Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. LOL, waan soo galey, maxaa yeeley threadkeygaad timid adigoo diif kaa da'aaya. Dad badan sida ay hore kuugu sheegeena, diifka iska tirtir, nin weyn oo supposedly "wax bartey " ayaad tahay. Heer waxaad gaartey xataa inaad the Xaabsade version from your village inaad u sacbiso. Well good for you, laakiinse mabda'a lahoow oo ooyinta badan iska yarey, it's embarrassing. Have a good one.
  2. NASSIR;739451 wrote: Lol@somaaliina, dowlada lagama hadli karo miyaa mar hadduu Abti Shariif u sareeyo. Sidee dalka loo badbaadiyaa, mise weligiin dowlad la'aan baan ahaaneynaa? It's not Abti Sharif waxa ku gubaayey tan iyo intii Farmaajo Raa'iisul Wasaaraniminada la wareegey. Waxa ku gubey markaasna waxay ahayd in Haylaan, iyo Western Bari iyo etc wasiir la'aan ku dhacdey. Markii C/Weli yimidna furkaad sii tuuratey boos la'aan darteed. Marka maxaad dooneysaa in qof sidaas u dhaqma in aan kala hadlo arrimaha Soomaaliya iyo wixii u fiican? I don't think so walaal, sida aan ku maleeyey iyo sida aad noqotey webiga Nile-ka u dhaxeeya. Sidaas awgeedna lets not beat around the bushes, waxaan ku rajeynaayaa iimaan in Ilaahey ku siiyo.
  3. lol...dadbaa sour grapes ka dhergey wallee. Wasiir lee maxaa ley siin waaye dhibaato ayey u keentey dad dhaxaa. Ka nax oo nafta waa. The troops have been getting regular monthly salaries ever since Farmaajo took office.
  4. Idaacadihii Afka Shabaab ku hadlayay oo Hawada ka wada baxay (Dagaalka Warbaahinta Muqdisho oo soo gaba gaboobay) Tan iyo wixii ka dambeeyay markii bartamihii sanadkii hore ay xoogeysteen dagaalada u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda KMG, kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-Shabaab ayaa waxaa bilowday dagaal dhinaca warbaahinta ah oo dhinacyada isku haya siyaasada ay hawada isu marsiinayeen. Idaacado ku kala hadla Afka Dowladda iyo Shabaab ayaa si qayixan uga howl galayay Caasimada, Bishii Ramadaan ee sanadkii hore ayay aheyd markii Shabaab ay xoojiyeen Warbaahintooda Muqdisho, inkastoo Gobolada ay horay ugu howl geliyeen Idaacada. Dagaalka Warbaahinta Muqdisho oo marba marxalad kala duwan galayay ayaa markii Shabaab ay la wareegeen Idaacadii IQK ee Quraanka Kariimka, isla markaana milkiyadeeda uu lahaa Wasiirkii hore ee Warfaafinta Sheekh Dahir Geelle ayaa Idaacadaas mar kaliya noqotay in Shabaab ay afkaarahooda iyo siyaasadooda ku gudbistaan. Sidoo kale waxaa ka sokow Idaacada IQK oo si rasmi afka Shabaab xilligaas ugu hadleysay fadhigeedana uu ahaa Suuq Bacaad ayaa waxaa dhinac socday Idaacad kale uu lahaa Ganacsade aad u taageera Shabaab oo lagu magacaabayay Al-Furqaan fadhigeeduna ahaa Suuqa Bakaaraha, inkastoo dhex dhexaadnimo muujineysay hadana waxaa la tagtay qiirada iyo taageerada Shabaab. Idaacadaha waxay ahaayeen kuwo si isku dhow uga hadlayeen xaaladaha Shabaabka iyo siyaasadooda, xilliyada dagaalada dhacaan, waxaaba dhici jirtay in Wariyeyaal ay soo tabiyaan, laakiin si rasmi uma aysan run sheegi jirin furimaha dagaalka. Bishii Febraayo oo Dowladda KMG iyo AMISOM ay qaadeen guluf xoogan oo ka dhan ah Shabaab ayay waxay kula wareegeen Xaruntii wasaaradii Gaashaandhiga, iyadoo taas sii xoojisay Dagaalkii Warbaahinta ee Shabaab iyo Dowladda. Waxaa Bilowday in weerar dhinaca Mowjadaha ah, Raadiyaha ku hadla Afka Dowladda ee Radio Muqdisho ayaa mowjadihii FM-ka ee ay Idaacadahaas