Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Afhayeenka dowlada Puntland ayaa ka warbixiyey wefdi Saraakiil ciidan ah oo kasocda DKG ah ee Soomaaliya iyo AMISOM oo beryihii u danbeey socdaal booqasho ah ku marayey deegaanda Puntladn. Axmed Cumar Xirsi (libaax joorre) oo Warbaahinta Horseed Media waraysi gaar ah siiyey ayaa sheegay in ujeedada wefdiga uu hormuudka u yahay Sareeye guuto Cabdiqaadir Sheekh cali diini ay Puntland u yimaadeen ay tahay sidii ay ugu kuur geli lahaayeen ammaanka gobolada Puntland. Afhayeenka Xukuumadda Puntland Axmed Cumar (libaax joorre) ayaa sheegay in mudadii labada beri ahaa ee ay wefidgaasi joogeen magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ay booqdeen xeryaha ciidamada qalabka sida ee Puntland iyo qaar kamid ah xarumaha dowlada. Wuxuuna intaas ku daray in sidoo kale intii ay magaalada Garoowe ku sugnaayeen ay aad ula dheceen xasiloonida ka jirta magaalada Garoowe , islamarkaana ay ku tilmaameen inay tahay mid ka turjumeysa sida ammaanka guud ee Puntland la isugu hallayn karo. Wefdigan oo uu horkacayo Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Sareeye guuto Cabdiqaadir Sheekh Cali diini oo ay ku jiraan Saraakiil ka tirsan ciidamada Midowga Africa Soomaaliya ka jooga ee AMISOM ayaa shalay gelinkii danbe gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Waxaana halkaa ku soo dhoweeye Mas’uuliyiin uu kamid yahay Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland , Wasiiro , madax ka tirsan maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacayo. Wefdigan Saraakiisha ciidan ka kooban ayaa inta ay magaalada Gaalkacayo ku sugan yihiin booqan doona xeryaha ciidamada Puntland ee ku yaalla magaalada Gaalkacayo iyo degaanada ku dhow dhow. Afhayeenka Xukuumadda Puntland Axmed Cumar Xirsi (Libaax joore) ayaa ugu danbayntii wax kama jiraan ku tilmaamay war ay qaar kamid ah Website-yada Soomaalidu soo daabaceen oo ah in ciidamo Amiso ka tirsaan la keeni doono Puntland , wuxuuna xusay in warkaasi uu yahay mid haba yaraatee aan sal iyo raad lahayn. Si kastaba ha ahaatee booqashada ay Wefdiga uu horkacayo Taliyaha guud ee ciidamada DKG ah ee Soomaaliya ay ku yimaadeen Puntland ayaa ah mid salka ku haysa sidii loo xoojin xiriirka labada dhinac , iyo sidii ay ugu kuur geli lahaayeen ammaanka iyo xasiloonida degaanada Puntland. Horseed Media
  2. Bilan, XX waa inaad iska celisaa, haddii kale ma joojinaayo hawlahiisa. Fadhikudurir ku haboon shaqada soo xula degdeg. :D
  3. Alpha Blondy;749373 wrote: Impressive stuff! MMA, is this allowed?
  4. bilan;749391 wrote: Amir Aamir hadba warka suuqa ku jira uun buu sawiraa run iyo been tay ahaataba, but after PL ay soo saartay liiska ardada baxday, i doubt in sida uu u sawiray ay tahay, there was even a girl from Hargaisa who received one of the scholarships, marka XX idinku reer Konfuria wax ma ka siiseen???? Kii SL waa lagu tumtey, laakiin saxafad wax ka qorta lama arag. http://somalilandpress.com/free-scholarships-by-sudan-turkey-and-egypt-a-life-time-opportunity-for-300-secondary-school-graduates’-in-somaliland-23859 Qoraalka hoostiisa aqri.
  5. OdaySomali;749389 wrote: LOL. I was in fact a student at one of Sheikh Shariif's schools :D . Yeah right.
  6. SomaliNationalist;749283 wrote: Somalina, Thanks my beloved countrymen:cool: This forum is much more serious and influential than I thought. Even the Tigray regime is among us lool, let us show them unity and brotherhood, and that the somali people has a glory future by the nature of its patriotic youth. Countrymen? nice one.
  7. OdaySomali;749284 wrote: loool I didn't know you are like a raw end of a nerve... By any chance, are you a secessionist Nursing school graduate?
  8. Somalia;749199 wrote: Let me guess, one is fake and one real? You guessed right! :D
  9. Yes, it's 100% true. Welcome to SOL by the way. p.s. Zenawi's staff reporter is also a member. lol (don't quote on this).
