waxa muran ka taagneen in siyaasada raisul wasaare Cadde ay noqotay mid ku guul dareysatay waxyaabihii ay ka filayeen dadweynaha soomaaliyeed iyo hayadihii dabada ka watay. Marka maxamed dheere lagu eedeynayo waxba ma uusan qaban yaa wax qabtay oo dowlada sadexdeeda qeybood ka mid ah???
jawaabtu waa ma jirto marka maba ahaynba in ay duq magaalo iyo waxaas wax la weydiiye ee figureska waaweyn marka hore lala soo xisaabtamaa... ee uu Nuur cadde ugu horeeeyo.