-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
<cite> @Asad Ahmed said:</cite> sorry i meant sesame farming. Sesame easily grows in Somali territories.
-
Illyria I doubt anyone will miss Silanyo apart from few. Riyale did have his downsides as well but there is one thing he wasn't and that is divisive, he is also held three successful elections (2003,2005 and 2010). Silanyo failed his first attempt in 2012 which created widespread riots.So Lets not compare the father of Slnd democracy (Riyaale) and some loser called Silanyo.
-
<cite> @Mooge said:</cite> best ever project in Somaliland. the West Burco community is the most productive in all of Somaliland. Maybe Siilaanyo trying to isolate them is a blessing in disguise as it forces them to become self-sufficient and productive. good job to these people who created this farming project to feed the people. Siilanyo is mad because he inherited useless mountains and deserts called the Guban, were's Saalax inherited one of the most fertile areas in Somaliland from the green Daalo /Midhisho belt to Oodweyne Lol.
-
Apparently Musa Bixi aka Mr Ano wax dili kara duco qadan mayo is not accepted in large parts of Hargeisa specially East Hargeisa and South Hargeisa. Muuse Biixi Oo Bariga Hargeysa Waji Gabax Kala Kulmay Hargeysa()-Waftigii uu hogaaminaayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo goor dhawayd kusoo guryo noqday Caasimada Hargeysa ayaa sanqadh la’aan kusoo galay magaalada hargeysa kadib markii soo dhawyntooda ay ku kaliyeysteen Suldaan Saleebaan oo loo yaqaan Habaar iyo tobaneeyo haween ah oo uu usoo kiraystay inay sacab iyo durbaan u tumaan isaga Arintan ayaa dhalisay waji gabax balaadhan oo ay waftigani kala kulmeen dadweynaha deegaanka oo dhabarka usii jeediyey iyadoo habayaraatee aanay jirin xitaa cid usoo joogsatay waftiga in ku dhaw rubuc saac hor taagnaa kaalinta shidaalka ee Shiraaqle
-
I welcome this development, it is true it will benefit whole of Sanaag economically ,because lets face it Ceerigaabo already uses Bosaso port more than it uses Berbera port which is very far lets not forget the recent raising of port taxes which angered many Sland businessmen to switch to Djibouti and Berbera. Business has no politics.
-
<cite> @Asad Ahmed said:</cite> gibiley is farmland mostly,i am planning to arrange/own a farm that produces apples inshalah. Southern Gabiley is farmland, Northern Gabiley is just mountains and arid though. I don't think Apples grow in that kind of lowland warm climate, it can maybe grow in Daalo for example.
-
<cite> @Asad Ahmed said:</cite> good oodweyne,it is rain-fed or irrigation,all somali land can be turned into farms like the alaxandaria egpyt which feed 50 million in desert egpyt. WFP buys from farmers when there is a draught,somali farmers now found a market in europe to supply their surplus.bussiness is good and an incentive to farm. They use both. Lots of Somali soil is fertile, if Israel can grow crops in its deserts, there is no reason for Somalis to starve. It is all about management and right equipment.
-
<cite> @Che -Guevara said:</cite> Good to see, we can fully feed our people and stop this import everything culture. Every part of the Somali peninsula can be farmed with proper management. They are not original with the names though hehe. Does the World Food Program operate in Somaliland? B@stards create havoc in the South. They import food just as the farmers are about to harvest. Beerato is a old settlement it is not a new name. It depends with region it is, usually Gabiley and Oodweyne produce their own crops for local use, other non farming regions though use WFP more.
-
Beerato is a fertile area south of Oodweyne well known for its large productions of sorghum and other crops thanks to fertile soil and many seasonal rivers.Janaale got nothing on Beerato.
-
The problem seems to be the newcomers Arabs. Like Galbeedi said though the more established Arabs in west don't behave like this, so there is a hope for them after-all.
-
That is Ina Olad CEO of Daalo Airlines the man speaking with grey suit, seems people from West Burco do business everywhere. Bosaso airport is looking amazing.
-
Lots of crosses and christian statues there. Looks like the office of a church.
-
agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland maxamed axmed dhabeeye oo dhex fadhiya Kinisaad, isagoo weliba kaga qayb galay goobta magaca Somaliland.
