Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Warka Daahir riyaale Kaahin Oo Yimiday Hargeysa Royal Tv https://www.youtube.com/watch?v=S3usYBp5Zt0
  2. madaxweynihii hore somaliland oo markii ugu horeysay dalka soo gaadhay muxuu ka yidhi siyaasad dalka
  3. The man who held three elections (2003 general election, 2005 local election, 2010 general election). Daahir Riyaale Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Arrimaha Muddo Kordhinta,Burburkii Udub iyo Raaligalin Uu Siiyay Jamaal Cali Xuseen iyo Bahweyntii Udub+Eedaynta Warancadde - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Daahir-Riyaale-Oo-Dalka-Ku-Soo-Laabtay-Kana-Hadlay-Arrimaha-Muddo-KordhintaBurburkii-Udub-iyo-Raaligalin-Uu-Siiyay-Jamaal-Cali-Xuseen-iyo-Bahweyntii-Udub-Eedaynta-Warancadde.html#sthash.6cTKhWtm.dpuf
  4. Properly a cheap shot to try and frame Wabar. Those weapons look old and more likely to have been left behind by the MSB regime. Daawo Hubkii laga Qabtay Borama oo Nuucyada kala Duwan ah
  5. Ciidamada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Looga Shakisan Yahay In Al-shabaab Leedahay Hargeysa(Ramaas)June-09-2015-Ciidamada amaanka Somaliland, ayaa degmo gobolka Awdal ka tirsan ku qabtay hub waaweyn iyo waxyaabaha qarxa. Ciidamada ayaa baadhis ku haya hubkaasi iyo halka loo waday baadhis ku haya. Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa sharaxay noocyada Hubka ee ay qabteen “Hubku wuxuu ka kooban yahay laba hoobiye, Rasaasta hoobiyaha iyo budada markaa angu kooxna ma magac dhabayo ee waxay xidhiidh la leedahay kuwii waxqarxin jiray” Ramaasnews-desk - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ciidamada-Somaliland-Oo-Gacanta-Ku-Dhigay-Hub-Looga-Shakisan-Yahay-In-Al-shabaab-Leedahay.html#sthash.I3yct2KQ.dpuf
  6. <cite> @Tallaabo said:</cite> Saalax my knowledge of history and geography is not important here but what I do know for sure is that the folks who live side by side in that area and who have reached this agreement in good faith know a lot better than a qurbojoog kid with hatred for a certain clan. Moreover the owners of the website you linked here are just like you harbouring grudges against the same community. They are even claiming Caynabo!! Technically Caynabo actually belonged to them that was around 100 years ago though not modern day. As for Saalax why would he have a grudge, I am from the powerful Central Sanaag/Northern Sool community, we discipline all those who trespass into our land including the so called DNO oil company that got chased away . The only way oil companies will be allowed in that land is a signature from Saalax not Senile Siilaanyo... "Somaliland: Thief Siilaanyo workers DNO oil company evicted from Bohol, Sool" http://www.somaliaonline.com/community/topic/somaliland-thief-siilaanyo-workers-dno-oil-company-evicted-from-bohol-sool/
  7. <cite> @ElPunto said:</cite> It's time elders take responsibility for their actions. If they signed away their clan's land - then the clan should remove them and find better representatives. Somalis like to blame others for their own failings especially those from this area. I agree the elders must be held responsible. The elders of today can be brought with few dollars easily , so they have lost their value in most cases.
  8. Because those two villages belong to Buhoodle community. I take it your not very bright with history and geography. Even Buhoodle media admits it. http://horufadhimedia.com/2015/06/08/akhriso-qodobada-ka-soo-baxay-shirkii-coodanlle-iyo-dhulcusub-oo-hjeclo-lagu-wareejiyey/
