Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Soomaali gaalo ah aqbaar cusub ma ahan awoowe. 100% waan isku maaweelin jirney anagoo og iney xaqiiqda ka fog tahay ama aan unintentionally war u hayn.
-
Xaaji Xunjuf;767605 wrote: Christian somalis SMH Why you shaking your head for?
-
Mogadishu folks iyo Hargeysa folks waxaan aheyn ma haysid miyaa? Gooso ama bada ku dhac waa mid adiga ku taal, calaacalka badan waxaa ka fiican in waxyaabaha kuu qabsoomey ku faanto, deriskaagana ixtiraamto. Imaan yeelo. Merry Chritmas.
-
Odeygu niyaduu u dhisaayaa reerkiisa. Xamaasadna wey iska haysaa, meeshaas ayey ka timid oilyada iyo biyaha oo isku walaaqaayo. FAIL!
-
Latitude / Longitude 2.013333 / 45.31333 Airport Code FlightStats code: MGQ IATA code: MGQ ICAO code: HCMM
-
Waxaa maanta airporka magalada muqdisho kasoo degay ciyaartoyda xullka soomaaliyeed ee gabdhaha kubadda koleyga, xulka Ciyaarta shataranjiga iyo kuwa ciyaaraha fudud kuwaas oo kasoo qeyb galay tartanka dalalka jaamacada carabta ee sanadkan lagu qabtay magaalada doha ee caasimada wadanka qadar Xulkan maanta dib ugu soo laabtay magalada muqdisho ayaa waxaa hogaaminayey mas,uuliyiin ka tirsan Wasaaradda isportiga maamulka guddiga olombikada soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah xiriirada hoostaga waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowlada soomaliya, qaar ka mid ah xiriirada dalka ka jira, bahweynta isportiga, ururada haweenka iyo taageerayaal aad u faro badan kuwaas oo ku faraxsanaa soo noqoshada xulalkaasi iyo guulaha ay soo hoyeen xulka qaranka soomaaliyeed ee gabdhaha kubadda koleyga . Waxaana gudaha garoonka diyaaradaha saxaafada kula hadlay masuuliyiin kala duwan oo uu ka mid ahaa Wasiirka isportiga Maxamed Muxudiin Shiiq Mursal oo aad ugu hambalyeeyay gabdhaha kubadda koleyga guusha la taaban karo ee ay soo gaareen . Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha GOS Aadan Xaaji Yabaroow Wiish iyo gudoomiyaha xiriirka kubadda koleyga oo iyana si isku mid ah ugu mahad celiyay dadkii soo dhaweeyay iyaga oo sidoo kale u hambalyeeyay bahda isportiga iyo xulalka ay hogaaminayeen. Ugu dambeyntii waxaa iyana halkaasi dareenkeeda ka muujisay Gudoomiyaha ururka haweenka qaranka Caasho Cumar Geesdiir oo si qiiradeysan ugu hambalyeysay gabdhaha xulka qaranka kubadda koleyga. Si kastaba xulalka sanadkan soomaliya u matalay tartanka dalalka jaamacada carabta ayaa muujiyay karti dheeraad ah waxaana si weyn loo amaanay gabdhaha kubadda koleyga oo soo hoyay guullo taariiqi ah oo ay u riyaaqeyn taageerayaasha soomaaliyeed oo la oran karo waxey u bukeen in dhagahoodu maqlaan guulo ay soo gaaraan xulalka kala duwan ee matala sharafta iyo sumcada Dalkeena.