ka soo geli jireen qaarkood dul saaray, gaar ahaan Idaacada Al-Furqaan oo wixii dagaalkii Febraayo dhacay xaaladeeda sii xumaaneysay ilaa aaqirkii ay Bakaaraha ka guureen. Laakiin arrinta kale ee muuqatay ayaa aheyd markii si lama filaan ah Idaacadii IQK ee qalabkeeda la wareegeen Shabaab ay ka tanaasuleen magaca iyo mowjadii Idaacadaas, isla markaana ka guuray dhismihii Suuq Bacaad ee daarta Dahabshiil. Idaacadaas qalabkeeda iyo qalabkii Idaacadii Capital Voice ee lamaanaha la aheyd Idaacada Horn Afrik oo Shabaab qalabkeeda maalin cad ay rarteen lana wareegeen waxay bilowday inay ka soo gasho mowjadii FM-ka ee ay Codka Caasimada ka soo geli jirtay, mowjada 88.8, waxaana magaca Idaacada loogu wanqalay Al-Andulus, fadhigeedana laga dhigay Ex Koontarool Balcad. Al-Andulus faraceeda Muqdisho oo horayna Shabaab faracyo kala duwan uga soo faray Kismaayo, Baydhabo, Ceelbuur, ayaa qaarkood ahaa FM-yo ay kala wareegeen Idaacadihii Muqdisho ku yaalay, gaar ahaan FM-ka la geeyay Ceelbuur oo ahaa qalabkii Idaacadii Somaliweyn ee bartamihii sanadkii 2010 ay la wareegeen. Sidoo kale waxaa jirtay Idaacad kale oo horay Xisbul Islaam la wareegeen oo wadatay magaca GBC ama Codka Nabada, markii dambe Xisbiga ku biiritaankoodii Shabaab, waxaa Tv-gii iyo Raadiyihiiba uu ka mid noqday Iclaamka Shabaab, iyadoo magacyada laga bedelay, TV-ga GBC ayaa lagu magacabay magaca Al-Kataa'ib oo ah Maktabka Iclaamka Shabaab. Saddexda Idaacadood ee Shabaab waxay mid ka hadleysay deegaanada loo barakacay, gaar ahaan Idaacada Al-Andulus FM-kii Captal Voice, halkaasoo dadka ay ka dhageysan jireen idaacada. Kadib markii Al-Shabaab ay baneeyeen Magaalada Muqdisho ayaa waxay Idaacadahaas si tartiib tartiib u bilaabeen inay hawada ka baxaan, waxaana laga raray qalabkii Idaacadahaas yaalay Ex Koontarool Balcad, waxaana saaka Idaacadadii u dambeysay hawada ay ka baxday iyadoo dadka ay macsalaameysay. Warbaahinta afka Dowladda ku hadasha oo hada ah tan ugu ballaaran ee looga dhageysto Muqdisho ayaa libinta dagaalka Warbaahinta si dhameystiran u heshay, marka loo eego warbixinada ay sii deyso Idaacada ee ku aadan arrimaha Al-Shabaab, oo ay si gaar ah u soo gudbiso boogahooda, waxay si toos ah warar uga soo tabineysay furimaha dagaalka, iyadoo taas keentay dhiira gelinta Ciidamada, arrimaha xusida leh ayaa waxaa ka mid ah Suugaanada wadaniga iyo kuwo halgankii hore loo qaaday ee guubaabada Ciidamada oo Idaacadu habeen iyo maalin sii deyso. Keydadka Idaacada oo ay ka buuxaan heesihii hore ayaa noqday kuwo ay ugu isticmaasho si la mid ah rasaasta iyo gumaca xabada ay ee Ciidamada Dowladda marka jiidaha dagaalka ku jiraan ku ridaan dhinacyada ka soo horjeeda. Dagaalka Warbaahinta Muqdisho ayaa hada ah mid si rasmi u soo gaba gaboobay marka loo fiiriyo dhinacyada isku haya loolanka warbaahinta labada dhinac oo la rumeysan yahay inay udub dhexaad ka qaadan karto Maamulka hadba koox ay hogaamineyso, hase ahaatee waxaa wali Magaalada Muqdisho ka jira Idaacado gaar loo leeyahay oo afkaaro kala duwan ku hadla, hadma dhinacna maalin u sacba tamo, laakiin waxaa ka badan kuwa danaha gaarka loogu isticmaalo Idaacadaha, maadaama ay noqdeen sidii tusbax go'ay oo kale. Magaalada Muqdisho waxaa ka jiray in ka badan ilaa 16-idaacadood oo madax banaan, hada qaarkood waxay noqdeen kuwo ku milmay siyaasadaha iska soo horjeeda dalka oo sabab u noqday in cadaw loo arko, lala wareego.
