Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Dhaawacyadii ka dhashay dagaalkii Waqooyiga Gaalkacyo oo qaarkood lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho Talaado, September 06, 2011 (HOL) - Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay Waqooyiga degmada Gaalkacyo maalmihii Khamiistii iyo Jimcihii lasoo dhaafay ayaa maanta la keenay magaalada Muqdisho. Dadkan oo tiradoodu ahayd 36-qof ayaa waxay isugu jireen rag iyo haween qaba dhaawacyo kala duwan, waxaana markii laga soo dajiyay garoonka Muqdisho loo qaaday isbitaallada Muqdisho qaarkood. Xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan dowladda oo dadkan u qaaday isbitaallada ayaa sheegay in dhaawacyada qaarkood ay yihiin kuwo halis ah, lana dhigay isbitaal ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin Muqdisho. "Dhaawacyada qaarkood aad ayay halis u yihiin," ayuu yiri mudane ka tirsan kuwii dadkaas u qaadayay goobaha caafimaadka isagoo sheegay in dadkan ay ahaayeen shacabkii ay labada dhinac ku dul dagaalameen. Dagaalladii ka dhacay Waqooyinka Gaalkacyo oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo malleeshiyo beeleed hubeysan ayaa maamulka Puntland wuxuu sheegay inuu la tagay ku dhawaad 50-qof oo u badan dhinacyadii dagaaamay. Shacabka dhaawacyadooda la keenay Muqdisho ayaa waxay ahaayeen kuwii lagu dul dagaalamay oo isbitaallada gaalkacyo wax looga qaban waayay, iyadoo qaar ka mid ah dhaawacyadii dagaalkaas ka dhashay lagu daweeyay Gaalkacyo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  2. I will just watch you make excuses for your cheerleading dances and making a fool of yourself. You got your 15 minute of fame with Somalina, hey fun yeah!
  3. Somalina;744259 wrote: When you muster up enough courage to stand on your own two feet come and talk to me ok. Hiding behind SOLers who comment on my threads is not geesinimo neither is following me around SOL, it's pathetic. Again, well put.
  4. Dabrow;744306 wrote: I did not want to get involved but your arrogance and your lack of respect for other being has forced me to get involved. Ur attitude really stinks. I will keep the right to comment what I ever chose, thank you. You can shove your miserable 2cents were the sun don't shine. Cheerleading is a weakness I observed about Somali men on public forums recently. Waa iska caadi, soo tuur waxaad hayso bal. C'mon then, don't leave anything behind.
  5. Dabrow;744303 wrote: I was not even mention your name. But its good sign that you are self-aware about ur problems. This is a public forum and I was expressing my mind....but then I forget this is "your thread" Blah blah, I told you to mind your own business for a reason obvious to everyone. Two people are exchanging with each other, no need to invite yourself. Comment on the topic of the thread by all means, but afkaaga iga leexi lacag iguma lihiide. I hope we are clear.
  6. The Zack;744300 wrote: Aside from copying and pasting stuff other people wrote I have never seen a tangible 2 paragraph long article or debate by you, I mean your own work. If you feel good about that, awesome! Kudos to you! Post more pictures other people took as well, car aan kugu qabsado. I am just saying don't try to tell us what parts of the site we can post on. Why dodge the big question? What did u mean by face me like a man? See, that's thing I don't need to impress you, those who know me in real life are members on this forum. They respect me and I respect them. I don't care what some dude from Godey needs to see. The reality is, that you view every single post of Somalina every single time. That's a fact. So what are you arguing about then? What do you contribute to SOL, other than the usual coffee shop songs "canbe this, Sakiin is the man, H'da this, isbaaro in jidka Harer" ? You're so predictable is unreal.
  7. Dabrow;744296 wrote: Somone needs to take a break from SOL and get down from that high horse. You need to mind your own business.
  8. NASSIR;744291 wrote: Somalina, I am not supporter of IlkaJiir. Wrong assumption there He has the support of the tolka on the ground were it matters the most, California is long way from home brother.
  9. The Zack;744292 wrote: As we have already learned in this same forum, booto cidla iyo boolo xoofto iyo "face me" baa lasoo taagan tahay meesha. Face you in what way? Insult you? Because you have never been able to challange anyone in debate here at SOL. You personally attack anyone who questions your stance on any thing. Bal clarify, what do u mean by 'face me"? What I mean is, it took you 2 full days to comment on my previous thread, you know why and I know why. You constantly cheerlead for anyone who exchanges with me, you don't have what it takes to challenge me in a debate about Somali politics and neither does anyone here on SOL. I seen it all and heard it all from Somalis. 100,000 times and plus my threads were viewed, that speaks volumes on my SOL contributions and I'm not even trying. I use this place for research purposes. lol the amount of thank yous I receive is good testament also, something you're jealous of apparently. Sike! I don't come here to argue with likes of you. Actually I don't even like exchanging with nomads. I do my own thing, and on my own way and that is good enough for me.
