Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. I believe the infamous anarchists aka the scrap metal looters are behind it, reason I say this is because we all know they are scared of clean business competition, after months of huge successes and attracting many people the scrap metal looters became green with envy and plotted on how to attack it. Central hotel belongs to a Somalilander businessman by the name Axmed Buur from Bohol, Sool, many people belonging to the same community as him and me were also wounded in the attack and one died AUN by the name Fuad Xussen Ismaaciil Gaane.
  2. AUN a lot of people from my community west burco got wounded as well and one died Fuad Xussen Ismaaciil Gaane AUN.
  3. North Americans and their snow issues glad we don't have that problem in my part of the world.
  4. “Waxaan Odhan Karaa Madaxweynuhu Waa Nin Xidhan Oo Ku Jira Jeel, Oo Leh Awood Saxeex..” Madaxweyne Xigeenkii Hore Ee Somaliland - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Waxaan-Odhan-Karaa-Madaxweynuhu-Waa-Nin-Xidhan-Oo-Ku-Jira-Jeel-Oo-Leh-Awood-Saxeex..-Madaxweyne-Xigeenkii-Hore-Ee-Somaliland.html#sthash.Ain9l1Sh.dpuf
  5. It is senile war criminal Siilaanyo that alienated the people of Awdal which promoted this issues hence Wabar picking up the gun, sameway Siad Bare was the main thing that caused the demise of Somalia.In conclusion the problem is Siilaanyo not Somaliland, people of Awdal didn't have a issue during the different past Sland admins for the past decades. It is the people that make a working state not the other way round, when you have a senile dementia suffer rotted with tribalism at the helm (Siilaanyo) obviously you will have cracks in the project. That is common sense.
  6. Xaaji Xundjuf Time will tell, that is why I said it is also fine if they want to remain as part of Somaliland. It is Suldan Wabar vs senile Siilaanyo for the minds and hearts of Awdal people.
  7. That is logical since the whole point people fought Siad Bare was against injustice and for self-determination.
  8. Not SSC (Sool,Sanaag,Cayn) since it is inhabited by various communities, however Khatuumo (Darwish community) are entitled to self-determination much like Awdal.
  9. I am neutral on it. I don't believe it is right to subjugate Awdal people if they want self-determination, on the other hand if they want to be part of Somaliland that is also fine.
  10. <cite> @Holac said:</cite> Waw. A brave woman she is. Indeed.
  11. Daawo gabadhii ugu horaysay ee ee qori qadata kuna biirtay cidamada suldan wabar http://camuudnews.net/archives/2015/02/58530
  12. Khasaaraha Isku Dhacii Shalay Ee Bulshada Baliga Diiriye Guuleed Wada Degta iyo Badhasaabka Oo Sharaxay Talaabooyin Ay Ka Qaadeen Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay in khasaaraha weerarka ka dhashay yahay laba qof oo dhaawac ah oo ka soo kala jeeda labada dhinac ee dagaalamay “Xogaa ayay rasaas isku rideen oo laba qof ayuu ninba meel ka dhaawacmay oo midna gelinkii hore ahaa midna gelinkii dambe dhaawacmay” ayuu yidhi Badhasaabka togdheer oo Wargeyska Saxansaxo u waramay. - http://ramaasnews.com/index.php/News/Khasaaraha-Isku-Dhacii-Shalay-Ee-Bulshada-Baliga-Diiriye-Guuleed-Wada-Degta-iyo-Badhasaabka-Oo-Sharaxay-Talaabooyin-Ay-Ka-Qaadeen.html#sthash.o4UUiEXx.dpuf
  13. One soldier injured. Wabar means business apparently, his fighting tactic is cross border attacks. http://www.somalilandpress.com/somalilandsl-army-repulse-attack-qolujeed/
  14. <cite> @YoniZ said:</cite> Afdaboolani waa dahab. Oday Siilaanyo iyo xertiisa inay aamusaan bay ku fiicnayd inta baaritaanka socdo. Xaaji iyo baaraxooftadiisa waxay noqotay, warna uma harin hubna gacan uguma jiro.
  15. Former finance minister in the Kulmiye Gov.One of the best ministers in this Gov who was fired because he was anti corruption. Maxamed Xaashi oo walaac ka muujiyay qadiyada Somaliland ee Siilaanyo uu godka ku riday Daawo https://www.qarannews.com/maxamed-xaashi-oo-walaac-ka-muujiyay-qadiyada-somaliland-ee-siilaanyo-uu-godka-ku-riday-daawo/
  16. ^ kkkk war criminal Siilaanyo and the likes of Burmadow are getting desperate.
  17. Formerly known as Nasiye hotel it has been reconstructed.
  18. Nuur Faraax Xirsi switched to ministry of ports not bad.
  19. Indeed.It was predictable though for anybody that really knows what those court jester politicians stand for namely Siilanyo.