  9. Peaceful land dispute settlement is good but not one sided settlement.
  10. Buhoodle community agrees to sign over Goble-Magan and Adhi-Boob which are deep inside Buhoodle district to East Burco community. Adhi-Boob http://itouchmap.com/?c=so&UF=-3215455&UN=9353636&DG=AREA Nuxurka Qodobo Heshiis Ah Oo Laga Soo Saaray Shirkii Coodanle Ee Beelaha Qorilugud iyo Buuhoodle Heeshiiska Arimaha Dhulka:- 1. Waxay labada beelood ku heshiiyeen in beesha Bariga Burco degmto baliga Goble-Magan, beesha Buhoodlena Hagoogane, inta u dhaxaysana sida Kalshaale aan la qodi karin. 2. Waxay labada beelood ku heshiiyeen si loo ilaaliyo daaqa inaan deegaan danbe oo cusub laga samayn karin dhuldaaqeenka u dheexa labada beelood, Sida Inta u dhaxaysa Xadhadhan iyo Coodanle, Goble-Magan iyo Hagoogane, Galgal iyo Qabri Hulul, Qoriligud iyo Maygaagle, Horufadhi iyo Adhi-Boob. - 3. In la wada dego magaalada Adhi-Boob. http://ramaasnews.com/index.php/News/Nuxurka-Qodobo-Heshiis-Ah-Oo-Laga-Soo-Saaray-Shirkii-Coodanle-Ee-Beelaha-Qorilugud-iyo-Buuhoodle.html
  11. The taxes collected between 2014-2015 were mismanaged and stolen by Siilaanyo family.
  12. Dhaqaale Yari Soo Food Saartay Xukuumadda Siilaanyo+Sababaha Keenay Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Dhaqaale-kab Raadis Ah Ugu Baxaaya Dalka Dibaddiisa. Hargeysa(ramaas).06.June.2015:-Xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa muddooyinkii danbe, waxaa soo food saartay dhaqaale yari aad u baahsan, kadib markii hoos u dhac aad u weyni ku yimi mala-awaalkii miisaaniyada 2015ka oo sidii la filaayey uu u soo xerroon waayey dakhligii cashuurahu, waxaana safar u jeedkiisu salka ku hayo sidii dhaqaale-Kab loo waydiisan lahaa dalka Immaaraadka Carabta uu madaxweyne Siilaanyo maanta ugu ambabaxaya magaalada Dubey. Illo wareedyo xog oggaal ah oo mareegta ramaasnews ay ka helayso dabaakhiinta isaga dab qaada qoqolka xarunta madaxtooyada, ayaa sheegaya in safarka madaxweyne Siilaanyo daaran yahay sidii maaro loogu heli lahaa dhaqaalo xumada soo food saartay xukuumadiisa, sida oo kalena uu dawlada immaaraadka Carabta u bandhigaayo qorshe ay kaga caawiso sidii ay ugu bixi lahayd dhaqaale xumada ka soo wajahday mala-awaal aan xaqiiqda ku fadhiyin oo wasiirkii hore maaliyadu ku sameeyey miisaaniyada 2015ka iyo xukuumadda oo olole muddo kordhineed ku gashay hadhaagii miisaaniyada 2014ka ee sanadkii hore oo uu khasnada dawlada kaga sii tagey wasiirkii ee Samaale. Sida ay hore wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo:Samsam Cabdi Aadan hore uga dhawaajisay in aanay suuro gal ahayn in sidii la rabay ay u soo xeroodaan dakhligii lagu saadaaliyey mala-awaalkii miisaaniyada ee 2015ka, sababo la xidhiidha dagaalka ka socda dalka Yeman oo saamayn xoogga ku yeeshay maciishadii kala duwaneyd ee ka soo degi jirtay dekada magaalada Barbera iyo sida oo kale mala-awaalka miisaaniyada 2015ka oo ahaa mid xad dhaaf ah si aan cilmiyeysnayna loogu salayn heerka dakhli miisaaniyadeed ee dalka, ayaa haatan u muuqda mid saamayn xoogga ku