  10. The TFG has a membership on SOL, and so are Siilaanyo's nephews and Farole's son.
  11. "Madaxweyne Sheekh Shariif Sheikh Axmed oo ay u billaabatay kasbashada kalsoonida shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo dibadaba" ayuu yiri Xildhibaan Aw-Hilowle Laga soo billaabo 6dii bishii August 2011 oo ah markii ay Ciidamada Al Shabab ay faarujiyeen meelo badan oo ay kaga sugnan jireen gudaha Soomaliya, markii ay u babac-dhigi waayeen awooda Ciidamada DFKMG oo kaashanaayey Ciidamada Amisom, uuna hoggaaminayay madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah taliyaha guud ee Ciidamada kala duwan ee dalka ka hawl-gala, wixii ka danbeeyey guushaas ay gaareen Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed iyo kuwa Amisom oo iskaashanaaya, wuxuu shacabka Somaliyeed gudaha iyo dibadaba billaabey inay aaminan hoggaamiyanimadiisa Madaxweyne Sheekh Shariif ( credence), sidoo kale hanbalyo loo diro dhammaan Ciidamada kala duwan ee qaranka, kuwa Amisom, Xukuumada iyo dhammaan hay'adaha kala duwan ee DFKMG ah inta ka qeyb qaadatay guushaas la gaaray. Shacabka Soomaliyeed kuwooda ku nool gudaha Soomaliya iyo kuwa ku nool dunida dacaladeedaba, waxaa aad u soo jiidatay sida uu Madaxweynuhu, habeen iyo maalinba u dhiiri-geliyo dhammaan Ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliyeed iyo kuwa Amisom, asagoo markasta gaaf-wareega aagagga hore ee jiida-dagaalka, xerooyinka Ciidamada, Cisbitaalada ay jiifaan dhaawacyada kala duwan ee Ciidamada qaranka, shacabku waxa kalow soo dhoweeynayaa beyshka cusub ( new page) uu dhowaan furtay madaxweynuhu oo ah "la shiribka Barbaarta Gaashaaman iyo dhex-galka shacabkiisa" ( Public Relation). Shacabka Somaliyeed, waxaa kalow aad iyo aad ugu riyaaqay soona dhoweeyeen " Raali-gelintii uu dhowaan u jeediyey wallalaha heer waqooyi ee Somali-land ( apology)", asaga oo ku hadlaayay magaca shacabka Somaliyeed, kan Dowlada FKMG ah ee Soomaliyeed iyo kiisaba. Dhinaca Abaaraha, runtii Shacabka somaliyeed aad iyo aad ayuu uga niyad jabsan yahay sida loo musuq-maasuqo gar-gaarka bani'aadanimo ee gaaray guud ahaan Soomaliya, gaar ahaan casimada Somaliya ee muqdisho oo ay dhacaan kooxo isku xiran, iyaga oo isticmaala " dallaalin aan is-aqoon", dallaalintaan oo loo isticmaalo qaabka u'eg sida qaabka ay isticmaalaan kuwa ka ganacsada "Daroogooyinka" waa-weyn ( Drug Dealers system), balse shacabka Soomaliyeed wuxuu aad ugu farxey Madaxweynaha oo qalabka warbaahinta kala duwan, cod-dheer uga dhawaaqiyey tariikhdu markey aheyd September 28, 2011, in wixii hadda ka danbeeye gacan bir ah lagu qaban-doono kooxaha caadeystay xatooyada macaawinooyinka loogu talagalay masaakiinta u dhimanaysa baahida awgeed daqiiqad kasta, haddii ay dowladu ku guuleysado joojinta dhicitaanka macaawinooyinka uu adduun-weynuhu ugu deeqey masaakiinta baahida u dhimanaysa, waxaa kor u sii kici doona kal-soonida uu shacabku u haayo Madaxweyne Sheikh Shairif iyo dowlada uu hoggaamiyo qeybaheeda kala duwan. Waxaa kaloo shacabka Soomaliyeed niyadiisu, kici lahay haddii ay Ciidamada qalabka sida iyo kuwa Amisom ay dhaq-dhaqaaqo Ciidan ka bilabi-lahaayeen, goballada iyo deegaanada uu Al Shababku ku haysto xaaraanta iyo " diin si khaldan loo fasiraayo" , goballada iyo deegaanada aadka loogu baahan yahay in laga billaabo dhaq dhaqaaq ciidameed waxaa ka mid ah gobalka shabbellaha dhexe, gobalka Sh.hoose, gobalka Hiiraan, Bay iyo Bakool, deegaano badan oo ka mid ah goballada dhexe, Jubbooyinka iyo meel-kasta ee uu Al Shabab kaga sugan yahay gudaha Soomaliya. Waxaan dhowaan kula kulmey gobalka Minnesota ee wadanka Mareykanka seddex (3) Abwaanin oo aad caan uga ah Soomaliya idilkeed, waxayna seddexdooduba ii sheegeen inay dhowaan soo saari-doonan " heeso cusub" oo lagu muujinaayo wax qabadka fiican ee Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Ahmed muddooyinkaan danbeeyey. Xildh. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