  20. Nin isku-dayay inuu gubo Masaajid lagu tukanayo “Hargeysa” oo la qabtay 5th Feb, 2015 “Dadkii Salaada Tukanayay, ayaa ka baxay Salaadii, kaddib markuu ku rusheeyey Baatrool ee uu damacay inuu dab qabadsiiyo”goob-joogeyaal — Hargeisa-(Qaran-news)-Booliska Saldhiga Xisbiga ee Suuqa Iddaacada ee Magaalada Hargeysa ayaa gacanta ku dhigay Nin Fal Argagax iyo naxdin badan kula kacay Dad ku tukanayay Masaajid halkaa ku yaalla Salaadii Duhur ee Maanta, kaasoo isku dayay inuu dab sudho Masaajidka iyo Dadka ku Tukanayay iyagoo Salaada Jamaca ku jira. Ninkan oo sida la sheegay Kabaha dadka ugu Baalashayn jiray Xamaam ku yaalla Agagaarka Masaajidka, ayaa markii Salaadii Duhur la galay Caagad Batrool ah ku rusheeyey Albaabbada Masaajidka iyo qayb ka mida gudaha oo uu ku saydh-saydhay dadkii Safafka Salaada ku jiray. Markii uu Baatroolkii ku rusheeyey, ayaa wuxuu damcay inuu ku shido Bulukeydka Sigaarka laga shito ama Lighter qofba siduu u yaqaano, kaddibna dadkii Salaada ku jiray iyo kuw kale oo dibada ka arkay qorshahan uu Diyaarinayo ayaa ka gaadhay isagoo aan wali Dabkii la gaadhin meeshii uu Shidaalka ku rusheeyey, sida ay Gobanimonews u sheegeen goob-joogeyaal halkaasi ay kula kulmeen Wariyeyaasha. Dadka Shacbiga ah ee ku guulaystay inay fashiliyaan Falkan foosha xun , ayaa Booliska ku Wareejiyey Ninkaas isku dayga sameeyey oo magaciisa lagu soo koobay Cabdi Baalashle, waxaanay Boolisku markiiba u taxaabeen Saldhiga Suuqa Xisbiga ku yaalla. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Booliska oo la xidhiidha dhacdadan, hase-ahaatee goob-joogeyaasha dhacdadani waxay intaas ku daray “Ragcadii u dambeysay ee Salaada ayaa lagu jiray. Dadku markii ay is-hayn kari waayeen ayay ka baxeen oo qabteen, isagoo markaa doonaya inuu Buluukeedka ku shido meeshii uu Baatroolkii ku Shubay” ayay yidhaahdeen dadkii dhacdadan Markhaatiga ka ahaa. “Gudaha Masaajidka halka Iimaanka u dhow ayuu la tegay” ayey sii sheegeen goob-joogeyaasha rayidka ahi. Geesta kale, qaar ka mid ah Ganacsatada iyo Xoogsatada Jiiraanka la ah Masjidka falka isku dayga ahi ka dhacay, ayaa Wariyeyaasha GNA u sheegay in Ninka oo da’diisa lagu qiyaasay 25 ilaa 30 jir inta u dhaxaysaa uu marar hore colaystay Eeddaanka iyo Aqiinka Masaajidka, “ dhowr jeer oo hore ayuu Iimaanka Masaajidka ku yidhi naga jeediya Sameecada sidii uu karahsanayo codka Sameecada ka soo baxaya” ayuu u sheegay Gobanimonews mid ka mid ah Dadka halkaa ku Ganacsadaa. Ninka Falka argagaxisanimada kula kacay Dadka Salaada ku jira, ayaa waxay dhalashadiisa lagu sheegay Soomaali, waxaana dadka aqoonta hore u lahaa tilmaameen inuu muddo dheer agagaarka Masaajidka iyo suuqa Xisbiga Baalashle ka ahaa “muu waalnayn ee waxan u malaynayaa in la soo diray” ayuu yidhi goob-jooge kale. Weerarka noocan ah oo marka caqiido ahaan iyo dhaqan ahaanba loo eego waxshinimo ah, ayaa ku cusub goobaha lagu cibaadeysto iyo asal ahaan meelaha caadiga ah ee bulshadu ku kulanto. “Tuug dadka kabaha ka xadda inta salaada lagu jiro ama Gaadiidka Salaada laga tago baadha ayaa hore loo arki jiray, balse waa fal ugub ah kan oo kale” sidaas waxa yidhi Qof ka mid ah Dadweynihii ku soo uruuray goobta falku ka dhacaySi kastaba ha ahaatee dhacdadan ayaa fajac iyo ammagkaag ku noqotay qof kasta oo maqlay ama ka mid ahaa dadkii goob-jooga u ahaa. https://www.qarannews.com/nin-isku-dayay-inuu-gubo-masaajid-lagu-tukanayo-hargeysa-oo-la-qabtay/
  21. The weapons belong to Sudan and Cumar Al Bashir sent Siilaanyo a warning to release it. http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149246
  22. The ship has been released along with its weapons. Daawo Wasiirka Arimaha Dibedda ee Somaliland Oo Xaqiijiyey In La Fasaxay Markabkii MV Shaakir Ee Hubka Siday. http://oodweynemedia.com/daawo-wasiirka-arimaha-dibada-somaliland-oo-xaqiijiyey-in-la-fasaxay-markabkii-mv-shaakir-ee-hubka-siday-kana-hadlay-sabata-lagu-sii-daayey/