Mr. Wadani

Nomads
  • Content Count

    5
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mr. Wadani

  1. Alshabaab weeyaan waxa dariiqyada miina ku aasa inta badan. Ma hubno for sure but iyaga ayay u badantahay umana aysan wadin hablahaas masaakiintee waxay u wadeen kuwa kale oo TFG ka mid ah... Cidii ka danbeysayba waa wax laga naxo ilaahay janada haka waraabiyo hooyoyinkaas la waxyeeleyay.
  2. waxa muran ka taagneen in siyaasada raisul wasaare Cadde ay noqotay mid ku guul dareysatay waxyaabihii ay ka filayeen dadweynaha soomaaliyeed iyo hayadihii dabada ka watay. Marka maxamed dheere lagu eedeynayo waxba ma uusan qaban yaa wax qabtay oo dowlada sadexdeeda qeybood ka mid ah??? jawaabtu waa ma jirto marka maba ahaynba in ay duq magaalo iyo waxaas wax la weydiiye ee figureska waaweyn marka hore lala soo xisaabtamaa... ee uu Nuur cadde ugu horeeeyo.
  3. Somaali hore ayay u tiri "ninkii sxbkiisa loo xiirow adna qowso". Marka mar hadi maxamed dheere la cunay qeybdiid iyo darwiish baa ku xiga. waxayna ila tahay sababta loo deg degay arintaas waxa loo rabaa in loo magacaabo sh. shariif...
  4. gabdhaha gaaban waaba kuwa ugu samir badan haweenka oo dhan masaakin waaye inkastoo xooga cuqdad ah ay ku jirto oo ah in ay gaabantahay hadii ay madowdahayna ka cabso isheeda iska ilaali cuqubada...
  5. Xaa gaabnida laga rabaa, gaabnida dhib malahee in ay gaduudantahay lee la rabaa waa tii horey logu heesee "gabar minii gacalkada galaayo ha gaabnaato hana gaduudanaato".