  5. Dhir guris ka bilaabatay deeganadii Shabaab laga saaray Qaar ka mid ah degmooyinkii laga saaray Al-Shabaab ayaa waxaa ka bilowday guris dhir iyo nadaafad kadib markii mudo labo sano ah ay deeganadaasi ahaayeen kuwo lama dagaan ah oo ay buux dhaafiyeen dhirta geed-yuhuudka iyo qashin kale. ----------- uunsi ku shida meelaha ay uriyeen qashinka
  6. Maxkamadda Ciidamada oo laga furay Suuq Bacaad Published on August 7, 2011 by Mowliid Maxkamadda Ciidamada oo laga furay Suuq Bacaad Published on August 7, 2011 by Mowliid · 1 Comment · 1,624 views Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa laan cusub ka furatay Suuqa Bacaad. Suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ee suuq Bacaad ayaa maanta si rasmi ah looga furay Maxkamadda ciidamada Qalabka sida, iyadoo furitaaanki munaasabaddaasi ay goob joog ka ahaayeen guddoomiha Maxkamadda ciidamada qalabka sida, Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid. Saraakiil ka tirsan ciidamada iyo ganacsatada suuqaasi. Furitaanka Maxkamadda kadib ayaa saraakiisha amaanka dowlada, iyo maamulka degmada waxa ay kulan la qaateen Ganacsatada suuqaasi kaas oo looga hadlayay sidi ganacsatu ay gacan uga geysan la haayeen sugida amniga suuqaasi iyadoo ganacsatadu ay magacaabeen guddi amaanka kala shaqeeya ciidamada amaanka dowladda. Munaasabaddi lagu furayay Maxkamaddaasi ayaa waxa ka hadlay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Xassan Maxamed “Mungaab” oo sheegay in u jeedada Maxkamada halkan looga furay ay tahay sidi loo xaqiijin lahaa amaanka suuqani isagoo wacad ku maray in isla suuqa lagu Maxkamadeyn doono ciddi lagu qabto fal ka dhan ah amaanka wuxuuna kula dardaarmay ganacsatada suuqasi in ay la shaqeyaan ciidamada amaanka soona sheegaan wax allaale iyo wixii wax u dhimi kara amaanka suuqa. Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay General Cali Caraaye Cosoble Gacma duulle oo tilmaamay in ciidamada dowladu ay diyaar u yihiin ka hor tagga falkasta oo ka dhan ah amaanka isagoo hoosta ka xariiqay in lagama maarmaan ay tahay in ganacsatadu ay la shaqeeyaan ciidamada. Guddoomiyaha gudfiga ganacsatada suuqaasi Sh. Cali Maxamed Maxamuud oo halkaassi ka hadlay ayaa tibaaxay in ay dhankooda si buuxda ula shaqeyn doonaan ciidamada amaanka isago ku amaanay ciidamada dowlada sida ay u sugeen amaanka suuqaasi iyadoo aysan ka dhicin wax dhac ah. Dhawaan ayay ahayd markii ay ciidamada dowladu la wareegeen Suuq Bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu wayn Magaalada Muqdisho iyadoo furitaanka maxkamadani ay yididiilo wanaagsan galinayso ganacsatada suuqaasi. Oba xafadaada looks ok.
