Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Nov 26, 2011 Somalia: The Turkish vice prime minister lay foundation of a hospital and new terminal at Mogadishu airport During his visit, Deputy Prime Minister Bekir Bozdag lay foundation of a hospital and new terminal at Mogadishu airport to be constructed by Turkey and be in informed on education, health and infrastructure projects in Mogadishu. Turkish deputy premier arrived in Somali capital of Mogadishu on Saturday. During his visit, Deputy Prime Minister Bekir Bozdag will lay foundation of a hospital to be constructed by Turkey and be in informed on education, health and infrastructure projects in Mogadishu. The Turkish vice prime minister also laid foundation today construction of new terminal at Mogadishu airport. Around $ 150 million will be expended to upgrade Aden Adde international.. project including spacious departure and arrival hall..14 new gates with jetway bridges..upgrading runway and new tower for air traffic control.. New jet fuel depot. New power station in the airport and two new aircraft hangar.
  2. *Blessed;763831 wrote: Whatever the case. Allah will judge you on your individual actions and deeds irrespective of your gender, don't lose the wood for the trees, ppl.. Well put.
  3. Xaaji Xunjuf;764304 wrote: Somalina awoow alaya salimak tabarki meel wanaagsan bu maraya maalin dhow awoow dhowr ba qalin jabinaya waad ku casumaantahay idinki ilahay Qudbo ayaan u diyaariyey xaflada, 2 daqiiqo ayey qaadaneysaa waa haddaad ii ogoshahay IA. Awoowe, is it true that Nuux Taani got fired by Siilaanyo? http://oodweynenews.com/news/127130-madaxweyne-siilaanyo-oo-xilkii-ka-qaaday-taliyihii-ciidanka-qaranka-somaliland-nuux-taani-una-magacaabay-mujaahid-jidhif.html
  4. Jacaylbaro;764245 wrote: :D .... Yaanan saado waxba ka sheegin xilligaase iga daa hooy Soo joog ninkii laga waayo hee......dhameystir. Aaliyah wey kuu soo socotaa markey Saado FB update kiisa dhameyso. tick tock.
  5. Well put Thankful. Xaaji Xunjuf where you at? waan ku salaamey awoowe. Tababarkii wiilashaada SOL xagguu maraayaa? kkkk
  6. Valenteenah.;763974 wrote: 95% of the Somali-populated areas - that's pretty great. I wonder how many people voted altogether in that precinct, anyone know? Good to see Dr Maahay coming from Rochester to support the candidate. Good luck next time.
  7. Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif http://www.hiiraan.com/news/2011/Sept/wararka_maanta18-15044.htm
  8. Talaado, November 29, 2011 (HOL) − Magaalada Beledweyne oo mar ahaan jirtay magaalo ardeyda ka soo baxda dusiyada sare waxbarasho heer Jaamacadeed ah uga doonan jireen qeybaha kale ee dalku ka kooban yahay ayaa hadda u muuta mid ka duwan sidii hore. Waxaa ku soo badanaya magaalada Goobaha waxbarashada, gaar ahaan Machadyada iyo Jaamacadaha oo la oran karo baahi weyn ayeey u qabeen ardeyda ku dhaqan guud ahaanba gobollka gaar ahaan magaalada Beledweyne oo markii hore dhib weyn kala kulmi jirtay sidii ay u sii wadan lahaayeen waxbarashadooda ilaa heer Jaamacadeed marka ay soo dhameystaan waxbarashada dugsiga sare. Magaalada waxaa hadda ka furan Ilaa Sadax Jaamacadood oo kala ah Jaamacada Hiraan Universaty, Beledweyne Universaty, iyo Palasma Universaty, kuwaasoo hadda dhamaatood mashquul ku ah waxbarida ardeyda ka soo baxda dugsiyada sare, oo dhinacooda marka aad eegto siweyn ugu faraxsan fursada waxbarasho oo ay heleen iyaga oo aan meel kale u safrin. "Gaar ahaan marka aad eegto waxaa ka faa’ideysanaya waxbarashada gobollka ka hanaqaaday waalidiin badan oo markii hore ay ku adkeyd in ay caruurtooda marka