Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. The Zack;744242 wrote: Ugu sheekee taas caddaank ayeeyo. I am from DC, one can claim. This aint America, this is Somalia where CLAN is everything. Your entire forefathers can be born there as you claim, but your clan has NO word in that city. You are full of it qabiil and you know that better than anybody else here. Proudly tell us which TUULO in hiiraan you hail from. After all you opposed Yussuf and support Shariif for clan reasons. We are not buying the small threads you open about Gaas, we all know where your heart is. This is Somalia yo! Say it with me, I, Qabiilina, is from Hiiraan! After all it is you who started the town war, deal with it! hehehe, you have just proved me right once again. Who is we horta? you and what army? did you have a meeting in some luuq in SOL? lol... Poor poor Godey man, you see the difference between you and me is clearly highlighted on this thread. I'm glad you read my threads with enthusiasm, I just don't appreciate the stalking. I say that only because you are not my type, sorry to break it to you so late, no amount of calaacal or obsessing over what clan I hail from is going to change my stance. Take your loses like a real man and find another woman that will accept you for what you are. I can't believe I'm arguing with Abdi Iley of SOL. Geez.
  2. The Zack;744238 wrote: At least I proudly say where I am from. Unlike you, I don't hide behind the crap of "I am reer Xamar.. but I am still clanist". We all know you are a little hat in Hiiraan. Proudly tell us which tuulo in Hiiraan you hail from ehehe. Faroole and Caalin have always fought and agreed before, I am sorry but that is not news. This conference is fruitless. Xaaji I'm from the city that I, my parents and my grandparents were born in, and that's Mogadisho. My family is well known and I don't need to prove anything to you of all people, a poor soul from Godey. When you muster up enough courage to stand on your own two feet come and talk to me ok. Hiding behind SOLers who comment on my threads is not geesinimo neither is following me around SOL, it's pathetic. Free yourself first from those chains around your neck before you can stand toe to toe with me. Ok! ciao
  3. Hiiran is represented here. MashaAllah. Heavy weight in Somalia's political affairs. Another heavy wieght.
  4. No one cares about the hotel maamul Azania, not Mahiga, not Mark Bowden, not C/Weli. Case closed. FYI, I don't need to take political advice from someone from Godey.
  5. Shirkii Wada tashiga oo wajigiisii labaad la soo gaba gabeeyay iyo Gudiyo lagu magacaabay Shirka Wada tashiga Arrimaha Soomaaliya ayaa wajigiisa labaad galabta la soo gaba gabeeyay, iyadoo shirka maanta heshiis lagu dhex dhigay Maamulada Galmudug iyo Puntland oo dhowaan khilaaf soo kala dhex galay kadib dagaalo dad fara badan ku daatay oo ka dhacay Waqooyiga Muqdisho. Wada hadalo ay garwadeen ka ahaayeen Ergeyga Qaramada Midoobey Mahiga, Ra'iisul Wasaaraha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo wada jir ahaa. Labada dhinac ayaa heshiis la dhex dhigay, kaasoo ku qotoma in xal laga gaaro dhibaatadii ka dhacday Waqooyiga Galkacyo. Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay goobta ka hor inta uusan ka duulin garoonka diyaaradaha Muqdisho ayuu sheegay inay wanaagsan tahay in meel la iska dhigo tuhunka jira, waxaa uu tilmaamay in dhankiisa balan qaadayo sidii Maamulka Galmudug kala kaashan lahaa xasilinta Magaalada iyo Gobolkaba. Faroole ayaa sheegay inay sii wadi doonaan xiriirka inuu taagnaado, isla markaana meel looga soo wad hor-jeesto waxa uu ugu yeeray kuwa ammaan darada iyo fidnada ka wada Gobolka , ayna ka wada shaqeyn doonaan nabada iyo amniga Galkacyo sida uu yiri. Madaxweynaha Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa dhankiisa soo dhoweeyay heshiiska, isla markaana ay ka hortagi doonaan dadka dhibaatada wada, isla markaana ay iska gacan siin doonaan is dhaafsiga xogta ah, iyo sida looga hortagi lahaa kuwa amni darada wada, waxaana uu sheegay inay isku sheegi doonaan xogta kuwa dhibaatada wada. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali ayaa sheegay inuu taageersan yahay in shirkan fursad u noqdo in Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ay ugu faa'ideystaan inay isu keenaan, isla markaana meesha ka saaraan.' Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa sheegay in fursad fiican uu u yahay shirka wada tashiga, isla markaana lagu abuurayo jawi Soomaaliya Qaranimadeeda iyo sharafteeda lagu soo celinayo. Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu jiray is afgaran waa yar oo sababay dagaal dhimasho iyo dhaawac dhaliyay, hase ahaatee waxaa uu tilmaamay in Maamulada Galmudug iyo Puntland ka heshiiyeen ka hor inta aysan Muqdisho imaan, isagoo tilmaamay in Beesha Caalamka ay ka taageereyso dhinacyada la dagaalanka Argagixisada iyo Burcad badeedka. Dhinaca kale Waxaa gudiyo laga soo saaray shirkii wada tashiga ee maanta wajigiisa labaad la soo gaba gabeeyay, waxaana la magacaabay afar gudi ka soo tala bixiya qodobada loogu tala galay inay falan qeeyaan ee ku aadan qorshe howleedka la wajahayo marka uu dhamaado xilliga KMG ah. Wasiirka Warfaafinta C/qaadir Jahweyn ayaa sheegay in Afar Gudi oo kala ah Gudiga Dib u Heshiisiinta, Gudiga Ammaanka, Gudiga Dowlad wanaaga iyo Gudiga Diyaarinta Dastuurka lagu magacaabay shirka maanta. Maalinta berri ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo shirka wada tashiga, ee maanta lagu qabtay Xarunta Xalane, waxaana shirka maanta uu ahaa mid ka duwanaa kii shalay oo ay ka qeyb galeen Wafuud Caalami ah. War murtiyeed ayaa la filayaa inay ka soo saaraan Ergada ka qeyb galeysa shirka, kaasoo noqon doona go'aan dhaxal gal ah oo horay loogu sii ambaqaado howlaha horyaala Dowladda mudada sanadka ee lagu wajahayo qorshe howleedka.
  6. If there was an Azanian flag flying in one village in the Jubbas then there would've been a discussion on whether to invite loser canbe Gandi or not. Fake hotel maamuls are not invited to Somali high level meetings. Fake hotel maamuls don't call shots in Somali affairs. Whether the meeting is in Nairobi, Djibouti, or Mogadishu, no fake maamuls have a say in Somalia's future. Simple and plain.
  7. Jacaylbaro;744206 wrote: A very good development indeed ...... Why would XX mingle about the other country's affairs bal ?? You should ask him that question. He wrote many times on Somali forums that Somalia is the number 1 enemy of SL. Azaniya ayuu la soo ordey, kulahaa maxaa loo casumi waayey, haddii uu daacad yahay SSC maxaa loo casumi waayey ayuu oran lahaa. Shaley maanu dhalan cid uu ka caqli badan yahay halkan ma joogto. p.s. Ximan iyo Xeeb waala casumey, ayaaga isa soo xaadirin.
  8. Turkish field hospital to serve in Mogadishu Turkish field hospital will start to serve in Mogadishu, capital of Somalia hit by famine and drought. Turmaks, a Turkish company manufacturing field hospitals, is establishing a field hospital for children in Mogadishu. Oguz Aroymak, deputy director general of Turmaks, told AA correspondent on Monday that 160-bed children's field hospital consisted of operating rooms, intensive care units, maternity ward, delivery room, laboratory, infection and quarantine centers, medical imaging devices; x-ray devices, ultrasound and CT, polyclinic, kitchen, laundry and medical waste disposal unit. Aroymak said that they earlier established a 40-bed field hospital in Darfur, Sudan. "We know about climate conditions of Africa and the hospital will be established by considering hot weather and sand storms," he said. Ali Kemaloglu, director general of Turmaks, said that Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan's visit to Somalia boosted motivation of aid organizations who had some hesitations over security in Somalia. Turkey has recently initiated a country-wide aid campaign to help Somalia. Erdogan visited Mogadishu and several refugee camps in the country, pledging more aid in cash and infrastructure. Turkey has so far sent 9 planes and 7 ships of humanitarian relief supplies to famine-stricken Somalia. AA
  9. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goor dhow ka dhoofay magaalada Muqdisho, kadib hal cisho uu ku sugnaa, iyadoo maanta uu ka qeyb galay wajigii labaad ee shirka wada tashiga oo maanta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha. Faroole ayaa ka hor inta uusan ka ambabixin garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa isaga iyo Madaxweynaha Galmudug la dhex dhigay heshiis, waxaana soo kala dhex galay Ergeyga Qaramada Midoobey, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra'iisul Wasaaraha. Heshiiska la dhex dhigay isaga iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa qeyb ka ahaa qodob ka mid ahaa ajandayaashii maanta, kaasoo ku saabsanaa colaadaha iyo sida loo xalin karo. Madaxweyne Faroole ayaa ku laabtay Magaalada Garowe, hase ahaatee Wafdiga Puntland uga qeyb galaya shirka wada tashiga ayaa wali ku sugan Muqdisho, kuwaasoo ilaa berri ka qeyb geli doona shirka wada tashiga oo la filayo in war murtiyeed laga soo saaro.