-
<cite> @Mooge said:</cite> this is devastating niyoow. somaliland has sunk to new lows in 2016 while siilanyo is busy enriching his close family. lol. i don't think there is anyone more corrupt than siilaanyo that ever led Somaliland. this is the guy who out of cruel joy started funding terrorist operating in galgala so that he can destabilize puntland. how does he sleep at night niyoow. He is a big-time failure in terms of foreign policy and security I agree not to mention the inflation rate in Somaliland is soaring. Somalilanders should have never voted for this guy to begin with, Somaliland had way better reputation under Riyaale. Under Riyaale it was known as the "beacon of hope" now the IC have lost interest and confidence in the project.
-
Midawga Yurub Oo Somaliland Isaga Baxay Maxaysa Ka Tidhi Xukuumadu Iyo Xisbiyaduba Xafiiskii Midowga Yurub oo Ka Guuray Hargaysa. 13 January 2016 Burco (Togdhnews)-Xafiiskii Midowga Yurub ku lahaa magaalada Hargaysa ,ayaa albaabada Loo Laabay,Islamarkaana ay ka guureen hay,addii Midowga Yurub,iyadoo la sheegay inay xafiis ka furteen magaalada Muqdisho, Xukuumada Iyo Masuuliyiinta Xisbiyada Qaran.Warkaasoo Dhamaystiran halkan Ka Daawo: http://togdheernews.com/news/13/01/2016/xafiiskii-midowga-yurub-oo-ka-guuray-hargaysa/#sthash.Ypr6uUzf.dpuf
-
<cite> @Mooge said:</cite> whole entire hargeisa has become oromo looking. they are everywhere. They are everywhere not just Hargeisa. A Oromo cannibal ate a young girl near Burco few days ago.
-
Wasiir Waran-Cade Oo Amar Ku Bixiyey In Laba Nin Oo Ethiopian Ah Oo Gurigiisa Shaqaale Ka Ah Degdeg Loo Siiyo Passport-Ka Somaliland Arrintan Ayaa Hore U Galaafatay Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Uu Eryey Wasiirka Daakhiliga Hargeysa(Ramaas) Jan12, 2016 - Sida ay Haatuf u xaqiiyeen dad xogogaal ahi Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa ku dhaqaaqay hab-dhaqan ku cusub Somaliland, kaas oo laba nin oo gurigiisa shaqaale ka ah dhalashadoodu tahay Ethiopian u fududeeyey inay helaan Passport-ka Somaliland oo ay u qaateen sifo sharciga baalmarsan. Sida ay xogahani Haatuf tibaaxeen talaabadan oo dhabar-jab wayn ku ah qaranimada Somaliland ayaa ka mid ah arrimaha xumeeyey wakhtigan xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia, kaas oo wakhtigan maraya meel xasaasi ah isla markaana gaadhay ilaa heer uu xafiiska dawladda Ethiopia ku lahayd Hargeysa inuu joojiyo gabi ahaanba fiisayaashii dalkaasi lagu galayey. Dawladda Ethiopia ayaa sida la sheegay saluugtay qaab loo bixiyo baasaboorka Somaliland oo cid walba ay si fudud u qaadato, taas oo sababtay inay xukuumadda Adis-ababa adkayso fiisayaasha dalkeeda lagu galo markii hore si fudud loo siin jiray muwaadiniinta Somaliland ee danaha kala duwan u tagi jiray wadankaas oo ah marrinka ay bulshadda Somaliland u marto dunidda. Sidoo kale ficilka uu wakhtigan ku dhaqaaqay Wasiirka Daakhiliga Mr Warancade ayaa noqonaya mid shaki badan ku abuuraya dalalka Somaliland xidhiidhka la leh oo dhan, kaas oo ka dhigay wadan aanay beesha caalamku aqoonsanayn oo cid walba baasaboorkiisa iyo jinsiyadiisaba iska qaadankarto. Dhinaca kale labadan qof ee uu sifada sharci darada ah u siiyey Wasiir Warancade baasaboorka dalkan ayaa ka mid ah arrimihii uu xilkiisa ku waayey taliye ku xigeenkii hore ee Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland (Immigration) Mr Sablaale, kaas oo amarka wasiirka daakhiliga ku bixiyey in labadaas nin ee Ethiopian-ka ah lagu siinayey baasaboorka Somaliland oo uu sarkaalkaas la eryey uu si cad uga horyimid, taas badalkeediina uu Mr Warancade ka cadhooday oo uu xilkii kaga qaaday halkaasi. Si aanu arrimahan fadeexad ah wax uga waydiino madaxda wasaaradda daakhiliga gaar ahaan Wasiirka ayaanay noo suurta-galin inaanu khadka telefoonka ku helno ka dib markii ay ka qaban-waayeen telefoonadooda gacanta. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Wasiir-Waran-Cade-Oo-Amar-Ku-Bixiyey-In-Laba-Nin-Oo-Ethiopian-Ah-Oo-Gurigiisa-Shaqaale-Ka-Ah-Degdeg-Loo-Siiyo-Passport-Ka-Somaliland.html#sthash.beoiSWR6.dpuf
-
The boat came from Bosaso and ship wrecked near the beaches of Maydh & Xarshaw. The surviving Ethiopian immigrants were put in cars to Ceerigaabo to be deported back to their country of Ethiopia. http://sanaagmedia.com/daawo-36-tahriibayaal-ehtiopian-ah-oo-ku-dhintay-doon-ku-soo-caariday-xeebaha-xarshow-ee-gobolka-sanaag/
-
January 10, 2016 Wargeeska The Indian Ocean oo Warbixin Xaasaasiya kaqoray Awooda Xaaska Madaxwayne Siilaanyo iyo Qorshe Qarsoodiya oo ay Ku khaarajinayso Qaar Kamida Wasiirada Xukuumada Siilaanyo Wargeeska The Indian Ocean oo Warbixin Xaasaasiya kaqoray Awooda Xaaska Madaxwayne Siilaanyo iyo Qorshe Qarsoodiya oo ay Ku khaarajinayso Qaar Kamida Wasiirada Xukuumada Siilaanyo SomalilandLive.com/ Wargeeska Caalamiga ah The Indian Ocean ayaa Warbixin Xaasaasiya Kaqoray Awoodaha Dahsoon ee Marwada Koowada ee Somaliland Marwo Aamina Waris Jirde Sheekh Maxamed Wageesku Waxa uu Soobandhigay Xogo Culus oo ay Kamid Yiin Qorshayaal ay Aamina Waris Ku Khaarajinayso Qaar Kamida Wasiirada Xukuumada halka kuwona ayna ay Kudalacsiinayo Isku Shaandhayn ay Qorshe Wayn kaleeday IYO Amuuro kale oo Xaasaasiya. Waxana uu Wargeesku Warbixintiisa Kubilaabay´´ The Indian Ocean Newsletter- waxa uu ogaaday in Marwada Awooda Badan ee Amina Sheikh Maxamed Jirde ay Wakhtigan Diyaarinayso Isku Shaandhayn ay Kusamaynayso Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo Qaab kaduwan Sidii uu Madxwayne Siilaanyo Dhawaanta isugu Badalay, Aamina Waris oo ah Awood Sare oo Kamadax Banaan Madaxwaynaha Ladoortay Waxa ay Diyaar Garow Culus ugu Jirta Wakhtiga kala Guurka ah ee Doorashooyinka 2017. Waxa ay Doonaysay In ay Xukunka Gacanta Ugaliso Wasiiro Udaacada AH ayna Kuqabto Aaminaad Dheeriya Sida Wasiirka Ganacsiga Muse Qasim Omar Wasiirada Maaliyada Zamsam Cabdi Aden Waxana Kamid ahaa Qoraalka Wargeeska The Indian Ocean ´´ she wants to count on a core group of ministers whose loyalty she is sure of, such as those of trade Muse Qasim Omar, and of finance, Zamzam Abdi Adan´´ Warbinta Wargeesku waxa ay intaas Kudartay Marwada Koowada waxa ay Dadaal Dheeriya ugu jirtaa Sidii ay u Ucaawin lahayd Ganacsiga Wiilka ay Sodoga Utahay ee Bashe Awil Omar Si uu Ganacsigiisu Unoqdo Mid Heer caalamiya isaga oo Soodajinaya Baabuur iyo Qabalk Dhismayaasha, Waxana uu Ka Faa,idaysanayaa Cashuur Dhaafka Loosameeyay ee Soodajinta iyo Dhoofinta Alaabaha uu Kaganacsado waxana uu Sibuuxda Gacanta ugu Dhigay Maamulka Dekeda Berbera - Waxana Qoraalka Wargeeska The Indain Ocean Kamid ahaa Sidan. ´´The First Lady is counting on them to help her son-in-law Bashe Awil Omar in his business. Highly