-
Sports update Wadajir beat Howl Wadaag (3 - 0 all day everyday) Yaaqshid beat Waaberi (3-1) Semifinals Hodan v Dharkenley Wadajir v Yaaqshiid
-
Sabti, December 24, 2011 (HOL) − Ururka dhalinyarada ee SYL II ayaa xeebta liido ee magaalada Muqdisho ku qabtay shalay tartan ciyaareedyo kala duwan, kaawaasoo ay ka qayb-galeen dhalinyaro fara badan oo isugu jiray wiilal iyo gabdho, iyadoo tartanka lagu aadiyay Jimce oo xeebtu ay tahay meel ay ku sugan yihiin dadweyne badan oo u soo tamashle tagay. Tartan ciyaareedyada ayaa isugu jiray: orodka bootinta, dheri-jebis, xarig-jiid, jawaan ku bood iyo bootinta caadiga ah, iyadoo dhallinyaradu ay guulo kala duwan ka gaareen tartammadan. Ugu horreyn waxaa lagu bilaabay ciyaarta xarig-jiid ah oo illaa afar kooxood ay ku tarmayayeen, taasoo ahayd mid aad u xiiso badan oo kooxaha ay si awood ah ugu loolamayeen xarig-jiidka, iyadoo koox ka mid ah labada kooxood ay ku guuleysatay xarig-jiidkaas. Sidoo kale, waxaa la ciyaaray orodka bootinta oo ahaa mid xiiso badan, waxaana ku baratamay dhallinyaro rag ah, iyadoo kooxahan ay muujiyeen ciyaar wanaag waxaana ugu dambeyn ku guuleysatay koox ka mid ah labada kooxood. Waxaa kaloo xiiso gaar lahaa ciyaarta dheri-jebis oo ay ku tarmayeen gabdho dhallinyaro ah, iyadoo meel la suray dheri ay ku jireen hadiyado qaali ah, halka kuwa kalena ay ahaayeen kuwo maran oo aysan waxba ku jirin, waxaana uu ahaa mid nasiibka lagu kala eegayay ciddii dheriga jebisa, iyadoo ay gabdhaha indhaha ka xirnaayeen lagana doonayay inay haleelaan dheriyada si ay u jebiyaan. Labo ka mid ah gabdhaha ka qayb-galay ciyaarta dheri-jebinta ah ayaa helay hadiyadihii qaaliga ahaa ee lagu qariyay dhariga kaasoo ay ku guuleysteen inay jabiyaan, halka gabdhaha kalena ay haleeli waayeen, bacdamaa aanay dheriga waxba ku jerin jebintiisa aanay hadiyado ku helayn. Tartannada waxaa ka mid ahaa jawaab ku boodka waxaana ku tartamayay wiilal iyadoo xeerku ahaa in jawaan ku boodka laga soo bilaabayo dilimmo loo xariiqay kuna soo ordaan iyagoo jawaanka lugaha ugu jiro, balse qaar ka mid ah kuwii ka qaaygalay ayay u suurogeli waday inay ciyaartaas ku guuleystaan; halka qaarna ay ay guulo ka gaareen. C/llaahi Axmed Rooble oo ka mid ah mas'uuliyiinta ururka SYL II oo gaba-gabadii tartankan ka hadlay ayaa sheegay in ciyaarayahan ay qayb ka yihiin tartammo ay qabtaan bil walba, isagoo sheegay in tartanka ay ku qabteen xeebta liido ay ka duwan yihiin kuwii hore, isla markaana tartankan uu ahaa mid guud oo lagu kulmiyay dhammaan ciyaaraha fudud. Mas'uulku wuxuu sheegay in ururka SYL II uu wax-baro 500 oo dhalinyaro ah oo rag iyo dumar isugu jira, isagoo xusay inay dhallinyaradan soo xuleen si loo baro xirfado kala duwan, isagoo intaas ku daray in dhallinyarada ay baraan xirfado ay ka mid yihiin: makaanikada, dabka matoorka, kombuutarka, xogheynnimada, kalkaalisenimo iyo saxaafadda. Ugu dambeyn, Rooble wuxuu sheegay in maalmaha Arbacada iyo Khamiista ay dhallinyarada u sameeyaan wacyi-gelin ku aadan wadaniyada, dhaqanka, tarbiyadda Islaamka iyo horumarinta bulshada, isagoo intaas ku daray inay sameeyaan shaqooyin ay ka mid yihiin inay caawiyaan dadka barakacayaasha ah ee ku jira xeryaha Muqdisho ayna u sameeyaan si mutadawacnimo ama bilaash ah. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
lol@lagama quusan. Xoogaa rajo ayuu leeyahay camal yeah. kkkkk Warkiisa ha laga dhagaysto marka hore, xalbuu buu u raadinaayaa wadankiisa iyo dadkiisa. Dhexda ha loogu yimaado, caga jugleytana halaga daayo inanka. Unionist party in Hargeysa ayuu gudoomiye ku xigeen ka noqon doonaa ee yaan lagu sii fududaanin inanka awoowe.
-
Carafaat maxaa ka rabtaa awoowe? Kaluun, Jamac Yarre iyo Buubaa miyuu ku soo xasuusiye? kkkkkk
-
Update on the Mogadishu Districts Football Tournament for Peace Hodan karbaashed Shibis 4-0. Dharkenley is through (PSO), good bye Wardhiigley.