  10. Xaaji Xunjuf;744145 wrote: 3 stake holders are missing alshabaab azania and ximan iyo xeeb Waad is celin la'dahay miyaa? Azaniya casumo adiga haddii ay stakeholders kuu yihiin. Arrimaha Somaliya ma ahan hawl u taal shisheeyaha cadawga Soomaaliya ah oo aad adigu hogaamineyso. Orod oo wax isku fal hanoo soo noqnoqin.
  11. Welcome to SOL. I hope you enjoy your stay.
  12. Weftiga GalMudug intii aysan ka soo dhoofin garoonka diyaaradaha Galkacyo
  13. Xaaji Xunjuf;744067 wrote: awooowo maxay beerayaan ma ahlu suna wal jamaca ambay melez inu beeraan Awoowe, markaad hadalada raqiiska ku tufto meelkale oo aad hadal odey weyn la imaatid halkan ayaa laguu jawaabi doonaa. Adigoo SLander ahna Ethiopian cidna haku caayin, waa iga talo intaana.
  14. Jacaylbaro;744039 wrote: waar wax fahan ...... dad baa run u haystee Dadna bacaac bey ka yeersiisey.
  15. Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Caasho Cumar Geesdiir ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay, kaddib markii muddo dhowr bilood ah ay safaro howleed ku kala bixineysay dalalka ku yaalla qaaradda Afrika, Yurub, Mareykanka iyo Carabta. Guddoomiyaha oo maanta ka soo degtay garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada Soomaaliyeed ee uu hormuudka ka ahaa ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo hor kacayay Haweenka Degmooyinka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha oo markii ay ka soo degtay garoonka diyaaradaha isla markiiba kormeer howleed ku tagtay xerooyinka ku yaala qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir oo ah, iyadoo halkaas kula kulantay horjoogayaasha kaamamka iyo qaar ka mid ah curyaamiinta iyo agoonta ku jira kaamamkaasi, waxayna ku soo wareegtay qeybaha kala gedisan ee kaamkaasi. Intii ay halkaasi ku sugneyd ayay waxey si gaar ah halkaasi ugu gacan qaaday gabar yar oo cuuryaan ah oo lagu magacaabo Xamdi oo ay wax ka soo gaareen dagaaladii Muqdisho ka dhacay, iyadoo halkaas ku guddoonsiisay qalab farshaxan ah iyo lacag Boqol Dollar ah. Marwo Caasho Cumar Geesdiir oo Warbaahinta shir jaraa'id ugu qabatay xafiiskeeda ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxay ka warbixisay safarkii dheeraa ee ay ku soo kala bixisay dalalka Ingiriiska, Talyaaniga, Sweden, Kanada, Mareykanka, Kuwait iyo Kenya, iyadoo wadamadaasina kula kulantay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalkaasi. Waxay sheegtay Marwo Caasha inay isla soo qaadeen arrimo badan oo la xariira sidii haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha iyo dibadaba ay ugu midoobi lahaayeen iskaashina uga sameysan lahaayeen horumarinta Haweenka iyo caruurta Soomaaliyeed ee 21-ka sano dhibaatada ku jiray, kuwaasoo qaarkood ku agoontoobay, qaar ku dhaawacmay iyo qaar ku barakacay intaba. Dhinaca kale Guddoomiyaha ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Casho Geesdiir in magaalada Roma ee wadanka Talyaaniga ay si gaar ah ugula kulantay Wasiirada arrimaha bulshada iyo dibadda ee dalka Talyaaniga, maadaama ay tiri Dowladda Talyaaniga maamuli jirtay Soomaaliya xilligii xorriyadda kahor, isla markaana ay tahay dowlad xiriir la leh Soomaaliya, waxayna sheegtay inay isla soo qaadeen sidii Dowladda Talyaaniga u taageeri lahayd Haweenka Soomaaliyeed dhinacyada waxbarashada, dayactirka xaruntii weyneyd ee Haweenka Soomaaliyeed iyo guud ahaan wixii mashaariic horumarineed ah ee Haweenku u baahan yihiin.
