Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Qudbada Madexwayne Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/09/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Khudbadda-Madaxweynaha-Jamhuuriyadda-Uu-Ka-Jeediyey-Xarunta-Gobolka.mp3
  2. oba hiloowlow;748726 wrote: Yaaah Madaxweynaha waaka baxsaday maanta minoow shirbaayo, shariifka wuxuu ku shirbooya jabka shabaab wuxuuna leeyahay sida tan seddex walxaato ba ku taal bayaanee shabaab ku burbureen Bergo dhaqaalle ii beeso la'aan ineey uu burburtay waa bayaan Bin laden ii fuzul berigeey baxeen iney uu burburtay waa bayaan khilaaf baaxad lahoo beryo uu tiil iney uu burburtay waa bayaan Iney burburtey waa bayaan! Oba, well done!
  3. Arbaca, September 28, 2011 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa maanta xarunta gobolka banaadir kula kulmay dadweyne aad u faro badan oo ay ka mid yihiin ururrada haweenka Soomaliyeed, dalinyarada, barbaarta gaashaaman, hobollada waabari, hobolada heegan iyo shacab ku labisan dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaliyeed. Xafladdaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo abaabulay ayaa waxaa isugu yimid dhamaan ururada haweenka Soomaliyeed, iyagoo muujiyay midnimo ku salaysan taageerada Madaxweynaha, xukuumadiisa iyo ciidamada qalabka sida. Madaxa haweenka qaranka Soomaliyeed Caaso Cumar Geesdiir ayaa sheegtay in ay ka go’antahay ururada haweenka in ay ka shaqeeyaan nabada, dib-u dhiska iyo horumarka shacabka Soomaliyeed. Sidoo kale Madaxa ururada haweenka ayaa u mahad celiyay Madaxweyne Shariif sida uu har iyo habeen ugu shaqeeyo umada Soomaliyeed si loo helo nabad iyo nadaam dowladnimo. Hobolada waabari iyo heegan ayaa majaajilo iyo heeso wadani ah ku soo ban dhigay goobta, taas oo xasaasad weyn ku abuurtay dadweynihii ka soo qayb’galay xaflada. Sidoo kale hobolada waabari iyo heegan ayaa qaaday heeso lagu amaanayo Madaxweynaha kana turjumaya guulaha laga gaaray cadowga ummada Soomaliyeed ee Al-Shabaab/Al-Qaeda iyo hur-u-socodka hanaanka nabada iyo dowladnimo. Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliyeed Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa qudbo qiiro leh ka jeediyay xarunta gobolka banaadir oo lagu qabtay xaflada. Madaxweyne Sharif ayaa u mahad ceiliyay ururada haweenka Soomaliyeed sida sharafta mudan oo ay ugu midoobeen maslaxada dadkooda iyo dalkooda, Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku booriyay haweenka in ay hormuud ka noqdaan nabada, midnimada iyo taakulaynta shacabka Soomaliyeed oo la macaluulsan abaaraha.Ugu dambayntii Madaxweynaha ayaa ka bilaabay aga’gaarka kawaanka malaayga ee xaafada xamerweyne tilaabadii ugu horeysay oo loogu tala’galay in maanta ay noqoto bilowgii asbuuca nadaafada. Madaxweynaha ayaa isticmaalay gaadiidka loo adeegsado gurida qashinka ee loo yaqaano cagaf cagafta, Madaxweynaha ayaa ku soo lugeeyay deegaano badan oo ka tirsan xaafada xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Hiiraan Online News Desk
  4. Maki Interior decorator-ka shaqada halaga eryo. Maxaa waaye saan? Madexweynaha toys maloo ogoleen markuu yaraa. Bobcat inuu koro jecelyahay markuu arko. lol
