below. RRU is not a different issue because RRU comes under war criminal Siilaanyo's command and he deliberately killed unarmed civilians by telling the RRU under his command to crack down on them. <cite> @The Truth said:</cite> 1.murdering, mistreating, or deporting civilian residents International Criminal Court 2002 War crimes are defined in the statute that established the International Criminal Court, which includes: Grave breaches of the Geneva Conventions, such as: 2.Willful(deliberate) killing, or causing great suffering or serious injury to body or health Torture or inhumane treatment The following acts as part of an international conflict: 1.Directing attacks against civilians Conclusion Siilaanyo is guilty of both. Siilaanyo is a sadistic immoral war criminal no amount of poor excuses from Xaaji Xundjuf will change that.
  11. More documented crimes committed by immoral war criminal Silaanyo 1 unarmed civilian killed and 9 injured in Gabiley including children <cite> @The Truth said:</cite> In september people in Gabiley have demonstrated peacefully about the killing of one of the captains of the army by his own man in a planned assassination where the criminal escaped and the government did nothing about it nor did they show condolences to the family of the senior army officer. Later RRU arrived and used weapons and guns for the people; they have killed one of the protestors and wounded nine including children and women.
  12. Saying it is unfortunate won't make any difference nor will it bring back the dead unarmed civilians gunned down by ruthless war criminal Siilanyo, war criminal Siilaanyo did not apologise for killing many unarmed civilians under his reign. It even promoted legitimate Somaliland MPs to put it him on the spotlight for his crimes. War criminal Siilanyo already killed many in Sool, he would love to do the same with Xaqsoor community but they are united and not voiceless. In UK the Xaqsoor community were considering bringing Siilaanyo to court so that shows how even they view him. Some of the many crimes commited by war criminal Siilanyo including indiscriminate shooting How British-Trained Somaliland Police Terrorize a Nation <cite> @Truth said:</cite> A report by Somaliland's Human Rights Center, published Tuesday, also blamed the RRU for the deaths of at least two demonstrators after soldiers allegedly fired at a group of them indiscriminately. MPs confirmed that the RRU had been accused of killing protestors at demonstrations. <cite> @Truth said:</cite> The RRU uses "unnecessary force" against civilians and "sometimes beat suspects," the report claims. On December 28, 2013, police and RRU forces opened fire on civilians protesting water shortages in Hargeisa, resulting in the deaths of two demonstrators, the report said. <cite> @Truth said:</cite> "Whenever there is a protest in Somaliland, they don't use water cannons, they don't use rubber bullets. They use live bullets to disperse a crowd. Bullets kill people," Jama said. "They fired indiscriminately into the crowds." <cite> @Truth said:</cite> on December 6th 2012, they confronted supporters of the Xaqsoor political movement and several young people were killed and dozens were injured. <cite> @Truth said:</cite> On November 15, Jama says that he and 28 opposition MPs were denied entry to parliament in an apparent attempt to influence a vote on a new speaker of the house. RRU and other state security forces numbering around 400 had occupied the building. Jama described the November 15 incident as "the final demolition of the Somaliland democracy process." https://news.vice.com/article/uk-accused-of-training-and-supporting-deadly-somaliland-counter-terrorism-unit http://democracychronicles.com/british-trained-somaliland-police/
  13. scores were killed and 7 of Xaqsoor supporters were injured. Several unarmed civilians were also killed in Burco, Gabiley, Sool etc and countless places under his reign, the amount of people killed by the RRU is uncountable. Those are not "one" incident but repetitive and done deliberately hence he is dirty a war criminal and that is what he is. He attacked Xaqsoor supporters because of their tribe and political stance. Not only is he a war criminal but he is also a wannabe dictator trying to silence the media daily...
  14. <cite> @DoctorKenney said:</cite> The old man needs to exit politics for good, he's done enough already. Indeed.
  15. What evidence do you need? It is all out there. Gunning down unarmed Xaqsoor party supporters in Hargeisa and killing more unarmed civilians in other cities and regions.