  16. Qudbooyinka lagu furay shirka Madexweyne Sheik Sharif - http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/09/Riix-Halkaan-Si-aad-u-Dhageeysato-Khudbadda-Madaxweynaha-ee-shirka.mp3 R/W C/weli- http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/09/RIIX-HALKAAN-SI-AAD-UDHAGEYSATO-KHUDBADA-R.WASAARAHA.mp3 Galmudug- http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/09/Riix-Halkaan-Si-aad-U-Dhageeysato-Dhudbadda-Caallin.mp3 Puntland- http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/09/Riix-Halkaan-Si-aad-U-Dhageeysato-Khudbad-Madaxweyne-Faroole.mp3
  17. Cabdishakur Nageeye Cabdulle
  18. Orodyahan soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdishakur Nageeye Cabdulle ayaa ka qeyb galay tartanka orodka shanta kun (5,000 metres) International Association of Athletics Federations (IAAF) World Championships ee magaalada Daegu, dalka S/Korea. Cabdulle oo wareegyadii hore ee orodka ku jiray ragga ugu horeeya ayaa markii lasoo gaba-gabeeyay orodka galay kaalinta ugu dambeysa, wuxuuna sheegay in uu ku faraxsan yahay dadaalkiisa.
  19. Wafdiga Puntland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweyey Muqdisho Magaala madaxda Somaliya ee Muqdisho ayaa galabta 03 Sep,2011 waxaa soo gaarey wafdii heer sare ah oo kasocda dawladda Puntland ,waxana garoonka Aadan CaddeInternational Airport ee Muqdisho kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan golayaasha Dawladda Federaalka ah, saraakiisha Ciidanka xooga dalka iyo kuwa boliiska, ururada bulshada rayidka ah oo horkacayaan haweenka iyo dhalinyaradu Wafdiga ka socdey Puntland ayaa waxaa horkacayey Gudoomiye kuxigeenka barlamanka Puntland Xuseen Yaasin Xaaji Diiriye iyo Sagaal xildhibaan oo kale oo ka kala socda gudiyada uu ka kooban yahay barlamanka Puntland. Waxana sidoo kale qayb ka ah wafdiga wasiiro matalaya xukuumada Puntland sida wasiirka waxbarashada Cabdi Faarax Juxa,wasiirka haweenka iyo horumarinta arimaha qoyska marwo Caasho Geele Diiriye,wasiirka gaadiidka iyo hawlaha guud Daahir Xaaji Khaliif,wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah Dr,Daa’ud Maxamed Cumar iyo wasiir kuxigeenada caafimaadka,ganacsiga,kaluumaysiga ,duulista hawada iyo garoomada Puntland,sidoo kale waxaa kasocdey dhanka Madaxtoyada Agaasime kuxigeenka guud ee madaxtoyada Axmed Caydiid ,wasiiru dawlaha sharciga madaxtoyada,wasiiru dawlaha amniga iyo weliba sarkaal ka socda xafiiska warfaafinta madaxtoyada Puntland. Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey wafdiga kasocda Puntland iyadoona ay qayb ka ahayd ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka oo koonfurta Somaliya si weyn looga yaqaan. Sidoo kale hoolka qaabilaada madaxda ee Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ku hakaday Wafdiga ka socda Puntland halkaasi oo kula hadlay saxaafada Muqdisho gudoomiye kuxigeenka Barlamanka Puntland Xildhibaan Xuseen Yaasiin Xaaji oo ka warbixiyey ujeedada Safarka wafdigani uu ku yimid Muqdisho,sidoo kalena si uga mahadceliyey dhaman dadkii sida diiran ugu soo dhaweeyey galabta garoonka. Maalinta beri ah ayaa la filayaa in uu ka furmo xarunta aqalka barlamanka Somaliya shirka wadatashiga ah ee dhinacyada siyaasada Somaliya ka qayb galayaan garwadeena ka yahay ergayga u qaabilsan Qaramada Midoobey Somaliya Dr,Agustine Mahiga,waxana la filayaa in looga wada hadlo xiliga ka danbeeya dhamaadka xukuumada hataan ee dawladda Federaalka ah ee Somaaliya.