  5. Wey duuleen from Xamar.
  6. 118 Puntland students receive scholarships from Turkey 24 Sep 24, 2011 - 11:49:46 PM Students in Somalia's Puntland region have been awarded scholarships to study aboard in Turkey, Radio Garowe reports. An event held Saturday in the Puntland capital Garowe and attended by senior officials from the Ministry of Education including Minister Abdi Farah Juha and Turkish teachers. Mr. Ismail Mohamed, director of Puntland education umbrella, announced the results that 118 male and female students had won the scholarships. “We thank the people and Government of Turkey for assisting our people…this is a happy day for me,” said Education Minister Juha, addressing the event. More than 6,000 students have traveled to Garowe from many regions to part annual exams for grade 8 and grade 12 graduation. A similar examination event took place in Galkayo, whereby students from Mudug and Sool regions participated, according to education officers. Puntland students have won scholarships to other countries, including Ethiopia, Sudan and Malaysia. Located in northeastern Somalia, Puntland has enjoyed relatively stability since the 1998 formation of a state government with its own security forces, laws and policies. GAROWE ONLINE
  7. Ardeyda gobolka Hiiraan oo soo dhaweysay fursada waxbarasho ee dowladda Turkigu ku deeqday Talaado, September 27-9-2011 (HOL ) -- Ardeyda ku dhaqan magaalada Beledweyne ee xarunta u ah gobollka Hiiraan ayaa siweyn u soo dhaweeyay fursadaha waxbarsho ee dowladda Turkigu siisay in badan oo ka mid ah ardeyda Soomaaliyeed, kuwaasoo lagu wado in saacadaha soo socda ay u duulaan dalka Turkiga. Ardeyda oo siyaabo kala duwan ay u la hadashay HOL ayaa ku tilmaamay talaabo soo dhaweyn mudan in dowladda Turkigu siiso deeq waxbarasho ardeyda Soomaaliyeed ee waqtiga dheer wax ku soo barnayay marxalada colaadeed, waxaana ay intaa ku darreen ardeydu in looga baahan yahay dowladdaha kale ee saaxiib-ka la ah dalka Soomaaliya in ay qaadaan talaabo la mid ah tan ay qaaday dowladda Turkiga. ‘’Ardey badan oo aan garanayo ayaa ku jira kuwa hadda fursadaa helay, walaahi waan ku faraxsanahay, waayo ma aha wax sahlan in ardeygu waxbarasho lacag la’aan ah oo waliba heer Jaamacadeed ah uu helo ayuu yiri,’’ mid ka mid ah ardeyda ku dhaqan magaalada Beledweyne. Laakiin dhinaca kale ardeydu waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaameen cabashada meelaha qaar laga soo jeediyay, gaar ahaan in la musuq maasuqay ardeyda qaarkood, iyaga oo farta ku fiiqay dibadbixii dhawaan ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana ay ka codsadeen maamulka halkaa ka dhisan in uu jawaab ka bixiyo cabashada ardeydu qabaan. Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah goballka Hiiraan waxaa ka furan dhowr Jaamacadood iyo Dugsiyo sare iyo Machadyo ay wax ka bartaa ardey aad u tiro badan oo hadda qaar ka mid ah ay ku jiraan ardeyda helay deeqaha waxbarasho ee dowladda Turkigu bixisay. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyne, Soomaaliya.
  8. The future of Somalia looks bright indeed. Never lose hope, never surrender!
  9. Turkey provides scholarships for 500 Somali students Turkey will provide scholarships for 500 Somali students to study in Turkish universities in the upcoming academic year, Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdağ said. According to Bozdağ, 230 students will attend private universities, while 270 students will be able to study in state universities in Turkey’s newly established scholarship program for Somali students. Speaking at a meeting in his hometown in the Aydıncık district of Yozgat province, where he spent the Eid al-Fitr holiday, the minister shared information on Turkey’s aid campaigns in Somalia. Health is the urgent issue in Somalia, he said, and for that reason Turkey will set up five field hospitals equipped with medical supplies and health personnel, in addition to the existing field hospital, which was set up by Republic of Turkey’s Ministry of Health on Aug. 19. In addition, he said the Ministry of Forest and Water also conducts searches for water in Somalia. “TOKİ [the Housing Development Administration of Turkey] will build houses for Somalis. You may ask where the money for this is coming from. The state has not spent a penny on this. Charity campaigns have been launched by the public, by you. These people are so rich in their hearts and ready to give anything to the needy,” he said.
  10. Youth in the Somali capital of Mogadishu formed long lines in front of schools this week as they competed for a slot in a rapidly expanding student exchange program sponsored by the Turkish relief organization Kimse Yok Mu. The organization is planning to provide scholarships for 350 new students from the famine-stricken nation. Bilal Çelik, Somalia representative for Kimse Yok Mu, explained in an interview with the Anatolia news agency that word of the program's expansion has garnered an overwhelming response in the capital, with a total of 10,000 students attending exams over the 10-day testing period. Faced with such unprecedented numbers, the representative says the organization is considering as many factors as possible during the selection process. “We are giving priority to children living in tents and orphans,” he said. Çelik notes that students are hopeful of gaining an education abroad, saying, “After seeing a good education in Turkey, these youths' biggest goal is to return to their country and help their people as doctors, engineers or as experts in other fields.” The program aims to place the 350 new students in Turkish universities and prep schools within the next month. The student exchange program is just one part of a massive aid campaign undertaken by Turkey in response to East Africa's worst drought in 60 years. Turkey's relief efforts so far have included donating TL 500 million in aid to Somalia and distributing food to 12 million people in Somalia, Kenya, Ethiopia and Djibouti. The UN's refugee agency recently declared that the east African drought is currently the "worst humanitarian disaster” in the world, and has urged other international actors to pledge additional assistance. In addition to the 350 students which it plans to support in the coming months, Kimse Yok Mu presently provides education for 400 high school and 100 university students from Somalia.