  12. Warsaxaafadeed:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa maanta kor’meer ku soo maray qaar ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee magaalda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa booqday goobahan ay barakacayaashu ku suganyihiin si uu ugu kuurgalo xaalada ay ku jiraan isagoo war’bixin ka dhageystay qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah. Madaxweyne Shariif ayaa horaantii booqday baqaar ku yaala degmada xamar jajab oo cunto loogu qay’binayay dad badan oo barakacayaal ah. Madaxweynaha ayaa war’bixin ka helay shaqaalihii ka howl galayay goobta iyo qaar ka mid ah barakacayaasha si uu u xaqiijiyo in gar’gaarka bino’aadnimo uu gaaro dadka loogu talagalay. Madaxweyanaha ayaa booqashadiisa ku soo gaba’gabeeyay xerada weyn ee Rajo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen dadweyne aad u farabadan oo ka tirsan barakacayaasha xerada Rajo. Sidoo kale waxaa goobta Madaxweynaha ku soo dhaweeyay war’bixina siiyay Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed M. Tarzan, Gudoomiyaha Degmada Madiina Axmed Daaci iyo wakiilka ha’yada Turkish Red Crescent Kamal. Kadib war’bixin uu ka helay madaxda xerada iyo ha’yadaha ka howl gala ayuu Madaxweynuhu dhex lugeeyay barakacayaasha si uu u ogaado habka gar’gaarka bino’aadnimo uu u socdo iyo baahida jirta wali. Ha’yada Turkish Red Crescent ee ka howl gasha xerada Rajo ayaa u soo bandhigtay Madaxweynaha mashruucyo ay ka mid tahay dhisme loogu talagalay in ay dhalinyaradu ku ciyaaraan iyo tababaro loo fidiyay shaqaale oo dhisay wado dheer oo uu Madaxweynahu ku lu geeyay. Xafiiska Madaxweynaha Faafin Horseed Media
  13. Mahasanid Jeneraal Sheekunaa.
  14. 20 sanno kadib Gurbaanleyda Booliiska gardiiskooda la soo noqdeen. Odeyaasha keliya ayaa xasuusan kara.
  15. Maxaa lagu daala oo meesha yaalo. Ardeydii Hargeysa ka dhoofey, markey Muqdishu ka degteen, Mudane Sharif ayey hor fadhiisteen oo dardaarankiisa dhegeysteen. Check and mate!
  16. Faysal Cali Waraabe oo u jawaabey Siilaanyo. Waaxanu u yedhay Tv-ga Qaraanka Iyo Somaliland Org Oo kaliya wayna hurden Waarbahinta kale oo Saxafadi Kale Oo Guuryaha laagu Garacayeey habenimada Oo Duul Qaad darada inta leeg ee Haysay oo u suugi kari waayey Inta U Waagu Baryaayo In u Wasiiradi La taashado Oo lataliyayasha u suugo ileen waa Madaxwayne Qarane Hadalka u Ku jaawabayo. Waxaan Ka Taacsiyadeynaya Shacbiga Somaliland ee u haanka wayna iyo Aanaga Oo u hanwaynaynba Oo Hore Uu Nidhi Waa Ruug Caadagi Siyasada Somaliland. Hadalada Caayda ah ee u ku hadlay Madaxwaynaha Somaliland Ee Qawaan Waxa u Ku Hadlayeeyna Waxaan Ku Hadal Qofka Suuqa Jooga Anigana Waa Ay igu Fool Xuuntahay inan Madaxwaynahaygi La Yooyotamo Waanan ka xumahay sida fosha xun ee u dhaqmay Waaxi kula taliyeyna waxan leeyahay taalo ficaan maydan siin inkasto ay goor danbe ahaayd. Anigana waxa u ceeb iga dhigay Madaxwaynuhu inaan UFO Basasay UFO kiskeedana Maxkamad ayaa la saray Halkan Anigu Faysal Cali Warabe ahaana Aan ka soo galay waxaay ahayd oo aay yidhahdeen Gaani ayeey is yaqaneen oo nin kiska ku jiray ayu baray Gani Yaacni Kiis Maha Taasu Hadi Maxkamad Kiiska La sarana Cida Laagu Helayo Waa La garanay. Ragi NSS-ta Ahaa Waay Joogan Cabdilahi Cirro IYO Ina Waran Cadaba Oo Sharafti Aan Somaliland Iyo Somaliyaba Maarkan joogay inaan waligay Basaas La igu Sheegin Waay jirtay oo la ima odhan. Aniga Marka Faylasha La I haya Ama Ruun Ha ahaato Ama Been ha Ahate Hadan anigu kuwaan ka hayo Siillanyo inta u Madxwaynaha hada yahay iyo Haday Tahay Xiliigi Dagalada Sukeeyaaba ee ka dhacay somaliland Qaaybta U ka qatay Hadi aan soo saro Khalkhal ayaa Gali doona Dalkayga Isaguna Madaxwayne ahanmayo.” http://somalidiasporanews.com/index.php/2011/09/guddomiye-faysal-cali-waraabewaxaan-ka-taacsiyadeynaya-shacbiga-somaliland-ee-u-haanka-wayna-siilaanyo/