  7. Axad, Ogoosto 07, 2011 (HOL) – Siminaar ay soo qaban-qaabisay jaamacadda Koonfurta Soomaaliya oo lagu tababarayay macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada doose, dhexe iyo sare ee gobolka Bay iyo degmooyinkiisa ayay jaamacaddu kusoo gabgabeysay maanta magaalada Muqdisho. Macallimiinta tababarkan qaadanayay ayaa waxay tiradoodu ahayd 24, iyadoo ay ka qaybgaleen xirtaanka siminaarka oo ka dhacay xarunta jaamacadda xubno isugu jira aqoonyahano, odayaal dhaqan iyo waxgarad kale. Xiraankii tababarka ayaa waxaa ka hadlay afhayeenka golaha aqoonyahannada Koonfurta Soomaaliya Fowsi C/nuur Maxamed oo sheegay in mar walba loo baahan in la joogtooyo tababaaradan oo kale kuwaasoo sabab u noqon kara faa’idooyin aan lasoo koobi karin, isagoo sheeagy inay muhiim tahay in la kulmo, isagoo mahad u celiyay maamulka jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Kalaay oo uu sheegay inuu mar walba ku howlan yahay horumarinta iyo tayeynta waxbarashada gobollada Bay iyo Bakool. Sidoo kale munaasadaas tababar lagu soo xirayay ayaa waxaa ka hadlay madaxa golaha dhaqanka beelaha XXXXX iyo XXXXX, malaaq ***** Ibrahim isagoo yiri: "Waxaan si aad ah ugu faraxsannahay munaasadan, mana qiyaasi karo sida uu dareenkeygu yahay waayo waxaan lasoo koobi karin tirada macalimiinta tababarka loo soo xiray, kuwaasoo soo saari doona madaxda berri," ayuu yiri malaaq ***** Ibrahim. Gabagabada xafladda ayaa waxaa ka hadlay hormuudka Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Dr Maxamed Cali Kalaay isagoo yiri: "Ugu horreyn waxaan mahaad u celinayaa marti sharafta iyo macalimiinta uu tababarka u soo xirmay - run ahaantii tababarkan waxaa soo qaban-qaabisay jaamacadda qeybteeda cilmi-barista iyo tababarada (Institute of Research and Training- IRT) kaasoo tababarro kala duwan horay ugu qabtay macallimiin. Waxaan filayaa inaad is weydiinaysaan xafladda waxa looga gol-leeyahay - marka anigoo cadeynaya waa in macalimiintu yihiin kuwii bar-baarin lahaa bulsho ka caafimaad qabta jahli iyo mugdi nin kasta oo bulshada ka dhex-muuqda wuxuu soo hor-fariistay macallin marka faah-faahin uma baahna macallinka iyo wax tarkiisa." Sannadihii ugu dambeeyay ayaa jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay waday dar-dar cusub oo ay kor ugu qaadeyso aqoonta bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobollada ay ka jirto. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  8. UAE mobile clinic cures 750 displaced Somalis Sunday, August 07, 2011 UAE mobile clinic has provided medical and health services to approximately 750 patients in the camp of "hamar Jab Jab" for displaced Somalis on the second day of its inauguration in the capital, Mogadishu. The clinic has seen a high demand of patients who are facing many health problems as a result of acute malnutrition and the spread of some diseases. UAE mobile clinic contributes through the departments of gynecology and internal medicine to provide the best medical services for the displaced to detect all cases that are suffering from physical and mental conditions. The health authorities and the Somali people have lauded UAE for running mobile clinic between the camps of displaced people. Gynecology Specialist and a member of the medical team Dr. Fatima Hassan Siyad said that most of the women brought to hospital on the second day were suffering from severe "Anemia" and diseases of the bladder and urinary tract infections as well as respiratory diseases while most of the children are suffering from malnutrition, fever and diarrhea. Moreover, she praised the role of the UAE humanitarian relief team efforts in unifying a number of Somali doctors and medical staff under the umbrella of the UAE and in the framework of a human volunteer to meet the call of duty to the victims of this tragic disaster. Humaid Rashid Al Shamsi, Head of the UAE relief team of drought victims in Somalia said that such initiatives reflect the vision of the wise leadership of the country in protecting human dignity and alleviating of disasters and crises, stressing that the team is moving now on the Somali arena and in accordance with the directives of the wise leadership and the follow-up of H.H. Sheikh Hamdan bin Zayed Al Nahyan, Ruler's Representative in the Western Region, Chairman of the Red Crescent Authority (RCA).