  11. God bless you, make us proud kids! I'm not sure about these ones.
  12. Feast your eyes on the future Somali Doctors, Lawyers, Engineers, Enterprenuers and what have you. Thank you Turkiya. ==========
  13. Jacaylbaro;748410 wrote: You asked for it Miskiina ,,,,, Now you better handle it. Markii la aamusayna qayladaadaa laga fadhiyi waayay imikana cidiya ku dagaalanka naga daa dee ,,,, What? lol...I asked you a simple question, provide a source? you didn't do it, marka now aniga ayaa qaylinaaya? lol... Cid kuu wacatey meysan jirin marka hore, markaad soo gashey badaan adigoo xariif iska dhigaayo ayaad dhiiqo is gelisey aadan awoodiin inaad iska saarto. If you can't handle it get out of the kitchen. Quraafad hanoola iman adeer, because when you do, sidan oo kale ayaa dhaceysa. Have a good day.
  14. How about :D :D :D ? You see this is why I respect Xaji Xanjo, he stayed away because he knows the truth. Indha adeeg lama soo taagna meeshan. Odey ciyaaraayo ma ahan wallee. Much respect awoowe. You can't even provide a single source from Turkey, the country that supposedly recognized your passport. lol... SL news la soo orday, lol. I still can't get over that. Do your homework next time before you hit "submit" button. lol...
  15. We can exchange Soomali news all day if you like. Enjoy. Ardaydii Xukumada Siilanyo Sheegtay Inay Toos Turki U Tegi Doonaan Oo Muqdisho Ka Degay Hargysa,(Qaran news)-Arday reer somaliland oo dawlada turkigu ka helay ama ay siisay deeq waxbarasho oo isagu jirta mid dugsi sare oo xirfadeed iyo mid heer jaamacadeeda tiradooduna dhan tahay 36 arday ayaa laga dejiyey magaalada muqdisho,ardaydan ayaa saaka loo qaybiyey ama la siiyey basaboorka la yidhaahdo E-passaport kaas oo dawladaha dunida aqoonsan yihiin inuu yahay basaboorka saxda ah ee Somaliya. Wararka aanu helay ayaa intaas ku daraaya in ardeyda reer somaliland lagudaray amaba ay diyaarad wada raacayaan arday kale oo ka socota puntland iyo muqdisho oo ku guulaystey interview ay ka qaadeen masuuliyiin ka socota dawlada turkiga iyo dawlada soomaaliya.ardeydan ayaa iasagu jira kuwo dhamaystey waxbarashada dugsiyada sare iyo dugsiyada dhexe ee Puntland,Somaliland iyo koonfurta Soomaaliya. Inkastoo xukumada Somaliland sheegtay inay ardaydeedu ku tegayaan basaboorka somaliland dalka Turkiga taasi wey shaqeyn weyday,waxay kaloo xukumada somaliland sheegtay in diyaarad khaasi geyn doonto dalka turkiga taasina wey beenowday ka dib markii diyaaradii ay raaceen ka dejisay gegida diyaaradaha ee Adan Cade ee magaalada Muqdisho. Warar aanu ka helay qof ku sugnaa madaarka aadan cade ee magaalada muqdisho gudihiisa ayaa noo xaqiijiyey inay ardaydaa ka soo dhooftay magaalada hargeysa ka soo degeen madaarka aadan cade ,waxaa kaloo ilo xogogaal ahi noo sheegeen inaan ardaydaas la weydiin wax dokumantisa. Xukumada madaxweyne Siilaanyo ayaa caaddeysatey had iyo jeer inay shacabkeeda u sheegto warar ama xoggo aan sax ahayn oo iska hor iyo daba imanaya kuna abuura jahawareer bulshada dhexdeeda taasna waxaa sabab u ah kalsooni daro jirta iyo iyadoo ku fashilantay wixii loo doortay ee ay shacabka u ballanqaadey,waxaa ku adag inay qirato fashilaadaha la dersa hase yeeshee hadaan taas laga hortegin waxaa iman doonta maalin farta dhexda laga qaniini doono. ninbaa laga hayaa hadaan karinta laga guurin gorayo heryaysanina walee way ka soo geli. Ugu danbeyn waxaa ******wday sheekadii lagu xaman jiray xukumada siilaanyo inay xidhiidh la leedahay xukumada sheikh shariif hogaamiyo ee ka talisa xaafado ka mid ah magaalada muqdisho.sidoo kale ayaa wakiilka xoghayaha guud u qaabilsan somaliya mr Mahiiga inoola dhaqmaa sidii maamul-goboleed ka tirsan Somaliya ka dib markuu arkay labaclabacda xukumada Axmed Siilaanyo. Dhanka kalena waalidiintii dhashay caruurtani laga dajiyay magaalada Muqdisho oo qaarkood ay u warameen shabakda qaran news, ayaa waxa ay sheegeen in ay arintaasi ka walaacsanyihiin, arinkuna ahaa in caruurtooda toos loo geeyo dalka Turkiga oo ay waxbarasho u tagaan, waxana ay walaac iyo war wer weyn ka muujiyeen xukumada Siilaanyo oo ay qaarkood ku sheegeen in ay ku soo baxayso waxii lagu xamnaayay ee ahayd in aanu dalkaba maamulin madaxweynahii la soo doortay. Ali adan Qarannews