  17. WAM Mogadishu, 28th Sept. 2011 (WAM) -- WAHA International will start intervening in the capital Mogadishu to set up a hospital for maternal and newborn care in partnership with the UAE Red Crescent Authority (RCA). WAHA International and the RCA are partnering to strengthen maternal and newborn health care services in Mogadishu. Teams are currently preparing to set up a mother and child hospital and to support peripheral health posts which will include comprehensive obstetrc care services such as the possibility to carry out a c-section and blood transfusions. Medical transfer bikes will be deployed to help transport patients to the hospital. The Somalia medical mission is a direct implementation of a memorandum of understanding for a health partnership between the RCA and WAHA International. The project includes support to several health centres and the set up of medical villages to provide nursing care to patients needing basic hospitalization. WAHA International offered 500 inflatable medical tents for mobile clinics in Somalia. WAHA International first intervened in Somalia in 2010 providing fistula surgery to women from Kismayo and Mogadishu. By 2011 WAHA teams started setting up a project for mother-child care in Mogadishu. In July 2011 the United Nations declared famine had hit several regions in Somalia. Drought and on-going conflict have led to an increased outpour of people fleeing within and outside the country. Women and Health Alliance International (WAHA) is an international non-profit, non governmental organisation based in France that has been launched by Sheikha Shamsa bint Hamdan Al-Nahyan, Assistant to Chairman of the RCA for Women Affairs, with the over-arching goal of addressing maternal and neonatal health in disadvantaged communities throughout the world. Sheikha Shamsa has a longstanding committment to women's causes and believes that "no woman should die while bringing new life into the world or suffer needlessly for the rest of her life due to a lack of appropriate medical care". WAHA strives to be an important international player in terms of implementing and funding a wide range of activities that promote women's health in settings where the needs are greatest, and in advocating for greater action to be taken to reduce maternal deaths. WAM/TF
  18. Bahrain Provides Additional Relief Aid to Somalia, Funds Specialist Hospital. Bahrain continued its relief effort to famine-stricken Somalia today by agreeing to provide its first relief aid consignment to Somalia with the intent to help cure 1,000 citizens with cataracts. The contract, an initiative of Bahrain’s Royal Charity Organization under the direction of Board Chairman Shaikh Nasser bin Hamad Al Khalifa, was signed following a delegation visit to Somalia’s Mogadishu Ophthalmology Specialist Hospital. Under the agreement, Bahrain will fund the $1.5 million development of a state-of-the-art specialist hospital in Somalia, as well as a nursing school to train medical personnel. In cooperation with Islamic Relief, Bahrain will also invest $1.2 million to develop ten wells within the country. Somalia, which suffered a drought earlier this year, is struggling to recover from the food shortage and provide basic care to its citizens. His Majesty King Hamad of Bahrain has prioritized aid to Somalia in hopes of meeting the famine-stricken country’s growing medical needs. Source: Kingdom of Bahrain
  19. Madexweynaha oo la dardaarmey ardeyda Soomaaliyeed. http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/09/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Dardaaranka-Madaxweynaha-Uu-U-Jeediyey-Ardayda-Waxbarashada-U-Aaday-Turkiga-.mp3
  20. Somali students in Turkey to get better education Wednesday, September 28, 2011 One of the female students, Nasra al-Hussein, said that she wanted to be a doctor to help her people. Only mothers can understand this photo.
  21. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;748611 wrote: Baasaboor kahorba maxaa laga murmaa. Ma dood ayaa ka taagan in deeqdaan waxbarasho loogu tala galay ardeyda wax ka barto Soomaaliya . Su'aasha haa mise maya ayaa la rabaa inta baasaboorkee ku duuleen, garoonkee sii mareen iyo diyaaradee raaceen la isweydiinin. Sheekaba sheekey keentaa ma maqli jirtey? Ardeyda SL scholarships-ka Turkiga waxay ku helaan magaca Soomaaliya, taasi waa la wada ogyahay ayaan filaayaa. Inkastoo dad JB camal ay iska jiraan oo raba iney naga gadaan mashruucooda faatadhugta ah.