  9. Xaji Xanjo, waan joogney markaad cimaamad cas gees ka gees u ruxeysey, waana u jeedney markaad u sacbatumeysey Abu Zubeyra Indhashareera, marka fadlan waxba shaarka hanoo badalinin iminka markii Amiirkaaga awoodiisii wiiqdey. Sidey noqotoba, you're still a cool odey.
  10. Thanks for the update Oba. Al Sheydaan will never drink the milk from my lo' anymore. Guul Gobolka Cowl.
  11. Why waste your energy typing "no comment"? Haddey ku dhibtey waa wax lagu farxo ileen cid wax ku weydiisadey ma jidho. Ka nax oo nafta waa. The Commander-in-Chief says "get lost".
  12. Hey'adda Nabad sugida qaranka ayaa maanta si kama dambeys ah ugu qabatay inay isugu soo dhibaataan Saraakiisha iyo Ciidamada Al-Shabaab ee ku haray Magaalada Muqdisho, iyadoo digniin u jeedisay inay ka madax adeegaan awaamiirta ka soo baxday Hey'adda. Agaasimaha Hey'adda Nabadsugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inay jiraan kooxo wali ku dhuumaaleysanaya xaafadaha qaar, isagoo ka dalbaday inay isku soo dhiibaan mudada la siiyay. "Waxaa ka war heynaa qaar yar yar oo furimaha looga tagay xaafadaha Hey'adda Nabadsugida qaranka waa ka war heysaa, ugu dambeyn waa inay maanta isku soo dhiibaan, waxaa u aqoonsaneynaa inay yihiin Muwaadiniin xaq leh, wixii qalad ah ay geysteen inay dib ugu soo laabtaan, oo la aaminayo, laakiin hadii ay ku adkeystaan inay sii dhuuntaan gacan bir ayaa lagu qabanayaa"ayuu yiri Axmed Macalin Fiqi oo horay u ahaa Safiirkii hore ee Dowladda u fadhiyay Magaalada Khartoum. Axmed Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in hadii ay ka qoomameeyaan Saraakiisha Al-Shabaab iyo Ciidamadooda wixii dhibaato ay geysteen ay Madaxda Dowladda uga dalbayaan cafis in loo firiyo. "Hadii ay sii dhaga adeegaan oo ay u maleeyaan in la ilaabay ama aan la garaneyn, waxaan u maleynayaa inay hoogi doonaan, Maalin qura ayaa la isku soo dhiibi karaa, fursada waa kuwa Muqdisho, waqti fiican ayay heystaan, waqti waxaa loo qabtaa in la is gaari karo ama la imaan karo, Ciidanka Dowladda Jidka Warshadaha iyo Sodonka ayay joogaan waa isa soo dhiibi karaan"ayuu sii raaciyay Axmed Macalin Fiqi. Dhinaca kale Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Hey'adda Nabadsugida ay xog ku heleyso inuu dhaawacan yahay Hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Godane uu dhaawacan yahay, isla markaana todobaadkii hore uu ku dhaawacmay Suuqa Bakaaraha. Jowhar
  13. General Duke;737386 wrote: XX, the world has changed and it seems we might at last get a pacified Mogadishu. AMISOm/TFG now control the port airport and the two largest markets of the city it's nearly a done deal. Done and done!