-
Carafaat, don't mind the secessionists, keep doing what you doing, finding solutions to Somalia's political woes. .
-
I agree that 5.0 is better than 4.5.
-
Turkish Airlines to start Mogadishu flights in 2012 19.12.11 DUBAI — The Turkish Airlines this week said it will add flights to and from the Somali capital at the beginning of January in 2012 as it tries to draw more African passengers. Turkish Airlines (THY) CEO Temel Kotil told Anatolia news agency that THY will fly to Mogadishu twice-daily. The announcement follows as the government of Turkey deployed engineers to renovate and modernize the airport in Mogadishu. The Turkish government announced dozens of development projects for Somalia including hospitals, schools, scholarships, roads and other key infrastructures. Ankara says its vision for Somalia is more than just the infrastructure. The Somali public has hailed the Turkish initiatives and expressed their gratitude to the Turkish government and people for their generous support. Somalis are excited about the THY’s expansion plans. Since the visit by the Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan to Mogadishu in August to rise awareness about the Somali crisis–the Somali people no longer feel forgotten. Somalis are optimistic and feel a wind of change is on its way. Turkey might rescue Somalia from itself. The Turkish nation has promised to leave no stone unturned until Somalia achieved a lasting peace. The national flag carrier airline of Turkey is yet to reveal the flight routes and dates when it will begin direct flights to Mogadishu. With the new connection offering direct flights to Somalia which was no-go-zone for the last two decades, the new THY connection will be ideal to many Somalis in the Diaspora. THY plans to carry 38 million passengers in 2012 and generate $7.8 billion in revenues.
-
Turkey has started work to modernise Mogadishu’s Aden Abdulle International Airport. By ABDULKADIR KHALIF Nation Correspondent Posted Sunday, December 18 2011 at 19:11 Nine Turkish experts have been engaged in the setting up of a modern control tower from which all flights over Somalia’s territory would be monitored. “Mogadishu’s airport operates under the old system and is mainly used by aircraft from Kenya,” said Mr Aydin Sarik, the head of the Turkish team. Mr Sarik told journalists on Saturday that Turkish planes will start flights to Mogadishu after the airport’s infrastructure and systems are raised to world standards. “It will ease the delivery of humanitarian assistance and development aid,” he said. For nearly a year, a Dubai-based private company has been handling the airport services in Mogadishu. SKA Air & Logistics officials have stated in the past that the company had plans to modernise the airport, named after Somalia’s first president, Aden Abdulle. In late November, during a two-day visit to Mogadishu, Turkey’s Deputy Prime Minister Bekir Bozdag officiated a number of projects his country would implement in Mogadishu. Immediately after landing in Somalia, Mr Bozdag laid the foundation stones for a modern tower and a fortified perimeter wall to improve the airport’s security. During a visit to Mogadishu in August, Turkey’s Prime Minister Recep Tayyip Erdogan promised that his country would implement multiple projects in Somalia, including in infrastructure and social services.
-
Center in Mogadishu accommodates disabled Somalis By Noora Faraj Disability is perceived as an added burden in Somalia, a nation that lacks adequate medical provisions, a situation that makes it difficult for patients to get the help they need. The physically and mentally disabled are usually stigmatized by their families, a stigma that extends to the rest of society, especially if they aren’t capable of caring for themselves. This forces many of them to beg on the streets or sell some of their personal belongings as a means of survival. A Turkish charity in Mogadishu which is backed by Presidency of Religious Affairs, however, is hoping to change that by running a center for the disabled, where they can eat and rest. "Around 300 people come twice a day for a meal," said Kaya, a volunteer at the center. Before seeking refuge at the charity center, Abdigadir Mohammed Sha’ir, who is partially paralyzed, lived on the streets and often went hungry. He says he is grateful for the help the center provides The charity is seeing to expand to other parts of the city so that it can help more of the needy. http://english.alarabiya.net/articles/2011/12/22/184034.html
-
