DULMIGA AYA WADA DADOW YAA NEYSKU KEENDIRAY, DAMBIGA AYA ISKALE WATAA NABADII DURUGTAYE, DABARTIRNAY DIINTII DAAINKANA TOOBATIINA SEEGNAYE,DAD ISDHALAY DHAMAANTOOD DAAINKUNA DAGAANIYO ISKU DIIN KAWADA DHIGAY WAA DUULKII DADKEENE DA-YAR IYO DA-WEYNTOOD DANQABIIL U DUUBTEEN DABARTIRAY DAD NIMADOOD WAA DUULKII DADKEENE,DUNIDOO IDIL WAA NADEEYRISO DAWAANKANA NALOO GALI DUUL AAN DAMIIRLAHAYN DAB KUSHIDAY DALKOODI DAWARSADA DALEEYADA,DAD KUWAAN DARIS IYO DANWADAAG AHAYN DUUGTEENEY DAAWADAANO KU ILDOOGSANAYAN, DANEEYSTAHA DAALINKUNA NEEYSKU KEENDILYO DAQLIGEENI DAABULAY, DUURKAA DIBAD WAREEGNA DUGAAGA DARIS NOONOQDE, DARXUMAA KUNOOLNAHAY KU DIBJIRNAY DARIIQYADA, DUULKII DADKEEYGOW DUNAADAAN CIDNA NOOMA DIIRNAXAYSE DADOW MAAN MIDOOWNO KA TASHANO DAALIMEENTA DAGAAL OOGAYASHAA]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]].