  14. Aran Somali Canadian Relief Organization " frameborder="0" allowfullscreen>
  15. Caawa cadawgiina ciil uu ku seexanaa, nijad jab aa ka dhacdey abaa. Saqiin laqa ala Topaz.
  16. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho inta badan gacanta Dowladda ku jirto, isagoo ka dhawaajiyay in qorshayaal ku wajahan xasilinta Caasimada ay diyaariyeen. Ra'iisul Wasaaraha oo wareysi siinayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in saddex qeybood ay u dajiyeen qorshaha Ammaanka Muqdisho oo in muddo ah soo socday, isla markaana gacan ay ku siinayeen Qaramada Midoobey. "Xasilinta Muqdisho waa barnaamij in muddo ah soo socday, Qaramada Midoobey baa gacan nagu siinayeen, qorshaha waa saddex qeybood, qeybta koowaad in Magaalada la xoreeyo, in Amniga la sugo, Maamuladii jiray la sameeyo, tan afaraad Dowladda waxay bilowday gar gaarka la gaarsiinayo dadka abaaraha in ammaankooda la sugo"ayuu yiri Ra'iisul Wasaare Gaas. Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas ayaa intaa ku daray inay diyaariyeen Ciidamo labo qeybood isugu jira, isagoo ka digay in Ciidan aan ka tirsan Dowladda KMG lagu arko goobaha ay la wareegeen ama meelo kale qabsada. "Magaalada dhulka laga saaray Al-Shabaab ee laga xoreeyo maba suurta galeyso in Ciidan aan Ciidanka Dowladda aheyn inay ka howl galaan, inay dhul qabsadaan, ayaga maamulaan, mana dhaceyso Ciidan gaar ah ayaan u abuurnay oo labo u qeybsan, Ilaalinta Amniga iyo sugidiisa"ayuu yiri Ra'iisul Wasaraaha oo intaa ku daray in Cadawga kaliya aanay Shabaab aheyn. Mar la weydiiyay wixii ka dhacay Xeradii Badbaado in wali Dowladda tallaabo ka qaadin, ayuu sheegay in aysan ka hareyn kuwii ka dambeeyay falkii waxashnimada ka dhacay Xeradaas, isagoo ka dhawaajiyay in wixii dhacay aan qiil loo sameyn, balse la doonayo in la qiro wanaaga ay Dowladda sameysay, waxaana uu cadeeyay in arrinta dhacday uu waajib ka saaran yahay Dowladda in tallaabo laga qaado kuwii ka dambeeyay, Maxkamadna la soo taago. Hadalka Ra'iisul Wasaaraha ayaa imaanaya 24-saac kadib markii Al-Shabaab ay ka baxeen Magaalada Muqdisho, iyadoo goobihii qaar ay baneeyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay gaareen.
  17. Wafdi ka socda Ururka Bisha Cas Iiraan oo Muqdisho soo gaaray iyo Shixnad gar gaar tii ugu ballaarneyd Wafdi ka socda Ururka Bisha Cas ee dalka Iiraan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyeen Mas'uuliyiin ka tirsan Ururka Bisha Cas Soomaaliya. Xubnaha Wafdigan oo ka kooban afar xubnood ayaa u yimid Magaalada Muqdisho si ay u qiimeeyaan heerka xaaladaha bani'aadanimo ee macluusha ka jirta Soomaaliya, kadib markii kumanaan qoys oo Abaaraha ka soo barakacay soo gaareen Magaalada Muqdisho. Maxamed Axmed Cadale oo ah Isku duwaha Hey'adda Bisha Cas Soomaaliya oo ka hadlay kadib kulan ay la qaateen Wafdiga ka socda Ururka Bisha Cas Soomaaliya ayaa sheegay in Wafdigan ay maanta soo gaareen Muqdisho, isla markaana u yimaadeen sidii ay u qiimeyn iyo indha indheyn