Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Mogadishu University Jimco, Ogoosto 26, 2011 (HOL) - Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamacadaha dalka Soomaaliya ayaa qiimeyn la sameeyay waxay kaalinta 29-aad ka gashay jaamacadaha ugu horreeya Qaaradda Afrika. Munaasabad lagu maamuusayay arrintan ayaa waxay shalay ka dhacday xarunta Jaamacadda Muqdisho waxaana halkaas ka hadlay guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar, isagoo ka shekeeyay marxaladihii ay soo martay jaamacadda Muqdisho. "Jaamacaddu waxay ku dhisan tahay boqolaal qof oo is-dhaarsaday, oo go'aankoodu uu yahay sidii ay u billaabeen inay arrin kasta uga miro-dhaliyaan," ayuu yiri guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho. Sidoo kale, guddoomiyuhu wuxuu sheegay in sharafta u soo hoyatay Jaamacadda Muqdisho ay iska leeyihiin shaqaalaheeda, maamulkeeda, macallimiinteeda iyo bulshada Soomaaliyeed. "In Jaamacadda Muqdisho ay kaalinta 29-aad gasho waxaa sababay inay bulshada Soomaaliyeed la fal-gasho, tabantaabiso oo aysan ku ekaan oo keliya waxbarashada," ayuu Dr. Cali Sheekh Axmed hadalkiisa raaciyay. Guddoomiyuhu wuxuu intaas in 15-kii sano ee lasoo dhaafay ay Jaamacaddu ay wadday horumarin dhinacyo badan leh, isgaoo sheegay inay xubin ka tirsan lix urur oo ku bahoobay jaamacadoda gaaraya 1,000 oo dunida ka jira. "Jaamacaddu waxday xiriir la leedahay oo ay isla wadaan daraasadda sare dhowr jaamacadood oo ay ka mid yihiin: Ummu-durmaan Islaamiya - Sudan, Open University of Malaysia oo ay ka qalin-jabiyeen dufcaddii labaad oo iyagoo dalka ku sugan wax ka barta jaamacaddaas. Kaalinta koowaad ee Jaamacadaha Afrika waxaa gashay jaamacad ku taalla dalka Koonfur Afrika, halka ay kaalinta labaad gashay jaamacad ku taalla dalka Masar, waxaana sidoo kale kaalimo sare galay jaamacado ku yaalla dalalka Kenya, Uganda iyo Itoobiya oo ku yaalla bariga Afrika.
-
Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta salaadii jimcaha kadib ka degay Magaalada Garowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, halkaasoo ay ku soo dhoweeyay Madaxda Puntland iyo dadweyne fara badan. Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali Gaas oo socdaalkiisa ay ku wehliyaan Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Xildhibaano iyo Mas'uuliyiin kale ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka Diyaaradaha Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole. Wafdiga Ra'iisul Wasaaraha ayaa markii lagu soo dhoweeyay garoonka waxaa kadib loo galbiyay Xarunta Madaxtooyada Garowe oo kulan albaabada u xiran ay ku qaadanayaan iminka. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu ku soo dhoweynayo Ra'iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa Magaalada Garowe, isagoo sheegay in socdaalkiisa uu yahay mid la doonayo in lagu xoojiyo xiriirka dhinaca wada shaqeynta ee Puntland iyo Dowladda KMG, si buu yiri xal u noqdo in looga baxo labaatanka sano ee colaadaha iyo is qab qabsiga siyaasadeed. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Gaas oo isna hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in lagu soo dhoweeyo Garowe, waxaa uu sheegay in socdaalkiisa uu yahay mid lagu xoojinayo horumarinta dib u dhiska dalka iyo sidii TFG iyo Puntland wada shaqeyntooda loo xoojin lahaa. Socdaalka ayay dad badan ku tilmaamayaan mid la xiriira sidii meesha looga saari lahaa mugdiga siyaasadeed ee Dowladda KMG iyo Maamulka Puntland soo kala dhex galay, iyadoo dhowr jeer hore Puntland sheegtay inay xiriirka u jartay Dowladda Soomaaliya. Waa markii u horeysay ee Dr. C/wali Maxamed Cali booqasho ku tago Puntland tan iyo markii loo magacaabay xilka Ra'iisul Wasaarenimo 23-kii bishii June, iyadoo Ra'iisul Wasaaraha uu heyb ahaan uga soo jeedo deegaanada Puntland ay maamusho.