Inside Somalia: Order restored in Mogadishu Tristan McConnell December 22, 2011 15:49 MOGADISHU, Somalia — Street stalls sell piles of plump mangoes and stacks of freshly baked bread, a bookseller has set up shop on sheets of newspaper laid on the ground. Sidewalk cafes offer cups of sweet tea beneath shady trees, freshly painted murals on shopfronts depict items for sale: watches, computers, mobile phones. A work team plasters over bullet holes and slaps a new coat of whitewash on an old wall. The K4 roundabout at this city’s heart has been repainted in pastel pink and sky blue. Donkey carts, minibus taxis, cars and 4x4s clog the road, horns beep, drivers shout. Watching this hectic scene by the roadside stand two children, arms around each other’s shoulders, eating ice lollies. A little further up the road, at a place that two years ago was a frontline position, kids chase each other around abandoned sandbags. There are still plenty of armed men around but almost all now have uniforms. This is a different Mogadishu than in recent years. The city has been slowly coming back to life since August when African Union soldiers pushed Islamist insurgents from the city center ushering in a peace not seen since 2006 when the grassroots Islamic Courts Union briefly held power. “The time of the Islamic Courts was a gift from Allah: It couldn’t last,” said Ali Guled, a truck driver. “But the Shabaab that came after was the worst time in all Somali history so at least now we have some peace.” Read the rest at http://www.globalpost.com/dispatch/news/regions/africa/111220/somalia-news-mogadishu-comes-back-life
-
The Captain of Somali women's basketball - Amazing girl
Somalina replied to Macallinka's topic in General
AI and I are proud of Mariam. -
gooni;767141 wrote: Ma somaalibaa? Muxuu ahaan lahaay awal? p.s. Yemeni waaye awoowgiis.
-
Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan oo tababar u furtay haweenka Degmada X/Weyne Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Dowladda Iiraan ayaa maanta furtay haweenka Degmada Xamar Weyne qaarkood, kuwaasi oo lagu tababarayo harqaanka iyo tolliinka dharka noocyadiisa kala duwan. Munaasabad ballaaran oo lagu furayay tababarka haweenka Degmada Xamar Weyne oo ka dhacday isla degmadaasi ayaa waxaa ka soo qeyb galay, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya, madax iyo wakiilo ka socda Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan, mas'uuliyiinta iyo madaxda Degmada Xamar Weyne, bulshada ku dhaqan degmada X/Weyne iyo marti sharaf kale oo fara badan. Sayid Mutabir Bin Hashim oo ka wakiil ah Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Dowladda Iiraan ayaa halkaasi ka jeediyay khudbad uu uga hadlay deeqda ay soo gaarsiiyeen degmada Xamar Weyne isla markaana haweenka degmada ay ku qaadanayaan tababarada makiinadaha dharka lagu tolo ee loo yaqaano Harqaanka. Waxa uu sheegay in deeqdaani ay qeyb ka tahay mashruucyo fara badan oo ay ugu talo galeen shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in sidoo kale gargaar dhinaca daawooyinka ay soo gaarsiinayaan degmada X/Weyne iyo qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho. Xubnaha ka hadlay munaasabadda furitaanka tababarka haweenka degmada X/Weyne waxaa ka mid ah Xildhibaan Garweyne Kuulow Islow oo Dowladda Islaamiga ah ee Iiraan uga mahad celiyay sida ay u garab taagan dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalka gudihiisa, wuxuuna tilmaamay in Dowladda Iiraan ay muujisay walaaltinimada iyo xiriirka soo jireenka ah ee wadamada Soomaaliya iyo Iiraan. Dhinaca kale Waxaa halkaasi ka hadlay Ambassador Muridi Golf, wuxuuna sheegay inay soo dhoweynayaan deeqda ka timid Dowladda Iiraan, wuxuuna tilmaamay in tallaabadaasi ay tahay mid ku dayasho mudan, isagoo ku booriyay haweenka degmada Xamar Weyne inay ka faa'iideystaan fursadaha uga imaanaya shacabka iyo dowladda Iiraan oo gargaar walaalnimo ku tabarucaya. Guddoomiyaha Degmada X/Weyne Ibraahim Sahal Gardhuub oo ka mid ahaa madaxdii ka soo qeyb galay ayaa sheegay in dowladda Iiraan horumarinta ay ka waddo degmada X/Weyne iyo guud ahaan dalka oo dhan uu uga mahad celinayo, wuxuuna intaasi raaciyay in shacabka Soomaaliyeed aanay iloobi doonin gacanta bani'aadaminimo oo ay u fidiyeen walaalahooda reer Iiraan. Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa degmada X/Weyne soo gaarsiiyay Qalabka dharka lagu tolo ee harqaanka loo yaqaano kaasi oo tiradiisu ka badan tahay boqol Harqaan iyo bundado dhar noocyo kala duwan ah. In ka badan boqol haween ah oo ku dhaqan Degmada X/Weyne ayaa tababarkaasi ka faa'iideysanaya, iyadoo xariga uu ka jaray Sayid Mutabir oo ka socday Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, waxaana munaasabadaasi khudbado kala duwan oo loogu mahad celinayo horumarka ay dowladda Iiraan ka waddo degmada X/Weyne iyo guud ahaan dalka Soomaaliya ka jeediyay, qaar ka mid ah dadka degaanka oo ay ka mid yihiin culumaa'udiin iyo odayaasha degmada X/Weyne.