ugu sameyn lahaayeen Xaaladaha bani'aadanimo. "Wafdigan waxay maanta yimaadeen Muqdisho, waxaa daba socota Diyaarad shixnad gar gaar tii ugu ballaarneyd sida oo berri Muqdisho ku soo fool leh, waxay u yimaadaan inay qiimeeyaan xaalada oo ay indha indheeyaan sida dadka Soomaaliyed ugu baahan yihiin gar gaar"ayuu yiri Maxamed Axmed Cadale. Isku duwaha Hey'adda Bisha Cas ayaa sidoo kale tilmaamay in shixnad diyaarad sida tii ugu ballaarneyd ay ka soo dagi doonto magaalada Muqdisho maalinta berri, isagoo tibaaxay in shixnada ay gaareyso ilaa 50-Tan, waxaana uu intaa raaciyay in si toos ah ay Diyaarada uga soo duuli doonto Garoonka diyaaradaha Tehran ee Caasimada Iiraan, isla markaana soo gaari doonto Magaalada Muqdisho. "Shirxnada Diyaarada sida waa 50-Tan, waana midii ugu ballaarneyd ee hal mar diyaarad keenta, diyaarad yar yar ayaa keeni jiray shixnada, laakiin diyaaradan waa ballaaran tahay"ayuu yiri Mr Maxamed Axmed Cadale. Sidoo kale waxaa uu sheegay in Ururka Bisha Cas ee dalka Iiraan ay door wanaagsan ka ciyaari jireen marka dib loo raaco taariikhda hadii ay dhacdo aafo, isagoo sheegay in mar walba xiriir joogto ah iyo wada shaqeyn la leeyihiin Ururka Bisha Cas Soomaaliya. Wafdigan ka socda Ururka Bisha Cas ee Dowladda Islaamiga Iiraan ayaa qeyb ka ah wafuuda ballaaran ee ka socda Dowladaha Islaamka ee u soo gurmaday shacabka Soomaaliyed, ee gar gaarka soo gaarsiinaya, iyadoo haatan dalka ku sugan yihiin Ururka Bisha Cas ee dalka Imaaraadka Carabta, Hey'ado kala duwan oo ka socda Kuwiet iyo Qadar oo gar gaar shixnad dhowaan ka soo dajiyay Magaalada Muqdisho. Qaramada Midoobeya ayaa sheegay in 3.6-milyan oo ruux ay saameeyeen abaarta Soomaaliya ee ku dhifatay Goboalda Koofurta Soomaaliya, iyadoo xusay in 29-kun caruur ay todobaadkiida u dhimanayaan shan caruur ah nafaqo daro iyo macluul.
  18. Toronto-Ottawa walk for famine coming up soon InshaAllah. Albertans rock! === Saturday, August 06, 2011 A group of young Somali-Canadians are walking to raise money and draw attention to the famine in east Africa. The group, made up of seven cousins, calls themselves Step UP for Somalia. The teenagers are walking from Calgary to Edmonton this weekend. They say their walk symbolizes the walk many Somalis are making in Africa on their way to refugee camps in Kenya. The group's goal was to raise $10,000 but they have surpassed that and have now raised more than $12,000. This week the federal government stepped up too and will match their donations. "Well we are all of Somali heritage and we have been watching what's going on in the media. Reading about it in the news papers and you know what people are always sloughing it off not doing anything about it and we thought we could do something in our own unique way , as responsible people and make a difference," said Madina Abdi. The group is still accepting donations throughout the weekend. For more information or to make a donation visit the Step UP for Somalia website.