yeeshay guud ahaan heerka nololeed ee bulshada. Hoos u dhacan ku yimi dakhliga dawlada, ayaa markiiba sababay in xukuumadu ay kharashaadkii miisaaniyada 2015ka ee hore loogu qoondeeyey dawlada dhaxe dib loo yareeyo, balse illaa hada oo aanay taasi dawo u noqon hoos u dhaca miisaaniyada, ayaa hadana waxaa u sii dheer xukuumada oo awoodi kari weyday in ay illaaliso amma ay maamusho heerka sarifka lacagaha qalaad oo saamayn ba’an ku haya heerka nololeed ee bulshada, maadaama aanay xukuumadu haysan lacag cadaan ah oo ay kula dagaalanto lacagta dollarka ah. Dhinaca kale dhawaan ahayd markii dawladu ay ammar ku soo rogtay guud ahaanba ganacsatada kala duwan ee dalku in ay si toos ah u isticmaalaan lacagta shilling Somaliland-ta, balse waxaa iyana qoqob galiyey kadib markii ay ganacsatada dalku ku cawdeen in aanay haynin qiimo sar-go’an oo ay ugu hagaagaan sarifka dollarka oo u muuqda mid ay xukuumaddu illaalinta iyo maamulkiisaba aanay awoodi karin, sida oo kalena ah mid ay ganacsatadu inta badan ay leeyihiin awoodiisa maamul oo kolba heerka ay doonaan gaadhsiin kara. Waxaa sida oo kale kor u kaca maciishada iyo sixir bararka ka qeyb qaatay xukuumadda Siilaanyo oo markii dakhligii ay saadaalinaysay u soo xeroon waayey, si aan farsamaysanyn kor ugu qaaday cashuurahii, oo iyana saamaysay guud ahaan badeecadihii ay dadku isticmaalayeen ee lagala soo degaayey dekada magaalada Barbera. Ugu danbeyntii, xad dhaafka sixir bararka joogtada ah, korodhka heerka qiimaha maciishada dalka, ayaa muddooyinkii danbe ahaa mid iska caadi ah oo saamayn ba’an ku yeeshay guud ahaan noolosha dadka danyarta ah, lamana filaayo in lacagtaa uu Siilaanyo u doontay dalkaas Carabtu in ay wax ka tarto khatarta nololeed ee bulshada Somaliland ay maanta ku nooshahay. Ramaasnews/Staff Hargeysa Desk - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Dhaqaale-Yari-Soo-Food-Saartay-Xukuumada-Siilaanyo-Sababaha-Keenay-Iyo-Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Safar-Dhaqaale-kab-Raadis-Ah-Ugu-Baxaaya-Dalka-Dibaddiisa.html#sthash.vEegjmml.dpuf
  13. "Hargeisa(Togdheernews)-Erayga Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Somalia danjire Nicholas Kay ayaa ku baaqay in ariinta doorashooyiinka Somaliland lagu xaliyo hab dimuqraadiyeed iyo distoori ah oo uu dhinac walba ka qayb galo" http://www.togdheernews.com/v2/archives/108793
  14. Whatever I support I won't support Hassan Sheikh Mohamud targeting innocent MPs.
  15. He is from Gabiley while I am from Sanaag very far from each other, he is related to Xaaji Xunjuf not me. I don't support a minister because we belong to the same community that is petty, I am against the whole Kulmiye regime. As for the article yes it is true the reduction of the revenue is due to the war in Yemen but also naming the wrong person for the job > Zamzam a former failed minister in the education ministry.
  16. The old man made big mistake firing Samaale former finance minister due to petty political feud. His admin is now paying for their short-sightedness.