  10. I didn't ask your opinion, neither for your advice. Gaal dil gartiisana sii. Don't be a hypocrite, don't say things you don't mean if you can't handle yourself at the end. Don't hide behind other nomads either, be brave and buy some courage to face me. I think we have cleared the air, if you have anymore calaacal you want me to address don't be afraid to forwarded here.
  11. The Zack;744281 wrote: How is calling the so called meeting a fruitless a stalking to you? Do you have a new definition for the word "stalking" or are u demanding the action? You have that right! But like I said in this thread earlier, note that anybody else has that right too. Anybody can post on any thread they wish. When I posted on your thread you told me to go elsewhere, and now you're singing a different song here about rights, because you couldn't handle it when the same thing was thrown back at your face. lol... The fact is you follow me around SOL, you have been doing it for a long time. Whether you admit it or not is not up for discussion, because the archives are easily available if evidence is required. I'm bored with you.
  12. Aniga maa i dhaaranee? lol.....I will say anything I want to whomever I please at any time at any place and there is nothing Abdi Iley can do about it. Continue stalking me on SOL and see where that takes you.
  13. Xaaji Xunjuf;744276 wrote: Waxaagu waba hanjabaad lafahayga baban u baqay bal dawooyinkeygi aan si liqo dabeedna aan bustahayga aan si hoos galo good night awoow Runta hanjabaad ma aha. Good Night.
  14. It's none of your G da*N business. Is it now? is your name NASSIR, or Ilka Jir? No soo ma ahan, raadso wax kula jaqjaqleeyo.
  15. Xaaji Xunjuf;744271 wrote: Somalina anigu waligay shabaab maan tageerin laakin godane amiir waan ugu yeedhay taasna hore waanu micneeyey oo dee wa tittle maha tageerasho Haa ama maya mid uun keen, madhib baa intaa?
  16. Guri guri ninkii bilaabey waa taqaanaa, yareey leave my thread" kii lahaa waa adiga, caqligaaga kuma siin laakiinse inaad iga ag fogaato, ileyn maskaxda markey daciif tahay waa la is iloobaa. Waxaad kuu kordhiso meeshaan malahan oo aan ka ahayn the same diatribes over and over again. Haddaad ku raaxeysaneyso inaan dhulka ku dhigo, ku raaxeyso hee, because that's the only thing aad agteeteyda ka heleyso.
  17. You are the one that came to this thread. Don't get it twisted, we all know who follows who around SOL like a hungry cat.
  18. The Zack;744266 wrote: This is aint Hiiraan thus your little head can dismiss nobody. Somalina has spoken already. Case closed.
  19. Xaaji Xunjuf;744261 wrote: Cawa Somalina labadi seefood ba wala so baxday yaan la isku ta taban Awwoow halkan bal yara eeg anigu waligay ba maan tageerin Shabaab laakin xal dhex dhexaad baan waligay u rabay Somalia http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/58502-Alshabaab-wa-shayaadin I think you have amnesia awoowe. Hadda hal jawaab keliya ayaan kaaga baahanahay, suaasha jawaabta u baahana waxay tahay, ma dooneysaa inaad ceeboobtid caawa? waxaan soo qufaayaa hadalo badan aadan rabin inaad dib u aragto markale ee jawaab soo dhiib, haa ama maya. Waa lagu kale baxaayaa meeshaan maanta.
  20. Somalina;744257 wrote: You are dismissed Abdi Iley. Motion approved.
  21. Somalina;744240 wrote: When you muster up enough courage to stand on your own two feet come and talk to me ok. Hiding behind SOLers who comment on my threads is not geesinimo neither is following me around SOL, it's pathetic. Excellent observation.
  22. The Zack;744255 wrote: WHAT? So now it is about hitting and flirting? Is this how low you want to go to defend Mahiga's meeting? You are dismissed Abdi Iley. Hold your head high and know your place.
  23. NASSIR;744252 wrote: 'Consultative Clan-based meeting' is the correct title. We're back to the pre- Islamic Courts era: Warlordism. Yeah, tell that Ilka Jir.
  24. Xaaji Xunjuf;744248 wrote: Somalina awoow laakin anigu godane ma tageero iyo Alshabaab miyanan ta ka heshiin mar hore , marka anigu ma ihey Qof cadaw hogaamiyo , Laakin Shirka manay ahayn in zack iyo professorkoodi ka so qeyb galaan ileen waa Somaali eh Mise dad gaar uun ba Somali ah bal halka yara faah faahi awoow lol Godane inaad taageerto cadan baan u hayaa, haddaad doontana waan soo bandhigi, taasi waa meel. Azaniyadan aad meeshan la timidna, waa ayo? xagey ka taliyaan oo calankooda saaran yahay? bal ii sheeg intaa?