enterprising in the port of Berbera (ION 1398), he enjoys tax exemptions on the importation´´ Waxana Arintan Sigaara uga Gacan Siinaya Wasaarada Ganacsiga oo Ogolaansho kahelaysa Wasaarada Maaliyada oo Kushaqaynaysaa Amarada ay Aamina waris bixiso, waa markii ugu horaysay ee Warbaahinta Caalamiga ah ay Soobandhigto Fadeexadaha Buuxdhaafiyay Madaxtooyada Dalka kooga Arimiyo. Warbaahinta ayaa Qoraysa in Awoodaha Baylahda ah ee Madaxwayne Siilaanyo ay Si guracan uga faa,idaysaynaa Kooxo aan Dalka Dadka iyo Sumcada Madaxwaynaha toona Xeerinaynin oo ay Hogaanka u hayso Marwo Aamin Waris iyo Wasiirada Dhaqaalaha Dalka Kumamtay ee Zamsam Abdi Aden. http://somalilandlive.com/articles/26118/Wargeeska-The-Indian-Ocean-oo-Warbixin-Xaasaasiya-kaqoray-Awooda-Xaaska-Madaxwayne-Siilaanyo-iyo-Qorshe-Qarsoodiya-oo-ay-Ku-khaarajinayso-Qaar-Kamida-Wasiirada-Xukuumada-Siilaanyo#sthash.iwCaRqgm.dpuf The First Lady organises ministerial reshuffle http://www.africaintelligence.com/ION/politics-power/2016/01/08/the-first-lady-organises-ministerial-reshuffle,108120231-BRE
-
Some of the things you said are true but lets not over estimate him Lol, he is not all that. Personally in my opinion him dividing Kulmiye in two is good for the opposition parties, it means Musa Bixi has less chance of winning and will be sent packing.
-
<cite> @Tillamook said:</cite> Hehehe... looks like Xirsi is on the hunt for the support of the degmooyin, so as to remain relevant in Somali politics post 2016. ? I always had a hunch that the sudden resignations of Xirsi & Co. was caused by disagreements about the fast changing politics in Xamar, more than anything else. According to Africa Intelligence Xirsi and his brother have links to Damul Jadiid. A lot of Somaliland politicians are in bed with Xamar secretly, they are not what they seem.
-
<cite> @Tillamook said:</cite> So who gave the order not to let him in? Maxamud Hashi the new kitchen cabinet minister of Silanyo.
-
WAR DEG-DEG AH:-EX wasiir Xirsi X.cali iyo Wafti uu horkacayay Oo loo diiday Inay ka qayb galaan Xidhitaanka Shirkii ka socday Deegaanka caynaba Hargeysa(ramaas)January-09-2015- waftigan uu hogaaminayay wasiirkii Hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland Xirsi cali Xaaji Xasan isla markaana ay ka mid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka degmada Bariga Burco ayaa maanta laga Horjoogsaday inay ka qayb galaan Shirkii Uga socday beesha deegaanka Caynabo ee magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar. Waxaan waftidan markii ay gaadheen istabta laga gallo magaalada caynaba ay ciidamada Booliska ee Istabtaasi ay u diiday waftidan inay galaan magaalada isla markaana ay Qabaan Amar kaga yimi Hogaankooda sare. http://ramaasnews.com/index.php/News/News/WAR-DEG-DEG-AH-EX-wasiir-Xirsi-X.cali-iyo-Wafti-uu-horkacayay-Oo-loo-diiday-Inay-ka-qayb-galaan-Xidhitaanka-Shirkii-ka-socday-Deegaanka-caynaba.html#sthash.CKSKGxsF.dpuf
-
<cite> @Gheelle.T said:</cite> Lacagtii Saudigaa saf loo galay..PL hadday mid soo qaban! Iranians are the new ONLF.
-
DAAWO Taliyaha Laanta Socldaalka Oo Ka Hadlan Nin Alaqabtay Oo Faafinayay Madhabta Sheecada http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/8303-hargeysa-somaliland-oo-qabatay-nin-madhabta-shiicada-ku-fidinaayay-deeganada-somaliland-taliyaha-socdaalka-oo-ka-waramay-video