  16. Ardeydii Soomaliland baasbor noocee ku dhoofeen? http://www.boramanews.com/news/index.php?option=com_content&view=article&id=2644&catid=66
  17. Row erupted between ministry of education, Turkey over what scholarship students travel with Posted on 25/09/2011 in Latest Headlines Hargeisa (JSLTimes)-A row erupted between the government of Somaliland and Turkey’s NIIL organization over top students who was offered scholarships from Sudan Turkey and Egypt over what to travel. Three hundred scholarships were given to Somaliland students by Turkey, Sudan and Egypt. The Ministry of education and Turkish organization by the name of NIIL which offered scholarship positions to Somaliland top students who recently graduated from secondary and intermediate schools that they must travel Somali passport. The intention of Turkish organization was that Somaliland students will travel the old Somali passport but the government of Somaliland denied that demand. The minister of education Ms. Samsan Abdi Adan once asked about the issue, speaking to the press she told that the disagreement over what the student travel exists. The minister further elaborated that the students must travel with the Somaliland passport and this the decision reached by the government of Somaliland. She said, “If our students are not allowed to travel with our passport, they would rather stay instead of traveling with the outdated Somali passport. She told the Turkish organization that offered the scholarship for our top students told us that they do not know that will happen to them when they reach Mogadishu. We decided that our students return if they do not travel with our passport. The president once informed about the disagreement recommended that students will go via Dubai having been given their flight tickets but this was impossible due to the lack of arrangement of visas for the students. The minister added that Turkey has an embassy in Mogadishu and I do not aware of that. Turkish officers told us that jumbo jet Turkish airline will take the students as a transit in Mogadishu in which seats were reserved. The minister added that we made very clear for them that if our students are not allowed to travel with Somaliland documents, we prefer that they will stay rather travel with Somali passport. She said, “Our plan is that our students who achieved scholarships must travel with Somaliland passport and if not, they will rather return and if reporters need further information, please you are invited to come to the airport when are distributing Somaliland passports among the student. This is also the plan of the government that students who won the scholarships must travel with Somaliland documents.” Once asked the minster if students’ parents were taken money, she responded that being the minister of education I do not aware of that in the first place and after I was told I immediately ordered to be stopped. If that exists we will investigate who said and who was paid but it is not in our plan to accept money. Once asked the minister how the exams were conducted that students sat in order to earn scholarship position, she said that all of the students who sat for the scholarship exams which we received from Turkey, Sudan and Egypt went well and was based on just and fair. The head of national examination told that money was taken from the students’ parents but once we came to know later we stopped. JSLTimes Staff Reporter
  18. lol@miskiina. News Somaliland ah ayaad la soo orodey. lol and you calling me miskiina. Poor JB. I asked you not to respond to me unless you can back up your claim of Turkey is the first Muslim country officially accepted the Somaliland Passport You are running around like a headless chicken with news from SL. lol.....you are hilarious man Don't waste my time walaal.
  19. I'm still waiting for sources dee. What happened? nothing on Google? Adigoon cidna kuu wacan ayaad halkan ku soo orodey, sheekiidii markey kugu xumaateyna marmarsiiyo iyo is yeel yeel ayaad bilowdey. Check and mate adeer! InshaAllah, mustaqbalka soo socda meelaha aan lagaa casumin ma soo galeysid, dhiiqo aadan ka bixi karina ma dhex geli doontid. Please don't respond if you don't have a source to back up your claim of Turkey is the first Muslim country officially accepted the Somaliland Passport