-
R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goor u anbabaxay Garoowe Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo R/wasaaraha Soomaaliya ayaa goor u dhow u anbabaxay magaalada Garoowe eexarunta maamulka Puntland. R/wasaraaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya wasiirka Caafimaadka, wasiirka Waxbaashada, wasiiru dowlaha Gaashaandhiga iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. R/wasaare Cabdi Wali Maxamed Cali oo inta uusan ka anbabixin magaalada Muqdisho Garoonka Diyaaradaha kula hadlay warbaahinta waxa uuna sheegay in booqashada ay Garoowe ku tagayaan ay ugu horeyn doonayaan in ay halkaasi kulamo kula yeeshaan maamulka halkaasi ka arrimiyo. waxa uu xusay R/wasaaraha in sidookale ay gogol xaar u tahay booqashooda Garoowe socdaal uu dhawaan halkaasi ku tagai doono madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya si loo anba qaado iskaashi ay wada yeeshaan dhammaan masuuliyiinta Soomaaliyeed. Waxaana la filyaa in goor dhow ay gaaran R/wasaaraha iyo wafdiga uu hoggaaminayo magaalada Garoowe ee xarunta Puntland oo la iyadoo lagu wado in halkaasi ay si diiran ugu soo dhaweeyaan masuuliyiinta maamulka Puntlad oo uu hoggaaminayo madaxweyne Faroole. ======= I should keep emailing Sheik Sharif!
-
Wax lala yaabo ma aha sheekooyinka dumarka laga qor qoro SOL. Waaba lagu mirqaamaa in la aflaagaadeyo dumarka Soomaaliyeed halkaan. Bal ma isagaa lacag ku darsadey markuu jeans-keedaa daawanaayo? Haddii ay ku dhibtey u yeero oo si xushmad leh wax ugu sheeg haddii kalena ga' ka siiso, tuitionka miyaad ka bixisaa? cajiib.
-
Nassir c'mon now! dictatorial? lol. Read the Charter again and look up the responsibilities of the PM and compare them to the responsibilities of the President, then read Professor Abdi's comment, markaasna isku noqo adigana, kadibna aan ka hadalno waxaad go'aansatey. Ok! Meeshan muran ma yaalo, warku wuu cad yahay sida Charter-ka Federaalka ku qoran. Have a good one.
-
Mu'asasadda Al-Naciim Foundation oo raashin iyo lacag u qaybisay qaar ka mid ah barakacayaasha Muqdisho http://www.hiiraan.com/news/2011/Aug/wararka_maanta25-14744.htm
-
Somalia: more life-saving feeding programmes launched Thursday, August 25, 2011 In southern Somalia, the numbers of malnourished children and mothers have been rising rapidly. The Somali Red Crescent Society, with the support of the International Committee of the Red Cross (ICRC), has just launched four new outpatient therapeutic feeding programmes in clinics in the conflict- and drought-affected regions of Gedo and Bakool. "Around 20 per cent of Somalis are suffering from acute malnutrition, which is very worrying," said Dr Ahmed Mohamed Hassan, president of the Somali Red Crescent Society. "It is vital that services be expanded throughout the country in order to save as many children under five and lactating women as possible from malnutrition." With the opening of the four new programmes, Somali Red Crescent feeding centres now cover the whole country, including all areas most affected by malnutrition. In Afgoye, in the Banadir region, six additional outpatient therapeutic programmes will soon open to enhance services already being provided there. In remote areas, 13 mobile health and nutrition teams are treating patients who cannot reach a clinic. A new feeding programme supplementing the regular therapeutic feeding will benefit some 49,000 malnourished children and 24,000 breast-feeding and pregnant women. Admissions at Somali Red Crescent therapeutic feeding centres doubled between March and July. Additional staff were recruited to deal with the influx of patients. The ICRC refurbished the buildings that house the clinics and will continue to provide support in the form of regular deliveries of medical equipment and food for malnourished children, pregnant and breast-feeding women along with training for staff. The ICRC also helped set up the mobile teams that treat patients in remote locations. Somalia has been in the grip of a severe drought since October 2010. The effects on a population already weakened by two decades of armed conflict have been devastating. The ICRC is providing long-term support for 39 clinics run by the Somali Red Crescent. Most of the clinics offer outpatient therapeutic feeding. Furthermore, the ICRC is helping people produce their own food by providing seed, tools and training. Since June, when the humanitarian situation worsened dramatically, the organization has distributed food rations to 162,000 people throughout southern and central Somalia.
-
Egypt sends two military aircraft carrying humanitarian aid to Somalia Thursday, August 25, 2011 The chairman of the Supreme Council of the Armed Forces Field Marshal Hussein Tantawi ordered on Wednesday 24/8/2011 that two C130 military transport planes fly to Somalia to deliver humanitarian relief supplies include baby milk, infant formula, rice, sugar, flour and canned food donated by the Armed Forces and the Medical Syndicate in contribution from the Egyptian people to world efforts aimed at assisting the famine- and drought-stricken Somali people. The stance comes within the framework of Egypt's leading role and its keenness to enhance the cooperation and friendship between peoples.