  16. Now everyone knows, so it is up to the locals to take effective action.
  17. 500,000 tons of beryllium confirmed. http://www.xeegonews.com/siimoodi-500-000-tons-of-beryllium-shan-boqol-oo-kun-oo-tan-oo-macdanta-bayralka-ah-qiimaheedu-waa-3740000000000-oo-loo-akhrin-karo-saddex-taralyan-todaba-boqol-iyo-afartan-bilyan-oo-doolar-m/ Macdan Laga Qodaayo Deegaanka Siimoodi
  18. The Awdal community is united that is the difference. Siilaanyo is not a savyy politician so he doesn't understand how Mogadishu politicians operate, they will smile in your face but scheme behind your back, let him learn it the hard way.
  19. Those meetings are useless, they are just platform for Siilaanyo to bring his begging bowl and beg for ministers while his admin is treated in this way in return.
  20. Somalia Oo Soo Saartay War Ka Dhan Ah Macdan Qodista Ka Socota Gobolka Awdal,Carqaladna Ku Ah Wada Hadalka Labada Dal - Hargeysa(Ramaas)January-07-2014-War ka soo baxay Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka Somalia ayaa lagu sheegay inay xaalado amaan darro ka abuurtay Gobolka Awdal Shirkadda Chiness-ka ah ee halkaasi macdanta ka qodaysa. Warkan oo u muuqda mid siyaasadaysan islamarkaana la buun-buuniyay laguna sheegay in xaalad amaan darro ka jirto Gobolkaasi ayay xukumadda taagta darran ee Somalia uga digtay Shirkadda Chiness-ka ah ee ARC inay joojiso Hawlaha ay ka hayso Gobolka Awdal ee Galbeedka Somaliland. “Howlaha ARC ay sida sharci-darrada ah uga waddo Somalia waxay abuurtay xasillooni-darro soo wajahday deegaannadaas, kadib markii ay boqolaal qof oo meleeshiyaad ah shaqaaleysay si ay u ilaaliyaan shirkadda iyo shaqaalaha howsha u wada, isla markasna ay barakicisay dadkii iyo duunyadii ku noolaa deegaankaas,” ayaa lagu sheegay Warka Wasaaradda Macdanta Somalia. Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka u qaabilsan Somalia, ayaa ku doodaysa in xasarado ay halkaas ka abuurayso hawsha macdan baadhista ah ee ay shirkaddu ka waddo. “Xasarado iyo colaado ka dhaca gobolka Awdal si looga fogaado, wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxay ka dalbanaysa shirkadda ARC inay si deg-deg ah u joojiso macdan baarista sharci-darrada ah ee ay ka waddo Soomaaliya, taasoo dhalisay xasarad siyaasadeed iyo nabadgelyo-darrada ka aloosantay deegaankaas oo muddo dheer ahaa mid nabdoon,” ayay wasaaraddu sheegtay Waxaa kale oo lagu sheegay qoraalka wasaaradda. “Dowladda Soomaaliya waxay ujeedinaysaa dawladda Shiinaha in shirkadaha dalkeeda laga leeyahay aysan ka qayb-qaadan sii hurinta colaadaha sokeeye ee Soomaaliya.” Hadalkan ka soo baxay Xukumadda Somalia ayaa u muuqda mid waxyeelaynaya Heshiisyadii Somalia iyo Somaliland hore u dhexmaray ee sheegayay In laga fogaado wax kastoo wada hadallada carqalad gelin kara iyo In aan la siyaasadayn deeqaha beni’aadannimo, maashaariicda dib u dhiska lana dhiirageliyo. Mushkiladaha Warkan lagu sheegay iyo Maleeshiyaadka barakaca sameeyay ayaa ah xaalad aan ka jirin Gobolka Awdal marka laga reebo Cabasho dhanka Saami qaybsiga ah oo Reer Awdal tirsanayaan. Buuraha Simoodi ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland iyo Shirkadda Chiness-ka ah ee ARC ka wadaan Macdan qodista ayaa ah kuwo si caadi ah u socda islamarkaana dhawaan uu bookhday wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale. http://ramaasnews.com/index.php/News/Somalia-Oo-Soo-Saartay-War-Ka-Dhan-Ah-Macdan-Qodista-Ka-Socota-Gobolk-AwdalCarqaladna-Ku-Ah-Wada-Hadalka-Labada-Dal.html#sthash.xB2Ng7n5.dpuf