  17. Berbera,(Qaran-news)-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta galinkii hore shir uu magaaladda Berbera kula yeeshay wiil uu dhalay Amiirka Kuwait ku waydiistay kaalmo lacag ah oo lagu kabo miisaaniyadda dawladda Somaliland oo hoos u dhac-wayni ku yimid dakhligeeda, tan iyo intii wasaaradda maaliyadda laga badalay Cabdul-casiis Samaale. Waabarigii saaka ayaa waxa magaaladda Hargeysa xaga Berbera uga jarmaaday wasiirka duulista iyo hawadda Maxamuud Xaashi oo uu wehelinayo guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi si uu ula kulmo wiil uu dhalay amiirka Kuwait oo diyaarad khaas ah ku imanayey magaaladda Berbera si uu ugu soo nasto qasriga uu ku leeyahay buurta Sheekh. Mr Xaashi ayaa wiilka uu amiirku dhalay la-kulankiisa foodsaare uga dhigtay in uu u doonayey si uu ugala hadlo arrimaha madaarka Hargeysa oo dhawaan laga hirgaliyey mashruuc ay Kuwait maalgalisay. Sida ilo xogogaal ah oo ka cudur-daartay in magacooda la sheego ay Haatuf ugu warameen Madaxwayne Siilaanyo iyo wasiirkiisa maaliyadda Samsam Cabdi ayaa waxay amiirka reer Kuwait u sheegeen in dakhliga miisaaniyadu is-dhimay ka dib markii uu qarxay dagaalka Yemen, kaas oo ay ku tilmaameen inuu si xun u saameeyey dakhligii miisaaniyada uga soo xaroon jiray cashuurtii ay dawladu ka qaadi jirtay waaridka badeecadaha iyo dhoofinta xoolaha oo is-dhimay dagaalkaasi daraadii. Inkastoo ay wax ka jiraan saamaynta ay xukuumadu ku dooday in dagaalka Yemeni ku yeeshay hoos u dhaca dakhliga miisaaniyadda dawladda, hadana waxa hay’adaha xukuumadda dhex-dooda ka jira musuqmaasuq baahsan oo isna saamayn ku leh is-dhimista dakhligaasi. Dhinaca kale waxa la sheegay in madaxwayne Siilaanyo oo socodkii ku adkaaday in galinka danbe ee maanta lagaga qaadi doono magaaladda Berbera diyaaradda amiirka reer Kuwait ee khaaska ah, taas oo u qaadi doonta Hargeysa. https://qarannews.com/madaxweynaha-somaliland-iyo-wasiirkiisa-maaliyada-oo-wilka-uu-dhalay-amiirka-kuwait-waydiistay/
  18. Better late than never. Daawo:Oday-dhaqameed iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha Borama oo ugu hanjabay Xukumada Siilanyo haddii ay Shirkada Macdanta Guraneysa & ciidamada ka dul qaadi weydo 48 saacadood gudahood wixii dhaca inay masuul ka tahay. https://www.youtube.com/watch?v=gMShpaEzHW0
  19. ^It doesn't make a difference what website it was posted in, the message is there everywhere. Daawo” Reer Sanaag Oo Wacad Ku Maray In Ay U Aar Gudi Donan Xildhibaanada iyo Aqonyanadoda Xamar Lagu Layey Madaxweynaha Somaliyana Ugu Baaqay In Uu Maxkamad Soo Taago .. http://sanaagmedia.com/daawo-reer-sanaag-oo-wacad-ku-maray-in-ay-u-aar-gudi-donan-xildhibaanada-iyo-aqonyanadoda-xamar-lagu-layey-madaxweynaha-somaliyana-ugu-baaqay-in-uu-maxkamad-soo-taago/
  20. Mooge Most people clocked it now. The Big Beard community already classified it when they said (aar gudasho), that means Culusow community will feel the heat in Somaliland if the killers of Yusuf Dirir in Mogadishu are not brought to justice. They made it clear it will be an eye for an eye if justice for the marxuum is not achieved in the south.
  21. <cite> @Che -Guevara said:</cite> How are they gonna avenge him? March to Xamar or kill those that live among them? The latter (their home-ground), that is if the killers in Mogadishu are not brought to justice.
  22. The Big Beard community has warned it will avenge the death of their aqoonyahan Yusuuf Dirir if the killers are not brought to justice. The mayor of Ceerigaabo and most of their prominent elders are also present in this video. Reer Sanag Oo Wacad Ku Maray In Ay U Aar Gudi Donan Xildhibaanada iyo Aqonyanadoda Xamar Lagu Layey http://www.togdheernews.com/v2/archives/108497 Video https://www.youtube.com/watch?t=20&v=Udj6tdBKTF0
  23. Well a lot of the current politicians were Siad Bare snitches. When SNM had the power those people weren't allowed to be in top positions.