ay soo dhameystaan dugsiga sare magaalo kale waxbarasho ugu diraan sababo dhinaca dhaqaallaha ah,’’ ayuu yiri,’’ C/raxmaan Saciid oo ka mid ah ardeyda magaalada, laakiin wali aan dhameysan waxbarashada dusiga sare. Waxaa uu intaa ku darray in Jaamacadaha ku soo kordhay gobollka ay sii dhiirigalinayaan hamigiisii dhinaca waxbarashada, maadaama laga yaabo in markii hore uu ka fikirayay halka uu u aadi lahaa waxbarasho Jaamacadeed marka uu soo dhameysto dugsiga sare. Marka aad dhaxmarto magaalada xili kasta waxaad arkeysaa dhalinyarro koox koox u socta oo hadba ku sii jeeda Jaamacad ama Machad si ay u sii kordhiyaan aqoontooda, waxaana xusid mudan in aysan ahayn ardeyda oo kaliya kuwa ka faa’ideysanaya waxbarashada ka socda magaalada ee xitaa ay jiraan ganacsato maalmaha nasashaada sida Khamiista ama Jimcaha oo kale si gaar ah wax loogu dhigo, sida uu HOL u sheegay mid ka mid ah macalimiinta Machadka SIGMA ee magaalada Beledweyne. "Sidoo kale Machadka SIGMA waxaa uu bixiyaan casharo lagu soo dhisayo heerka aqoonta caruurta aadka u da’da yar, simarkaa ay ugu sahlanaato in ay gudbaan qeybaha kale ee waxbarashada ayuu yiri,’’ Ustaad C/naasir oo ah maamulaha Machadka SIGMA. Laakiin haddana ayadoo ay sidaa jirto ayaa waxaa jira caruur badan oo aan iyagu ka faa’ideysan waxbarashada ka socta magaalada, kuwaasoo isugu jira qaar dhaqaaluhu ka reebay, iyo kuwa aan ku baraarugsaneyn muhiimada waxbarashadu leedahay. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyne, Soomaaliya
  9. Carafaat, inboow aqriska miyaa dhib kugu ah? aniga ayaa iska hadlaayey haddii aan kuu jilciyo jahwareerka aa la jiifatey. lol
  10. I knew Thankful would've a field day with this news.
  11. Raamsade;763219 wrote: Imbow/Imbaay (Aboowe/Abaayo) Inbaaydeey warka i sii, inbaawgeey xaad ka hadlee qandho ilko gaduudan. That's how we roll, Hiiranian swagger. Raula, ditto.
  12. Mid walba buug miyuu la soo baxey? Buugeyga wuxuu soo baxaaya sannadka danbe, IA.
  13. Somalina;133155 wrote: Hold up! wait a minute! let me break it down for ya, Dhaanto style; Jecliyaaye Jasiiroo lagu jeesteeyo Jecliyaaye Jamaamoo lagu jireeyo Jecliyaaye anigoo Qardho joogo Jecliyaaye jaamad dhulka hooyo Jecliyaaye xornimoo lagu joogo Heeleh lee leh hah, heeleh lee yooh!! Jasiiro (actually close, Liido) waa lagu jeesteenooyaa maanta ka waran. Dreams do come true sometimes. kkkk
  14. You brought this thread back. Intaan secessionist noqonin ayay aheyd. lol. Calanyahow ha dhicin, JSL forever.
  15. Mohammed;753356 wrote: Any more pictures? I will be back next year IA with more pics that you'll enjoy.
  16. Thank you for visiting Mogadishu, Mr. Deputy PM.
  17. Xarunta Gabdhaha agoonta Boys from the Turkish High School in Mogadishu
  18. 10/27/11 MOGADISHU (Cihan) –Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag attended groundbreaking ceremony of Mogadishu Airport in Somalia on Saturday. Turkish deputy premier arrived in Somali capital of Mogadishu on Saturday. During his visit also, Deputy Prime Minister Bekir Bozdag will lay foundation of a hospital to be constructed by Turkey and be in informed on education, health and infrastructure projects in Mogadishu. Bozdag had a meeting with Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali. After the meeting, Ali said that they appreciated Turkey's efforts and assistance for Somalia. Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan's visit to Somalia drew attention of the world to Somalia, he said. Bozdag said that they would work to provide better living standards to Somali people. The future hospital patients will have a nice view IA.