-
Taliska booliska oo koox Wariyayaal ah uga waramay, rag loo qabtay dilka Wariye Xiis Taliska Ciidanka booliska dowlada Soomaaliya ayaa maanta marki ugu horeysay koox wariyayaal ah oo baroor diiq usameynayay wariye Xiis waxey kaga warameen rag loo soo qab qabtay dilka Wariyahaasi oo dhawaan nin hubeysan muqdisho kudilay Taliyaha waaxda baarista dembiyada ee CID G/Sare C/llaahi Xasan Bariise oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay xarunta CID da ayaa sheegay in ciidamada booliisku ay gacanta ku soo dhigeen shaqsi lagu tuhunsanyahay in uu ka dambeeyay kuna lug lahaa falkii lagu dilay Allaha u naxariistee C/salaan Xiis. G/sare Bariise ayaa intaa ku daray in ay socdaan baaritaanno la xiriirta eedeymaha ka dhanka ah ninka loo xiray dilka C/salaan ‘Xiis’, taliyaha oo ka gaabsaday in uu shaaciyo magaca eedeeysanaha ayaa wacad ku maray in haddii lagu helo dambiga loo heysto ay sharciga la tiigsan doonaan. Xarunta CID da ayaa xillgaasi waxaa ku sugnaa wariyayaal aad u farabadan oo maalmahanba dhigayay munaasabado ay ugu baroordiiqayaan Allaha u naxariistee wariye C/salaam Xiis. Howlgalkaani kadhanka ah dilki Wariye Xiis oo ay fuliyeen Booliska dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu kusoo aadayaa xilli 18 kii bishan si bareer ah loogu toogtay weriyaha xilli wariyaha oo kuguda jiray howlihiisa shaqo. Waxana sii kordhayay baaqyada ka imaanayo bahda Saxaafada, qoyska wariyaha ladilay iyo qeybaha kala gedisan ee bulshada kuwaasi oo si siman uga codsaday dowlada Somaliya iney talaabo adag kaqaado gacan kudhiiglihi dilay wariye Xiis iyo kuwi soo abaabulay.
-
On to the Sports news. The second leg qualifiers of the Peace Tournament are: Wadajir vs Howl Wadaag Wardhiigley vs Dharkenley Shibis vs Hodan Yaaqshid vs Waaberi
-
19.12.11 DUBAI — The Turkish Airlines this week said it will add flights to and from the Somali capital at the beginning of January in 2012 as it tries to draw more African passengers. Turkish Airlines (THY) CEO Temel Kotil told Anatolia news agency that THY will fly to Mogadishu twice-daily. The announcement follows as the government of Turkey deployed engineers to renovate and modernize the airport in Mogadishu. The Turkish government announced dozens of development projects for Somalia including hospitals, schools, scholarships, roads and other key infrastructures. Ankara says its vision for Somalia is more than just the infrastructure. The Somali public has hailed the Turkish initiatives and expressed their gratitude to the Turkish government and people for their generous support. Somalis are excited about the THY’s expansion plans. Since the visit by the Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan to Mogadishu in August to rise awareness about the Somali crisis–the Somali people no longer feel forgotten. Somalis are optimistic and feel a wind of change is on its way. Turkey might rescue Somalia from itself. The Turkish nation has promised to leave no stone unturned until Somalia achieved a lasting peace. The national flag carrier airline of Turkey is yet to reveal the flight routes and dates when it will begin direct flights to Mogadishu. With the new connection offering direct flights to Somalia which was no-go-zone for the last two decades, the new THY connection will be ideal to many Somalis in the Diaspora. THY plans to carry 38 million passengers in 2012 and generate $7.8 billion in revenues.