  19. http://www.sunnewsnetwork.ca/video/1088662943001
  20. Somali-Canadians Launch Humanitarian Appeal on Ogaal Radio. Monday, July 18, 2011 Toronto- Shocked by the unfolding humanitarian disaster that is afflicting their war-torn nation, Somali-Canadians are taking action to help alleviate the ongoing suffering in Somalia. The Abar Project spearheaded by ARAN Somali-Canadian Relief Organization, has launched a fundraising appeal during a live broadcast on Ogaal Radio, 88.9FM on Sunday, July 17th. Ogaal is the largest Somali language Radio Program in Canada reaching over 150,000 listeners in the Greater Toronto Area and across Southern Ontario every Sundays between 10:00pm - Midnight and millions throughout the world over the internet. Abar is Somali for draught and the project hopes to mobilize Somali-Canadians to take direct action to help mitigate the humanitarian crisis. Anchor Hassan “Karate” was joined in the studio by two prominent Somali-Canadian activists from ARAN, Souad Caymis and Hassan Sheikh Adan to appeal to Somali-Canadians to donate generously toward the relief campaign for the victims of the humanitarian disaster in Somalia. Somalia has been hit by the worst draught in 60 years and seniour UN officials have declared it “the worst humanitarian crisis” in the world today. Approximately 3000 refugees cross into neighbouring Kenya and Ethiopia each passing day while thousands others are displaced inside Somalia. Visibly emotional over the airwaves, Souad Caymis spoke of the horrifying conditions facing the victims of disaster saying that children are dying on the way to refugee camps and called upon the Somali-Canadian community to urgently lend a helping hand. “The most vulnerable in Somalia have no voice. This crisis is a wake- up call for all of us. We must take immediate action to help the needy. We call for a Somali-led Initiative to confront the humanitarian disaster. We don’t have to wait for others to act. We should take action of our own to rescue the suffering masses” said Souad. Hassan “Karate” urged Somali-Canadians to support the Abar Project, an initiative of the ARAN Somali-Canadian Relief Organization. “The human suffering stemming from this disaster is beyond comprehension. Left with no food and water, people have been trekking long distances in search of help. Many have fallen on the way. As Somali-Canadians, we must do everything in our power to alleviate this suffering” said Hassan “Karate”. Hassan Sheikh reminded the public that donations toward the Abar Project are tax deductible as ARAN has a charitable status. “The Abar Project is an initiative of the Somali residents of Lawrence and Weston neighbouhood of Toronto. ARAN is an autonomous organization that promotes self-directed, community-based action. There are no aid organizations on the ground in the worst affected areas in Somalia such as Bay and Bakool regions etc. We must start by utilizing our own resources to help our people” said Hassan Sheikh. The Somali people are caring says Hassan Sheikh but more needs to be done. He noted that ARAN has launched a letter writing campaign targeting Canadian government officials and urged Somali-Canadians to help bring about policy changes so that Canada can respond more effectively to the humanitarian disaster that has hit Somalia hard. ARAN is planning to organize a number of fundraising events to assist the victims of disaster in Somalia. The organization is also launching a clothing drive as part of its ongoing relief efforts. Earlier in the broadcast, Sheikh Abokor of Toronto's Khalid Bin Al-Walid Mosque appealed to Somali-Canadians to donate generously toward the humanitarian cause stating that it is a moral and religious obligation to help the most vulnerable in their most difficult hour. Local mosques, including Khalid Bin Al-Walid and IMO are collecting donations for the victims of disaster. These donations are being channeled through Human Concern International, an NGO that operates in 34 countries including Somalia. The Somali money transfer company, Dahabshiil, is also accepting donations that are being sent directly to victims of disaster housed in the Hager Dheer refugee camp. During a phone-in session that solicited the views of Ogaal Radio listenership, Somali-Canadians expressed their concerns and pledged to take action. Many callers emphasized the significance of Somali unity in addressing this monumental crisis afflicting their beloved nation. A united front that transcends clannish and regional loyalties is key to resolving the crisis. To donate money toward the Somali Humanitarian cause, people can reach ARAN’s Abar Project by phone at (416) 873-1948.
  21. Big ups to Islamic Relief Canada. May Allah reward you immensely!
  22. $2M private donation for Africa famine relief Canadian efforts to raise money for famine relief in Africa received a huge boost on Wednesday. A Toronto couple gave $2 million to the Canadian Red Cross Horn of Africa Drought fund, while the Ontario government promised another $1 million for Red Cross and Red Crescent Societies in the region. The private donation was made by Kroum and Eva Pindoff, the founders of Music World. "After seeing stark images of this tremendous tragedy and misery, our family has decided to do what we can to alleviate the suffering," said Kroum Pindoff in a news release. http://www.cbc.ca/news/canada/toronto/story/2011/08/03/toronto-africa-famine.html