-
200-bed hospital to be established in Somalia Thursday, August 25, 2011 Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan gave instructions for a three-year medical presence and the construction of a 200-bed hospital in famine-stricken Somalia. In the first stage of the three-year plan, a rotation of doctors and nurses will be sent to the region on a voluntary basis to serve the medical needs of people in need. Physicians and nurses desiring to go to Somalia have already responded to the call. The plan also includes the construction of a fully-equipped 200-bed hospital in Somalia, which has already begun. The director of the German charitable association Cap Anamur's Somalian projects, Volker Rath, said in an interview with the Anatolia news agency Wednesday that the number of refugees taking shelter in the tent camps erected in the Somali capital of Mogadishu has been increasing with each passing day. Rath said the food items brought to Somalia by the United Nations World Food Program (WFP) are not meeting the current needs of the millions of starving Somalis. Aid associations from Turkey, Germany and Arab countries carried out especially successful aid campaigns in the region, Rath said. He also praised the establishment and success of the Turkish field hospital built in Mogadishu. A group of Turkish doctors from the International Association for Health and Education (USEDER) will continue to provide health services to Somalis for an additional six months, according to Anatolia. The doctors, who began working in the Somali capital of Mogadishu two weeks ago, have so far provided medical screening for 2,000 people in eight camps. Faruk Özdemir, a member of USEDER, told Anatolia correspondents that doctors first focused on extremely sick people and children suffering from diarrhea. Özdemir said they had brought two tons of medicines to Mogadishu. "We are eager to reach more patients, but conditions and security problems are preventing it. We are doing our best," he said. Turkish Airlines and Red Crescent have decided to partner in a "money box" ("kumbara" in Turkish) campaign for Somalia. Announcements typically solely reserved for saftey reminders will now include a call for donations for the region. Red Crescent and Turkish Airlines, which ransport nearly 100,000 per day, expect large returns. According to a report by the Turkish Humanitarian Aid Foundation (İHH) on the drought in East Africa, 10.7 million people are waiting for help in Somalia, Kenya, Ethiopia, Uganda and Djibouti. The İHH report recommends that countries wishing to help East Africa do so by digging wells in the driest regions, opening new hospitals and developing existing ones, supporting sustainable and modern agriculture, encouraging the development of alternative sectors such as fishery, supporting stockbreeding and providing vocational education courses. The İHH has distributed food to 1,050 families in Somalia this year. The foundation completed 340 water well projects and is currently working on 46 more. http://www.todayszaman.com/news-254794-200-bed-hospital-to-be-established-in-somalia.html
-
You are welcome awoowe DR. Burahadeer, what you wrote up there was just beautiful. Thank you. Ducada badiya in wadankeena nabad iyo more nabad uu helo, dadkeenana caafimaad wanaagsan helaan.
-
Gaacuur;742871 wrote: i doubt it.. raadiyahaa waxaa leh Alshabab, Prof. kana waxayba u yaqaanaan Murtad, marka uma malaynayo in uu wareesigaasi jiro... lol@Abdi Samatar He should probably read what the Transitional Charter says in regards to the responsibilities of the president before opening his mouth. I refer him to Article 44 if he happens to be reading this. RESPONSIBILITIES OF THE PRESIDENT g. The President shall receive foreign Diplomatic or Consular representatives in the country; http://www.unhcr.org/refworld/country,,,LEGISLATION,SOM,456d621e2,4795c2d22,0.html Come to Mogadisho Abdi if you have what it takes to lead this country and actually accomplish half of what Sharifachieved thus far.
-
Suuq Bacaad is now open for business. All investors start forking over the dough. Thank you. ------------------------ Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa shaaca ka qaaday in maanta iyo wixii ka dambeeyay uu furan yahay Suuqa Bacaad, kadib markii uu maanta la kulmay Ganacsatada suuqaas. Tarsan ayaa sheegay in Dowladda KMG iyo Maamulka Gobolka Banaadir ay ogolaadaan in la furo Suuq Bacaad. "Dowladda iyo Maamulka Gobolka Banaadir waxay ogolaadeen in la furo Suuq Bacaad, maanta wixii ka bilowdo wuu shaqeynayaa"ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. Mr Tarsan ayaa sheegay inay doonayaan in Suuq Bacaad uu la tartamo suuqyada kale ama suuqa bakaaraha, isagoo ugu baaqay ganacsatada inay kala shaqeeyaan Ammaanka. Dowladda KMG ayaa maalmahan waday dadaalo ay dib ugu fureysay suuqyada iyo wadooyinka ku xirmay dagaalada, iyadoo kulamo la laheyd ganacsatada iyo qeybaha bulshada oo ay kala hadleysay xoojinta ammaanka.
-
Thanks MMA for the updates.